"Xorriyadda Somaliland Waxay Inagu Joogtaa Nafo Iyo Dhiig Geesiyal " Cabdikariin Axmed Mooge

Музыка

Пікірлер: 77

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama24853 жыл бұрын

    Hanbalyo hanbalyo cabdi kariim axmed mooge hawshu hasocoto mayeerka casimada Allah xilka hakug asturo

  • @hussindahir3557
    @hussindahir35573 жыл бұрын

    Asw.. Wale waa runti Abdikarim . Mashallah 🗣✌🏿🗣🗣

  • @quruxbadan6369
    @quruxbadan63693 жыл бұрын

    Cabdikariin A Mooge, keep going !next Mayor of Hargaysa!!!!, but also next President of somaliland!!!!! wax ka muuqata walaalkay Abdikarim all the characteristics of LEADER , Geesinimo, he is not only a politician, he is olso a good HUMAN bean.

  • @mustafexasan9191
    @mustafexasan91913 жыл бұрын

    Abdigariin waa mayaar hargasa inshaa all

  • @nimaoomar7845

    @nimaoomar7845

    3 жыл бұрын

    7 fhhhhhh

  • @nimaoomar7845

    @nimaoomar7845

    3 жыл бұрын

    7

  • @cabdixliingallan1571
    @cabdixliingallan15713 жыл бұрын

    Libaax Libaax dhalay mudane guulayso mudane

  • @abdirasakahmed4405
    @abdirasakahmed4405 Жыл бұрын

    Habeenka wixi bilamay Wali way socota Wana lagu gulaysan doona in sha allahu tacala

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi84173 жыл бұрын

    Waad mahad santahay Eedo khayr barrako iyo caafimaad ayaan Illaahay kaaga baryeyaa ee waxaan kaa rajaynayaa in aad sharciga ku.

  • @Adnomo1234
    @Adnomo12343 жыл бұрын

    Sidan u hadli lahaabad modaa inu cabdikarin uhadlayo gar iyo gar daraba wan kuwataa Hore usoco doqontu hayska hadashe

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed85533 жыл бұрын

    Mashaallah keep going geesi ❤❤❤❤

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed73913 жыл бұрын

    Guuul mooge

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First3 жыл бұрын

    C.Kariinow nabadda cidna ma caabuddo lkn waa nimco weyn oo Alle inagu manaystay. Meelo kale ka doon-doona dhaliisha xukuumadda lkn fadlan nabadda af-ka hasoo marin mar dambe. Haddii aanu shacabka Somaliland nahay anagu muxaafad iyo mucaarad toona ma rabno ee nabadda ayaa noo dan ah. Cid kalena abaal ugama hayno aan Allaha weyn iyo dadkii sababta u ahaa ka ahayn.

  • @mawliidsiciid5886
    @mawliidsiciid58863 жыл бұрын

    Noolow zxb cabdkarin Axmed mooge waa ruunta

  • @muusakahin4135
    @muusakahin41353 жыл бұрын

    Next president

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued31373 жыл бұрын

    🔥🔥🔥🔥🔥👌👌👌👌✌

  • @mustafexasan9191
    @mustafexasan91913 жыл бұрын

    Meesha wax fadhiyaa ciyaal canabodhee waxbaa mafahamayaan

  • @xirsimaxamed2809

    @xirsimaxamed2809

    3 жыл бұрын

    Run wllhi

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    maxey fahmi

  • @abdisalamismael9541
    @abdisalamismael95413 жыл бұрын

    Mayirka mustaqbalka

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi61363 жыл бұрын

    dhalinta jsl waxay dumisay sanamkii qabyaalada

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan46753 жыл бұрын

    SUBXAAN ALLAH MARNABA MAAN FILAYN AQOONTII DALKA IYO CAQLIGAAD TUHMAYSEEN AYAA WEEDHAHAN XAJIINTA LEH KASOO BAXAYAAN............... WAXAN FILAYA XUMAN KU QARSON AYUU ALLAH KAA YEEDHSIINAYA

