Qalbi dhagax oo Ka hadlay Dhibaatadii Jeel Ogaadeen

Музыка

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 100

  • @abwaancabsiiye278
    @abwaancabsiiye2784 жыл бұрын

    وتلك الايام ندا ولها بين الناس Waa hadal ALLE oo macnihiisu yahey ayamaha ayaan ukalbadalna dadka malas wuubakhtiyey calamo korkiisa ha ahaatee halka saxiipkii cabdi eLeyna uu ku jiro jeel rabi kamasoo saree.

  • @siradm
    @siradm4 жыл бұрын

    Ilaahayow reer sh Muuse shuhaddo ka dhig dhammantood oo jannatulfirdawsa hal boos ka dajji ayadaa dhibka lagu illoobaaye iyo dhamaan inti ku dhimatay ama ku dhibtootay adduunka inta ku hartayna calankooda buluggaa hooskeen oo cadaawaha kassoo hoos saar waa howl gumeyste Ilaa ilaaha illallaah xanuunka ban idinla wadaagaynaa walaalahay waana idiin soo ducaynaynaa ku dadaala sidii aad si toos ah ugu xoropbi lahaydeen dadkan bahalaha ah

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye4984 жыл бұрын

    Alaha u naxariisto hooyo qureeysh iyo caruurteeda iyo intii muslinka ahaa ee lagu laayay jail ogaadeniya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed12875 жыл бұрын

    Ina lilaahi waa ina ileyhi rajicuun ilahay ha u naxariisto dhamaan dadka ku dhintay JEEL OGAADEN ,

  • @HamdaNouh

    @HamdaNouh

    3 ай бұрын

    🥺🥺🥺

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi82647 күн бұрын

    Scw waligaa Ha cafinina qof axsaan kuu samayn waayey maxaad u cafini waa in la ciqaabaa abaal kuumaysan dhigin waligaa intaad maxkamad la kori kartid la kor iyaguba axsaan kuumaysan samaynine adna ha u samaynin gacantaada ku ciil bax insha Allahu

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544
    @qabiilnindiidooqarandifaac5444 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax Ax ILAAHOOW Dumarka somaliyeed Ka fogee dhibaatada

  • @maxamedaamiin3019

    @maxamedaamiin3019

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @anonymous-ri7tl
    @anonymous-ri7tl4 жыл бұрын

    Ax ax ax ax ax waa wax laga xumado qalbe dhagax geesi nolow

  • @guleidartan5999
    @guleidartan59994 жыл бұрын

    سبحان الله العظيم (فقطع دابر القوم الذين ظلموا والحمد لله رب العالمين )😥😥

  • @maandeeqxuseen8529
    @maandeeqxuseen85294 жыл бұрын

    Wlhi waa wax laga xumaado Waligey waxan jeclaa rer abtigey Inan tago meshey ku nool yihiin Waba meel nolol nucasa taalo Ilahey ha u gar garo 🤲

  • @farxaanifarxaani3962
    @farxaanifarxaani39624 жыл бұрын

    Aduunka calool xumo badanaaa ilahayaw inta nool ugargaar inta dhimateyna unaxaniiso. From somaliland

  • @Suhuur1

    @Suhuur1

    4 жыл бұрын

    Amiiiiiiiin

  • @user-qw4dm8ob4i
    @user-qw4dm8ob4i11 ай бұрын

    Qalbi dhagax wlhy waa gesi garab wayay sabto ah waa nin u ololeynayay jabhada ururka olnf sory waa halag waa dhacdoyin xanun badan oo tigree fagradas laha

  • @abdihakimhusen3438
    @abdihakimhusen34384 жыл бұрын

    Alle ha unaxaristo amiin intii ku dhimatey amiiin wlhi adban uga naxey dadkaas sabab la.aanta lagu layey hdana kuwiii dad ugu dhawaa oo oo ladhashay lo isticmaley adban uga xumahay qlbiga ayaa ad ixanuney wlhi wxan waligey maqley mahan ila hada wxeyba ila noqotey inanu nhy somalida dadka adunka ugu xasisan waayo wllka ayaa lagu adegsan kuwaas dhigba malaheyn wlhi mida kle abdi iley hala dilo nacaladka marka hore hala cadaabo silic awgiis ha udhinto

