Dawladu Adeeg ma Bixisaa? Garqaan Guuleed Dafac.

© MM Somali TV

Пікірлер: 36

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw2 жыл бұрын

    Maasha Allaah Garyaqaan.Guuleed Dafac Dadkaan oo Kale maamulka Ayaa u baahan.ugu yaraan.la taliye sharci Madaxtooyada Hargeysa. Halaga dhigo Si bulshadu uga Faa .iido.Aqoontaan. Hadii Kale muqdisho. Ayuu Adayaa.sida Mahdi Guuleed iyo Abukar Dubbe Mahadsanid

  • @apdirahmansuldaan8020

    @apdirahmansuldaan8020

    Жыл бұрын

    Waa aqoon lagu khasarey waayo Allhii abuurey wuu dafirey

  • @zuhaybahmisse2584
    @zuhaybahmisse25842 жыл бұрын

    Legend ninkasi wuxu kahadlay waxa caad ilahay haku xafido wllo

  • @awshan571
    @awshan5712 жыл бұрын

    Guuleed dalfac wallahay si qotodheer ayuu inugu faahfaahiyay 💯✅🙏

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye24052 жыл бұрын

    Dowlada Somaliland wayda daaleysa Allah howziya diyo kuwa Cadowga nagu ah ee dalka iyo dadkaba niyad jabinaya Alahayow naga qabo Guul Guul Somalilan ❤️🤍💚 insha Allah

  • @zakihussein9147
    @zakihussein91472 жыл бұрын

    Waan ku raacsanahay ninkaa waaa sax warka uu sheegay

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa58362 жыл бұрын

    Waxan si mug iyo miisan leh utaagryaa dhalinta aqoonyahanda reer somaliland mawduuca ay kahadleen hadii aynu mar hore helno dad noocaa u fekera waxn aamin sanhy in aan mar hore dhibaatada maamul xumo ee ina hysta aynu ka bixi lahyn

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye24052 жыл бұрын

    Maalin by gadhi donan sidan dalalka dhaqala sameys ty insha Allah waxbarasho bilasha Cafimad bilasha iyo high security waa heysana

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade2 жыл бұрын

    Shirkadaha isgaadhsiinta sideen cashuur looga qaadin sawta cashuur ayaa lagaa jaray tidhaahdo marka aan lacag ku shubanayo sida somtel oo kale ma cashuur aan laga qaadin ayaa inaga qadaaa

  • @farduuscabdilaahi1690
    @farduuscabdilaahi16902 жыл бұрын

    👌👍👍👍

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye24052 жыл бұрын

    Somaliland maha dowlad dhaqale badan heysata waxey dadkeda ka hagraney so malaha Guul Guul insha Allah ❤️🤍💚

  • @xamdixasan1284
    @xamdixasan12842 жыл бұрын

    Kk

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Жыл бұрын

    we jirta kuwa kulmiye

  • @saidali3753
    @saidali37532 жыл бұрын

    hadaad maqasho nin hadalka heli kara dhihina kara waa ninkaaso kale ALLah HA xafidee

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye24052 жыл бұрын

    Waa yaabe kuwan oqoon mesha kuma haye waa caqlani aan habeen iyo malin kala aqonin Guleed daaco wuxu hayo maleh

  • @munasiciid9286

    @munasiciid9286

    Жыл бұрын

    Dee adigu maxaad isla hayzaa iska hadal looma hadle meezha iz keen hadaad wax hayzo hadii kale iska aamuuz nio

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay2 жыл бұрын

    Alla maxay nabadda iyo barwaaqadu uga dartay kuwan. Dawlad la' aan carruurtaaduna school tegi maayaan, gar iyo garyaqaana cidi u baahan mayso oo qoriga iyo xabaddaa talin.

  • @hodoali5714

    @hodoali5714

    Жыл бұрын

    Ooo hadiii laga wada hadlo dantena iyo in adeegyo laysweydiiyo

  • @Bn99757
    @Bn997572 жыл бұрын

    Guled dafac isku qabil ma nihin isku degaan ma nihin Lkn waa dhalinyara oo aan aad ui dhageysto markasta oo waliba qaabka ui wax ui sharxayo ay deeqdo dad badan . Waa nin aaanu isku fikir nahay .. marka umadu xamaantu ka buuxdo please qofka aqoontiisa ha ka niyad jabininaa

  • @tecshell
    @tecshell2 жыл бұрын

    Somaliland horumar gaara

  • @AhmedMohamed-jq3fi
    @AhmedMohamed-jq3fi2 жыл бұрын

    Garayaqan , Guleed dafac , waan aqoon yahan DACAADA , runta aan KA leexan , he has good edicutoin and good behavior

  • @mubaarikmuuse3995
    @mubaarikmuuse39952 жыл бұрын

    God points guled dafac

  • @axmedxasan9744
    @axmedxasan97442 жыл бұрын

    hargeysa gobolada kalay la midtahee kuwa qaatuunbaa fadhiya

  • @h3r0ornothing
    @h3r0ornothing2 жыл бұрын

    Dad wax bartay wa inagu jiraan balse kama faa'idaysano maalinta ay dhacdo se somaliland wax hor istaagaya ma jiro insha allah 💚🤍❤

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar58912 жыл бұрын

    Waar maxay tagtay #Somaliland xagay ka fikiraysaa waa meelaha ay aduunyada horu martay marayso

  • @subeeromer8826
    @subeeromer88262 жыл бұрын

    Guuleed dafac doodiisu waa mid saxa oo waaqiciya

  • @xamdixasan1284

    @xamdixasan1284

    2 жыл бұрын

    Wadig fikirkag

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h2 жыл бұрын

    Dalfac baa sax ah Laakiin Amaanka ..si aan Toos ahayn bay Dawlada ..uga masul tahay.kkkk

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 Жыл бұрын

    Wali xuriyad ba jirta hada sida u hadlayso

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed66882 жыл бұрын

    Wax Ay Dawladu Inoo Qabataa Ma Jirto, Wa Ay Umada Ka Cunto Mooyaane.

  • @odayjama1829
    @odayjama18292 жыл бұрын

    Guleed waxaa modaa inuu aad ufahmay waxa meesha ay ka qurmeen dankuseh weli way ku wareer sanyihiin

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye24052 жыл бұрын

    Hadaney dawladi jirin mahalias by nabad ku fadhiyi lahayen aqoon laawuhu muu muqdisho tago kolkasu wax garan lahaa

  • @ayanhassan705
    @ayanhassan7058 ай бұрын

    Mr. Guleed Dafac its ok that you memorise the UN chatter and lecture audience but in reality ur part of the internal Huawn since a long time ago. Your self is benefiting from Somaliland how many projects you are collecting money from indirectly. Speak of sincerity when you represented.

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil88132 жыл бұрын

    Aqoon daro badan ayaa Indin haysa dhalinyaro. Haddi wax la indin dhibo waxba soo kordhin meysan

  • @munasiciid9286

    @munasiciid9286

    Жыл бұрын

    Oo adigu miyaad aqoon dhaanta habar fadhida lagdiin wax ugu fudud adigu hadaa aqoon leedahay meezha kalay ama ha izka naacnaclayn nio izka hadal looma hadlo micna lagu hadaa nio

Келесі