Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q1aad.

Музыка

Qamar Suugaani
Suldaan Seeraar
Mursal Muuse
Khadar Keeyaw
Cabdikariim Cali Shaah
Yamyam Production
Fahad Karie
#Fahad_Karie

Пікірлер: 160

  • @nasra9564
    @nasra95646 ай бұрын

    Ciyaalka hawaabiyada waxba ma bartaan Nabiga csw Muxammed ayaan raacsanahay kulahaa xageey Nabiga csw ku arkeen,culumo ma aamin sana

  • @user-gp3ku7fi8e
    @user-gp3ku7fi8e6 ай бұрын

    Halyayada no Soo kacay mashaa alaah salfayiinta cadawgiina hajabo❤❤❤

  • @HiboMahamed-uw1dv
    @HiboMahamed-uw1dv6 ай бұрын

    Allaha unaxariisto sh c/qadirjiilaani ninfiican ayuu ahaa laakiin kaliya hadaad haysaan waxaan ubaahanahay waqtigii labilaabay mawliidka ileenwaqtigaas mawliid majirine

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone6 ай бұрын

    Iska ilaaliya kuwa Allah iyo Rasuulka lamaanaha ka dhiga. Ee aan Allah keliyihi ku filneyn. Sheydaanka ayey u adeegaan. Kitaabka Allah oo keliyihina kuma filna. Kitabkoodu waa Quran + Xadiis. Tawxiidkoodu: waa Allah + Nebi. Xaramkoodu: Waa Xarameyn. Mecca + Medina

  • @DrNuaiman-ll7lz
    @DrNuaiman-ll7lz6 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @salmoyuusuf6808
    @salmoyuusuf68086 ай бұрын

    Saxiix alle haidin brkeyo ahlu sunooy❤

  • @sharifali7255
    @sharifali72555 ай бұрын

    Waa aakhiruzamaan in lagamurmo mowliidka xabiibka scw

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone6 ай бұрын

    Xadiisku waa Quraanka oo keliya. Xadiis aan Quraanka aheynin, Allah kama imaan, rasuulkiina ma keenin. تِلْكَ ءَايَٰتُ ٱللَّهِ نَتْلُوهَا عَلَيْكَ بِٱلْحَقِّ ۖ فَبِأَىِّ حَدِيثِۭ بَعْدَ ٱللَّهِ وَءَايَٰتِهِۦ يُؤْمِنُونَ ‎﴿٦﴾‏

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    Allahuma sali wasalim

  • @user-np9hd1yl7d
    @user-np9hd1yl7d6 ай бұрын

    Soo dhamaystira way igu socotaye😮

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c6 ай бұрын

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dawotaani9923

    @dawotaani9923

    5 ай бұрын

    ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤❤❤❤❤I❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @5kmovies214
    @5kmovies2146 ай бұрын

    Ar nabiga hargaysa yimaada jigjiga kumaan arage noo soo dira waa nabi aad samaysateene nabigu been abuur uuma baahna xumaan Alla ka nasahay allaha inaga dhigo kuwii lasoo baxa maalinta qiyaame nabi muxumad scw dariiqi nabigana kuwii sidii alle inoo tilmaamay kuwii u raaca allaha inaga yeelo bidcadna allaha jabiyo

  • @user-cd2bs9cj4t

    @user-cd2bs9cj4t

    6 ай бұрын

    wr ha.danbaabi

  • @sayid8381
    @sayid83816 ай бұрын

    Dood waa dhinac, oo wariyehu waa dhinac. Oo waa dhinac Wahaabiyada waliba !!

  • @CabgggCabggg-rm3bo
    @CabgggCabggg-rm3bo6 ай бұрын

    Macalimiinta diinta somaliya waa qaadiriya

  • @user-rs4pe7ig8c
    @user-rs4pe7ig8c6 ай бұрын

    Scw

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg6 ай бұрын

    Mash alaa ❤❤ salfiyinta

  • @sacdiyajamac1478
    @sacdiyajamac14786 ай бұрын

    asc alaha idin karaameeyo qadiryo kor alaha kayeelo.idanka ale

  • @user-gr2qb4me5g
    @user-gr2qb4me5g6 ай бұрын

    😢😢😢subxanallah

  • @faizaali3041
    @faizaali30416 ай бұрын

    Subxanallah 😢😊

  • @hawsisharmarke1416
    @hawsisharmarke14166 ай бұрын

    Waa beenana❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen83926 ай бұрын

    culimada qaadiriyada Allow la jir cadowgodu ha jabo

  • @halimamumin3643

    @halimamumin3643

    6 ай бұрын

    Ha habaartami. Loo ma'a baahna in halkaa la gaadho. Subxaana Allah. Dhalinyaradani weeey doodeyaan.

