Wareysi Gaar ah garyaqaan Guuleed Dafac | Buuga Miyi - Madaxtooyada

Ойын-сауық

Пікірлер: 110

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb79035 жыл бұрын

    Wiilkan wan taageera maasha Allah tabarakallah. Hore usoco kutaagnow xaqiiqadada waxbadan kabedeli doonta umadeena.

  • @ahmedhassanbile4803
    @ahmedhassanbile48035 жыл бұрын

    Mnshallh garyaqaan aqoon yahan ah allah yacizak

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin57113 жыл бұрын

    Garyaqan sare masha allah

  • @fahmigoljano4479
    @fahmigoljano44795 жыл бұрын

    Mansha Allah wiilkan Caqli nadiifa ku jira #WeNeedMoreLikeYouMN

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed50395 жыл бұрын

    Mnsha allah.garyaqan guuled Si xeeldheer uga hadashay thnk

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan5 жыл бұрын

    Maashallah Maashallah .. Anigoo Kasoo Jeedo Muqdisho Waxaa Icajabiyey Ninkaa Dhalinayarada Ah Ee Sida Wanaagsan Ubartay Sharciga , Siduu Sharciga Yahayne Uga Jawaabay Su,aalaha Waa Umahad Celinaya Guuleeed , Guuleed Madaxtinmo Isku Sharax Cidna Kaagama Haboone , Guuleed Dafac Guuleeso . legge uguale per tutte

  • @maxbuubyare6791

    @maxbuubyare6791

    5 жыл бұрын

    masha Allah allow dhalinyarada noobarakee

  • @calisuldan8335
    @calisuldan83355 жыл бұрын

    Masha Allah garyaqaankani waa qofka loo dhiiban karo amaano madaxtinimo

  • @sultanqulle9973
    @sultanqulle99735 жыл бұрын

    Msha Allah waa garyaqaan tayo sare leh wad noo xaqiijisay waxii jirayba

  • @cabdiqanimuxiyadin4791
    @cabdiqanimuxiyadin47915 жыл бұрын

    Waa garyaqan cadaaliya aqoonle maasha allaaah

  • @sadaamcismaanahmedducale6049
    @sadaamcismaanahmedducale60495 жыл бұрын

    Guleed dafac qaryaqaan miisan wayn bulshada kudhexleh zalamulaah sxb

  • @janogale9919
    @janogale99195 жыл бұрын

    Waa garyaqan cadaaliya aqoonle maasha allaaa xirsina wuxuu u qalmaa bilad sharaf lagu maamuuso

  • @cabdiqanimaxamuud3904

    @cabdiqanimaxamuud3904

    5 жыл бұрын

    ?hubso.

  • @mahseelmi5573
    @mahseelmi55735 жыл бұрын

    Waa xaqiiq wllhi umadan iyo dalkan in dambi laga galay. Sharcigu wuu samaysnaa madaxwaynaha hadii arintaasi ku timaado wixii layeelilahaa

  • @azlmcl198
    @azlmcl1985 жыл бұрын

    si fiican oo hufan oo aragti qof cilmi leh ku hadli karo ayuu u badheedh hadley runtii iyo dhabtii ka helay qaabkey gorfeyntiisu ugu go'do doodaha caynkan ah kolkey tahey.

  • @cabdirahmansullivan1724
    @cabdirahmansullivan17245 жыл бұрын

    Waxaan u haystay qalad balse waan Ku qancay hada waad mahad santay guuleed

  • @Travel_sanaag
    @Travel_sanaag5 жыл бұрын

    Nice

  • @xaragodramachannel640
    @xaragodramachannel6405 жыл бұрын

    Good

  • @yaqubabdullah9649
    @yaqubabdullah96495 жыл бұрын

    Ninkan Lawyerka ah waa very good guy, waxa uu Ummada u iftiimiyey in Wadanka 7dabo Sano Sebiyo iyo Habra Faruuran ay maamulayeen.Madaxweyne Siil-Aanyo Amar Alaah kuyimi oo Dembimaleh oo waxaabu codsadey inuu is Cassilo,laakiin Mooryaantii Habartiisu ugu weyneyd baakadiidey,deetana sida Toyga ayay u isticmaaleen oo Hantidii Ummada kudhaceen kuna iibiyeen,waa in Life lagu wadaxukumaa oo maxakamad lasootaagaa.

