CABDIKARIIM AXMED MOOGE IYO HADALKIISII SOO JIITAY DHAGAHA BULSHADA

Ойын-сауық

Пікірлер: 120

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh14543 жыл бұрын

    Inta Cabdikariim Ahmed Mooge Qabiil Iyo Reernimo Aan Ku Dooran Doonin Kartiisa Iyo Aqoontisa Ugu Codeyn Doonta Halkan Isku Muujiya👆💯

  • @waydabdirahman54

    @waydabdirahman54

    3 жыл бұрын

    Cabdi kariim Ahmed mooge ilahay haa xiftiyo waa muwadiin waa bil wax uu qaban laga somaliland waan ku hanbalyaynaya hadalkiisa wanagsan ee mudan qiimaha wanagsan

  • @mukhtarmawlid137
    @mukhtarmawlid1373 жыл бұрын

    Cabdi yare walee waa nin qaran masha allah kii dalkisa iyo dintisa anfaca alle hakaadhigo aaamin aaamin aaamin

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag22933 жыл бұрын

    abdikariim ahmed mooge maayirka caasimada jamhuuriyada somaliland ee hargeysa waxaan balan qaadaya anigoo gobolka sanaag kasoo jeeda inaan codkayga siin doono abdikariim ahmed mooge sababta i waydiiya adigoo reer sanaag ah sidaad ugu codaynaysaa nin reer hargeysa ah sababtana anaa kuu sheegi doona abdikariim isku beel ma nihin isku gobol ma nihin isku deegaan ma nihin balse waxaa i qanciyay oo keliya fikirkiisa iyo hamigiisa ku jira ee uu doonayo inuu dalkiisa wax u qabto markaa halkaan codkayga siin lahaa mid ila reer ah balse aan fikir lahayn waxaa caqliga saliimka ah ee caafimadka qaba i faraya inaan codkayga siiyo ninka noloshayda iyo ta bulshadaydaba wax ka bedelaya guul ayaan leeyaahy abdikariim mooge

  • @abdirahmanxiiir7766

    @abdirahmanxiiir7766

    3 жыл бұрын

    Mnsha llH wll mntana wu guleyztaY insha llH wxa lasugaba wa waxqabadkiza

  • @mahatazizi3526

    @mahatazizi3526

    3 жыл бұрын

    Sadex bilod ka hor ayuu aha hadalkaasi mantana wuxu kuso baxay codka uu badan jamhuuriyada somaliland

  • @c.xakiimqoys8393

    @c.xakiimqoys8393

    3 жыл бұрын

    Ma dhabaysay balankaagii ahaa inaad ucodayso

  • @roodaahmed3003

    @roodaahmed3003

    3 жыл бұрын

    Pggl

  • @cabdilaahisiciid8983
    @cabdilaahisiciid89833 жыл бұрын

    Ale hakubarakeeyo cabdikariim axmed Mooge waa nin madaxa

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu293 жыл бұрын

    Masha allaha walakay somaliyed #abdikarim ahmed mooge guulayso hadalkagana kaga hay illahay qabil iyo cuqdadna haka illaliyo ınsha allaha allaha ka dhigo ka umada waxa ka daweyaaa

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi93533 жыл бұрын

    masha allah nin qaaliya,wadani ah ilaahay haku garab galo reer somaliland waxan leeyay dadka clkariin ookale ah taageera

  • @xasansaasofficial1795
    @xasansaasofficial17953 жыл бұрын

    Mansha Allah waxgarad weye musharax Cabdikariin

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato2 жыл бұрын

    Nin hadal toolmoon 🥰🦁🤴

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni51413 жыл бұрын

    MAASHA ALLAH C/KARIIN ILLAAHAY AQOONTA IYO CAQLI GA WANAAGSAN EE AAD KU HADLAYSO HA KUU BARAKEEYO INSHA ALLAH WAAD GUULAYSANAYSAA KAN CALOOSHII LA CIYAARKA AH IYO QAYRKIIBA WAAD KA GUULAYSANAYSAA IDANKA EEBE INSHA ALLAH WAXAA SOO SOCOTA MAALIN TUUGTA IYO KUWA XAQA MASAAKIINTA KU NAAXAY IYO KUWII U GARGAARAYBA ILLAAHAY GACAN BIR AH KU QABAN DOONO ILLAAHAYNA WAA SHADIIDUL CIQAAB ILLAAHOW CADAABKAAGA NAGA BADBAADI AAMIIIIIN

