Cabdikariin Axmed Mooge Markay Arkeen korbay u qadeen Degmada 26-juun iyo Maxamuud Haybe

Ойын-сауық

Пікірлер: 54

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed73353 жыл бұрын

    Hogaamiye Dhabba Haddaad Maqasho Waa Kan. Kalgacalka, Naxariista Iyo Jacaylka Uu Umadiisa U Qabo Iyaguna Ay U Qabaan Waa Kuwaa Dhulka Ku Aamini Waayey Ee Dusha Ku Sita Isna Uu Madaxa Ka Wada Dhunkanayo. What A Leader Walahi Mayornimo Waan Kala Hanweynahay Cabdikariim Ahmed Mooge Madaxweynaha Qaranka Ayuu U Qalma. Insha Allah Dhawaana waan Ku Rajo.Weynahay Inuu Isuso Sharaxo

  • @salehelmi2110

    @salehelmi2110

    3 жыл бұрын

    😎😎😎 waa GARXAJIS - Duriyadda asalka Sheekh ISXAAQ ✌✌✌

  • @ifraaxqalanjo9282

    @ifraaxqalanjo9282

    3 жыл бұрын

    Waa sacad muuse duriyada saxada ah isixaaq

  • @salehelmi2110

    @salehelmi2110

    3 жыл бұрын

    😎😎😎 Duriyadda asalka Sheek ISXAAQ - ma waxad u haysataan (kitaabki ina Cigaal 92 reerka u sameeyay ka mid yihiin) 👎👎👎

  • @abdirahmanelmi2908

    @abdirahmanelmi2908

    3 жыл бұрын

    555555555555555555555

  • @anissaabdi8261

    @anissaabdi8261

    3 жыл бұрын

    @@salehelmi2110 ina gumeed xabalahu faqda marxunki cigaal wa nin nidamka daeladnimo kudajiyey ado dooxa xaarka lafadhiya gaxajis iyo h.a wa duriyad nasaba adigu finixaar cuqdadeysan bad tahay ina cigaal wa ninka tarihkda somaliya video kisii ilaa amerika isakomadaxa yaalan iyo ina cartaba markad aragto tarikhda bey calooshu kushubanta halaguso baadho malaha askarti faqashta kudhashey nin dhaladi tolki cuqdad uma qadey socod ilma xalaal ma lihiid subxaan 😃😃😃🤮🤮🤮🤑🤑🤑🤑garxajis ma tihid garan wayahaw radso wixi kudhaley 😃😃👎👎👎

  • @munirkh
    @munirkh3 жыл бұрын

    Maanshalaah ku soo dhawaw, xafadaan ku dhashey, DARUUURAHA. Ilaahey ha kaa dhigo mid magaalada si daacada ugu adeega. Aniga jaar baanu nahey soltelco hadana waan soo tijaabiyey wax qabadkiiii, calafkiisiina wuu qaadey waa xiligii uu xilka wareejin lahaa,, xilku waa meerto.

  • @freepatriot9070

    @freepatriot9070

    3 жыл бұрын

    Aniguba kula mid baan ahay soltelco jaar baanu nahay lkn waligay ninkaa uma codeeyeen waayo wuu fashilmay 100%. Walaahi waa ceeb haduu mar dambe soo baxo ninkaasi.

  • @Adam-wy5wq
    @Adam-wy5wq3 жыл бұрын

    Vote for abdikarim please, from Kuwait

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98133 жыл бұрын

    26 june waxaynu dooranaynaa c/kariin axmed mooge inshaalaah muxuu solteco inoo qabtay ilaahay baan idinku dhaarshee. Magaalladii hargeisa siday u foolxuntahay waad aragtaan. Solteco haduu qabiil wax inoogu tarayo muu magaalada hagaajiyo Ma naxayaasha aad ayaan u necebyahay ilaahay solteco naguma soo cesho inshaalah Amin ya rabi

  • @abwaansugun
    @abwaansugun3 жыл бұрын

    Inshaa allaah hadaad khayr noo leedahay alle hakuu dhiibo hadiikale alle naguma kaaceebeeyo

  • @cabdiqanibaashe218
    @cabdiqanibaashe2183 жыл бұрын

    Guul iyo gobonimo cabdikariin AHMED Mooge iyo barkhad jaamac batuun

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud61683 жыл бұрын

    Viva mustaqalka mayor ka hargeisa andikarim ahmed mooge

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse77673 жыл бұрын

    Mnsh Allah c/kariin guulu Guulu in shallah 🏞 🏝 🏕 🔥🔥👏👏❤❤💖codaka hargeyesa ✍💯❤

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale33913 жыл бұрын

    I,m begging you to support Mr Mooge, because he is a good talker and as I said before he's pretty guy.