  • @ahmedjacayil8830
    @ahmedjacayil88305 жыл бұрын

    Niinkan waa garyaqaan quality ah runti dhamaan wax xaqiiqo ah ayu ka hadlay

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi13382 жыл бұрын

    Walee waa inan alle hakodayo

  • @muste123
    @muste1235 жыл бұрын

    Hhhhhhh wlhi qosol badan

  • @maxamedwarsame3651
    @maxamedwarsame36515 жыл бұрын

    Maanshalaah wllhy waa Gar yaqaan hadal yar lkn waa qof dadka qancin karaya

  • @somalian4663
    @somalian46635 жыл бұрын

    Garyaqaan sare Gulled dafac

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo5 жыл бұрын

    Aqoonyahan weeye Guuleed.

  • @dholeamiin2175
    @dholeamiin21755 жыл бұрын

    Aqoonyahan noolow sxb guleed

  • @aaminafoos5346
    @aaminafoos53465 жыл бұрын

    Awelba waa LA ogaaye hawshane maxaa xirsi loo daba socdaa 👐

  • @suldaancraxmaan3584
    @suldaancraxmaan35845 жыл бұрын

    Waydii buugii guri sadheeye hablaha ciidagale ku caayay waxa sharcigu ka qabo

  • @alsaadiqcompany9890
    @alsaadiqcompany98905 жыл бұрын

    Garyaqqan dhamystiran

  • @naimaomarahmed2312
    @naimaomarahmed23125 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayu u mahad san yahay guuleed o no iftiimiyey xaqiiqada satuurka Ee la baal maray waayo qarnimadi qabilka ka weynaday dadkan meesha jooga dhamantood sharci kumay iman Ee qabiil iyo qabqablayn bay ku yimeen Ee satuurka ha la raaco

  • @abdiasisgerad1453
    @abdiasisgerad14535 жыл бұрын

    Masha Allah waa guuleed was xaqiiq taasi Somaliland dastuur Laguna dhaqmo waad mahadsanatahiin

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi52795 жыл бұрын

    Asasaq bu a haa.mr president.

  • @forward101now4
    @forward101now45 жыл бұрын

    Adiga laftaada waa in lagu baadhaa waayo sibaad indhaha u taagtaagaysaa 😃

  • @khaladali8116

    @khaladali8116

    5 жыл бұрын

    Adigu kusoo dhuus ninkani waa geesiye

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub5 жыл бұрын

    Garyaqaan Kani kulahaa, hadii komishanku sharciga marin waayaan murashaxiinta madaxweynaha waa in maxkamada sare laga ashkateeyaa, markaa garyaqaan maxaad talaabadaa u qaadi wayday??

  • @khadarmaxamad2511
    @khadarmaxamad25115 жыл бұрын

    Wadanka gabigisaba madaxdi hore odhan umada wey Wada khiyameyen

  • @Mohamed_Ahmedd
    @Mohamed_Ahmedd5 жыл бұрын

    Aqoonyahan bd tahy

  • @khaladali8116
    @khaladali81165 жыл бұрын

    Taasaa saxiixa in labaadho lkn siiraanyo lama baadhin iyo biixigan toona imika waa in biixi labaadho

  • @mudanemudakar8456
    @mudanemudakar84565 жыл бұрын

    Xirsi runbuu sheegay dadka intii caqli leh waa ogaayeen in ex madaxwayne siraanyo aanu xuskiisu taam ahayn 6sano ee u danbeeyay 4tii sano ee hore xirsi &aamina ayaa wadanka ka talinaayay 2sano ee danbana maxamuud xaashi & aamina iyo samsam afwayne taladii iyo maamulkii dumarkuna waataas maanta halkaa dhigtay nacalba

  • @khaladali8116
    @khaladali81165 жыл бұрын

    Xitaa dastuurka kuma dhaqmaan waa runtii garyaqaanku waa in ladiwaan geliyo lkn ninka xirsi iyo ninja siraanyo midkaliitaa jooga midkan lagu zheego madaxwayne kuxigeenka 2 jeer ayuu jaanis madaxwayne helay muusan kuna dhaqaaqin muxuu lafadhiyay mise waa nuu garanahn

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle79295 жыл бұрын

    Hhhhh nin adag

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions67955 жыл бұрын

    Waa kaa hadalku tuugadii ummada dhacdayeey. Dhawaan qabqabasho u diyaar garooba. Nacdal yahay.