  • @mimoomer8582
    @mimoomer85823 жыл бұрын

    Waa kaas niinkaan aniygu uguu ridayo alxh hdaanan reer hebel ku doran

  • @nurcade2670

    @nurcade2670

    3 жыл бұрын

    Halagaa hello Balan Qaadkaasi Yaanu noqon hal Bacaad lagu lisay

  • @zakimustafe7757

    @zakimustafe7757

    3 жыл бұрын

    duxzuo

  • @zakimustafe7757

    @zakimustafe7757

    3 жыл бұрын

    o

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse77673 жыл бұрын

    Mnsh Allah alle ha ka dhigo in shallah mayaraka harageesa doorashada malamah yari inaga xigan alle ha kugu guuleyo in shallah 🙏👍💖💖👏👏✍💯 soolatekan alle inaguma soo ciliyo in shallah hagiisi waxay ledahaye soolateko horowo waa inoo qayamaha 😅😅😅🙌

  • @abokorcabdalla6920
    @abokorcabdalla69203 жыл бұрын

    Ckariin axmed mooge horo usoco haldoor ayaad tahay

  • @turyweyrieoeu8037

    @turyweyrieoeu8037

    3 жыл бұрын

    ٥٥٥

  • @zakimustafe7757

    @zakimustafe7757

    3 жыл бұрын

    insh allh

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar3 жыл бұрын

    M.a Abdi kariin axmed mooge gulayso waliga

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid99943 жыл бұрын

    Maasha allaaah maasha allaah ilhyna lakala baryi og hadla lakla odhan og guulyso idam allaaah

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud54653 жыл бұрын

    C/kariim nin qaaliya ilaahy hakugu guuleeyo dalka iyo dadka ku baahan

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal7053 жыл бұрын

    Hogaamiye dhaba allow xilka noogu dhiib

  • @abdiqanicaano7608
    @abdiqanicaano76083 жыл бұрын

    Masha Allah wllhi waxaad tahay muwaadin Dhaba.....

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi8823 жыл бұрын

    Cabdikariin Axmed mooge liiban 🙏🙏🙏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss16703 жыл бұрын

    ILLAAHOW CAQLIGA CAAFIYADA IYO CIMRIGABA U BARAKEE CABDIKAIIN MAXAMES MOOGE AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @ibrahimadamadam948
    @ibrahimadamadam9482 жыл бұрын

    Wiil jira hala haku xafido

  • @sabaaxcali190
    @sabaaxcali1903 жыл бұрын

    Maasha Allah Carabkaada Allah hakuu xafido qof codkaraad tahay shacabkaa ku garabtaagan Allah waxaan kaaga baryayaa inuu kugu xafido xilkaad qabandoonto insha Allah qof dacaad ah ayaad tahay runtana kahadla Allah hakaa xafido shaydaanka iyo shaydaanu insigaba guulayso

