Fahad Karie

Fahad Karie

Nagala Soo Xidhii WathsApp 634844662

Aaska Suldaan Barre

Aaska Suldaan Barre

Saalax Sanaag Ft Nadra

Saalax Sanaag Ft Nadra

18 may somaliland 2024

18 may somaliland 2024

Codkeedu waa cajiib.

Codkeedu waa cajiib.

Masha alaah.

Masha alaah.

Ciida iyo faraxeena...

Ciida iyo faraxeena...

Hargeisa, hoygii fanka

Hargeisa, hoygii fanka

Ciid Mubarak

Ciid Mubarak

Qasiido bilaa music AH

Qasiido bilaa music AH

Afkaaga isku dil

Afkaaga isku dil

Пікірлер

  • @marlaarag7613
    @marlaarag761310 сағат бұрын

    Wll qofka hadalka waa laga sugaa ninka dhagayso haka dhex galin

  • @marlaarag7613
    @marlaarag761310 сағат бұрын

    😢

  • @cadnaanessa3245
    @cadnaanessa324512 сағат бұрын

    Yarka baahi ayuunbaa u gaysay ee saxaafad waxba kama yaqaan, xataa hadalkaa ku is istaagaya

  • @abdullahimkhalifladane1379
    @abdullahimkhalifladane137915 сағат бұрын

    Sualaha Loo bahnaa madan waydiin Ninka odayga ah wll Ee Tababr badan samee keep going

  • @maajidcabdale2798
    @maajidcabdale279816 сағат бұрын

    Ninka wariyaha ihi wa unprofessional poor interview

  • @AhmedAbdi-mg6mz
    @AhmedAbdi-mg6mz16 сағат бұрын

    War ninkan waxa uusheegayo marunbaa bal cabdi gaadhsiiya

  • @cabdibaasidmaxamedxassan9494
    @cabdibaasidmaxamedxassan949417 сағат бұрын

    Poor interviewer not in negative Dadaal wllo

  • @saeedahmedchannel8465
    @saeedahmedchannel846518 сағат бұрын

    Waraysiga uma tababarnid wllo, sheekadii waa hor cararaysaa, ninka maalintii jigjiga uu yimid asagoo u socda inuu xog ka helo odaygii soo korsaday goortuu u tagay iyo xogtuu siiyay maadan waydiin, tuugii ganacsadaha wax waydiistay waad ka dhex gashay, waraysiga macna badan oo uu lahaa waa dhumay, waa aragtidayda laga yaabee inaa khaldanahay zxb

  • @omarabdilahiilka-yare
    @omarabdilahiilka-yare16 сағат бұрын

    Hagaag aragtida ayaan kula qaba bro

  • @cadnaanessa3245
    @cadnaanessa324512 сағат бұрын

    In kastoo saxaafaddu baryahan ay ever tahay, haddana kani waa kuwa ugu liita, insha allah waa nin yar haduu dedaalo oo aqoon saxaafadeed raadsado

  • @mohamedAli-xo4xu
    @mohamedAli-xo4xuКүн бұрын

    Maxamed Khadar waan Aqaana

  • @maxamedmaxamed1949
    @maxamedmaxamed1949Күн бұрын

    Diin kuhadlimaayo dhaqan soomaaliyeed kahadlimaayo balmuxuu ujeeda

  • @maxamedmaxamed1949
    @maxamedmaxamed1949Күн бұрын

    Waar waxan umada halaga qabto maxaa laga eeganayaa

  • @hindahardaker2822
    @hindahardaker2822Күн бұрын

    He is ignorant. Maybe women should also get an insurance policy to secure themselves from people like him. Misogyny at it's best. Glad I don't have to deal those type. I feel sorry for anyone associating with his type. Also giving someone like him airtime is wrong. Ignorant twat!

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur51912 күн бұрын

    Waa qodbasiro😅

  • @Nazteexoaxmedguuleed
    @Nazteexoaxmedguuleed2 күн бұрын

    Hoyo wxa thy haga nolosha ma mudnid halkaaas io mel udhow waxa mudanthy in xajka lagugu abal gudo cagahagne ladhunkado ilhow hoyoyinkena jandada ku casuub ani io intii Islam eh 😢🤲🫶🫅👨‍👩‍👦👭

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora2 күн бұрын

    Ninkani ma hablaha ayu kufsanaya miya? Ma dibjir ba??

  • @hamseibrahim2803
    @hamseibrahim28032 күн бұрын

    DAACIGA AKHLAAQDISU SIDAN MAAHA NINKAW

  • @marwamaxamedibraahim
    @marwamaxamedibraahim2 күн бұрын

    0:34 wa qurux niqaamku

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe54733 күн бұрын

    Ninkan yar ayaaba qaar badan dhaama oo weriyeyaal ah, midna daliil diineed sheeg muu odhan, War baahinta qaar ayaa la shaqaynaya, Wuxuu yidhi waxaanu weydiinay, waxa u furan xarun baadhiseed la maalgeliyo gacmo shisheeye, ninka way ka fogtahay gabdhaa soo xumeeyey maxaa intaasi oo dhan loo daawanayay.

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe54733 күн бұрын

    War baahinta qaar ayaa la shaqaynaya, Wuxuu yidhi waxaanu weydiinay, waxa u furan xarun baadhiseed la maalgeliyo gacmo shisheeye, ninka way ka fogtahay gabdhaa soo xumeeyey maxaa intaasi oo dhan loo daawanayay.

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe54733 күн бұрын

    Wuxuu yidhi waxaanu weydiinay, waxa u furan xarun baadhiseed la maalgeliyo gacmo shisheeye, ninka way ka fogtahay gabdhaa soo xumeeyey maxaa intaasi oo dhan loo daawanayay.