  • @safiyajaamacsafiya1121
    @safiyajaamacsafiya11215 ай бұрын

    Xgere see weye

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed68476 ай бұрын

    Ani ahaantayda dariiqana kamatirsani waxan karaca dhanka wanaga waxii wanag ah waankaracaya balse yaraantaydii waxanku sobarbaray dariqada sufiyada markanwaynade waxayabo badan oo danbiya oo lagu dikriyo bajiro ayana dhahan alx hadaba Alle ugatobadkenay waxana kamida in Alle kaliya labaryo oo aan awaliyo labaryin

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    (كلام صحيح ) dadka waxaa rasuul dhihin we amiraayaan

  • @user-re4ht5tu5p
    @user-re4ht5tu5p6 ай бұрын

    Scw scw scw--❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle4206 ай бұрын

    Diinta ciyaarta ha laga daayo

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele67896 ай бұрын

    Qaac ka yeerateey kwa timaha badan😂😂😂😊😊

  • @user-fy8pm6yx6y
    @user-fy8pm6yx6y6 ай бұрын

    Masha allaah

  • @user-uf8oj5lw4c
    @user-uf8oj5lw4c6 ай бұрын

    M.a al suna 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @user-so5hx9dq6b
    @user-so5hx9dq6b6 ай бұрын

    Waxaan leeyahay qaadiryada wax aan sax ahayn umada ha u horseedina nebi scw noolyahay waad qaldantihiin ayuu idin odhan lahaa waayo jaadkii oo umada masxiyan iyo maalba waalaya ayaad leedihiin waa sax

  • @user-hh4pd5sl9z
    @user-hh4pd5sl9z6 ай бұрын

    Subaxaanla

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE6 ай бұрын

    Nio sxpyaal culimadka cilmiga leh haka doodaan haday tahay wax mince leh wllo

  • @Liyan710
    @Liyan7106 ай бұрын

    Kan wariyaha muxu aqriyay waa yabe

  • @farihasiigaale4498
    @farihasiigaale44986 ай бұрын

    Waa khalada xadradu nabigu noobo shagin

  • @user-ij3ov9kg5e
    @user-ij3ov9kg5e6 ай бұрын

    Dooda halyska daayo iyo muranka badan waayo xanuuno badan ayaa kadhasha 😮

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    May caamiyaasha bidcada badan aalis kasuulaa waxwalbo oodiida luku sookordhiyo waalakahadalaa

  • @khadarxaashi9222
    @khadarxaashi92226 ай бұрын

    Ka ka waran labadaba ah hilibka waan iska cunaa nabiga s.c.w waan ku saliyaaa ❤❤❤❤ hadii aan dhergo oon nabiga ku saliyo mayna fiicnayn s.c.w ilaahay iyo rasuulkiisa ba waan gadanayaa alxamdulilh❤❤❤❤

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Nabika akusalin maluku dhihin hin eeqaab kaa aaukusalee iska fiiri bidcoo yika iska ilaali ❤❤❤

  • @khadarxaashi9222

    @khadarxaashi9222

    6 ай бұрын

    @@claahiaslafii zxp hadii waxan oo dhan isaga baxno oo illahay iyo Rasuulkiisu raaxno wixii ay ina fareen sax saw maaha

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    @@khadarxaashi9222 waasax laakin asbaab taa ucaabudee hadaadan aqoon makudabaawee markahore diidabaro kadib cibaada wee kuusax mee (عرفل حق عرفت رجال)

  • @ayanmohamed2357

    @ayanmohamed2357

    6 ай бұрын

    M.a tabarakalah waa sax in cilmiga labarto wye

  • @WorshipGodAlone

    @WorshipGodAlone

    6 ай бұрын

    ​@@khadarxaashi9222 Waa sax! Waxa Allaheen na faray in aan raacnaana waa Quraanka oo keliya. Kitaabka Quranka ayuu rasuulkii keenay, khalaas.