  • @obsiiye7143
    @obsiiye71435 жыл бұрын

    meesha maxaa balaayo ka dhacdey Subxaanalaah Halaga sameeyo film wxuu noqonya filmkii ugu dhacdooyinka xumaa dunida qarniyada aanu soo gaadhey waxaana lagu xasuusan doona Waxaan aduunka hore loga maqal loona arag Ilaahay ayaa mahdsan kaso gaadhey Amxaaradaa arxanlaawayaasha ah iyo kuwaa loo adeegsanyey umadoodii

  • @user-pc2bt6nb8j
    @user-pc2bt6nb8j3 ай бұрын

    Gabadhaa xabashiyada ee makiinadaha soo iibisay, ee soo qarisay. waxa weeye in la raadiyo ooo bilad iyo abaalgud waafiya la siiyo

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed47485 жыл бұрын

    QAAN WEEYE YAAN LAQADAN 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 QURUX MALEE YAN LAQADAN GABOOD FALADA WADAREED EE JEELKA KADHACAY UURKU TAALO XUMAA ILAAHAY AMARKII

  • @azlmcl198
    @azlmcl1984 жыл бұрын

    dar qoomeysan dhidarkii la isku qubay shirqoolada maleegan haddaan isku qaado laba dhan qorshahooda qoonddaha yaala qudh gooyada la isla damacsanyahay qab aan jirin qiiro reernimiyo baa laygu soo qaadi waase sheegayaa qodobkaan doonay murtidu halkay qotontaaye dhulkaa xabashi qabsatey ee qayaayuurtu daba nashleynayso qabiil kale na ma tarraxo dhulkana qool baan ku ilaalin baa idin hoddaye halgan qeybsan buu amxaar walaalkaa qodax ku mudda kaaga dhigaye adaana quudhsiga galabsaday ceebtaa qayaxan qiilna aadan u raadine haddana qaamuudkaa gal haddaad garan weyday kii ku qalay inuu weli ku horjooga'e xabashina qumanahooda dheguhu qab yidhaaheene qacda weerar haddaanu isku qaadno libinta inaanu soo hoyno waa ogyihiine sixir qiyaasan bey is leeyihiin qarni ku fala aad qabsataane se indho qubanayey meel dheer qaab sahayanaya wax ugaga arkeene kolse haddaan faallootamoon qiimeeyey odoroskayga inaad u qabbaantaan baydun raali ku tihiine waxba yaan lay qabsan adaa sun ii qooshay malabkana siiyey cadaawaha'e. Made by me to dadka is garan la' mooggan cadawgooda walaalkiina nacabka ka dhiganaya.

  • @keydyare7610

    @keydyare7610

    4 жыл бұрын

    Azl Mcl waad mahadsantahay wll, waa ereyo kasoo maaxaday maskax caafimaad qabta, thanks

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    4 жыл бұрын

    @@keydyare7610 adaa mudan walaalo waanad mahadsantahey

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544

    @qabiilnindiidooqarandifaac544

    4 жыл бұрын

    @@azlmcl198 mashallah Afkaagu ma gudho

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    4 жыл бұрын

    @@qabiilnindiidooqarandifaac544 aamiin wll waad mahadsantahay

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 Жыл бұрын

    Qabaal ikuna kala caqlixun

  • @bedelmoh1313
    @bedelmoh13134 жыл бұрын

    Tikree yaan waxlaga sheegin min walina isagaa xukumay reerkooda min walina isagaa kamasuul ah

  • @abdiwalihirsi3003
    @abdiwalihirsi30034 жыл бұрын

    Cabdi mxmd cumar ala kucadab

  • @yusufali3737
    @yusufali37374 жыл бұрын

    Somalaay waxan inaga Dhamaanayso Waayo Qabyaalad kala Qaaybsaanaan Burbur kala Qax ama isbedela oo Dib u walaaloowa ama U diyaar garooba waxan oo kale markasta