  • @nassirm7040
    @nassirm70405 жыл бұрын

    Everyone knew this even wadani and ucid party knew... but they both respected silaanyo their god father who made it possible for their parties to survive the elections. So in my humble opinioin many people are guilty including the general public who knew this all the way to the guards. Shacab wax walba laga yeeli karo...cigaal did not lie.

  • @repsld
    @repsld5 жыл бұрын

    xirsi waxa ku cadatay inu isagu laftisu uu khaayin aha madama uu ka fa'idaystey xanuunki Silanyo 5ti sanaadood ee uu wasirka madaxtooyada uu aha

  • @mohamedsalaad469
    @mohamedsalaad4695 жыл бұрын

    Tolow qoladan H/Y maxaa ugu jira aflagaadan Xirsi ee ay buunbuuninayaan Mida kale kaa Sanweyne cuqdada uma dhinto miyaa

  • @siciiduk7362

    @siciiduk7362

    5 жыл бұрын

    Hy ilmo yar adigoo ah hoyadaa miyay kugu dafireen xanuun yahow xanuunku dhalay kolay dhadig baad taheee

  • @mohamedsalaad469

    @mohamedsalaad469

    5 жыл бұрын

    Siciid Uk may adeer nin walba hooyo dhashay aabena waan leeyahay H/Y ma caayin su’aal uun baan tolka waydiiyay iyo waxay ka helayaan inay qof cirdigiisa wax ka sheegaan Mida kale anigu hooyadaa wax ka sheegi maayo oo waa hooyaday oo kale

  • @guutaale

    @guutaale

    5 жыл бұрын

    Mohamed Salaad sxb wixii Siilaanyo wax ka sheegaya waanu. Soo dhoweynaynaa ilaa qaaxo ayuu siyaasiyiin tayadii xiniin yaha kaga saarayay Anaguna hadaan aakhiro u diraynaa

  • @siciiduk7362

    @siciiduk7362

    5 жыл бұрын

    @@mohamedsalaad469 soorry sxp cafis xagaaga hooyo waa hooyo waan Qaali sxp maya taas waa siyaasad jiljileec maleh godkaa layskugu galayaa

  • @mohamedsalaad469

    @mohamedsalaad469

    5 жыл бұрын

    Siciid Uk Raganimo. Cafwan sxb

  • @alisuudi5441
    @alisuudi54415 жыл бұрын

    Siilaanyana gar leh Xirsisina gar leh sheekadu maahee labada kee danbiilaa oo dalka khiyaamsy oo maxkamad lasaraa

  • @mowgayare916
    @mowgayare9165 жыл бұрын

    Loyerkani hadii iscasilaada uu Xirsi sheegay maragyo u cuskaday marwada iyo ina xaashi iyo inta qoyska ee arintaa siilaanyo kanoqo ku tidhi beeniso miyaanu xirsi dambiile noqonayn

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse1115 жыл бұрын

    Beel dhan oo isku raacday aflagaadaynta iyo canbaaraynta beel kale siyaasai iyo sheekhba kkkkkk

  • @xananmediaproductions6795

    @xananmediaproductions6795

    5 жыл бұрын

    saadaat muuse maxaad ka hadashay? Xanuunkii oo lugaynaya ayaad tahaye ka bax meesha.

