KF Media TV

KF Media TV

KF Media TV is a digital Television based in Hargeisa-Somaliland, covering the latest news updates.

Пікірлер

  • @User-fd7yz
    @User-fd7yz2 минут бұрын

    Gurigan ayaa ugu qurux badan guryahii kale ee lafuray oo dhan xaga qiimayntayda

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali180037 минут бұрын

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulacСағат бұрын

    Halka uu fadhiyo hadda kaayara kaa hor istaagay program ka ayaad berri qabsanaysaa inyar iska samir

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413Сағат бұрын

    In fact this is a Somaliland history, it's rising form east Africa.

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1eСағат бұрын

    Xildhibaano waxaas lama Odhan karo,Tababaro ayey u baahan yihiin, si shaqadooda ama wajibkooda u bartaan,Qarankii Lugta ayey hayaan,waar ilaahay ka baqa Aakhiro Xisaab ayaa Taalla Yaa Allah

  • @zahiiramaxamed56
    @zahiiramaxamed56Сағат бұрын

    Guuleed raygal Abwaaan jira

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v2 сағат бұрын

    Masha Allaah tabaaraka raxmaan

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin2 сағат бұрын

    Masha alah masha alah masha alah ❤️ ♥️ 😍 👌 ✨️ 💖

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-10202 сағат бұрын

    Guulaha ay Somaliland gaadhay💚🤍❤️ qaybo kamida muwaadiniin ceshuurtoodii wax loogu qabtay ayaan nahaye ducada kudara ilmaadeerayaal

  • @fatumaosman7736
    @fatumaosman77363 сағат бұрын

    Masha Allah

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale16424 сағат бұрын

    Kaahin Iska ilaaliya. Mujaamalad iyo munaafaqad.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo45914 сағат бұрын

    CABDIKARIIN MUXUU QABTAY MEAYNE KU XIGEEN SOWTAA WALI CAASIMADII BILAA WADOOYINKA AH

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed66884 сағат бұрын

    Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Baa Jabiyey

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi35125 сағат бұрын

    Ina Kaahin meel walba wuxuu la taaganyahay munaafaqad iyo qabyaalad, orodoo waxba maad qabane umada ka xishooda ka hor dhaqaaqa

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen40496 сағат бұрын

    Dawladu waxqabad ay leedahay shacabka Hawsoo bandhigto yaanay kula dhuuqin mayorka.

  • @User-fd7yz
    @User-fd7yz6 минут бұрын

    Waar wadanka oo. Dhan. Ayay wax Ka qabanaysaa intii itaalkeeda ah dawlada hoosana magaladuu xil ka saaran yahay oo dawladuna kabto iyo gbl j lagu daray waana taa wax qabadka dawlada hoose lagu amaznayo hadaan la is indha tirayna dawladu wax wayn ayay qabatay

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen40496 сағат бұрын

    Mohamed kaahin aan kusaxo waa waxbadkii dawlada hoose ee maaha waxqabadkii dawlada dhexe iyadu waa faashil hada ayaanu iska eryayna.

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud55636 сағат бұрын

    Jarmalkaa qaadaya caawa 2.3

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab6 сағат бұрын

    Ina kaahin iska eerya waa waxmatare

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z7 сағат бұрын

    walal saylici mooyaane inta kale iska ilaaliya

  • @janomusic4783
    @janomusic47837 сағат бұрын

    Ina kaahinow umada ka xishood oo hadal xumada kala dhex bax meel walba qabiil hadanad wax ku sharixin malaha waxba sheegi kari maysid

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84048 сағат бұрын

    somaliland history professional journalism !!!!!!!!!! from saylac

  • @CabdinuurTaqwo
    @CabdinuurTaqwo10 сағат бұрын

    Bvb ba qadaysa😂

  • @MawliidDayib755
    @MawliidDayib75510 сағат бұрын

    Xaqdarada ayaa jabisay iyo dulmiga

  • @user-bm6qq1rk8w
    @user-bm6qq1rk8w11 сағат бұрын

    War wax la sadaliyo ma yalane nacay an uqapo inan uga so hor jesto moyane Bvb waxpa ka qapan Karan xog qeyanta yurupe ka dhac ❤

  • @user-zg9vi3fb8q
    @user-zg9vi3fb8q12 сағат бұрын

    CajiiiiB yaaa rayGaL 🥹

  • @abdigah5364
    @abdigah536412 сағат бұрын

    Haddii adeerkay Saajin-godh-godh ( reer Wagar ) wax ku soo baray waad khasaarisay oo wadigin caashaqu ku hayo cadawgii diyaaradaha ku xasuuqay maatada Somaliland . Dawladda Somaliland waxa waajib ku ah inay noocaaga qaranka ka ilaaliso وبالله التوفيق