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone6 ай бұрын

    Iska ilaaliya kuwa beenta, khurufaadka iyo Xadiiska Sheydaanku Nebigii ka sameeyey dadka ka iibinaya. وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يَشْتَرِى لَهْوَ ٱلْحَدِيثِ لِيُضِلَّ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِ بِغَيْرِ عِلْمٍ وَيَتَّخِذَهَا هُزُوًا ۚ أُو۟لَٰٓئِكَ لَهُمْ عَذَابٌ مُّهِينٌ ‎

  • @reercab7010
    @reercab70106 ай бұрын

    War ilaahay ha laga cabsado, doodahaan dad badan baa ku baadiyoobaya. Wax khayri kuma jirto.

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Jook doodaha qaar dadbeefashilaan

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi38786 ай бұрын

    WAshaylaybaatimideqaadiriyowaaqadiimi

  • @alibile7957
    @alibile79576 ай бұрын

    Jalle siyad waxa loo ceriyaay waxan ba ka midh ah

  • @user-vm7hn3tl4nayaanle
    @user-vm7hn3tl4nayaanle6 ай бұрын

    War altixad kii baa caa wa lafa dhidaan anagu tima wayn ayaan na qaa naa iyo qaa diri yo

  • @Hamzemodel
    @Hamzemodel6 ай бұрын

    idinkala garan maynee guulaysta 😂😂

  • @alibile7957
    @alibile79576 ай бұрын

    Ninka timaxaa soo fonastay oo qadiriya ah mu walan yahay mise Muslim ka ummada somaliyed ba la walaya ishega

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d6 ай бұрын

    الإحتفال بالمولد النبوية بذعة

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    صحيح كلام

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn9306 ай бұрын

    Nimankaa gadhka dheerle waxyalaha aan ku diiday ee waalida ah waxa kamida sidaayaree fudud ee ay wax ugaalaysiiyaan

  • @Fardososaid
    @Fardososaid6 ай бұрын

    فعليكم بسنتي وسنة خلفاء الراشذين

  • @user-dr1cs5ri8u
    @user-dr1cs5ri8u6 ай бұрын

    ANAGA HAYNA AYUU YIRII SAXABADO MUDLID DHIGAY HAADANA WUU IS DHAFIYEY MARKII UU WAYDIIYEY 😢 ADDUNYO GUUDON

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni6 ай бұрын

    Kaa timaha wayn umada hLaga qabto

  • @shaaficimohamoud4667
    @shaaficimohamoud46676 ай бұрын

    Adeer diinta jaamka ka daaya

  • @mahamedturkiish923
    @mahamedturkiish9236 ай бұрын

    Wariye qaabka aad uu qabaty dooda ma ficna

  • @SaxanenuurCabdigele-qu9gx
    @SaxanenuurCabdigele-qu9gx6 ай бұрын

    🎉😢😢😮😮😅😊

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone6 ай бұрын

    Kitaabka Quranka oo Keliya ayuu rasuulkii keenay, khalaas!!! قُلْ أَىُّ شَىْءٍ أَكْبَرُ شَهَٰدَةً ۖ قُلِ ٱللَّهُ ۖ شَهِيدُۢ بَيْنِى وَبَيْنَكُمْ ۚ وَأُوحِىَ إِلَىَّ هَٰذَا ٱلْقُرْءَانُ لِأُنذِرَكُم بِهِۦ وَمَنۢ بَلَغَ ۚ أَئِنَّكُمْ لَتَشْهَدُونَ أَنَّ مَعَ ٱللَّهِ ءَالِهَةً أُخْرَىٰ ۚ قُل لَّآ أَشْهَدُ ۚ قُلْ إِنَّمَا هُوَ إِلَٰهٌ وَٰحِدٌ وَإِنَّنِى بَرِىٓءٌ مِّمَّا تُشْرِكُونَ ‎

