Cabdikariim Axmed Mooge Oo Ahaa Murashaxii Ugu Codka Badnaa Doorashoyinkii Kadhacey Somaliland

Пікірлер: 17

  • @cabdiaden3080
    @cabdiaden30803 жыл бұрын

    hadii laheli lahaa 100 qof oo ckariin oo kale ah walaahi qabyaalada weynu ka bixi lahayn aadna waan ugu faraxsanahy guusha shacabku gaadheen

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh50573 жыл бұрын

    Magacii Aabihii ayuu kor usii Qaaday .. fanaan Ahmed mooge liibaan ilahay ha u naxariistee

  • @aminaalibodhleh8530

    @aminaalibodhleh8530

    3 жыл бұрын

    Haa mashllah

  • @kulmiyeparty2164
    @kulmiyeparty21643 ай бұрын

    M.a

  • @Burco.
    @Burco.3 жыл бұрын

    Mooge ii geeya

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Жыл бұрын

    Labo sano ka dib waxad noqty major dadaal badan hargeysa nadiifiyey Wadooyinka dhisaya xarumihi dhisey dad badan oo danyara meel dajiyey dhir beeray mushaharkii shaqalaha kordhiyey gaadiid iyo qalab soo iibiyey biyo mareeno sameeyey schools iyo MCH yo dhisey alle haku barakeeyo Sii dadaal .....

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman08943 жыл бұрын

    wallahi codkaayagii muu khasaarin.

  • @dhalfanaanchannel9207
    @dhalfanaanchannel92073 жыл бұрын

    Hambalyo walaal guulayso waligaa

  • @gangabande7560
    @gangabande75603 жыл бұрын

    Tola ayeey ma jiri doonta 😍🤩😍😹💯💯👊✊

  • @hadiyaabdirahman2280
    @hadiyaabdirahman22803 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo

  • @yasiinabdilahi1472
    @yasiinabdilahi14723 жыл бұрын

    Masha ninka codkar sanaaa

  • @sawdashaqale2970
    @sawdashaqale29703 жыл бұрын

    Wllhi ina moge iska jeceele formo arab

  • @iidmaajo8737
    @iidmaajo87373 жыл бұрын

    HanpalyoH

  • @wadania932
    @wadania9323 жыл бұрын

    shacabka gobolada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer aysan ka qeyb galin doorashooyinka Somaliland ee heer barlamaan iyo heer deegaan.😂

Келесі