  • @munaaden9549
    @munaaden95493 жыл бұрын

    Masha Allah il iyo cawri la, aw 👏🏾🌷👏🏾🌷👏🏾🌷👏🏾🌷👏🏾🌷

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed1403 жыл бұрын

    C Karin. Axmed wad guuuulesan ishalaah geeeeeel

  • @guledciidle3713
    @guledciidle37133 жыл бұрын

    Mayerka mustaqbalka abdikariin axmed mooge

  • @hamdianahaaji4392
    @hamdianahaaji43923 жыл бұрын

    Abdikarim ahmed moge guushu w hortada gulayso wlal💯🙏

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed15643 жыл бұрын

    Ilaahay hakula qabto xilkaa indr sanaag baan kaa soo salaami

  • @zamzamcllahi2168
    @zamzamcllahi21683 жыл бұрын

    Mazhallah guulayso maayir

  • @abdirizakabdirahman3347
    @abdirizakabdirahman33473 жыл бұрын

    Amiiin abwaan hadraawi illhy ha caafiyo

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi76533 жыл бұрын

    Cabdi ibraahim waa nin hadal yaqaan iyo alle hadaayo geesi

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle79203 жыл бұрын

    Amiin amiin qalbi wanagsanna

  • @Burco.
    @Burco.3 жыл бұрын

    Madaxweeynaha mustaqbalka Masha Allah ilaahay ba karaameeyay

  • @yuusufcabdilaahi4207
    @yuusufcabdilaahi42073 жыл бұрын

    Guul insha Allah Cabdi Kariim ahmed mooge

  • @munayusuf4949
    @munayusuf49493 жыл бұрын

    Manshallah manshallah Alleylehe nin nin dhaley leh. Allah haku xafido. Hala kala diep kii wax qaban waaya

  • @uc4137
    @uc41373 жыл бұрын

    Alle guusha hakugu simo

  • @zakimustafe7757
    @zakimustafe77573 жыл бұрын

    mash allh

  • @housseinyacin5603
    @housseinyacin56033 жыл бұрын

    Machaallah c est un jeune competent et plein d avenir

  • @lebronjames1276
    @lebronjames12763 жыл бұрын

    👏👏👏

  • @yasinnoor6582
    @yasinnoor65823 жыл бұрын

    Mashallah aad baan ugu farxy ninkan

  • @habifarah6128
    @habifarah61283 жыл бұрын

    Alle ha ku xafido

  • @cabdijaamac9082
    @cabdijaamac90823 жыл бұрын

    Guul

  • @user-yt2ve9nt4d
    @user-yt2ve9nt4d3 жыл бұрын

    Ilaahay isha cadowga ha kaa qabto abdikarimow in lagu cawriyan ka baqaya

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil92043 жыл бұрын

    Cabdikariim guuleeso

  • @xareed1
    @xareed13 жыл бұрын

    cabdi kariin iska soo sharax madax waynanimo aanu ku dooranee

  • @nimcom.5396
    @nimcom.53963 жыл бұрын

    Ilaahay hakaa aqbalo. This man makes me proud!

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg3 жыл бұрын

    Hadi aan Burco jirin jacayal lama heelen, hadi aan Hargeysa jirin Somali lama heelen 26.06.1960.

  • @wardaluza4506
    @wardaluza45063 жыл бұрын

    Mansha allah ale adi iyo kuwo baadan okuula midaa hainaasiyo odàlka dhiisa

  • @safiaomer4732
    @safiaomer47323 жыл бұрын

    Ninqiima leh jiroo joog c kariim

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation31033 жыл бұрын

    Mooge babaan guul

  • @faysalmohammed6982
    @faysalmohammed69823 жыл бұрын

    💚🏉❤

  • @mustafesaleeban5759
    @mustafesaleeban57593 жыл бұрын

    Haharyar guulayso

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation31033 жыл бұрын

    Guul guul

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo94763 жыл бұрын

    Cawa ayuu guulaystay xildhibaanimo uso baxay

  • @yaxyebaashe6081
    @yaxyebaashe60813 жыл бұрын

    Hablyo

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia37583 жыл бұрын

    Shaqsiyaad qaaliya ayaa ka dhashay somali lkn waxa u diidaya waa qabiil iyo qudhun. Waa nin abihii talin jiray ceebna maaha.