  • @saadaatmuuse111

    @saadaatmuuse111

    5 жыл бұрын

    @@xananmediaproductions6795 maxaa iga khaldan wll bal hada aan is daweeyee. Kkk

  • @warfaasamater3645
    @warfaasamater36455 жыл бұрын

    40kii milyan ee afkiisa laga hayey baa kan ka dhexmuuqda kkk. Waxaa kale oo ay 40kii ka dhex muuqdaan kuwa comment gareeyey bal ila eega 10 qof oo min $10 lasiiyey ilayn looga badan maayo waa hal liide

  • @faisaljama4208
    @faisaljama42085 жыл бұрын

    KkkKKK MA DHAKHTARBAA SOMALILAND JOOGA CID BAADHA KKKK MID WALBA LACAG AYUUNBA LOO DHIIBAYA

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed26465 жыл бұрын

    Dee inadeer wakaas dadbaa igula doodayey sharcibuu ku gafey

  • @maxbuubyare6791

    @maxbuubyare6791

    5 жыл бұрын

    wll wllhy markii hore waan kula yaabanaa lkn hada waan kuu qirey wllhy 💕

  • @guledmaxamed2646

    @guledmaxamed2646

    5 жыл бұрын

    @@maxbuubyare6791 dee haa inadeer

  • @maxbuubyare6791

    @maxbuubyare6791

    5 жыл бұрын

    +guled maxamed mahadsanid wllo qli

  • @guledmaxamed2646

    @guledmaxamed2646

    5 жыл бұрын

    @@maxbuubyare6791 adiga mudan

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin49935 жыл бұрын

    reer galbee kaqada fara xirsi xasidiiyaha

  • @cabdiqanimaxamuud3904
    @cabdiqanimaxamuud39045 жыл бұрын

    Kana muxuu ahaaaa..waxaa u eeg yahay spcial needs

  • @naasirgaas5319

    @naasirgaas5319

    5 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a55n1teao9jAe8o.html wax ka ogow taarikh ku saabsan aragtidii cigaal ee maaraynta qalaasaha somalia

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye5 жыл бұрын

    GaryaQaankani horta ma JeeGaantaa??? Lol waa nin Macquula runtii waan soo dhaweenayaa siduu u Dhigay,,

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    5 жыл бұрын

    @@sheikhsaeed5039 waxaan u Gartay HY

  • @garaadsame5398

    @garaadsame5398

    5 жыл бұрын

    Waa habar yoonis

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    5 жыл бұрын

    @@garaadsame5398 ,,,HY galbeed isaxaaq care ayaan u gartay

  • @garaadsame5398

    @garaadsame5398

    5 жыл бұрын

    Haa waa muuse ismaaciil

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    5 жыл бұрын

    @@garaadsame5398 thanks sxb

  • @yassinadam418
    @yassinadam4185 жыл бұрын

    Xirsi wuxuu isku dayey in uu dad iyagii walan wax u sheego Ta baad marka uu shegay mdxweynuhu in uu ka shakiyey xasuustiisi hadana sheegay in uu sax yahay dee hirsi malahayn in uu dhoho hubiya madaxweynaha maankiisa Ee waxaa ay ahayd cida ku shaqada lehi dantooda gaarka ah fiirin ee ay badhan odaygaa! Berberaba walu u bixshay ee

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95145 жыл бұрын

    Xirsi isaga iya dabiila maxa uu sheegi wayay

  • @abdikarimnuh2969
    @abdikarimnuh29695 жыл бұрын

    Kan aqoon yaraan ba'an ayaa ka muuqata

  • @mowgayare916
    @mowgayare9165 жыл бұрын

    Kan yari waa kuwii xeerka kufsiga watay xataa kamuu hadal muxuu buug kaga meeraysan buugu ma dan bulshaa xeerkii diinta kasoo horjeedayba umada kamaad qabane sidii aad uga aamustay imikana u aamus faaiido buug nooma laha ee

  • @xananmediaproductions6795

    @xananmediaproductions6795

    5 жыл бұрын

    Mowga Yare wuu ka hadlay ee soo baadh laxeey

  • @ahmedgellah2286
    @ahmedgellah22865 жыл бұрын

    Hirsi waa nin weyn oo heer qaran ah oo miisan weyn oo sitaasi ah leh. Laba arrimood baa jira in la eego: 1- Markii xaaladda caafimaad ee Muj. Siranyo ay dhacday muxuu ugu sheegi waayey ummadda ee uu u qaritey hadday jirto in Mujahidku xanuunsaday !!!!! 2- Waa ta labaade waxaan in uu ku qoray buuggiisa in Marwadu ay talada dalka gacanta ku dhigtay !!!!! Wax go'aamo ah oo ay soo saartay Marwada Mujaahidku miyaa la maqlay!!!!!??? Xirsi wuu deg degay e may ahayn in uu maanta qoro wax uu ka niyad xumaan karo Mujaahidka 1aad Mud. Madaxweyne Ahmed Mohammed Mahmoud Siranyo oo aynnu wada ognahay taariikhda Somaliland iyo halgankii la soo maray halka uu kaga jiro.

