GEEDDIGA NOLOSHA: Xabsigii Jeel Ogaadeen iyo ciqabtii Cabdirisaaq ka soo martay | Qeybtii 2-aad.

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 195

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91572 күн бұрын

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo inta noolna ale ha booga dhayo😢🤲🤲

  • @nimcaanmuhumed1877
    @nimcaanmuhumed18773 күн бұрын

    Aabahay Ayaa ka mid ahaa dadka meesha lagu soo dhibaateyay Alxamdulilah lkn maanta uu nabad qabaa 🤲

  • @bilalabdi9148

    @bilalabdi9148

    2 күн бұрын

    Cadaalad ma helay , maxana loo xiray , siyasadda miyuu ku jiray

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    2 күн бұрын

    abaha ma ubo ayuu ahaa , dadka cabdi kasoo horjeeday ayaa wax layeelayaye

  • @maxamedcalinuur7342

    @maxamedcalinuur7342

    2 күн бұрын

    Alx🤲

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel2 күн бұрын

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Күн бұрын

    AMiin

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed98102 күн бұрын

    Lacnatullaahi calayk yaa cabdi ilay.

  • @HodanMohamedali-fo3lf
    @HodanMohamedali-fo3lf4 күн бұрын

    Ax ax ilahayaw dadkaga unaxariso dhibatdada ka saaar yaaa raaabi 😭😭😭

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q3 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FerhanAhmed-zo6og

    @FerhanAhmed-zo6og

    2 күн бұрын

    Scw scw scw.

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc4 күн бұрын

    اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك و يرحمنا😢

  • @Abdirahman-1020

    @Abdirahman-1020

    4 күн бұрын

    Ameeeen 🤲 😭😭😭😭

  • @user-du3km8bz2y

    @user-du3km8bz2y

    3 күн бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @zamzamabdi295

    @zamzamabdi295

    3 күн бұрын

    Aamiin yaa allaah

  • @HassanBasri725

    @HassanBasri725

    3 күн бұрын

    Aamiin

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Күн бұрын

    Amiin ❤

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane3 күн бұрын

    Aduunka kama jirin wixii ka soo dhacay #jeelka_dhex waana wax ilaahay kula xisaabtami doono kuwii sameeyey

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo74702 күн бұрын

    Abahay bakamid ah wuun ku dhintay anon arag 4 sano😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Maame65

    @Maame65

    2 күн бұрын

    Allah ha u naxariisto

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Күн бұрын

    ALLAH ha unaxaristo ❤

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw76023 күн бұрын

    nimankii sidaa dadkan ugalay ee danbiyaada gaadhisiyey way noolyihiine waliba qaarkood way raxaysanayaan ee maxaa maxkamad loosoo taagi waayey

  • @hooyoali8142

    @hooyoali8142

    2 күн бұрын

    Maxkamada adunka haday kafakadan ee maxkamadii Ilaahay baa sugaysa 😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy4 күн бұрын

    Qofkii dad Muslim ah somali ah sas ugalay qaar baa halyay utaqana

  • @fowzimarte4464

    @fowzimarte4464

    3 күн бұрын

    cmc Wa Halygii Ogadinya Run misa Ben ❤

  • @cumaranshax9562

    @cumaranshax9562

    3 күн бұрын

    ​@@fowzimarte4464 nacalad kugu dhacday

  • @sacdiyosheikhdon9018

    @sacdiyosheikhdon9018

    3 күн бұрын

    @@fowzimarte4464aakhiro war ayaa u yaala aduunkana foolxumo waan wax laga yaq yaqsado oo ka daran xayawaanka akh akh

  • @Abdalahasan123

    @Abdalahasan123

    2 күн бұрын

    @@fowzimarte4464 muxuu halyay ku yahay in uu Ethiopianka u dabo dhaqa uu Somalidana ciqaabo

  • @Fardawsacc

    @Fardawsacc

    Күн бұрын

    ​​​@@fowzimarte4464 waa been wayn waliba Ninka Raga ah dee dadkiisa kuma soo laabto iyo dumarka masaakinta ah hadad Qabiil ugu hiilinysana Aday kuu taala Teeda kle ogadeen io cabdi maxa iska galay hadii Halyy ogadeen jiry waa SAYID MAXAMED❤ ninkii gaalada Laso dagaalyy ee Kani HA nagaga ceebyn qabiilka

  • @mubariksiyaad4116
    @mubariksiyaad41164 күн бұрын

    Habeenbaa alle meeshaasi iga badbaaday oo gali gaadhay alle naariistiisaan ku badbaaday alxamdulilah

  • @fahmi1435

    @fahmi1435

    4 күн бұрын

    Maxay kugu haysteen markaa

  • @ahmeddayah1956

    @ahmeddayah1956

    3 күн бұрын

    Alxlillaah

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Күн бұрын

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi3 күн бұрын

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @FerhanAhmed-zo6og

    @FerhanAhmed-zo6og

    2 күн бұрын

    Scw scw scw.

