Yusuf shaacir muxuu ka yidhi Dadka Ilaahay Ka hor yimid?

© MM Somali TV

Пікірлер: 111

  • @yusufyuuyuu3903
    @yusufyuuyuu39032 жыл бұрын

    اشهد ان لا اله الا الله و اشهد ان محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @abdullahalmuwaxid9643

    @abdullahalmuwaxid9643

    2 жыл бұрын

    Yuusuf Yuu, ma Yuugii reer Jijigaa?

  • @lionofsomaliland9

    @lionofsomaliland9

    Жыл бұрын

    Yusuf yuu yuu anigu kama mid ihi miyaa

  • @marwaahmedabokor7299
    @marwaahmedabokor72992 жыл бұрын

    Maashaa Allah waa ya aragii indeed garad اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك نعوذ بالله من الشر والفتنة

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed87412 жыл бұрын

    Qofkii Allaah diidoow waad ogtahay Inuu Allaah jiree Adigaa is cadaabay aduunka iyo aakhiba Allaah ha ku hadeeyo.

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid96432 жыл бұрын

    Jazakallahu kheyran waxafidaka Abwaan Shaacir. Gob gobi dhashay oo dhiig leh baa tahay adeer macaan. Bartaa unbaad kagasii haynaysaa iyo leebar kasareeya Insha Allah.

  • @clrisaaqyuusuf5469
    @clrisaaqyuusuf5469 Жыл бұрын

    Mnsha Allah abwaan shacir guulayso kuwa inagu dhexjira wada ficilada xun wada qar ihyba aan aamin sanayn kuwaas sharkooda ilahy godka lagaliyo anagana ilaahy sidooda oo kale nagama dhigo aamiin

  • @abibawale4976
    @abibawale49762 жыл бұрын

    Maaaaasha Allah alle ha ku xiftiyo Abwaan caqliga iyo caafimaad alle ha ku dhaafo

  • @nuurka658
    @nuurka6582 жыл бұрын

    ALXAMDULILAAH RABBIGI ISLAAMKA IGA DHIGOOW!!!!. ISLAAMNIMADU WAA DEEQDA UGU WEYN EE RABBIGEEN BIXIYO!!!!.

  • @muktarali2477
    @muktarali24772 жыл бұрын

    Mansha Allah. War abwanku aragti dheer buu leeyahay, Waa runtiii. Allaha kubarakeyo toshkaad kuifisay arintaas.thanks

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus57672 жыл бұрын

    Halgamaa yuusuf shaacir ilaahay ha barakeeyo

  • @abdirahmanmohamed5649
    @abdirahmanmohamed56492 жыл бұрын

    Jazaka allah abwaan indheer garad ah oo soo jeeda oo fahansan waaqica

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi83312 жыл бұрын

    Masha alla Abwaan ilaahay haybad siyaay ilaahay ha ku dhawro Abwaan

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka98612 жыл бұрын

    Jazaakalah khayraa abwaan yuusuf shaacir

  • @mohamedabdalla510
    @mohamedabdalla510 Жыл бұрын

    kheyrkaaga allaha badiyo shaacir

  • @badhan3120
    @badhan31202 жыл бұрын

    Mmtv keep going wllyal💯👏❤

  • @faysalabdilahi2394
    @faysalabdilahi23942 жыл бұрын

    Mnsha alllh alle haku dhawro abwan yusuf shaacir

  • @nashou22
    @nashou222 жыл бұрын

    Mashallah abwaan shaacir iyo Mohamed ilig. Hambalyo.

  • @mucadalharawi258
    @mucadalharawi2582 жыл бұрын

    Abwaanka Maansada DABA-HUWAN noosoo lafo-gur ku dhaha. bahda MMTV Idinka oo Mahadsan. Gaar Ahaan maxamed ilig.