  • @samakaabfilms9573
    @samakaabfilms95736 ай бұрын

    Wax walba waxa ka akiid ah acmasha waa niyada

  • @alibile7957
    @alibile79576 ай бұрын

    Arintan hal wax ba ka caad arintan na waa labada wey joogan ku nabiga la jiray iyo kuwi kasorhejaday ee somalaay maxa ino haray ishega.marka sheekadan waxa wasirka bin zaki iyo cidaanka somaliyed ba jawab ka sugayna inshallah

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar93135 ай бұрын

    ، ciyaal doodaaya oon aqoon lahayn

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed71566 ай бұрын

    Labada dhinacba waxa fadhiya caruur aan cilmi badan lahayn oo wada doodaya!!! Waxa fiican inaad dhihin culumo.

  • @maxamadcoday4592
    @maxamadcoday45926 ай бұрын

    midna 9 ka uxidhan salafiyada iyo 7kan timaha dheer ee qaaadiriyadu waa walaalo

  • @qiiiraaxcx
    @qiiiraaxcx6 ай бұрын

    Suufiyaal isheega mesha ay kutaalo in loo ciyaaro nabiga

  • @Visible-jb2ew

    @Visible-jb2ew

    6 ай бұрын

    Maxaad kawataa “ciyaar”?

  • @qiiiraaxcx

    @qiiiraaxcx

    6 ай бұрын

    @@Visible-jb2ew sida ay udheelan markii wax laqalayo

  • @user-lg8ub8sf4m
    @user-lg8ub8sf4m6 ай бұрын

    Isma dhaanto dhasheed iyo meeshu waa ulo miidhan oon ul la qaato lahayn

  • @AbdiqaniAli-qb7wf
    @AbdiqaniAli-qb7wf5 ай бұрын

    8GM

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl6 ай бұрын

    Ciyaalkan yaa yiraahda intaad qaadiriya iyo waxaan loo joogin ku murmaysaan, ordayoo wax barta. Waa kuwa alshabaab ka buuxoo kale., waxay og yihiin lama arko, ee iyaga uun baa isu haysta inay wax og yihiin.

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi38786 ай бұрын

    Waaranshuqaadiriyoayasnunahayqaadiriyohanoolaadasn.iyagaawaxlagacunaasafaradaswxlacujamasaakiintalacujaxayWaankaxoolahaawaxlacunashinbirahasiyaarooyinkawaxkacunintaaduunyadakunoolbaaqsadiriyawaxkacuna

  • @AbdiaziizAbdi-we6dl
    @AbdiaziizAbdi-we6dl6 ай бұрын

    Aakhiro la idinkala sara suga malinkas hanoo ahaato😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xb8dv8vw9m

    @user-xb8dv8vw9m

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-yb5oz3hg4s
    @user-yb5oz3hg4s6 ай бұрын

    Niyahow kuwoo tagfiir baa jire kuwas neh waxey damacsan yihin naladawaag

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi38786 ай бұрын

    WaarqaadiriyaanunahayguulqAdiriyo

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu6 ай бұрын

    Kkkkkkk

  • @mohamedziyaad734
    @mohamedziyaad7346 ай бұрын

    Nio Kuwan diinta Shaki Bay kaa Galinayaan wllhi

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Adi ma qaadiriyaatahay miyaa waakufahmi la ahay

  • @Munadalac

    @Munadalac

    6 ай бұрын

    Sidey DiinTa shaki kagagelinayan Ayagaba DiinTa iskuma hestan jiritankeda iyo dhab ahaanshaheda ee waxey iskuhestan waa mowlidka majira mise waa bidco intaas hadu shaki kugugalayo awalbadan Muslim ahayne hanawaalin😅

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    @@Munadalac adi diida mabaratay cilmika sharcika hadaada baran ahadlin culumada wexeedhahaan ( عرفت رجال نعلم (لعلم

  • @sahroabdi8546

    @sahroabdi8546

    6 ай бұрын

    Adugu baro diinta maxaa qof qayrkaa diinta jagakhaldaya

  • @mohamedziyaad734

    @mohamedziyaad734

    6 ай бұрын

    @@Munadalac i my walaalo sidaas Maahan wallo Hora Lo dhahay Hadal Nin si Uyiri Nina Si Uqaaday Mrka sidan aad adiH Jeedo Mahan wlllo

