“ Maamul Wanaagu haduu Xumaado Dadku Waxay Marksta Raadinayaan .....“ Garyaqaan Dafac.

Ойын-сауық

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 43

  • @1962yusuf
    @1962yusuf11 ай бұрын

    Afkaaga caana-geel lagu qabay, waa aqoonyahan ilaahay ina siiyey. Asc

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Illaahay ha tuso Dhalinyaradaas Quruxda badan jidka wanaagsan sidoo kale Illaahay Ha dhiiri geliyo oo Ha siiyo wadne ay ku xukunaan wadankooda Aamiin Aamiin Aamiin

  • @yasinmohamed
    @yasinmohamed11 ай бұрын

    I can only say, he is a knowledgeable person.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa812011 ай бұрын

    ‎إِنَّا أَنزَلْنَا إِلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ لِتَحْكُمَ بَيْنَ النَّاسِ بِمَا أَرَاكَ اللَّهُ ۚ وَلَا تَكُن لِّلْخَائِنِينَ خَصِيمًا

  • @abdillaahiadam4151

    @abdillaahiadam4151

    11 ай бұрын

    Dimoqraadiyadda koox ama qof walba dhinacayuu ka eegaa, tusaale Madaxweyne Trump oo kasoo jeeda dalka Dimoqraadiyadda lagaga daydaa, wuxu u arkaa Dimoqraadiyadda mid ka duwan ta uu u arko Madaxweynaha xilka haya ee J.Biden, sidaa awgeed koox ama cid kastaaba halka u darran bay xoqxoqdaa sida aqooyahan Dalfac

  • @sheekh_baruud72sheekh_baru68
    @sheekh_baruud72sheekh_baru6811 ай бұрын

    Masha Allah wlhy blhy niin kan hadal kasta u letahay waa xaqiiqa

  • @guulnasar5508
    @guulnasar550811 ай бұрын

    Khayr Allah ha kusiiyo,waxaad tahay faahim,waxaase kaa dhiman arin muhima, shacbigan waa muslim %, xalkooduna waa Akhalaaqdii diintoodu u sheegasay oy ka tagen, inay bartaan , si saxa,dibna ugu noqdaan,sidii uu nabigu ugu tarbiyeye asxaatii, taasina culimadii baa dayacday oo dowlad wanaagii ka maqan..

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud526111 ай бұрын

    Maansha Allaah. Ninkan oo kala iyo Qofkasta oo sidaan oo kale u fikira waa in uu Somaliland iyo Soomaali oo dhan loo doorto in uu hogaamiyo. Xukunka xaafada, Tuulada, Degmeda, Gobalka iyo Wadanka u dhiibay dadka sidaan oo kale ah. Belaayo dalka iyo daka isku diraysa oo dagaal sokeeye curinaysa ha isku soo dooran.

  • @Sahra-qi5sk

    @Sahra-qi5sk

    11 ай бұрын

    somaha walal xaqiqi

  • @aadancali6655

    @aadancali6655

    11 ай бұрын

    Mahad maxuud adaaba kamida kuwaad sheegtay walaale alle haynaga dhigo kuwii dal&dadba waxtara eekamuuqda mahadsanid

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa812011 ай бұрын

    ‎وقوله تعالى: {وَلاَ يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَىۤ أَلاَّ تَعْدِلُواْ} أي: لا يحملنكم بغض قوم على ترك العدل فيهم، بل استعملوا العدل في كل أحد، صديقاً كان أو عدواً، ولهذا قال: {ٱعْدِلُواْ هُوَ ‎أَقْرَبُ لِلتَّقْوَىٰ}

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589911 ай бұрын

    ❤ guuleed dhafac wuu ka horeeya dadka mansha Allah

  • @tallmanisse931
    @tallmanisse93111 ай бұрын

    Maasha allah allah hakuu barakweyo xikmadaada balaaran

  • @mohamudabdi4582
    @mohamudabdi458211 ай бұрын

    Maansha Allah we need more people like him i am very impressed

  • @mohamedabib3057
    @mohamedabib305711 ай бұрын

    ALLAAH YA CIZAK GARYAQAAN DALFAC. AQOON FIICAN AYAAD DADKAAGII YARYARAA IYO DADWEYNAHABA IYO SHAQAALAHA DAWLADABA UU KORDISAY MAANTA EE MAHADSANID DR MOXAMED ABIB OSMAN

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg11 ай бұрын

    Well said guled

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Dhalinyarada gacmaha Ha is qabsadaan Ha badalaan waxuushtaan wadanka qafaashay

  • @caynaanmedia6352
    @caynaanmedia635211 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed338811 ай бұрын

    Albaabada ha loolaabo Schoolka Qadiimka ah ee Reer hebel

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa812011 ай бұрын

    Waxaa Loo baahan yahay cadaalad ‎إِنَّا أَنزَلْنَا إِلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ لِتَحْكُمَ بَيْنَ النَّاسِ بِمَا أَرَاكَ اللَّهُ ۚ وَلَا تَكُن لِّلْخَائِنِينَ خَصِيمًا Suuradani waxay ku taalaa darbiga hard ford university