  • @dhaqaneyare5144
    @dhaqaneyare51442 жыл бұрын

    Wixii ka dhacay jeel ogaadeen Waa wax laga xumaado

  • @maankoriye7465
    @maankoriye74654 жыл бұрын

    Ninkan c kariin nin rageed weeye xitaa malas kii ka danbeeyay ma garanyo Kulhaa maxaa la dhihi jiray

  • @isaxaaqhassan3686
    @isaxaaqhassan36864 жыл бұрын

    Xaqaa sareeyaa illahaybaa jiiraay

  • @zkkingzaki6498
    @zkkingzaki64985 жыл бұрын

    Subxnaallh Allhow uunaxariizo intii kuu dhiimaty inta kuu dhaawacaantyna allah kaa cfmd ziiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭liyu police iyo iley qiyaamaha tolow zeey yelaayaan 😫😫😫😫😫😫

  • @maxamedakke4280
    @maxamedakke42804 жыл бұрын

    Sidani wa qalbi jaba walhi an aaar tagno deee

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk92114 жыл бұрын

    Sharaf maleh d.deegaanku markay dhib hysto uunaby somaali xasuusataaa. Warkoogu macada somaali waaa hal ina ily wakhtgiisiii dhamaa

  • @slaveofallah1833
    @slaveofallah18334 жыл бұрын

    Ilahay ayay u xisaabsantahay wixii dhib iyo tacadi dadkeena loogaysay

  • @abdirahmanabdullahi2678
    @abdirahmanabdullahi26784 жыл бұрын

    Ileeeey gaaaalnimadiiii way kudhamateeee

  • @guleedhaaji6813
    @guleedhaaji68134 жыл бұрын

    Geesi qalbi dhagax

  • @farxiyofiska4498
    @farxiyofiska44982 жыл бұрын

    farxiyo has been in

  • @axmedciise6016
    @axmedciise60164 жыл бұрын

    Dadka sida loo galay kamay dhaacin Guantanamo bay thekniks u isticmalayay aduunka kamay dhicin ilahay haka abaal mariyo dadkii umada sidaa u dilay doqomay ahayeen tigraygu dhufaanay

  • @engosama7208
    @engosama72084 жыл бұрын

    Somaali hadii aanahay itobiyaan waa nagu maadeyn ma ahan inaaan kaliidano ma ahan lkn qeybsanaan iyo qabiil aan ka aarsano itoobiyaan ka nacalaaa waalid kod ah

  • @naxariisislamicmedia9278
    @naxariisislamicmedia92784 жыл бұрын

    cabdi ileey allaha jxiiimo kugu cadaaab. gaaal raaac

  • @MHM25TV
    @MHM25TV4 жыл бұрын

    Subxanallaaah,

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016Ай бұрын

    Somali is cadaabeysa yaab

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59204 жыл бұрын

    Shata.continoue.ur.hardwork

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv10 ай бұрын

    Yaaab war dadku ma cawaanba rag dil wagay qadaf se wa lagu dulooba dhaqashiyo marbay kayhiin dharagu xaaraan maxad ka xuguuma xukuumad layn wa isku mid nin la amrayaa wa duli war yuu midh idinka hadhin ee is xoreeya waxani wa gunimo Wayne soomalidii kalena wa idin dayacday idunkuna wa is dulayseen

  • @siciidmahamed8919
    @siciidmahamed89194 жыл бұрын

    Zub xana allah

  • @aidarousgb6304
    @aidarousgb63042 жыл бұрын

    Wlhi waa wax laga naxo Gabadha tidhi inan dalka ka baxo iyo inan iz dhiibay ii noqotay may wajaale zoomaliland izaga zoo talawdo

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du14 күн бұрын

    Kibad amartan hadana

  • @JamacMaxamed-zd7ce
    @JamacMaxamed-zd7ce4 жыл бұрын

    Bugag halaga qoro sory adban oga xumahay Rabi intii lagu dilay ha naxariisto hala qoro tariikhda madow haga xorobo gumeysta ha