  • @abdigah5364
    @abdigah536413 сағат бұрын

    Dalalka aad garab-dhigayso Somalia waad ku qaldantay waayo dalalkaasi ma sheeganayaan dhulka qaranka Somaliland . Waxaad leedahay Somalia ayaa innnoo haysa ictiraaf lkn waxaad iska indha tiraysa xaqiiqda ah inaanay Somalia sinaba iskeed u ictiraafeen Somaliland kolkaa ujeeddadaadu waa inay Somaliland ku khasbantay inay isu dhiibto Somalia . Sidaa darteed waxaad tahay dembiile waxaana waajib ah dalka lagagaa ilaaliyo . Anigo ah Abdi Gah oo ah Somalilander kasoo jeeda tuulada Toon/gobolka Maroodijeex وبالله التوفيق

  • @Jamaaludiin1
    @Jamaaludiin113 сағат бұрын

    wwwww

  • @zakirboss143
    @zakirboss14313 сағат бұрын

    Lacala haday dawlada taagta daran ee kulmiye is bedesho amase mid kale ay timaadaba Labadaa Wasiir ee Mareexaan iyo Sacad cali shire yaan la bedelin. Kastoo Ka Somali ahaan aynu xasaasiyad ka qabno dadka danta guud ka shaqeeya amase wax qabtaba.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15699 сағат бұрын

    Sacad cali shire maxuu qabtay😂😂😂😂😂

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o14 сағат бұрын

    Muuse cod aan dagaal ahayn ma hayo.

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe202422 сағат бұрын

    Ninkani waa caqli laawe. Maxaa ja hadliyey niyow.. Sababta chanelku u waraystay warlaawahani maxay tahay? Maxaa laga faaiidayaa.? Kan caqligiisu kabahiisabs ma dhaafsanee

  • @NagiibAlpha-ms4uv
    @NagiibAlpha-ms4uv22 сағат бұрын

    Ina ali shaah soo qabo lenegD

  • @alio6100
    @alio6100Күн бұрын

    Huwanta guduhu noocya baddanaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Күн бұрын

    NIN WALBA KALIGII AYUU LEEYAHAY TWO COUNTRIES DIFFERENT CIR DHUL BAD

  • @user-df6nf6ud7u
    @user-df6nf6ud7uКүн бұрын

    Dhulka iyo hawada waxaa xaq u leh sl lkn waa la xoogay boowe

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369Күн бұрын

    kani waa jaahil dhulka ninka maamula ayaa hawadisana maamula adeer jaahil ayaad tahay waa sababta laguu diiday inaad somaliland kafurato school halkaa somalia cidwalba way u yeedhataa waa sababta ay alshabaab u fadhido

  • @xasannoor487
    @xasannoor487Күн бұрын

    Waar ninku ma qaadwaayn baa siduu u hadlaya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108Күн бұрын

    Dhulka ninka maamula ayaa hawadana maamula Duliyow.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9uКүн бұрын

    Cali duulduul hhhhhh

  • @Janagale10
    @Janagale10Күн бұрын

    Maansha allah allow noo barakee maansha allah maansha allah maansha allah♥️🤲🏼🤲🏼🤲🏼♥️💚🤍♥️

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoКүн бұрын

    Guuuuuuul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoКүн бұрын

    Wll kosolaabo tv hargeysa caday canada in sha allaah esx hargeysa welcom to from somaliland wll shadoy noolow iyo estehore my my exs hargeysa ayaa ah ano ciyyaal kudhegete absulote ool saxafi yaante hore hada waa beeenalayaale tuuuuugah oxaarmajo usha qeeya sorry somaliland rabaan ina dumiyaan bonsoir ca ca et by

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoКүн бұрын

    Guuuuuuul somaliland❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143Күн бұрын

    Beertaa waan garanaya oo dusha sare ee garoonka ayey ahyd wadada hawdka qabataana way ag mari jirtay.

  • @zerabdi1216
    @zerabdi1216Күн бұрын

    Ina calishah soo qabta

  • @muscabIlmi985
    @muscabIlmi985Күн бұрын

    Masha allah

  • @Gaagaake1960-ux5bm
    @Gaagaake1960-ux5bmКүн бұрын

    Shaadiya maxamed rooble waan xasuustaa waagaas

  • @muscabcade8303
    @muscabcade8303Күн бұрын

    Hadaynu nahay Cidagale Cumar Sayid wa xanuunka Ciidagale Haye ninka aan gacan bir ah isaga qabano xayawaanka adoonka mose bixi😡😡

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6vКүн бұрын

    Masha Allaah

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144Күн бұрын

    Halla Ya Mustaffa dollar