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria51472 жыл бұрын

    Alxaqiiqa apwaan yusuf shaacir

  • @zermaahir186
    @zermaahir1862 жыл бұрын

    Mash allh

  • @munyus9865
    @munyus98652 жыл бұрын

    Mashallah ilaahay ha kaa abaalmariyo

  • @sugaallaki7828
    @sugaallaki78282 жыл бұрын

    bilaash abwaan looma dhihin 👍🏾👍🏾

  • @yasiinrayaale4281
    @yasiinrayaale42812 жыл бұрын

    ILAHAY hakaa aabaalmariyo abwaan ka waarun tii wx uu kahadlaaayaa Laakiin dadku kamawada xadlikaraan anigu waan kuraavsanahay anigoo jooga boorama

  • @somalipranks1502
    @somalipranks15022 жыл бұрын

    Agaasime markii horn cable baad ka fcnayd. Isa soo diyaari mise cidna kama baqaysaid

  • @Kw58437
    @Kw584372 жыл бұрын

    Subxaanalah ilahay ha ingaqabto

  • @abdiabdilahi8331

    @abdiabdilahi8331

    2 жыл бұрын

    Ayo

  • @nuurka658
    @nuurka6582 жыл бұрын

    QAALA LLAAH""WAMAA KHALAQTA JINNA WAL INSI ILAA LAYACBIDUUN""=UMA AANAN ABUURAN JINKA & INSIGA INAY ICAABUDAAN MAAHEE".

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir92 жыл бұрын

    تكبير الله أكبر 💯

  • @fatxulkhayr7373
    @fatxulkhayr73732 жыл бұрын

    Salaama calaykum waan u mahadnaqayaa abwaanka iyo weriyahaba, waxa jira meelo badan oo bulshada laga galo, waxaan ogay in haweenka reer miyiga la siiyo lacag bil walba weliba waxan maqlay dumarka lafuraa way ka lacag badan yihiiin haddaba maxaa ka danbeeya in la inoo dhaafo miyigeenii, in tacabkii laga fadhiisiyo, ragii meesha laga saaro deed reerihii baabaan. Dawladda culimada, aqoon yahanka, media arinka haloo fiirsado.

  • @somalipranks1502
    @somalipranks15022 жыл бұрын

    Maxamed ILIG ONE MAN SHOW Suxifiyiinta fursad sii

  • @Wadani924

    @Wadani924

    2 жыл бұрын

    Maqaaxida buu leeyahay oo cid dhahda "one man show-ga" jooji buu la'yahay.

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud20202 жыл бұрын

    37:35 Sheekhaasi waa abuu xaniifa Raximahullaah

  • @ali-dk1qm
    @ali-dk1qm2 жыл бұрын

    ilig sxb waxaan kaa codsanyaa dadkan 20sano ayaa tvyada somaliland dhan laga daawaday ee plz tvgaaga kee dad cusub waa kan iyo ninka isku sheeg garyaaqan umada weyka badbadteen

  • @anissaabdi8261

    @anissaabdi8261

    2 жыл бұрын

    Maseyr xumida dhalinta sharafta badan wa intii ugu mutakarsana ka shaqeeya MM, tv xiinka iyo xasidnimadu halkey kugeyn 😳😳😳☠☠☠

  • @anissaabdi8261

    @anissaabdi8261

    2 жыл бұрын

    Sorry sikhaladan ufahmey jaacir beryahan wala sita dhinac walba uu isku qadey wa caan döon odeygu 🤣

  • @samawadamuse7467

    @samawadamuse7467

    2 жыл бұрын

    @@anissaabdi8261 meel aan noocaagu gaadhin buu caan ka yahay waxbayahay

  • @anissaabdi8261

    @anissaabdi8261

    2 жыл бұрын

    @@samawadamuse7467 suun iyo xinwaday maxad igu cuntay wax bayahay unad tahay dasad madhan wax laga tagey bad niicda lahaysa toos sukow .🤣🤣

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog90202 жыл бұрын

    anaa aqaaan qaar badan ugu yaraaan 12 jooga hargaysa oo maalinkasta aaan dooodno lkn waaalidku ma oga waaana idiiin sheeegi karaa

  • @yaasiin70
    @yaasiin702 жыл бұрын

    Mohamad hurdada so dhamayso si fican, ha nagu dul habaabsan ado live ku jira!!!

