No video

Fallanqeyn ku saabsan isku daygii dil ee Donald Trump

Waxaa xalay la isku dayey in la dilo madexweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo haatan ah musharaxa ay Xisbiga Jumhuuriga ee doorasahada Madexweynaha Mareykanka ee 3-da November 2024.
Haddaba waxaan arrintan wax ka weydiinay madaxa laanta af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 17

  • @iqroabdi8156
    @iqroabdi8156Ай бұрын

    USA no government no police no safety no nothing kkkkkkk from somalia 🇸🇴

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Maxaa nagagalay America kahadla Danaha soomaalida

  • @seidabdi751
    @seidabdi75126 күн бұрын

    VOA waa canjilaadda BBC

  • @abdullahiosmanabdilot2963
    @abdullahiosmanabdilot2963Ай бұрын

    kaxaaxaabi hee somalia no police no no madheheynino

  • @hm1c586
    @hm1c586Ай бұрын

    Labadaan wariye korka waa ka somali balse qalbiha waa ka mareeykan waxaa tusala u ah qabkeey iskula jibinaayan Kuwaana beri xil dalka kaso donanaaya 😢😢😢😢 mibadka waxaa kasamen batay mabda ooda

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995Ай бұрын

    Arintani wxy kuu cadaynaysaa amaandarada ka jirta maraykanka gudihiisa ka Jirta halka uu aduunka ugu faano dimuqraadiyada

  • @daauudismaaciil
    @daauudismaaciilАй бұрын

    Doobo turab alaha dilo insha allaah wuu dhiman

  • @Arabduur
    @ArabduurАй бұрын

    VAO Laan maku leedihiin Xaafada Tabeelaha ee muqdisho😂😂😂

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850Ай бұрын

    👋Weriye Shirwac&C/Raxmaan Yabarow, Madaxa Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA.

  • @abdiazizabdalla-d4f
    @abdiazizabdalla-d4fАй бұрын

    Yuhuud baad la shaqaysaan

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691Ай бұрын

    Jariimo kulaha jariimo ka weyn mida dadka reer lo geysanayo soma aha jariimo

  • @al-ihsanacademytv8076
    @al-ihsanacademytv8076Ай бұрын

    Waxaan aad uga xumahay inuu ka badbaaday dilkaas

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.

  • @hamzemohamud9169
    @hamzemohamud9169Ай бұрын

    Very Poorly Analysed 😂

  • @JimcaaleMaxamud-lj1my
    @JimcaaleMaxamud-lj1myАй бұрын

    H

  • @Hajidulmidiid
    @HajidulmidiidАй бұрын

    Trump dhagta midigta ah ayuu rinji gaduudan loosoo margarinen waa shaw wixii xalay dhacay.