Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 53

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed13 күн бұрын

    😢kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Geomahamed

    @Geomahamed

    13 күн бұрын

    Scw

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    12 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alha lof 1❤❤❤❤1❤❤❤1❤❤11❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c13 күн бұрын

    illahay ha u naxaristo wilkas ehelkisana samir iyo iman Allaha ka siyo badal khar qaba ha siyo ehelki u ka baxay

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress13 күн бұрын

    ODAYGA UGU DANBEEYA MALAHA ASAGAA ISBAAREYSTE AHAA😂😂 QOF GAARI DAD KA BUXAAN XABAD KU RIDAY MIYAA QIIL U SAMEYNEE?? ADEER NINKAAS WAA DIL TOOGASHO WELIBA KULIGOOD HALA TOOGTO..

  • @Taariikhdadunida19
    @Taariikhdadunida1913 күн бұрын

    waan fahmi waayey kiiskaan

  • @farhanmohamud2100
    @farhanmohamud210013 күн бұрын

    Waad la soo daahdeen tabinta warkaan balse media wuu badan yahey😂

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan13 күн бұрын

    Muuqaalkan horay ayaad usoo galiseen

  • @yaxye_adenkey

    @yaxye_adenkey

    13 күн бұрын

    views la'aan ayaa jirto shuuTaa Lagu kaLa Kacsanaa views-ka😂😂😂

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl13 күн бұрын

    Shayaadiin jeego xiiran. Waxaas ayaa ciidan laga dhiganaa!!!

  • @mahadroble1184
    @mahadroble118413 күн бұрын

    Warbaahintaan waa ladumiyay ee magaca halaga badalo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct13 күн бұрын

    Odaygan cimriga ujiro ukudifacayo mujrimin qatilina ointadarogo iskabadiyay naftadhafiyay rux arday miskina yomulciid faraxsan dharkicida sogatay

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah29913 күн бұрын

    Asc scw Xaq daro

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka13 күн бұрын

    meeshan waa udhamaatay telefeshinka al qabyaala ex telefeshinka qaranka😂😂😂

  • @nafisonafta2799

    @nafisonafta2799

    10 күн бұрын

    Uqdada ku heyso u dhimo koley nacdada cid ka war qabto lamo arko ciil qabe aya tahy

  • @bashkanuurka

    @bashkanuurka

    9 күн бұрын

    @@nafisonafta2799 orod sabiil qadhmuunka kalatag meesha

  • @bashkanuurka

    @bashkanuurka

    9 күн бұрын

    @@nafisonafta2799 orod af qadhmuunka nagalatag

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz12 күн бұрын

    Somali wey u dhaamatay RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi955413 күн бұрын

    Dambiga aay galeen halga jaaizeeyo

  • @omarali4265
    @omarali426510 күн бұрын

    Asc Somali qashin leey ciyaal qataada ah dhafoor qiiq ma tababartiin miyaa xaa wax ugu sheegi wayseen , laakiin dhamantood waa cawaan, Canada 🇨🇦 😢aan idinka soo salaamay bini aadam ma i ihidiin 😮maalin kasta xabad iyo qarax miyaa ciyaal qoryaha ka qaada hadii aadan barayniin safety qoryaha 😢

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw13 күн бұрын

    Hala diloh

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d13 күн бұрын

    Yaab ilahow noo dambi dhaaf

  • @cabdimuniirmaxbuub8759
    @cabdimuniirmaxbuub875912 күн бұрын

    😢Ninkn askrigi i caaalim waaye m.a

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman659512 күн бұрын

    Dadka waxa ugu nasiib xun qof si u wax ucuno darteed qof miskaana o muslim ah dhiigiisa rabo inu dafiro o diudsiiyo Bal odayga wayn o manta cimri lashego aysan udhimanayn dhageso wuxu leyahay Falka ay ku socdeen wuxu aha sharci daro lkn dilka kadhashay ficilkaas kas ma ahayn kas kusoco

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw13 күн бұрын

    Qofkii qof dilah waa in la dilaah

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    12 күн бұрын

    Aaad u weyn balse soomali qabyaalad iyo xeer hoosaad ayaa dishay kuwaas ALLAH ha qariwo Insha ALLAH