  • @AdanNoor-uh9ru
    @AdanNoor-uh9ruАй бұрын

    5:03

  • @kaafiyogaandaa8792
    @kaafiyogaandaa87924 жыл бұрын

    Ilow ada wayn hooyooyinki sideee u dhinty ilhow u nxriso

  • @leilaosman1429
    @leilaosman14295 жыл бұрын

    😭😭

  • @sultanlife5385
    @sultanlife53854 жыл бұрын

    waxaa layaableh maxaa dadkaan sidaas loogu galayey

  • @abdiyarechanel2638

    @abdiyarechanel2638

    3 жыл бұрын

    Dawladay ka soo horjeesto ayaa saa loo gali jiray

  • @abdulwahaabnur7993

    @abdulwahaabnur7993

    Жыл бұрын

    @@abdiyarechanel2638 Walal intaas uun maaha ee dad dhan oo dawlad waxba u geysan baa la dilay

  • @abdiaxmed5607
    @abdiaxmed56073 жыл бұрын

    Ina iley xasuq naxdinle ayu gaystay ninka dhakhso halo dilo

  • @cabdimajidcabdilaahi8627
    @cabdimajidcabdilaahi86274 жыл бұрын

    Rag dil waagayaa qadafse walugu dulooba

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e5 жыл бұрын

    Ninkan wax laqebsaday oo dhul iyo ciidan dhisay markii amxar dadka kashekenayan hataa abuulankii madhalan siad usugu soodhawaten buu sabab unoqday inad iskashatan cududin mideysan tagta daa timado qabo soomali iney meermeerto lagu ridin sigobol gobol oo mulinimo dhanto asgeri iskumujis loodhisin ee rag iskutaliyo midesan noqtan

  • @abdiaziisalimj6328
    @abdiaziisalimj63284 жыл бұрын

    Xaaax

  • @maxamedqanciye7320
    @maxamedqanciye73204 жыл бұрын

    Kii naftiisa u huray siday unoolaan lahaayeen wax kale iskadayo masoo hadal qaadaan shame on you ogaadeen

  • @aksayid2688

    @aksayid2688

    4 жыл бұрын

    Maxamed Qanciye wa ke kaasi

  • @xassanjibril2149
    @xassanjibril21495 жыл бұрын

    Wakaas Caqli Reer Jabeerti...!!!

  • @shugrimohamed1287

    @shugrimohamed1287

    5 жыл бұрын

    Xassan Jibril what??

  • @mukhtarmohamud8633

    @mukhtarmohamud8633

    5 жыл бұрын

    Hhhhhh beentaa ma aha anagaa kamida

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi85364 жыл бұрын

    Ogaden cawaansana ogaden kale SaaS u galaya

  • @daauudcali1726
    @daauudcali17263 жыл бұрын

    Cabdi iley ala ku cadab uku danbeyn asaa hada ciqab ku jiro

  • @ahmedmahamed8163
    @ahmedmahamed81632 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @moktar444
    @moktar4442 жыл бұрын

    Somalida mxa meshan wada mariyey 🥺

  • @nimcoyonis7150
    @nimcoyonis71504 жыл бұрын

    Hand

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris96984 жыл бұрын

    iyaad eersanaysaan

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris96984 жыл бұрын

    ogaadeen uunbaa isgumaystsy forom hargaysa

  • @yaxyemustafe8138

    @yaxyemustafe8138

    Жыл бұрын

    nin. isaaq. ah. baa jeelka. usameeyeyy kuna dhahayy Isku xidha. 😂😂😂😂

  • @maxamedcabdullaahi5399
    @maxamedcabdullaahi53994 жыл бұрын

    Ina ileeyow aduunka ku silic aqirana naarta ku waar...wuxu arxan daranaa

  • @umalialhamed6818
    @umalialhamed68183 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭💔🤭

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed1403 жыл бұрын

    😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @qarniujoogchanel489
    @qarniujoogchanel4894 жыл бұрын

    Sorry

  • @museabdi9368
    @museabdi9368 Жыл бұрын

    Shicirada naagiihii ogaadeen yayee ku xiirteen markiinahda hooydiin was from mj😂😂😂😂😂😂