  • @user-vz2cq8oh3y
    @user-vz2cq8oh3y5 ай бұрын

    اهل جهل هم السلفين

  • @user-qp4fb8ym9c
    @user-qp4fb8ym9c6 ай бұрын

    Part tow 😂

  • @user-pm8xf7rh6j
    @user-pm8xf7rh6j6 ай бұрын

    Kuwan timaha wayn leh faan ayeyba ku bilaben doodi😂

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    😂😂😂waasax bid cada eekada bawareekayaan❤

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi48906 ай бұрын

    Masha allh wiilka yar ee murayada xidhaan illhy cilmiga haku siyaadiyo.wahabiyadu meesha waxba kuma hayaan . Wahabi xataa shiiicada ka dhaw

  • @user-ry2hz6zz8q
    @user-ry2hz6zz8q6 ай бұрын

    Dadka qoon lahyn 😢shaki galinaysaa waxan😂

  • @Rihanaabdiabdulahi

    @Rihanaabdiabdulahi

    6 ай бұрын

    Sax weyan wlhy wad fhnty😂

  • @naimo741

    @naimo741

    6 ай бұрын

    إِنَّ مِنَ الْبَيَانِ لَسِحْرًا

  • @najiib5097

    @najiib5097

    6 ай бұрын

    Aqoontaa da 01%

  • @Munadalac
    @Munadalac6 ай бұрын

    Aniga waxan taagersanahay qolada wahaabiyada balse markaan runta iskashego dooda waaloga adkaaday xoogaa in lagaciLmi badanyaha moodaa qalaas😢

  • @ShukriHoney
    @ShukriHoney5 ай бұрын

    Dinta in lugu doda ma ficnha dhalinyaro😢

  • @mohamedsheikhhassan4297
    @mohamedsheikhhassan42976 ай бұрын

    😂44llaahuakbar

  • @mohamedsheikhhassan4297

    @mohamedsheikhhassan4297

    6 ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d6 ай бұрын

    الصوفي الوثني

  • @sakariyediriye1468
    @sakariyediriye14686 ай бұрын

    Shanta tiir ee islamka ah waa layga helaa wixii ka badan shaqo kuma lihi

  • @user-lp1kg6tb4d

    @user-lp1kg6tb4d

    6 ай бұрын

    Diintuba shantaa umbay ku dhex wareegaysaa oo kamaba baxsana pro

  • @inaguuleed1541

    @inaguuleed1541

    5 ай бұрын

    Sax wlhi 😂 intaas kaa badan Anigu cidnah ma raacsani coz aygaa isdiidan ani maxaa igaliyay

  • @sakariyediriye1468

    @sakariyediriye1468

    5 ай бұрын

    @@inaguuleed1541 Aad iyo aad

  • @hajirowroro
    @hajirowroro6 ай бұрын

    😢waxpa kadacay meshan war ileen

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze5 ай бұрын

    Waar dad kan waal waal lan yaa isku balamiyay 😂 kan dhiman ee keeny studio kiisa ayaan ban layaab snhy now bow waar kala yaaca noi 😂😂😂😂

  • @CalimahamedCalimahamed-of6to
    @CalimahamedCalimahamed-of6to6 ай бұрын

    🎉 kasaara tima waynta😅

  • @anwarabdi9100
    @anwarabdi91006 ай бұрын

    Wll hadii ayanu salafi iyo timo wayn qadiyada wax oo dhan aan Iska dhaafno muslim ma noqona😂

  • @faafintadacwada8269

    @faafintadacwada8269

    6 ай бұрын

    ha

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Suk adi caqiidaa du waakuma

  • @user-ss6rb7ws6j
    @user-ss6rb7ws6j6 ай бұрын

    Nio made waalan thy 😢😢😢

  • @alibile7957
    @alibile79576 ай бұрын

    Our prothet Muhammad never uttered the words of wahabiya or qadiriya so both is questionable since our Master Mohammed never said it one time.