  • @abdihakimalbaani905
    @abdihakimalbaani9055 жыл бұрын

    adi laftaada waala gaa shakin san yahay daacad ma tihid

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan81755 жыл бұрын

    aar horta caqliga maxaa ilaahay inoo siiyay inaynu wax ku garano sowmaaha markaa markay sidaa tahay waa maxay sabaabta aynu u leenahay madaxwayni silaanyo nin waalan ayuu ahaa waayo waynu ognahay inuu maalin kasta shacabka la hadlayay si caadi ahna uu u hadli jiray una khudbadayn jiray isagoon ka dhaaf bixinayn markaa waxaan layaabay dadkeena caqligiisa in meel kasta loo jahayn karo oo aanay fikirayba waayo qof yar oo iyaga kamida ayaa duufsan kara dhamaantood oo ku duufsan kara wax aan caqliga binu aadamka gelay oo cidii miyir qabtaa iska garanayso inaanay sal iyo raad toona lahay waxaasi sida buugan xirsi uur qoray oo kale

  • @abdijamac7840

    @abdijamac7840

    3 жыл бұрын

    Ilaahay ka cabso siilaanyo waraaqo muu akhriyi Jirin markuu labo oday la shiraayo umada keligaa miyaad ka feker fiican tahay gacan yarahiisii u shaqaynaayey ayaaba sidaas ku yidhi

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili31295 жыл бұрын

    Xirsi tuug weeye waayo marku xilka hayay muxu usheegi wayay waa in laxidhaa ninkan xirsi

  • @Fatima-jj4tx
    @Fatima-jj4tx5 жыл бұрын

    hala soo qabto guri Barwaqo isagaa hablihii SOMALIYEED Aflagadeeyay hala xidho guri dhilo guri BALAYO xirsi rayagiisii Ayuu ka hadlay qof waliba xor Ayuu yahay

  • @maxameddalmarbile4657

    @maxameddalmarbile4657

    5 жыл бұрын

    kkkkk muxuu yidhi xabiibi

  • @smoothiniabdi6725

    @smoothiniabdi6725

    5 жыл бұрын

    Xirsi Faladagan hhhhhhhh Xabiibti Xirsi Fikirkiisa kamuu hadalee Naftiisuu Danbi galiyay, oo Wuxuu isku Cadeeyay 5 Sanno inuu isagu Wadanka katalinaayay, Wixii Qaladaad ay samaysay Dawladii horena in uu isagu Sababteeda lahaa. Markaa hadhow ma Adaa kasaaraya tolow ?

  • @AhmedAli-fb7ub

    @AhmedAli-fb7ub

    5 жыл бұрын

    Guribarwaaqo ma gabyo, ee gabay Caan ka ah hargaisa ayuu ku sheegay buugiisa

  • @dhunjog707ali
    @dhunjog707ali5 жыл бұрын

    Xirsi muxuu u sheegi wayay waqtigas adiga,xirsi..iyo kuwa xisbiyada waa tuug. Maxaa loo sheegi waayay waqtigas. Nacaskan iska dhigay nin hadeer

  • @ahmedmahmed9355
    @ahmedmahmed93555 жыл бұрын

    Waar markaad cid waraysanaysaan cid diin iyo aqoon leh waraysata . Waa talo

  • @xananmediaproductions6795

    @xananmediaproductions6795

    5 жыл бұрын

    ahmed mahmed adigu miyaad yaqaanaa ninkan la waraysanayo? Ma filayo. Sidaa darteed hadalkaagu waa iska hantaatac

  • @ahmedmahmed9355

    @ahmedmahmed9355

    5 жыл бұрын

    @@xananmediaproductions6795 maan laawe aan waxba arkin ha noqon baan ku odhan lahaa , anuu ninkan hadalle hore oo caqli uun ku slaysan baan arkay si fiican a waan u aqaaan , markaa marka aad cid waraysanayso dad aqoon iyo diin leh baan mar labaad ku idhan lahaa hadii aanad indhaha iska tuurayn .