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    Dee runtu faanto maaha

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris73083 жыл бұрын

    Nimanka aad ka hadleysaa reerkiina maaha ee shaqo doono saaxiib

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @asmacawil2739

    @asmacawil2739

    3 жыл бұрын

    Adu ya thy garacow

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid72842 жыл бұрын

    Maraa waaxid aleeylehee gobonimo runrii waa taa

  • @sahraahmed1449
    @sahraahmed14493 жыл бұрын

    Ax wlhi somalay. Haadd rabtaan is bdl iyo badhaadhe niinkan doorta

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed44932 жыл бұрын

    Cabdikariin isku kalsonidiisii Mayar ku noqey insha allah Madaxweyne qaran kan ka badbadiya jahiliinta qabyaladeysana waan kuu rajaynayaa insha allah amiin ya rabi

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Жыл бұрын

    Siyaasiyinta mashruc ah midkasta isago futo qawan bu yimada kursiga xukumadda isago taajirana wa la arka

  • @dhaadheerecal2661
    @dhaadheerecal26613 жыл бұрын

    Waad qaldantahay cabdi. Kariin axmed mooge teegaaraan kuu ha yay lakiin maanta dhinacaaga waanka foogaaday ciidanka gaajada Ku sheegaysaa waa kuwaad Ku seexado sxb kibirbaa kaa muuqdaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    waxba haku walan ninkaani runtu sheegay

  • @haykaltrending8518

    @haykaltrending8518

    3 жыл бұрын

    Runta in lasheega kibir maaha hadu askari ku dhalay waad daremi lahyd wuxu ka hadlayo

  • @somalilandguul4829
    @somalilandguul48293 жыл бұрын

    Xaq ayad ku hadashay axmed maxamed mooge

  • @somalifany1931
    @somalifany19313 жыл бұрын

    Maayarka hargeysa

  • @abdirahmanabdillahi3042
    @abdirahmanabdillahi30423 жыл бұрын

    Maxa laga shekaynaya

  • @Aldaarulsunnah
    @Aldaarulsunnah3 жыл бұрын

    MAAYARKA CAASIMADA SICIID JAMAC ALI CILMI INSHA ALLH

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @aaminamaxamedali7509
    @aaminamaxamedali75093 жыл бұрын

    Axxxxxx

  • @fardusaw9688
    @fardusaw96883 жыл бұрын

    Wixii khaldan hala sheego lakiin maha inaad tidhaa hargaysa iyo burco kama wanagsana 1988 walal in ahmed moogow ma waxaad doonaysaa intii inaga dhimatay 1988 marlabaad inay inaga dhimato? Walal nabadgalyadu qofwalba waa u dan ee balayo inoo dhawayn ha inoogu yeedhin ilhayow inoo xifti juhmuriyada barakaysan ee somalilan cadawgeenu wuu badanyahay ilahay ha ina xiftiyo.

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    wuxuu ka hadleyo fahan

  • @abshir1974
    @abshir19743 жыл бұрын

    Nacasku ma jeclaysanayo in runta lansheego ninkan Cabdikarim waa daacad kunoolaa dalka wadankana aan ka bixin xoriyada iyo dimiqraadiyadu uu ka hadlayaa waa tii laga dagaalamay runtuuna sheegayaa ee nacmlayaashu ma jeclaysanayaan hadaladan waana rag u kacay qaranka oo bilaa qabyaalada ah waa kuwii qabiilka iyo xaqdarada inaga saari lahaa ee aan waxqabad ka aan doorano oo caqliga saliimka ha lanraaco saxaafadana badankooda waa tuug

  • @daauudismagbe8582
    @daauudismagbe85823 жыл бұрын

    Wlaahi waa nin raga

  • @bintunur1201
    @bintunur12013 жыл бұрын

    Waruunti wasidaa adiirkaba kamidaa mogee

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.69293 жыл бұрын

    ""SOCON WAYDAY SL LAGANA SOO YAACYE". SL=BEESHA DHEXE.

  • @xograadischannel940
    @xograadischannel9403 жыл бұрын

    Aqoonyahan ka wadanku ha gurmadan ninkan

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Жыл бұрын

    Somaliland galbeed iyo burco weye sanaag iyo sool waxba uma hayso afweyne na wu necbaa somaliland wa same dagmeyin iyo gobalada bari waxba uma ogala

  • @ahmedqorane7065
    @ahmedqorane70653 жыл бұрын

    Raganimo waxan jeclaan laha inta halkan caawa joogta oo hogaanka dalka inoo haysa.