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho29443 жыл бұрын

    Ilahy hkuzo zaaro wllo gopad tahee

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi62913 жыл бұрын

    Hambalyo

  • @programmerrules2092
    @programmerrules20923 жыл бұрын

    26 K voted for you show us what you are capable of 😋

  • @Abdi-Mohamed
    @Abdi-Mohamed Жыл бұрын

    Berbera Noqonays

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed23903 жыл бұрын

    Kkk

  • @Burco.
    @Burco.3 жыл бұрын

    Mooge ii geeya

  • @cabdixakiinaxmedmaxamed7734
    @cabdixakiinaxmedmaxamed77343 жыл бұрын

    Maayarka dhaartu u hadhsan tahay 26K+ Vote, taariikhda ku xusi

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid99943 жыл бұрын

    Geesi geesi dhalay

  • @mahedgacandaud4043
    @mahedgacandaud40433 жыл бұрын

    Nin rageedka geeska wllo alle ha ku garab galo aniyo inta ila fikirka ah urdugankayagu waa adiga

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh3 жыл бұрын

    Ninkaas halagu eego caasimadda waxa dhici karta hadalkaa wanaagsan inuu kaga dhabeeyo,ninka wax qaban kara garduubka qabyaaladaysan aynu ka furno.

  • @zainabissa9023

    @zainabissa9023

    3 жыл бұрын

    Walaal casimadi lacag ayay oo bahantahay khasnad madhan hadi loo dhibo waxba maa qaban karo

  • @engjaamcxusen6801
    @engjaamcxusen68013 жыл бұрын

    .haddii illaahay igu simo anigoo reer hargeysa ah laakiin aanku reer ahayn c/Karim .waxaan ku dhaartay ballana iga ah Inaan codkayga siiyo,anigoo ku raacay fikirkiisa kafayow qabyaalada.haddiisa uu isbedello marku soo baxo.waxa iga go,an inaan qof dambe codkayga siin

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid48263 жыл бұрын

    Lipaaax

  • @maslaxmideeye4512
    @maslaxmideeye45123 жыл бұрын

    Ninkarmeed wlhi weeyi

  • @yasiinabdilahi1472
    @yasiinabdilahi14723 жыл бұрын

    Borama ma maqlo maxa dhacay Inyar isug wllo ma calool xumi hada ee taa hala ogaado 🙏

  • @khalidxasancismaan6272
    @khalidxasancismaan62723 жыл бұрын

    Waynu eegi Donna magalday noqon

  • @alwayslearn8835
    @alwayslearn88353 жыл бұрын

    Rajadda dhabta ah ee jsl waa ckrim

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil92043 жыл бұрын

    Maansha allaah waa hadal dhab ah in Soomaali magaalada tilmaamahaa le Ey iskiku tagidoonto Ninkan waa xakiim ka wal walaya mustaqbalka soomaali ween

  • @kadramohamed2429
    @kadramohamed24293 жыл бұрын

    Ninkani Madaxweyno ayuu ku fiican yahay

  • @cabdinuuxjaamac6131
    @cabdinuuxjaamac61313 жыл бұрын

    Hadii⁰ la dido Mayer ma rabno

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed1613 жыл бұрын

    Mesha uu hadrawi fadhiyo wa goorma

  • @mohamedmohamoud256
    @mohamedmohamoud2563 жыл бұрын

    Looge hargaysi doorataye hadalkaa wanaagsan waa looga fadhiyaa

  • @sagalcawil4466
    @sagalcawil44663 жыл бұрын

    Baalashlayaasha maxaad shaqo u haysaa maadaamoo aad leetay waa laga raysan doonaa kabo la baalasheeyo

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi8823 жыл бұрын

    Geesi weeyi ninkaan

  • @maryanaxmeddable1837
    @maryanaxmeddable18373 жыл бұрын

    Mash Alaah waa nin qaad iyo qabil toon an aqon

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali66153 жыл бұрын

    Saaxiib maxas4 kaa hakhdan

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    3 жыл бұрын

    Muu soo bxy tlow😭

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55963 жыл бұрын

    HADALKIISU IMACAJABIN MAXAA GAARISA KUUKEENEY? MAXAA SOOMAALI KUUKEENEY? HADALKAA MAANFAHMIN IGADABAGEEYA DADKEYGOW NINKAN WAAN UCODEEYEY WAXAAD BARTAAN CID HAUSUJUUDIN ILLAAHAY MOOYAANE MARKA UGUDANBEYSA UFIIRSADA SUJUUDBUU UQARINAYAA