  • @user-ny9bi9cr2m
    @user-ny9bi9cr2m6 ай бұрын

    Ahlu suno kor ahaada

  • @cadar2917
    @cadar29176 ай бұрын

    Ilaa hada anigu maan fahmin labadan firqadood waxay yihiin😂 war ifahansiiya

  • @buunkahasancade-fe3yr

    @buunkahasancade-fe3yr

    6 ай бұрын

    Waa laba iskulumsan😂

  • @ifiyetv
    @ifiyetv6 ай бұрын

    Kalsoonida wahaabiyadda & suufiyada 40% 90% 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najiib5097

    @najiib5097

    6 ай бұрын

    Kalsoonidaada 1%😂

  • @caliaxmed9975
    @caliaxmed99756 ай бұрын

    Nima kala garanaynee guilaysta 😂😂

  • @user-dp7gv3rc8z

    @user-dp7gv3rc8z

    6 ай бұрын

    Ceeb kuuma dhimana proo😂

  • @zakichannel2275
    @zakichannel22756 ай бұрын

    Bal dadkaan nuurka wajiga maxa ka qaaday kabaha u sita xitaa bal eeeg

  • @user-ek5ib1hv4q

    @user-ek5ib1hv4q

    6 ай бұрын

    Wll dhal dhalalka ma cisayno kaliya akhiro ayan wax u urursanaynaa kabuhuna way bodhobi bodhkana wa inalagu asayaa allahu akbar

  • @warancadecabdi3721

    @warancadecabdi3721

    6 ай бұрын

    Lacagti sucuudiga baan Soo gaadhin

  • @user-dj1wc9gd1p

    @user-dj1wc9gd1p

    6 ай бұрын

    ​@@user-ek5ib1hv4qin dhaldhalal lagu mashquulo waa khalad laakin ilaahey wuu jecelyey quruxda suu noo sheegay nabigeeni maxamed salalahu caleyhi wasalam hadad ilahey caabudeysid waa inad dharkaga kuwa ugu quruxda badan aad xidhatid

  • @user-vm2bz9tl1j
    @user-vm2bz9tl1j6 ай бұрын

    Angoo dhan waan waalanay anagoo dhan waan waalanay😂😂

  • @shiinebrown1654

    @shiinebrown1654

    6 ай бұрын

    Wlhi wan xanaqsana wad iga qosliseyyyy😂😂😂😂😭

  • @AyaandhemanAyaan12-ye1xf
    @AyaandhemanAyaan12-ye1xf6 ай бұрын

    Qaadiri Yada Ayaan wataa

  • @5kmovies214
    @5kmovies2146 ай бұрын

    Ma tukadaan ma sooman istaaga ayay ku kaadiyan xagay balaayo iskaga dhigayaan jilaani idin afduubay

  • @Gabood12
    @Gabood126 ай бұрын

    War timo wayntu wllhi way dhiman yihiin 😂ar wxni wx daliil iyo quraan ah uma hystaan eee diinta kala taga gaalo yar yar tihiiineee

  • @Hamzemodel

    @Hamzemodel

    6 ай бұрын

    culimada ka meerayso naag yahow😂😂😂

  • @Gabood12

    @Gabood12

    6 ай бұрын

    @@Hamzemodel hoyada ba naaga labo naagod ba iska ka dhalee dhiladi ku dhashy wase

  • @djliibaanproduction2452

    @djliibaanproduction2452

    6 ай бұрын

    @@Gabood12ninka hooyadi ha cayin hooyadadi sagalka naas lahayd wase Surwal gab surwal gab dhalay

  • @ASRAAbdi-px4ni

    @ASRAAbdi-px4ni

    6 ай бұрын

    ​@@djliibaanproduction2452adiguna maxad hoyadii ucayn

  • @faridfarid6561

    @faridfarid6561

    6 ай бұрын

    @@djliibaanproduction2452👍👍😁😁😁🤣🤣🤣

  • @5kmovies214
    @5kmovies2146 ай бұрын

    Waxan timaha foosha xun leh in dhagax lagu dilo weeyan

  • @hiboahmet3773
    @hiboahmet37736 ай бұрын

    Fiva tima weynta😂

  • @waxqabadchannel8602
    @waxqabadchannel86026 ай бұрын

    Wllhi meeshaan culumadi salafka waa ku fashilmeen😂😂

  • @kadarmuhumed6741
    @kadarmuhumed67416 ай бұрын

    Qolodan wahaabiyada ayaa khaldan , somalidu waligoodba qadiriyay ahayd. Iyaka wahabiyo aan lagaranayn dadka ukeenay