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed11362 жыл бұрын

    230 dal Abwaan Halka ku noqo Mise waxaa waxaa lagu daray gobolada raba inay wadan noqdaan sida laanta ilayn wadamada aduunku 194 dal

  • @abusultan011
    @abusultan011 Жыл бұрын

    الهم جاز يوسف شاعر خيرا وبارك له في جهوده وقوه بروح القدس وثبتنا على الإسلام وتوفنا عليه غير مفتونين ولا عن هداك زآئغين

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim41802 жыл бұрын

    😂 Ilxaadka gabay Joojin maayee war kale miyaad inoo keentid.

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    2 жыл бұрын

    Sxb u sheeg bal Ninkan is xiijinaya 😂😂😂

  • @adonallah
    @adonallah2 жыл бұрын

    Abwaanka haloo sheego kuwa 3xaad ayaa Jira oo layiraahdo qur,anyiin oo dafiraya xadiis ka rasulka csw Wana isku dhowyihiin mulxidiinta markaat lashekeysato

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    2 жыл бұрын

    Qur’aaniyiin iyo mulxidiin maxaa iska galay! Qof aaminsan Ilaah iyo Nabi Muxammad. Muslimiinta ma iyagaa iska warqabo meeqa koox ayaa jirta? Qur’aaniyiin, Ashaaciro, Maatooridiya, Muctazila, Jahmiya, salafiyiin, Ismaaciiliyiin, Zaydiyiin Adeerow teeda kale Ilaah aragtida ay ka heystaan iyo sifaadkiisa xitaa way isku qifaafsan yihiin. Aniga filmkaas kor ayaan oga baxay Diin Laawe Ilaah laawe ah ayaan ahay

  • @adonallah

    @adonallah

    2 жыл бұрын

    @@iskahubi3264 wan kufahmay yadku dhibe arintas naftada lee dhiba ogow muslim kuyaraa ma , tas Mel kuqoro ,tankale qur,aniyiin wa ado kale maxayelay waxay inkiren axadiista rasulka csw ,qur,ankana mafahmikaro qofku hadusan haysan fasirka rasulka csw ,midakale adiga maxaa galay kooxahaan tirada badan so rasulullahi csw nooma sheegin iney noqonayaan 73firqo hal firqa ayaana janada kagale ,so rasulullahi csw wuxu yiri firqada badbadeysa waa mida kusugan waxa aniga iyo asxaabteyda an kusuganahay maanta , kitaabka iyo sunnaha qofkii raaca wa badbaadaya

  • @guledyare7119
    @guledyare71192 жыл бұрын

    Waa runtii dadkasi way ku so bateen somalida weliba facebook ayad ku arkaysaa dad magacayadas ku qortay Alaahu akbar

  • @Wadani924
    @Wadani9242 жыл бұрын

    War bal feminismkana ka soo hadal.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse2 жыл бұрын

    Dunidaa isku furmanayso’ waa xaqiiq lkn Demoqoraadiyad aan diidno Shuuci ha soo sheegin crabna aan raacno Isma qabtaan sheikh- dhaqan carbeed si looga tirtiri lahaa Somali waa in lagu dhaqaaqa. Dhaqan carbeed iyo magac carbeed aan qaadano jano laguma galo

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi64522 жыл бұрын

    الحمد الله على نعمة الإسلام War diinta islamku waa naxrista qudha ee dunida taal war hadad rabto unaad raxaysato islaam noqo.

