No video

Qisada Wiilkii Baalash la ahaa ee Qur aanka Dhameeyey Iyo Xildhibaan Barkhad Batuun

Пікірлер: 62

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed32113 жыл бұрын

    Maashaa Allah barkhad Adiga ayaa sabab u ahaa Illaahay subxaana watacaalaa Ha ka Abaal mariyo iyoAakhirana janatul fardowsa jizaa Ha kaaga Dhigo Inshaa Allah 🤲🤲🤲

  • @aasiyacali9689
    @aasiyacali96892 жыл бұрын

    Masha allh ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed32113 жыл бұрын

    Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha ka abaal mariyo dadkii caawiyay inanka yar,isagana Illaahay subxaana watacaalaa ha ka Dhigo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca inshaa Allah 🤲🤲🤲💕💕💕👏👏👏

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama3 жыл бұрын

    *inkastoo la gaadoo* *laga gacan sareeyo* *geesigu ma liico* 😭❤

  • @ismailjama178

    @ismailjama178

    2 жыл бұрын

    Inkastoo la hagradoo Loo hiilin waayo Halyeynimadu waa dhalan Waa hibo Ilaahay.

  • @adarmohamed3709

    @adarmohamed3709

    2 жыл бұрын

    Asc sacabka waxa khayrbadan takbiirta iyo mashaallaah. jaahilnimo iyo diiinla aantu isdaas

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen91643 жыл бұрын

    Walee 10 sidaada ookle hadii la helilaah barkhadoow somallilnd way hagaagi lahyd ilahoow kubarakee

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo2 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @xamsesiciid8116
    @xamsesiciid81163 жыл бұрын

    Jazakalaah khayran wlhy waan qiirooday hadalkiisa maqculka ah iyo sida uu ninkaa ula halgamay cajiib.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta74483 жыл бұрын

    mashallh guul guul. from xamar

  • @zamzamzamsam6108

    @zamzamzamsam6108

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wll ilaahay xamar nabad hakadhigo

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise90243 жыл бұрын

    Allahu agbar waxaatahay muwadin soomaliya bini aadanimadana kuwentahay

  • @farahsaid6913
    @farahsaid69133 жыл бұрын

    Masha allah barakallah xayakallah illahayaw kuwa masaakiinta ugar gaara ugargaar yaa xayu yaa qayuum

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed92122 жыл бұрын

    U are leader barkhad jamac batuun alle ha kaa abal mariyo adaa sabab unoqday in uu manta marxalada quruxda badan taaganyahaye

  • @iyigunler9509
    @iyigunler95093 жыл бұрын

    Maasha alh

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg3 жыл бұрын

    Masha allahu ilaahayna wanaagad samaysay badel khayr qaba ha kuugu badalo

  • @munamuxumed5209
    @munamuxumed52093 жыл бұрын

    MANSHA alaah

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam61083 жыл бұрын

    Maasha Allah Barqad Waa qof kudayasho Mudan Alle Habarakeeyo

  • @ubaxcumar6455
    @ubaxcumar64553 жыл бұрын

    Masha -----allh ------allh -----haku ---- xifdiyo

  • @amalabdi6617
    @amalabdi66172 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭Illahay caawi yaa rabiii

  • @fathmohamed7222
    @fathmohamed72222 жыл бұрын

    Masha Allah jasakallahu khayira

  • @micorphanageagontakenya5177
    @micorphanageagontakenya51772 жыл бұрын

    Mashalah

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs3 жыл бұрын

    Machallah inchallah wlo allaha ka jisaa isiiyo 🤲🤲🤲

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn52092 жыл бұрын

    Ma shaa Allah tabarakaAllah

  • @bashman345
    @bashman3453 жыл бұрын

    Well done, maasha Allahu tacaalaa

  • @ebadoali7519
    @ebadoali75193 жыл бұрын

    Mashaa Allah Jazaka Allahhu khayr

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f3 жыл бұрын

    Barkhad wiilkaa wuu ku guulsystay

  • @mashaallahnaciima2538
    @mashaallahnaciima25383 жыл бұрын

    Masha Allah Allah yaxfidkum

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim50392 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aamiinciiltire3143
    @aamiinciiltire31433 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @abdihassan3637
    @abdihassan36373 жыл бұрын

    U are a leader

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim50392 жыл бұрын

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @faizagelleh5139
    @faizagelleh51392 жыл бұрын

    If everyone of us sponsor a child, we could do a lot for people.