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Maasha Allah Aqoonyahan jir oo joog Illaahay dhalinyarada caqligooda Ha hagaajiyo viva Somaaliland viva Somaliwayn Viva Dhalinyarada daacada ah ee u naxaya shacabkooda faqriga ah Free laascaanood free Goojocade free Bushaaro Baanday

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy11 ай бұрын

    Garyaqaan anagu dawlada mulateriya oo nootalisa ayaanu ubaahanahay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue11 ай бұрын

    Waa sida axmed siciid samatar

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Waa dhawr iyo sodon sanadood oo maanta Ehlunaar Muuse biixi doonayo inanka uu dhalay inuu Ina xukumo markuu dhinto kkk

  • @rashiidsaleban2559
    @rashiidsaleban255911 ай бұрын

    Jaamacado burco mudo dheer wxay la'dahay " Student Union" oo zy baa' ibisay, mana ka qasna wali.

  • @hassanabdiomar6983
    @hassanabdiomar698311 ай бұрын

    Garxajis has no valid reasons to rebels against this blessed government.

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Waar Dhalinyarooy Dhalinta Gacan libaax waa saxsan yahiin oo Ha la raaco sidoo kale Xukuumada iyo Dhawr iyo tobanka xisbi iyo Nimanka Europe ,Canada,Australia,iyo Marykanka ka yimid iyo Dhiigshiild ba Ha Aaminina badankoodu waa in wadanka laga masaafuriyaa.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud526111 ай бұрын

    Doorashada Somaliland : Dadyohow soo doorta qofka ugu wanaagsan ee naftaada taakuleyn iyo horumar siiya. Qofkasta oo dab iyo colaad Dalkeena iyo dadkeena ku abuura, cadkiina u diida.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589911 ай бұрын

    Waxaa garyaqaanku sheegay 1 shal kama jiro Somaliya iyo Somaliland toona,

  • @Halgame334
    @Halgame33411 ай бұрын

    ASHA HAADO TUKO BAL SXB

  • @warfaageeddi3128

    @warfaageeddi3128

    11 ай бұрын

    Wadaad waxba ma maamuli karo.

  • @walaalahadaarudacwa8120

    @walaalahadaarudacwa8120

    11 ай бұрын

    @@warfaageeddi3128 Subxaana llah walaalo with all your respect wadaadku waa warasatu ambiyaa malaha uma jeediddiinta ee be careful

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue11 ай бұрын

    Waa dadka wadanku u baahanyahay oo dagaal ooguhi ka awooda weynyahay ninkaan ayaa soomaaliya inuu hogaamiye loo baahanyahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646111 ай бұрын

    Dibjirkani aan aqoonlaheen somaliland waa burburtey Amisom ayaa la keenayaa Hargeysa

  • @ahashi7828
    @ahashi782811 ай бұрын

    Dhalinyarada halkaas Fadhidaa ayaga ayaa wadanka ugu badan oo caafimaad iyo Cilmiba Illaahay u baray Hadana iskama qaban karaan Muuse Shaani 90 jir ah Saleebaan Gaal oo 100 jir ah Mohammed Kaahin 90jir ? Why waxaa la baray oo ku dhasheen waa Qabyaalad. Oo waxay rumaysan yahiin inayna ka baxi karin .

  • @warfaageeddi3128

    @warfaageeddi3128

    11 ай бұрын

    Qabyaalad dhulbahante usheeg

  • @farhiyaaden1232
    @farhiyaaden123211 ай бұрын

    But not as a gangsta as a girl can't u sre

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer506111 ай бұрын

    Afqadhmuune, beenaale

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    11 ай бұрын

    Intii aad baranaysay sida loo caytamo, guuleedna Aduunyada ayuu wax la qeybsanayay , xaasid baad tahay laakin wakhti waad haysata aad wax ku barato , laakin haddii guulwadeyn baa ku sugaysa, guleed madaxweyne uma joojinayo waayo aqoontiisa ayuu cunayaa, adiguna muuse biixi baan dufaace xaaskii baa iga bila biil ah, iyo 2 cisho wax ma cunin, anigaygan kula hadlayaa sidaa guleed wax uma baran laakin laakin 2 luqadood oo international ah baan ku hadla, passport international ah waan haysta marka guulwadeyn waan iska xoreeyay 😢

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs11 ай бұрын

    Mr Guuledaw hore ayaad ucadaysatay inad wadani balaayo kiciye Somaliland diid aad ka mid tahay Garyaqanbad isku shegaysaye adigagan aqoonyahanka isku shegaya waa ay cadaha cida fidnada Umada amnigooda ku khamaraysa Umada badankoda way u muuqata oo aad adiga iyo aqoonyahani u jeedaan Ururada Mucaradka ee Komishanaka ogaladay ee dhaartay inay dorashada u wakiisheen in dorashada cayimaan oo ay umada u so diyariyan sida dorshada ururada uso kala horaynayan . waxa Somaliland xukumadan dabada xaqdaro ku haysta waa ururada wadani iyo Ucid oo mabda oodii noqday tolaay tyaa garxajisaay hadaan sharciga ururayada loo jabin ,waar khaininta Wadani iyo Ucid Umada halaga qabto

Келесі