  • @Hubeeye

    @Hubeeye

    Жыл бұрын

    inaa lilaahi dhabayacadii dhadiga tahay horta sidii miyaa u badhya waaweyntihiin oo futada la idinka dubeeyaa😂

  • @cabdinuuraadam5815
    @cabdinuuraadam58154 жыл бұрын

    Mujrimiinta onlf waxay sameyeen kama dhaco waxa ay liyugu sameyen

  • @ahmednuurofficial5606

    @ahmednuurofficial5606

    4 жыл бұрын

    War ma islaam bay laayeen fataaladii ku dhashy wase

  • @ruqiyaruun2526
    @ruqiyaruun25262 жыл бұрын

    Horta maxaa loo xeray oo ay sameeyeen

  • @Jubalandvisit

    @Jubalandvisit

    Жыл бұрын

    Ethiopia inaykago aan eeraban

  • @Maryanmawlid
    @Maryanmawlid10 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse1115 жыл бұрын

    Qaran dhan oo soomaaliyeed baa idinku maqan kolkaasaad ku leedihiin waa nala jidh dilay (cajaa,ib) wali maydaan helin cuqubadii aad ka gasheen qarankii afirica ugu xooga weynaa.

  • @maxamedaxmed1040

    @maxamedaxmed1040

    5 жыл бұрын

    dulli dulli uraaye naf baaa saa loogalayaAAAAA

  • @mohamedomar-ul5gy

    @mohamedomar-ul5gy

    4 жыл бұрын

    @@maxamedaxmed1040 qaranku ogaadeen kuma maqna isaaq ayuu ku maqanyahay isaaqna markii hore ayaa la dulmiyey

  • @mamofarxiya2779

    @mamofarxiya2779

    4 жыл бұрын

    Dee walal wa suaale intaanu naqanay wayba dhaafte bal hal waxo shekadan an ku laqno nogu dara yaa yaaa koley shekadani been mahe ma wax aad. yaa walahi waxann idhaah garan maye bal intanoleey dadkiina sida xun idiingalay ilmaderayaal iska samaxa sorry qaladna uma arkee bal iyaga cadabta uun udiida

  • @hodanengmixile4892

    @hodanengmixile4892

    4 жыл бұрын

    Subxaan Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryamadirie6983

    @maryamadirie6983

    4 жыл бұрын

    Alxamdulilaah maanta ina ilay baa kujirah booskii dadkaas kujireen balaayo kuu dabeysay waataas maan tahaysata

  • @saabir3667
    @saabir3667 Жыл бұрын

    Nacala ithiopian kuyaaL

  • @halimoabdullahi3882
    @halimoabdullahi38825 жыл бұрын

    Quuq layaal Waxay kuwaasheen Xukuumadii hore wax kasheegeeda.Wadanka Tigree ayaa gumeysanaayey hadana Oromaa Gumeysata Kuwaan hada Waxaan maamulaynaa leh may Oromada Dadka xasuuqaysa ka qabtaan

  • @elmastrocopra2089

    @elmastrocopra2089

    4 жыл бұрын

    Dhillo dhillo dhashay

  • @hothanyonis4325

    @hothanyonis4325

    4 жыл бұрын

    Ilmo xaaraamad Alle ha ku cadaabo Naama ina ilaybaad u dhigan jirtay

  • @siradm

    @siradm

    4 жыл бұрын

    Ilaahay kaa jar jiirxumaa calool adkaa naa ma xabshiyad baa tahay ku bad dhibkaas oo kale cuqubo kugu dhacday dhimo

  • @elmastrocopra2089

    @elmastrocopra2089

    4 жыл бұрын

    Sirad M.... waa qof liita kaaso kale lama dhoho waa calool adagyhy ani haday ila kulmi lhyd wlhi cadab ayan dhadhan siin lahaa

  • @elmastrocopra2089

    @elmastrocopra2089

    4 жыл бұрын

    Sirad M.... waxaa fcn hadad cadow ma naxaan ah tahy inad cadowgaga layso ee maaha inad dadkaga kuso laabato taasina waa dhillo ee maaha qof calool adag

  • @safiyamaxed5542
    @safiyamaxed5542 Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

Келесі