  • @esa979
    @esa9792 жыл бұрын

    Abwaanka Hal Meel ayaan ku Darayaa "Aqoon Uma lihid Ilxaadka waa Hal Hayskooda" Dadka Aminsan Diimaha Abwaanku waxa uu ka Hadlayo Waxa uu Ogyahay inay Macno u Samanayaan sidaasi Darteed ayuu isna ula Muuqata Wax Aqoon ah inuu ku Hadlayo, Laakiin aniga Agtayda Wax aqoon ah uma arkayo waayo isaga ayuuba isku jajawaabaya Qofkuna hadii uu Keligii Isla Hadlo Yada oo aan Waxba Laga waydiin Waxa uu ka Hadlayo Aqoon Maaha! Hadaba waxaa Jira Su'aalo Badan oo aan Jawaabo Aan loo Hayn Xaqiiqi ah Marka laga Yimaado Aragtiyaha Tusaale, Yaa Abuuray Kawkan aynu ku Nool Nahay? Nafta Inagu Jirtaa Maxay Tahay? Qofka idhaahda anaa ka Jawaabayana Waa Jaahil !!!!!!!!!!!! FG Anigu Waxaan ahay Qof Muslin ah lkn waxaan in badan la fadhiistay Qolyahaa

  • @zeinabomarmohamed8741

    @zeinabomarmohamed8741

    2 жыл бұрын

    Nafta inagu jirta Allaah ayaa abuuray koonkana Allaah ayaa abuuray WaLLaahay kooxahaas wey halaagmeen. Iska ilaali tafsiirkana baro

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid12892 жыл бұрын

    War dadka hala wacyi geeliyo wa runtii oo way soobateen walahay isaga ino sheegay ino lakulmay oo laa dooday diin lawayaasho

  • @mukhtarsaiid5419
    @mukhtarsaiid54192 жыл бұрын

    Tan waasax anigoo guriga ii la noolyihiin .

  • @zeinabomarmohamed8741

    @zeinabomarmohamed8741

    2 жыл бұрын

    Ma reerkaagay ku jiraan

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah82742 жыл бұрын

    Gabadano abaared tuludbaa godoonkuah hadii gesi ciltira gulahey ubixiyo odhibta uga gargara ereyadi maskaxdi bsre mahamed fiidow leento Imisatuldod aya cabdigahayr llagumeheriyay ankusaxo safiyo tusmo lameheriyay120tuldood

  • @januarySl2024
    @januarySl20242 жыл бұрын

    Qawmiyada iyo diintu way kala duwan tahay. Illaahy ayaana Qur'aan kiisa ku bayaaniyey in ay xikmadihiisa iyo aayadihiisa ka mid tahay in uu dadka shucuub iyo qabaa'il kala duwan oo kala af iyo midab ah ka dhigay si ay isku bartaan Illaahay na ay uga kala dhow yihiin siday u kala Alle cabsi badan yihiin. Dhinaca magacyada, magaca xun mooyee, magacyada qawmiyadaha kala duwani la baxaan ma kala mudna. Qawmiyad kasta magacyadeedu waxay ku qutumaan afkeeda, dhaqankeeda iyo bii'ada ay ku noolyihiin. Somaalida ilaa intii Diinta Islaamku geyigan soo gashay magac Carbeedka iyo magac Somaaligu way isbarbar socdeen, ismay diidanayn. Iyadoo dadku 100% Muslim yihiin ayaa qofna magac Carbeed la bixijirey qofna magac Somaali. Magacyada Somaali asal ah waxa ka mid ah kuwa raga: Warsame, Caydiid, Saxardiid, Geedi, Samatar, Ayaanle, Rooble, Abiib, Baxnaan, Kayse, Sulub Sugule iwm. Magacyada Carabta ee 50 kii sanadood ee ugu dambeeyey Somaalida ku soo biiray waxa ka mid ah: Samiir, Nagiib, Caadil, Fawzi Faaruuq, Ridwaan, Sadaam iwm Magacyada Diinta Islaamka soo raacay: Muxamed, Axmed, Cabdiexmaan, Cabdisamad, Cabdiraxiim, Cabdillaahi, Cismaan, Saalex, Muuse, Cumar, Ciise, Idriis Isxaaq, Cali iwm Magacyada Somaali asal dumar: Shamis, Dahabo, Shukri, Shankaroon, Ayaan, Cosob, Haweeya Indhadeeq, Deeqa, Canab, Khadra Maandeeq iwm Magacyada dumarka ee Carabta ka yimid: Sucaad, Samiira, Fawzia, Kaltuum, Samia, Zeynab iwm Magaca qofku diinta Islaamka kumana dhoweenayo kamana fogeenayo. Qofka ayay jirtaa siduu diinta ugu dhowaanayo. Magacyado sida astaamaha dhaqanka iyo afka waa waxyaabaha ummad Identity ga ama hawiyada ay leedahay lagu ilaaliyo. Magacyada Somaali inta badan micne fiican oo dhaqanka ku qotoma ayay leeyihiin. Anigu waxan qabaa magac Somaaliga yaan laga tegin iyado magacyada magaca Illaahay ku lifaaqan iyana lala baxayo sida Cabdirexmaan, Cabdiraxiim