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Күн бұрын

    SALALAAH CALAYH WASALAM ❤

  • @zamzamabdi295

    @zamzamabdi295

    Күн бұрын

    @@Maftuuxmahdi صلى الله عليه وسلم

  • @bashirmohamed9991
    @bashirmohamed99912 күн бұрын

    Barnaamojka noocan ah soo badi si loo ogaado xaqiiqada

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90183 күн бұрын

    Kaas ciqaabteeda alle ayaa haya dadkiina aakhiro ayey ku sugin aaheey ❤akh akh

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama49023 күн бұрын

    Ethoipia iyo israel waa isku dhaqan

  • @zuuzuusaed6322
    @zuuzuusaed63224 күн бұрын

    Ax ax ilahay hakuu kaalmeeyo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray3 күн бұрын

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO INTII DHIMATAY. 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta4 күн бұрын

    Subxanalaah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915Күн бұрын

    Xasbunallahu wal nimal wakeel

  • @Beru700
    @Beru7003 күн бұрын

    Abdi iilay ..uma qalmo in uu noolado . Daalin dhiiga shacabka caba ayuu ahaa

  • @alisharif1997
    @alisharif1997Күн бұрын

    Allahumahfaa Jameeean🏫

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi29944 күн бұрын

    waa runtii ninkaan anigaa kamid ahaa dadkii xabsigaas ku jiray dhammaan inta uu sheegayo way jirtaa !!?? ?????

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48832 күн бұрын

    Waa Inuu Absame Kahadala Falkaney Geysteene Waxashnimada‼️

  • @JimalleDeick30

    @JimalleDeick30

    Күн бұрын

    subxanallah wll absame iilka miyuu kula gali.maxaa in aad cadaalada ka hadasho maxaa kuu diiday

  • @aminahassan4566
    @aminahassan45663 күн бұрын

    Subxanallah 😫😫😫🤯🤯🤯🤯🥹🥹🥹 Waar ayay ku xirin iminkana weli shadaadiintii waa joogaan 😨🥹🥹🥹

  • @CabdikariimMaxamuud-j9x

    @CabdikariimMaxamuud-j9x

    Күн бұрын

    Hada Hargeisa Ayuu joiga

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097Күн бұрын

    Ilahy Ciiqaabtisa Ka wayn Raaga Sidaa wax U galay 😢😢

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    21 сағат бұрын

    Allahu akbar xaqiiq

  • @SowdaJeele
    @SowdaJeele2 күн бұрын

    abtigay Yuusuf Jalale😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr4 күн бұрын

    Subaxanallah

  • @user-hl3fy7ty2h
    @user-hl3fy7ty2h4 күн бұрын

    Axamad dheere

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze84543 күн бұрын

    Somali dad ka wanagsan sacad muse ma arag kizz cadaado

  • @UgbadCise
    @UgbadCise2 күн бұрын

    Wariyuhu qudhacsanaa

  • @Beru700
    @Beru7002 күн бұрын

    Please part 3

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251Күн бұрын

    ALLAH hayow u gargaar

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada3 күн бұрын

    سبحان الله ❤

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil45173 күн бұрын

    سبحان الله

  • @gentelman6768
    @gentelman67682 күн бұрын

    Ilahey haka jaziro gaaalka

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi88144 күн бұрын

    Subxaanallah

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed98483 күн бұрын

    اللهم لاتسلط علينا من لا يخافك ويرحمنا يا ربي

  • @HindaIsmaciil-lu6wl
    @HindaIsmaciil-lu6wl4 күн бұрын

    Wad nagu rajiseen

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim91113 күн бұрын

    Subxaan alaah xasbun alaah wanicmal wakiil laaaxawla walaa quwara ilaabilaah

  • @atocr-gonnabealright
    @atocr-gonnabealright2 күн бұрын

    Waa qiso layaab ah mucjiso allaha rido dadka sidaa kugu sameyay iyo xukamadii hore

  • @fahm3d88

    @fahm3d88

    2 күн бұрын

    Tigree baa dulaystay markaasay kuqancinayeen in ay umadoodii sodas uciqaabaan

  • @haygawaanaga5995
    @haygawaanaga59953 күн бұрын

    Ilahayo ada umadada u ka la garqadi masibu aha 😢😢😢

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed67602 күн бұрын

    Dadkaas me Islaam miya...subhann'Alllah..