  • @munamaxamed3266

    @munamaxamed3266

    3 жыл бұрын

    Mala khalad ayaad ka fahan tay Yacnii mee shii hore umarta ayuunbay dadku isigu tagayaan siday daba da haba u aadaan

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed14103 жыл бұрын

    Cod Kar Weeyi WllHi

  • @kadramohamed2429
    @kadramohamed24293 жыл бұрын

    Wadani kan mey ka dhigtaan gudoomiye odeygan jilicdasan leh iska badila

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland74803 жыл бұрын

    Clip-kan din buu u soo post gareeyay markii kii hore dhulka lagula dhacay isaga iyo somaliyada uu ku hadaaqo baryahan kucfahanaycibrahim caydiidna waa mahadsantahay wixii hi sheegayay baa soo fidhfidh leh kaasaa maxamed mogeh iyo axmed ku abtirsada

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    daqonimada la aamuus

  • @mcnncm1318
    @mcnncm13183 жыл бұрын

    afmiishaar

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    cuqdad ayaa ku hayse

  • @sumahwaagullweyn196

    @sumahwaagullweyn196

    3 жыл бұрын

    HAHA WAA HEEGO WAANAGA WAY KU DHIMATAA XUMAANTA AYAY UGU BADISAAA IYO MUSUQA 😄

  • @ayanhussein9996
    @ayanhussein99963 жыл бұрын

    He fuc%ed up Heego iyo Oromadii "Jaarsadii"

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan18963 жыл бұрын

    Kaw kan Hadaba aniga Laydiid wllhi wayo waa imaQllaay wixii su Qof kan wa maqlaay war nio naacda naga daa

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    daqonimada la aamuus

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland74803 жыл бұрын

    Ciwaanka inuu noqday ahayd hadalkiisii ay ka diideen dhagaha shacabku inuu sumcad leeyahay baa la moodayay Somalia ka dhex guuxaysa Doqonkan, ma maxaa Somali magaalo qudha isugu keenaya ee qatar, kuwait, Emirates oo hadii laysku daro ka yar tiradoodu inta Somaliland joogta isu keenin waayay? Anagaa Somalia noo iman mayso oo dhiig baanu ka xignaaye isagu ha tago wixii lagu sheegayay baa soo baxay

  • @farahcawil9353

    @farahcawil9353

    3 жыл бұрын

    Shankaroon wax fahan waxaa laga hadlayaa ganacsi iyo horumar magaalada samaysa ayaa marti loo noqonayaa wax baro ha iska qiiroon ckariin isagaa kaa Somaliland jecel lasoco

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    @@farahcawil9353 ganacsi daa si fiican oo fog baan u fahmayaa NIN Laga dhex guuxayo markii u horaysanyna maaha intuu isa soo sharaxay durba dhawr jeer buu Somalia dhex batalaqsaday city uui wax ku yeelayaana ma jirtee isagaa ku wax la' wixii la sheegayay baryahanba ayuu isku cadeeyay waan u hanwaynaa oo jeclaa inuu noqdo ka soltelco umada dhaafiya waxaan ka quustay markuu xamar oo waxa ka taagan la arkayo buunbuuniyay iyadoo Somaliland nabadeeda aan maraykanku haysan African daayoo na uu yasay ina axmed mogeh wuxuu noqday karis xun iyana wax ku la' markuu soo bixi waayo daniba xamartii lagu xamanayay way geyn

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    @@farahcawil9353 cabdikariim anaa kaa badiya aqoona ninkaaga sidaa u hadlaya igu beegsan maayo kolay truth hurts brother no matter how you slice it

  • @mowletabdi2439

    @mowletabdi2439

    3 жыл бұрын

    Adaa lagaa dhex guuxayaa malaa solteco ayaa kaa dhex guuxayan filayaa 😂 😂 cabdi kariin nin aan ahayn Hargeisa maayar u noqon maayo

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    Daqonimada la aamuus

Келесі