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah82742 жыл бұрын

    Arahman alacarshi istswaa Rahoo fiid dhawaaqay robladhacduu dhexmaaxaa baalaleyda hadba dhinac isukala dhigaysaa qalbiga uga dhigantahay

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah82742 жыл бұрын

    Qofkasta reer berbera waiudabasha lodhisa meelay kudabashan 130 1yo2,30 qaybta rag iyo dumarka body bildig dukan iibiya baskilada iyo melgaudayctiro garomo basket footbal

  • @odayjama1829
    @odayjama18292 жыл бұрын

    Waxkasta waa fili umada islaamka ah waa losoo galay mar hadii hargaysa sidaa noqotay maxaa kala filin meelaha kasii liitah hargaysa waa magaalada aad diinta loogu xiranyahay .

  • @adonallah
    @adonallah2 жыл бұрын

    Hadalka cilmaniga wa hadalkii abdullahi ibnu salul ,uu,kuyiri rasulullahi csw wuxu kuyiri rasulka csw diinta ad faafineyso oo qofkasta ushegeyso joji gurigada la,ad qofkii kuugu yimaada usheeg ,, war iska ilaalsha munafiqiinta

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed87412 жыл бұрын

    Gaalo soomaali baratay ayaa magac muslim la baxday Oo ilxaadka difaacaysa ogaada ogaada

  • @u.j7332
    @u.j73322 жыл бұрын

    Maalin walba Oday badowa oo caajis dilay ayaa tvyada niic iyo naac la soo fadhiya Dhalinta shaqa abuur u sameeya hadaa wax taraysaan

  • @aidarousibrahim5550

    @aidarousibrahim5550

    2 жыл бұрын

    Qofka bini-adamka ah looma abuurin inuu wax-cuno oo caloosha buxsado sida xoolaha,

  • @guledyare7119

    @guledyare7119

    2 жыл бұрын

    Ninkan shaqo umad dhiibane wa hadalku shegayo ayad dhibsatay

  • @Abdiqadir9

    @Abdiqadir9

    2 жыл бұрын

    Ma kuwa magaca qarsadee ee fogaaday ee abwanku sheegayaad tahay 🙆‍♂️

  • @mohamoudadan390

    @mohamoudadan390

    6 ай бұрын

    kuwan abwaanku sheegayo ayaad kamid tahay ayaan filayaa?

  • @ibrahimnuurosman1878
    @ibrahimnuurosman18782 жыл бұрын

    Aqoon iyo falsafada ilaali

  • @osmaanahmed3399
    @osmaanahmed33992 жыл бұрын

    abdi gah adigu ma diin laawe ayaad tahay ilayn ninkani wax jira oo xawiiqa ayuu ka gabyee

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed87412 жыл бұрын

    Soomaaliyeey iska ogaada gaalo ayaa magac muslim la baxday oo dhahda muslim ayaan ahaan jiray.

  • @abdigah5364
    @abdigah53642 жыл бұрын

    Dadka adduunka jooga iyakoo cid waliba diin afkooda magac ku leh wata ayay ilaahayna yaqaanaan . Xataa dadka ku noolaanjirey dalalkii Shuucigu xukunka hayey haddana dadka diin iyo ilaahay dhammaan way yaqaanaan. Markaa Yousuf Sha'er ma shaqo ayuu arrimahaas beryahan ka doondoonaya ?