  • @awalederia9601
    @awalederia96014 күн бұрын

    Oogaaden halkay illahay uguu xamdii niqiilahayen oo sidaay itoobiya isagaa xoorayn lahayen ayaay media so wadda galen oo cay iyo qabiil cay bilaben somaliday Hill karadsalahayen ayaay wadaa cayayan

  • @Sumadeena

    @Sumadeena

    4 күн бұрын

    Soomaali sowtii ogaden u dhiibay xabashi markay halganka ku jireen.

  • @anab9951

    @anab9951

    3 күн бұрын

    Waa runta kuwii usoo qabqabanayey ee u soo dhiibayey itoobiya miyeynan soomaali ahayn qalbi dhagax yaa soo dhiibay

  • @zayidmeeaad8660

    @zayidmeeaad8660

    3 күн бұрын

    Waa run dulli dullidhalay ayay ahaayeen

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd3 күн бұрын

    Subxanlah subxanlah naxaris daran xabshidu illahay Haa cadabe😢

  • @SALMANDOSNIS-20
    @SALMANDOSNIS-20Күн бұрын

    Prt 3

  • @Mumtaazcabdiqadir
    @Mumtaazcabdiqadir2 күн бұрын

    eega maxaa faa iida ah ood kasoodayn ma waxaani is ilawsiin haynay baad nagusooqufi waxaasi waa qalad hada

  • @user-yu8iq7zx7g
    @user-yu8iq7zx7g4 күн бұрын

    Tell that to your president

  • @fahm3d88
    @fahm3d882 күн бұрын

    Do dadkii umadaan dhibaatadaas ugaystay cadaabka allaha uga aarsado cuqubana aduunka allaha kutuso

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48832 күн бұрын

    So Kilirka Isaaqba Lagu Gumaadijirey😢😢😢

  • @MssxiisSuldan
    @MssxiisSuldan3 күн бұрын

    Wll Wlhi qalbiga ixanunay qaybta sadaxad so gali

  • @xildidxirsi5513
    @xildidxirsi55134 күн бұрын

    Qisadan waa qiso murug badan balse waxa ku duugan cibro wayn Haday qaybo hadhasayihiin fadlan nala wadaaga kf tv idinkoo mahadsan.

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed4744 күн бұрын

    Allah ha u gargaaro

  • @YoonisAbdi-cr9mg

    @YoonisAbdi-cr9mg

    4 күн бұрын

    😢😢😢

  • @user-hl3fy7ty2h
    @user-hl3fy7ty2h4 күн бұрын

    Mise insi waan garanwayay

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray3 күн бұрын

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE. HASOO QABTO. DAALIMIINTA. YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @AzedupdYismael
    @AzedupdYismael3 күн бұрын

    Ala maxaa wR uyaala cabdi iley akhira

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097Күн бұрын

    dadkaa Yaa O dhaanaya wa Somali Si daa wax U Ciqabaya😢😢😢

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa3213 күн бұрын

    Ax inaalilahi wa ina ilayhi raajicun 😢😢😢

  • @user-xb2vw3vu3o
    @user-xb2vw3vu3o4 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z2 күн бұрын

    Qaar baa ubarooranayaa ku wii dhibaatadaa u gaystay😭😭😭😭😭😭

  • @Hodanjanno
    @Hodanjanno4 күн бұрын

    😢😢😢😢 Ax qiso xanuun badan wlhi

  • @khaliKhaan
    @khaliKhaan3 күн бұрын

    😢😢😢❤

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90183 күн бұрын

    Waxaas ma xalaal miyaa lagu dhaley akh akh damiir xumaa

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2953 күн бұрын

    Bisinka llaa xawla walaa quwata illaa billaah

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray3 күн бұрын

    SUBXAANALAAH. SUBXAANALAAH. 😭😭😭😭😭😭

  • @ashonero6293
    @ashonero62934 күн бұрын

    I’m sorry wallo wax alle iyo wixii ka soo gadhay jeelkaa , alle bayna mahad u sugan tahay hadii ad ad heshay familkaaaga🎉

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze84543 күн бұрын

    Ma dishan xabashida

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah458718 сағат бұрын

    Maashe galti waamo u soo qaxday, markeey nafisaana reer waamoodka ayeey caayaaan

  • @alibarre3871
    @alibarre38713 күн бұрын

    Maxaad biìsay oo laguu xiray.

  • @Fardawsacc
    @FardawsaccКүн бұрын

    Cabdi dad baa modaya inu qabiilada kle un layn jiray Xita Ogaadenka waxba ulama hadhin Dadbaa been been lagu diliyy iyon waxba samayn😢

  • @axmedzakifalastiin3351
    @axmedzakifalastiin33513 күн бұрын

    Sheeko Waska Naga Daayo Sheekada Noo Dhameestira Ama Nagala Taga ..