  • @aaminasidiiq9420

    @aaminasidiiq9420

    2 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @ahashi7828
    @ahashi78283 жыл бұрын

    Maasha Allah Illaahay ha ka abaalmariyo Aamiin

  • @nuuracali1282
    @nuuracali12822 жыл бұрын

    Masha allllh

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo79893 жыл бұрын

    Ax ilahy Habarkiyo 🥺🥺🥺

  • @mohaibra7601
    @mohaibra76012 жыл бұрын

    Msha allh

  • @bangalimohamed1630
    @bangalimohamed16302 жыл бұрын

    Macha allah

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad72883 жыл бұрын

    Kulmiye inuu calankiisu dhacay dad sidaa utayoleh Ku arkimaysid, walahi badankoodu waa calooshood ushaqaystayaal reer wadani waxaan leeyay kursiga waad helaysaan lkn malintaad heshaan ha isbadalina fadlan

  • @abdiwaasadjama4069
    @abdiwaasadjama40693 жыл бұрын

    Waxaad cadeysey iney diinteenu nasiixo tahay ALLE haku dhawro adiga iyo intii khayrka jecelba

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen31893 жыл бұрын

    Mashallah

  • @ramadaantv4339
    @ramadaantv43393 жыл бұрын

    Mnsha allah

  • @salmayaxye7130

    @salmayaxye7130

    2 жыл бұрын

    Manshalaah

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi61362 жыл бұрын

    Dadku macaluul ayaa madhisay intu muuse haystay ilaahayow na dhaafi

  • @degan4
    @degan43 жыл бұрын

    Saas baa la rabaa horay u socda iska daaya isir faquuqz

  • @yoonscabdiraxin1775
    @yoonscabdiraxin17752 жыл бұрын

    Barkhad nin adag

  • @guuleedfaracade8238
    @guuleedfaracade82383 жыл бұрын

    😓😓allaw dadka qalbiyadooda isu jilci si aywx utaraan kòoda waxn haysan

  • @hotboxing5045
    @hotboxing50453 жыл бұрын

    qofka wax dalkau qaptamaaha inuu is faano barkhadaoo sidaad dowlada u ga qayp gashy ilaa manta cameradaha uun hoos joogtaa Dee waa reer dami show waxn moodayay qof kale hush

  • @mustafeelmi8613

    @mustafeelmi8613

    3 жыл бұрын

    Hayaay waa dadkii xanuunsnaa waar ma lagaa qariyy wanaaga uu qabtay

  • @fuadwarsame6688

    @fuadwarsame6688

    3 жыл бұрын

    Xumida ma doofaar ayaa ku dhalay!

  • @fuadwarsame6688

    @fuadwarsame6688

    3 жыл бұрын

    Barkhad Waa qof ku dayasho mudan

  • @Mustafa-ty8tq

    @Mustafa-ty8tq

    3 жыл бұрын

    Xaasid ha noqon wanaag kudayasho mudan ayuu noo sheegay walaahi aniga la kulmay wiilkaas oo kale waxba umaan qaban oo safar ayaa ahaa laakiin dereen way ayaa igalay

  • @ciyeyare6033

    @ciyeyare6033

    3 жыл бұрын

    Barkhad waa hogaamiye naxariis badan , JazakAllahu khayr kudayasho ayaad mudan tahay

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro3 жыл бұрын

    CASHARO AFKA CARABI KU BARTA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril36183 жыл бұрын

    IGU SAWIR WAA INTA UU NOLOSHA KA BARTAY IYO DARIIQA LOO MARO DAWARSIGA QARSOON EE AH INTA KOLBA LABA DANYAR AH LA SOO QABTO OROMABA HA NOQDAAN E LA YIDHAA BAHABSHIIL BAN AKOONT UGA FUREE HALKAA KU SOO HAGAAJIYA WALAALAYAAL . BARKHADAW KAMARADA SHACABKU KUGU MAQAN, RABBIGAA WAA KAA EED LA'YAHAY REER HARGEYSANA KAA EED L'A WAA HADAAD IN UUN DAMIIR LEEDAHAY

  • @abdiishaq8344
    @abdiishaq83443 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @naglaahmed6969
    @naglaahmed69692 жыл бұрын

    Mansha Allah

Келесі