  • @abdullahalmuwaxid9643

    @abdullahalmuwaxid9643

    2 жыл бұрын

    ***Abdi Gah** .... waa kuwii laga hadlayay.

  • @abdullahalmuwaxid9643

    @abdullahalmuwaxid9643

    2 жыл бұрын

    Ogow wiilow, hadaad qudhunkaa ummada muslimka ah ula timaado waanu ku gawrici wallaahi wabillaahi isha aanu kaa qaadnaba. Haku difaacaan gaaladu markaa waad arki.

  • @abdirahmanaidid1289

    @abdirahmanaidid1289

    2 жыл бұрын

    Wan ku hanbalyeynaya abwanka iyo tvgaba wana runtii oo dinlawayasho way soobadanayan

  • @abdullahalmuwaxid9643

    @abdullahalmuwaxid9643

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanaidid1289 imisaynu walaal dad xaqqdaro dulmi ku dileynay, dadkii ayaxu markuu u yimid dabka saaray miyaa mulxid u daahi. Waynu gumaadi walaal macaan. Kuwan calmaaniyiinta ah ee munaafiqiinta ah ee talada haya ayaa u gogolxaadhaya waayo inaga ayay ina wataan oo shaadh qabiil nagu siraan. Lkn Rag baa baladka jooga, bilaawe beerka kaga dooxi.

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    2 жыл бұрын

    @@abdullahalmuwaxid9643 Ma futada ayaad ka hadlaysa mise afkaaga qadhmuun dulliyow jaahilka ahi ma adigoo kale ayaa diin iyo Rabbi wax ka yaqaan afkaaga hagaajiso ina dhillo

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux75832 жыл бұрын

    Ilxaadku waxaad Cilmi uleedahy maah taasi waxa Cilmi iyo aqoon uleh Culimada Dalkeena oo ku haboon in ay ka hadlaan oo dadka ka wacyi geliyaan @ lkn Somalideen inta badan way dhacdaa in uu qofku ka hadlo wax aanu aqoon ulahayn ➡️Waxan jeclaa in aad noo soo gudbiso Silsiladihii gabayadii hore

  • @zermaahir186

    @zermaahir186

    2 жыл бұрын

    Adiga laftaadu meelbaad ka gubanaysaa ee ma kuwii baad tahay

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    2 жыл бұрын

    Isaga iska daa wadaadada wadaadada soomaalida xitaa inta aan garanayo aqoon uma lahan wadaad soomaali oo theogology bartay Aniga ma arag. Sheekh Mustafe Xitaa muxaadarooyinkiisa ku saabsanaa ilxaadka waxaa ku jiray been isku hoos galin

  • @axmedyasincraxman6986

    @axmedyasincraxman6986

    2 жыл бұрын

    Haadaan ayaad kasii lulataa èe is kaga laabo alle koodnimada.

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    2 жыл бұрын

    @@axmedyasincraxman6986 kee waaye kaas?

  • @gatawe
    @gatawe2 жыл бұрын

    farmaajo ayaa imacaabay kkkkkkk

  • @truesomali4761
    @truesomali47612 жыл бұрын

    I’m somali ex muslim & now in the process of becoming Christian I personally know thousand of Somalis who left Islam I live in the uk now and hide my faith from my family but very sorry with power of Christ I I’ll be free

  • @soundclouds287

    @soundclouds287

    2 жыл бұрын

    please let's not lie, you do NOT know thousands of somalis who have left islam, I also live in the UK. May Allah SWT guide you back to His deen.

  • @mukhtarsaiid5419

    @mukhtarsaiid5419

    2 жыл бұрын

    May Allah guide you in the right path?

  • @alphamale5802

    @alphamale5802

    2 жыл бұрын

    @True Somali Good luck mate, you have every right to make your own decisions without fear or harassment from anyone.

  • @Gaani2026

    @Gaani2026

    2 жыл бұрын

    @@alphamale5802 Ilaahay ha idin so hadeeyo labadiinaba.

  • @Gaani2026

    @Gaani2026

    2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/oaSslpV-k866oto.html