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen9612 күн бұрын

    Subxallah 😢😢😢😢

  • @AxmedCali-zz8cq
    @AxmedCali-zz8cq2 күн бұрын

    Ninkan shekadisa madsodaysid part3

  • @JJAbdi
    @JJAbdi2 күн бұрын

    Ninkaas siduu ugu dhex noolaan doonaa bukshada u sidaas u galay mise maqala ayuu ku dhex noolaan doonaa

  • @user-qq3st3wx8m
    @user-qq3st3wx8mКүн бұрын

    PART 2 QEEYBTA 2 AWAAYE

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6viКүн бұрын

    Alx haduu alle kaa sooraaray

  • @talokeen259
    @talokeen2592 күн бұрын

    isaaqaw ka jooga badiina ha iska siinina iskama celin doontaan kama saari doontaan somali hiil maleh kuwaaney u hiilin lahaayeen ka jooga hooy

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg3 күн бұрын

    😢😢😢

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed20702 күн бұрын

    Qofka videogan edit gareeyey waa unprofessional for video editor waayo headlines iyo subheadings kii baa iskaga qaldan

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial023 күн бұрын

    Ina iley mujrim ayuu ahaa,

  • @user-uy8vx8cr5c
    @user-uy8vx8cr5cКүн бұрын

    Sheekada qaybtanaan kasoo galee soo kii lahaa nin jeelka lagusoo xidhay oon isnaqiinay baa geerada abahay iisheegay,hadana 4jirbaan ku ambaday oo ehelkay ma aqono!!.

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md4 күн бұрын

    Igada awa lagub

  • @user-dv9lh9bk3q
    @user-dv9lh9bk3qКүн бұрын

    Shawa ogadeenku waa bila caqali yagan Ethiopian ka ka daran ilhyow hana badin bisinka 😢😢😢😢

  • @ahmedyuusuf5375

    @ahmedyuusuf5375

    Күн бұрын

    Qabiil dhan ayaad iska caayi, isku xishood. Cawaan waxa ah nimanka waxan sameeyey oo hhadana maanta nool oo loo dacwoonayo

  • @user-uz1wf8kk6s
    @user-uz1wf8kk6s2 күн бұрын

    😮

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi96193 күн бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @salaxudiinalayuupi1153
    @salaxudiinalayuupi115314 сағат бұрын

    Asc wll khaalid warkan bulshada faaiido uma laha inuu sii kala fogeeyo moye dhibka deeganka dhan ayu saameyay xaafad walba mrka in laga waramo xuman laso mary faaido malaha

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi89643 күн бұрын

    Ax ax walhi waa qiso xanun badan 😢

  • @maxamadyare4386
    @maxamadyare43863 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @user-os76x9
    @user-os76x92 күн бұрын

    Dadki dadkan jeelka ku ciqaabay dil toogasho ah hslagu xukumo

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415Күн бұрын

    Kkkkkkk war waan gartay ninkan gurigii qaboobe ayaa lakeeney

  • @Ayaan8912
    @Ayaan89124 күн бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Aaamina12
    @Aaamina12Күн бұрын

    Wa suaale ninka muxu dadkisa sas ugu geliyey bal qof haygaso jawabo?

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dzКүн бұрын

    Subxanllaah walhi ogadeen wali wa jahil o bari dhawad ban anigo bala mustaqaqe ha maray askar todu wa cawan dumar iyo ragba way laynayan o way cayan xata diin waxab kama yaqanan allow dadka ka qabo

  • @user-os76x9
    @user-os76x92 күн бұрын

    We must abjide by the law

  • @ayaanlesuudaan8769
    @ayaanlesuudaan8769Күн бұрын

    Somalinimo kacarar dhibkasi aye ledahay Hadi hada magaladasi aa boqato adigoo muqdisho katimid aya waxa lagu leyahay orod magalkadi ulawo o mogdishu kulawo intasi waa somali neceb Ethiopian hadad walal modo sidasi aya kudambeneso

  • @kiinibrahim4152
    @kiinibrahim4152Күн бұрын

    Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝🏻☝🏻

  • @MaxamuudDaahir-lq1ff
    @MaxamuudDaahir-lq1ffКүн бұрын

    Dad baa caga olol ku dhacey lugahey kor uwada taageen kadib waxaa lagu dhahey inta caga ololka kaca baneyso banaanka xasoo baxaan markey banaanka soo baxeen ulbaa dabada looqabtey hhhh Ala cadowsanaa

  • @user-hl3fy7ty2h
    @user-hl3fy7ty2h4 күн бұрын

    Wixi ina heestey ma jinbay ahaayen

  • @zara3837
    @zara38372 күн бұрын

    Where’s the rest of the story bro.

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze84543 күн бұрын

    Wlc cadaado galmudug no sacad wa sacad muse

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079

    @sucaadcabdisucaadcabdi7079

    3 күн бұрын

    Mxa ka hadlesa glmudug wa dhul sacad saciid not sacd muse a shegty

Келесі