No video

Xaaladda Kenya iyo shuruudaha Mudaharaadayaasha oo Ruto saamayn kara?

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 3

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108Ай бұрын

    Shacabka reer Somaliland Cadowga Baarlamaanka fadhiya dhangad ha kaga soo saaraan. Baarlamaanka waxaa fadhiya Cadowga dadka reer Somaliland oo Xasaanad haysta. Muwaadin si aad Mustaqbal u yeelato Cadowga Baarlamaanka Somaliland kala dira.

  • @mohamudyusuf484
    @mohamudyusuf484Ай бұрын

    Heeego beenta jooji, jaarnahay maxaad ka wadaa?

  • @abiibabiib4108

    @abiibabiib4108

    Ай бұрын

    Maad fahmin. Duli Duli Dhalay. Heego Jigjigay joogtaa. Maad fahmin. Tani waa Hargeisa Hadh Wanaag.

Келесі