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw

    @AbdimalikMaxamed-pt6yw

    11 күн бұрын

    @@riixaanriimaas amiin

  • @Mohadeene
    @Mohadeene13 күн бұрын

    Maxaa idinka qaldan wixii aan soo daawaney nosoo celiseen maxaa idinka qaldan television qarankow😅😅😅

  • @wwewokeup8917

    @wwewokeup8917

    13 күн бұрын

    Ani xataa waayabanahay maxaa ka qaldan😂😂😂😂

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka13 күн бұрын

    Dhamaantood hala dilo

  • @zieyin8874
    @zieyin88747 күн бұрын

    As

  • @Andhiga927
    @Andhiga92713 күн бұрын

    Al cadaalow hoyadaa ugee waxan isku dhex qasan xabad kamaan fahmin

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan494313 күн бұрын

    Qofkii raba filim live horor muqdisho aad😢

  • @Degaliah
    @Degaliah13 күн бұрын

    Wa meel mafia iskugu uruurtay yahuu

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali418813 күн бұрын

    Rabi talo ku filan

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c13 күн бұрын

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed546911 күн бұрын

    ciidanka somalia ayagii ayaaba laaynayo shacabkii waleee waceebweeyn rabayoow dalkeena nabadsiii oo umadan hanuuni qurbanjoogaa marwalbana wixiidhaco waa karo ooyaaa

  • @anwarawad-zl8fd
    @anwarawad-zl8fd13 күн бұрын

    Qof waliba qof dila iyo Kuwa ka qeyb qaatey waa in la wada dilaa.. Madam ee dhiig galeen waa inta taagan meeshaas la dila.. taasi waxey tusaalo iyo cibrad u noqoneysa qofki ku fikira in oo qof dila in asagana ee dil sugaya

  • @MuktarAliMohamud
    @MuktarAliMohamud12 күн бұрын

    Mar horaa dawany muqlaakn se cml abdulkhadir ciise 😂😂😂😂

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji12 күн бұрын

    Waxaan tv ma ahan isbuuci horo wixi baxay maxa usoo celisaan😅😊

  • @DHAQANMAAL
    @DHAQANMAAL11 күн бұрын

    Meeshan xamar la yidhaahdo waxay noqotay kawaanka binu aadamka nolol ma taalo,waa waxay u yidhaahdaa waa halka aduunka ugu khatarta badan

  • @yaxyexasan198
    @yaxyexasan19812 күн бұрын

    Wlhi abukata nimo wan jeclay lkn waxan ogaday in ee dambi tahaybo maxaa yelay lesin saqdhexe leswey dinayo maxaa wayay in uu dug dugyo dambiga ayuu rabaa cajiib wayay walee igarkisa haduu ahan lahay sidan uma hadleen intii dhimatay allaha cafiyo dambigoda

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i11 күн бұрын

    Maalin walba ciidan ayaa maxkamad lasaarayaa ayagoo laleeyahay weey dileen dhaawaceen ama dhaceen askarta maalaga mamnuuco muqaadaraatka

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt11 күн бұрын

    Baaloote maxay uga jeedaan?

  • @lagendarygamershire349
    @lagendarygamershire34912 күн бұрын

    Dadkaan qaar xitaa af somaliga sida loogu hadlo ayaaba dhibeysa cajiib 😂

  • @walaalahaisjacel6992
    @walaalahaisjacel699212 күн бұрын

    Sayid Cali muxuu ilaa iyo hada unoolyahay hadii cadaalad jirto dalkeena 😞😞😞😞

  • @yoduflahm9175

    @yoduflahm9175

    11 күн бұрын

    Waa kiiska aan sugayo ,shalay xitaa way igu so dhacday

  • @ahmedkeynaan3932
    @ahmedkeynaan393213 күн бұрын

    Tuug difaac waana nin da ah MAGNA WUU SHEGAYA

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin.8 күн бұрын

    Dhamaan ciidanka waa in baaris lagu sameeyaa! Waa maxay Qamrigaan iyo Calaqaan la sheegaa sagaashanka? Dad wada aalkuliistayaal ah baa qori loo dhiibay.

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa863611 күн бұрын

    Beenta eeg

Келесі