  • @faisaljama4208
    @faisaljama42085 жыл бұрын

    SILAANYO INUU WAASHAY OO ASAASAQAY CID WALIBA WAY OGTAHAY, CIDNA KAMA QARSOONA INUU SILAANYO NIN MIYIR QABA AANU AHAYN, LAAKIIN DADKAN WAX LOO SHEEGAYAA WAAYO MA DAD AAKHIRO KU KA YIMIBAA

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa36685 жыл бұрын

    Garyaqaan isku sheeg another khainul wadani troll with fake title

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    5 жыл бұрын

    Lo raacyoow aan caqliga lahaynin dadka afkoda waxa ka so baxa ha eegine reer badiyalyood waa ina gabilay iyo badiyihi aad ka timadeen wa inad ku noqotan wayo wadnki iyo magaladi wad nagaga xaarteene hargeysa cadeey ahayd

  • @asalhargeisa3668

    @asalhargeisa3668

    5 жыл бұрын

    @@dhashisheekhisaxaq9514 doqonoow gabiley waxay isku fuuqsatay 6 gobol baan dagaa hadana kaligeed baad ka wadhlaysay viyasr baa dhacday waana lagaa badiyay barooratay baantay oo faantay buuraha kortay caarre dirtay iyo jabhad qabyaaladeed waxaan calaacal iyo tolaayeey ahayn wayday hadaba cirka soo guji dagaalna caarre ayay awoodaadii noqotay kursi aad kortaana gabilay oon ku siin cirkuu kuu jiraa may soo saarto oodwayne cirro gabiley muusaheedii wataa kursiga saartaye aamus naxli iyo qabyaalad itaal daran bay talada noqotaye

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    5 жыл бұрын

    @@asalhargeisa3668 😁😁Muse handaraab meedi kursi maay saarin ee odayga silanyo oo la sheegay inu bukay iyu ka faa'iidaystay oo xoolahi dalka iyu xaday iyo musqmasaq nimanka aad ka hadlaysidna siyad bare biyo umay kaban ma adoo loo raaca oo nimanka isaaq uu jilicsana iya wax iska celin mida kale dadku way iniga sii jeedan ee haysku so jeedinina carana waa nin kaliya iyaa iniga cabadiyay hada hoos uu hoorsan waydan guryahina iya niligu iman oo nila biray mad joogtano

  • @asalhargeisa3668

    @asalhargeisa3668

    5 жыл бұрын

    @@dhashisheekhisaxaq9514 cirro caantayno loo lulayay kamaad akhriyin buuga suul cawro barrina cirro oo uu dhagta u saarayay baa ku xiga siilaanyo horaa u sheegi lahaydeen kii gacantiisa nin kale maamulayay handicap cirro cid dooranaysaa ma jirto laba kala daa isma maqloow siilaanyo ayaa isku daatay iyo muusuu kursiga saaray boogtaasi ha ku shuuqdo waligaa

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    5 жыл бұрын

    @@asalhargeisa3668 😀😀War qabyald iyo waxanu aqoon iyad na galisen bugagta aad ka hadlayso ma anaa aqriya oo ogba mida kale anigu doorashdi muuse iyan tagersana lakin markay qabyaladi isku dheex yaacday oo kabha la kala urursaday iyan anaa bustaha jiitay qoofyo haay dabaajin reerkas meela badan iyanu wax isga nahe yaan ku fogana iga tag

  • @Mario-fm6nm
    @Mario-fm6nm5 жыл бұрын

    guled aduu markad hadleyso si dagan oo masuulnimo leh uhadal talo

  • @smoothiniabdi6725

    @smoothiniabdi6725

    5 жыл бұрын

    Si Caadiyuu uhadlayaa Garyaqaankuye, Adiga tolow muxuu kuu Dhibay hadalkiisu Waa yaabee!!!!

Келесі