  • @Luulyussufhassan
    @Luulyussufhassan3 күн бұрын

    Doqon

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45534 күн бұрын

    Suufi jaahil ah ayaad la doidaysaan,qof wax garanayo ayaa lala doodaa.

  • @user-zh1jk1je6c
    @user-zh1jk1je6c5 күн бұрын

    Asalku wa qaadiriyo guuleysta

  • @user-td4lr6rz5z
    @user-td4lr6rz5z6 күн бұрын

    Masha allah wll qof akhlaaq leh weeye inantan qaaligaa wll guulayso akhiro iyo adduunba insha allah nin fcn oo akhlaaq iyo aduun iyo diinba lehbaan kuugu ducaynayaa keep going my dear sister don't see your back

  • @XamdaCabdi-dv3xr
    @XamdaCabdi-dv3xr6 күн бұрын

    War iga amus balayo wax kudhashaye waxasay nagi nin uhaysata

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Sheekh timaweyne ale hakaa farxiyo

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Salafiyiintu haday alle garanayaan maxay saliga nabigeena ugawarwareegaan s.c.wasalam

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    Alle habarakeeyo qaadiriyada aamiiñ

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr6 күн бұрын

    لا تسمعو قولالوهابيين ولا يسمعونمعاني الاسلام ونبينا محمد صلي الله عليهوسلم

  • @KhadraBashir-h8t
    @KhadraBashir-h8t7 күн бұрын

    Qayliyo muran bay hayaan qolada suufiyada

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs10 күн бұрын

    Allaha barakayo salafayiinta guul insha allah cadow badan ayay layihina allahandhaguuleeyo

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs10 күн бұрын

    Salaf wax kafacwayn sababtoo nabiga illahay ayay raacan salafka dariiqo mahan lkn suufiyada quraafad iyo indhacadays ayay wadan waa badiyay sanyahin

  • @apdirahmanapdala3976
    @apdirahmanapdala397612 күн бұрын

    M.a ilaahaw kuu barakee codka

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs12 күн бұрын

    Diinta waa in nabiga loga daydo kabacdi saxabada

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs12 күн бұрын

    Salafayiinta wataa wax cad ayay watan kitaabka iyo sunada ❤❤❤

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs12 күн бұрын

    Aniga salafayiinta waataa suufi bidco iyo madax adaag ugatag xataa maraban sharacda inlagu dhaqmo waxay hor imaaha qurafadkoda wadan waxa.qasaa waa sufiyo dadka caamada ayay khaldan qaburiyinta waa munafaqiin xaqa iska indhatiraa

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h14 күн бұрын

    Waa been hadalka odhonaya habluu miyigu ingaafka la joojiyey ayey uga soo yaacaan,midakale aroos miyigu macaasi badan ayaa ku jirta.

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h14 күн бұрын

    Niqaamku waa shaydiiniya markaa siduu shaykaloo diiniya oo sharciya caqabad ugu noqonayaa.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek16 күн бұрын

    Wahaabiya waa Laga aqiyaarsan yahay

  • @user-sg3sz9et4k
    @user-sg3sz9et4k16 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @2011BARO
    @2011BARO18 күн бұрын

    Suufiya Diin sax ah ma hayaan, sheekay wadaan.

  • @2011BARO
    @2011BARO18 күн бұрын

    Dawladdii Faadumiyiinta waxay ahaayeen SHIICO ISMAACIILIYA. Mawliidka iyagaa qoray. Faadumiyiintu ma ahayn muslin sax ah.

  • @mahadcali6112
    @mahadcali611218 күн бұрын

    suufiyadu way kuqaylqaylinayaan dooda😲

  • @kaafiarab2330
    @kaafiarab233018 күн бұрын

    𝐖𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐱𝐛 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐦𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐥𝐨 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐱 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐨 𝐫𝐚𝐝𝐢𝐬𝐨 𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐞𝐡𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐱𝐛

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    nimankani waanka yaabay qodob ayaa muhiima inaad kadoodo qofwalbana qofka kale uu eego lana dood habaabin ciyaalkan meelahan ha keenina anshaxa doodaha shuruucaha uyaala inaad soobarataan ayaa ka horeeya inaad doodbaan galitidhaahdaan

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    wax ay meesha ku hayaan malaha kuwan wahaabiyada ihi qofwalba inuu garaadkiisa hadlo ma aha xadka qofka muslimka ah loogu talagalay waydhaafeen magacyo lasheegsheego inaad axaadiista saxeexa ah iyo qur aanka la dhadhansado ayaa muhiim ah asxaabtu wayba udhafreen u oomeen u gaajoodeen xuskiisa maalin iyo habeenba wax kala waynaa majirto nabeega naxariis nabadgaliyo korkiisa ha ahaatee salalaahu calayhi wasalam inaad kusalido kaliya ayaa ale udhawaansha ah naxariis ah danbi dhaaf ah

  • @muusecabdi1580
    @muusecabdi158023 күн бұрын

    marka koowaad adoo dulqaadanaya anshaxna kudaraya culimo aqoon waaafiyana uleh fani kasta oo cilmiya axaadiis iyo quraanka kariimka ahba intaa ay kuudheertay da'a 40 jir ugu yaraan ayaa loo kacaa dood mida kale islaaamku waa halmida inaad gaalo ladoodaan ayaa kamuhiimsan inaad idinkoo muslimiina medio isku qabqabsataan waayo firqooyinkii lasheegay ayaa taagan inlakiin laysu dulqaado ayaa fiican culimo

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey23 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er26 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @shamisali4599
    @shamisali459926 күн бұрын

    Buskud abu walad fanaanki amxaarka ahaa hore kuma maqal lkn hesta amaxarka kugu bartay😂muqdisho qaborahodi inlagu geyo waye