  • @Aldaarulsunnah
    @Aldaarulsunnah3 жыл бұрын

    IDINKIBA IS DHAGAYSAN LA MXAD MAMULI KARTAN

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah82743 жыл бұрын

    Rashiid cabfilsah onadaafsdamagaalada kashaqeeya berida dhirta waraabin qasrigamuuseismailqalinle grilparty cusbokeliyalagudubay dhadhsnkahilibka lagucasuumayqasrigaqalinle

  • @abdirisakibrahim4058
    @abdirisakibrahim40583 жыл бұрын

    Hadal cada ninku wa libaax

  • @bintunur1201
    @bintunur12013 жыл бұрын

    Kuwaudhin taayi nafahodi wayaayi

  • @guuleedflower6071
    @guuleedflower60713 жыл бұрын

    Naafa dhiinty ayad olalihi dadki lagalay

  • @somaliduetschland4992
    @somaliduetschland49923 жыл бұрын

    Adveis.man wuxu aha reer.paltak😂😂

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris73083 жыл бұрын

    Cabdirahmaan Abees waa tuug aan waxba soo baran oo Gabay ku caaya dadka aanu waxba ku laheyn

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @abdirahmanmohamed417
    @abdirahmanmohamed4173 жыл бұрын

    Bararaqle tuuga

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo3 жыл бұрын

    waar kan yaan la soo sharrixin! dagaal sokeeye ayuu inna geline. Nabadduu ku koray iyo xorriyadda uu Muuse Biixi u soo dagaalamay ayuu ku kibree!

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @mohaawyz7589

    @mohaawyz7589

    2 жыл бұрын

    Hadaba waa maayarka hargeysa 😀

  • @mubarigmoh4479
    @mubarigmoh44793 жыл бұрын

    Tuuuug weyan kani beenala waliba qabyaalada ku dher cid aan ku garanayin ugu sheko

  • @mustafexasan9191

    @mustafexasan9191

    3 жыл бұрын

    Sxp inyaar xishoo waa mayar bari

  • @mubarigmoh4479

    @mubarigmoh4479

    3 жыл бұрын

    @@mustafexasan9191 ma waxan ka xishoda runta

  • @mustafexasan9191

    @mustafexasan9191

    3 жыл бұрын

    @@mubarigmoh4479 may lakiin maxaay ucayii

  • @mubarigmoh4479

    @mubarigmoh4479

    3 жыл бұрын

    @@mustafexasan9191 dadka beenta wada hadi wanaga wax ku qadan wayan xumanta bay ku leyihin marka kan iyo kuwa isaga o kala ka yelimayno

  • @liibaanzaylici4383

    @liibaanzaylici4383

    3 жыл бұрын

    Tuugu maha ninkan oo kale abdikarem ahmed moge wa ninka kaliya ee digreeto madaxweyne lagu magacabay ee marku arkay wasaradi u wasir kuxigenka ka aha iyado masharicdi so gasha wasarada la gurbineyn madexweynaha ila lalush wasiirku ka qado dadka mashrucu danta u yahayna ay yihin inaga wasirki marku yidhi sidan ka da adeero mushaharkenu ha inagu filnado wasirki ka diday e u kuyidhi wixi dhacayaba dhankisa hayste ahow ee marku sas u arkay iscasilay wasir kuxigenkina sida kaga tagay marka hadana wa mayarka hargeisa incha allah wana nin qabyalad diid ah qaran doon ah tuugu lkn wa qofka dadka dhaca lalushka qata sida qaar badan oo hada xilal ka haya lkn waxa walhy ninka 1dolar oo xarana cuna ifkana way kagaso baxaysa akhirana dhimbil dhamaca o calosha kaga dhagta ayay noqonaysa lkn adiga wan ku daremaya waxad tahay dadka aan waxba hubsan ee kaliya wax ku qimeya reer hebel weye sheekhoda xita shaydan ku sheeg mana quruxbadna in ila heerka aad ka mid ahatid dadka caqliga laga qabsadey ee wixi saxda aha khaladka logu shegay caqlina aan ku darin

  • @zuhourmohamed4616
    @zuhourmohamed46163 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 muxuu ka hadlayaa

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    marka fahan

  • @asmacawil2739

    @asmacawil2739

    3 жыл бұрын

    Sida loo edbiyo nocago kale

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue48913 жыл бұрын

    😅😅 ninkan naftaa haysa ee tolow muu is qarxin rabaa

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

Келесі