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Iska hadaku waa maxay jaahil ayaatahay

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    قال شافعي :( ما رأيت صوفي عاقل قط)

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    Imaamu shaafici wuxuu yiri (suufi caqlileh ma ark walikee

  • @claahiaslafii

    @claahiaslafii

    6 ай бұрын

    فمابالك

  • @kadarmuhumed6741

    @kadarmuhumed6741

    6 ай бұрын

    Hadalkaga sax laba kitaabad marsatee , sidaa wahaabigu aanu uwada saxsanayn ayuu suufiguna wax u seegi karaa, lkn anaa kaligay saxsan, laga yeelimaayo salafiyow.

  • @AbdilaahiSead
    @AbdilaahiSead6 ай бұрын

    Beenta iyo runtu wey kla qurux bdn thy sida ay ukla qurux bdn yihin rggn hdy run shegyn sida umay ekaden

  • @waxqabadchannel8602

    @waxqabadchannel8602

    6 ай бұрын

    Waligaa haku qiimeen dadka dharka😂

  • @anushgulled7416
    @anushgulled74166 ай бұрын

    Wahabiyoy Mesha Waxba Kuma heysan hadaladinaba isku durayo asalkiinuna aftirsi malaha waa isdabayac arinkiinu 😂

  • @sahraabdirahman2507

    @sahraabdirahman2507

    6 ай бұрын

    Ani waan shikiyay mugoo😂

  • @naimo741

    @naimo741

    6 ай бұрын

    @@sahraabdirahman2507 Yaad kashakiday bal faahfaahi walaal? @anushgulled7416 Ku salli Nabiga SAW, siiradiisana baro cid kuu diidan maleh. Waxa yaabka lahi waa maalinta cayiman ee la Qabto! Maalinta isniinta iyo khamiistaba soon hadii aad rabtid in aad raacdid Nabiga SAW. 12ka Rabiicul Awal kastaa kuma beegna maalin isniin ah, sidookalena Isniin walbaa kuma beegna 12ka Rabiicul Awal. Isniin walbuu nabigu soomayna micneheedu maaha inuu date-ka/taarikhda (12 Rabiicul Awal) xusayey, balse Maalinta/yawmka Isniinta laftarkeeda ayeey aheed. Sababaha kalena ee nabigu uu usoomi jirayna waata lagusheegay video-ga. Ma aan fahmin marka culumada qaadiriyadu tidhi Culumada Ajaaniibta marka ay ka hadlayeen kuwa salafida ee agfadhiya hahah. Talow maxay kawadeen arintaa? Ileen waxay lahadlayeen Arday/culumo Soomaali ah! Haday kawadeen caqiidadooda ama ilmigooda/afkaartooda inay tahay wax cusub ama ajaaniib ah, dee yaguba waxay ku abtirsadeen ba waa ajaaniib! Cidii garanaysa ha noo sheegto! Iga raali ahaada qoraalkii wuu ugu dheeraaday! Ilaahay hanawada hanuuniyo. Allahuma aamiin!

  • @fatumaibrahim5983

    @fatumaibrahim5983

    6 ай бұрын

    Qadiriyadu asalkedu makula ficanyahey

  • @user-mn8so6no7f
    @user-mn8so6no7f6 ай бұрын

    Cilmi iyo Lacag baa is helay. Cilmi haddaa rabtid Suufida utag. Lacagna wahaabiyada

  • @minhajbille8734

    @minhajbille8734

    6 ай бұрын

    Sufi cilmigu qabo xee tahay qabri lacabudo iyo awliya miya diin ah

  • @abdirahimadem9526
    @abdirahimadem95266 ай бұрын

    Nimankan wahaabiyadu muran madhalaysaa ayay meesha Ku hayaan 3 doodiba ninkan yar ee murayadaha xidhan ayaa amusiyay

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi38786 ай бұрын

    QaadiriyowAqadiomiwaanabigaagtiisa.swcswcswcswcswcswcswcswcswcswcswcswcswcsw.nabigakusaligadhuubqabtawaasllshabaab

Келесі