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale33913 жыл бұрын

    Mr mooge waan ku tageerayaa laakiin mar aad kursiga ku fadhiisatid waa inasd magaalada Hargeisa nadiifiyo xashiika ka. Xaadhid iyo waliba wadoyiinka dhiistid iyo biyaha sadeexdaa samee please marka waa lagu ducaynaaya inshallah waad guuleysan is deg dega guul khayr qabta ayaad heli waan ku . I am your supporter's god bless you.no more from Salaato the fat man.

  • @hadrahadraibrahim4356
    @hadrahadraibrahim43563 жыл бұрын

    il iyo Cawri La aaw Fatiid baad u eegtahay Alle noogu kaa dhiib insha allah

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn1963 жыл бұрын

    Asc wuu istaahilaaa MASHALLAH NOOLOW GUULAYSO 😍

  • @bintunur1201
    @bintunur12013 жыл бұрын

    Guul guul mayarkayaga cusuub mooge yaree guuuul guuuul

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani56043 жыл бұрын

    Wlhi waanu ku dooranay ALLENA WAA NAGU GUULEEYAY ADIGA IYO BARKHAD ALLE HAYDIN BARAKEEYO XILKANA ALLE HAYDIN KU ASTURO😭😭😭😭

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan19813 жыл бұрын

    Yaa ila arkay inu meesha ku jiro aare Suleeyman ama wiilka reer jabuuti. Mashaallah guul cabdikariin Ahmed mooge

  • @abdiazizosman622
    @abdiazizosman6223 жыл бұрын

    Dhaarti unba hdhy insha allh

  • @saadahmad487
    @saadahmad4873 жыл бұрын

    Maashaa Allaah guul indr

  • @hodantinimadahorumarka9727
    @hodantinimadahorumarka97273 жыл бұрын

    Masha Allah guul wacan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84043 жыл бұрын

    Mashaallah!!!

  • @fardawsam816
    @fardawsam8163 жыл бұрын

    Alle hakugu guuleeyo xilkaad doonayso bi idnillaah

  • @abdifatahnor1338

    @abdifatahnor1338

    3 жыл бұрын

    Garxajis habar jeclo habar awal Arab marbay bidooobeeen waxay dhaleeen somaliland

  • @abdifatahnor1338

    @abdifatahnor1338

    3 жыл бұрын

    I miss my cty for 6 years may allah make me easy to go

  • @Mo-dool
    @Mo-dool3 жыл бұрын

    Caawa waxad ku guuleysatey codkii ugu badnaa go laga deegaanka hargeysa .cod taariikhi ah 26 kun oo cod waxad 14 kun ka horeysa kakugu xiga. Reer hargeysa bari ilaa galbeed koonfur ilaa waqooyi adey kuu hiil uu een oo fariintaadii waay qaateen hada waxa lagaa rabaa in aad noqotid mayor hada Ladin sii 50% kaga dhabeeya ✌️✌️

  • @ahmedwarta1838
    @ahmedwarta18383 жыл бұрын

    isaaqa xiisahey kawanaagsanyihiin. birina dhulkey ku masaxaan shaqsiga ay shalay xiiseynayeen

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam61083 жыл бұрын

    Hadii ladoonayo in ladhiso wadanka Haloodorto Aqoonyahan Cabdi kariin Axmed moge Waa ku dharanayaa Inuu yahay Qof leh waxqabad Iyo Iimaan sugan xaarantana Aan ku deg degin Haladoorto 1 cabdi kariir axmed moge 2 Barqad Jaamac Batuun Waa dhalinyaro waxbartay

  • @samadoonecali
    @samadoonecali3 жыл бұрын

    Guulayso walaal.

  • @massmass8300
    @massmass83003 жыл бұрын

    mooge liibaan 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @karti-soor
    @karti-soor3 жыл бұрын

    #Codkaygu waa #AbdikariimAxmed Moogee #Mayor4Hargeysa.. From: #GarAdag#Somaliland... #MayorSolteco iyo Madaxweyne #MuuseBixi Cabdi #Fashillu... Musuuq hina'se dumar iyo #Qabyaalad #Baloodho £Boob #Agoomaha danyarta...

  • @vr7643
    @vr76433 жыл бұрын

    26june dad ilbaxa inay yihin bay cadayeen

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani56043 жыл бұрын

    Wanu soo saarnay

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel28543 жыл бұрын

    Waxanu wadana abdikarim Ahmed mooge ku dooraney

  • @mahmmedoldmahmmedok4463
    @mahmmedoldmahmmedok44633 жыл бұрын

    wax makuu xilka Hayey ayaa lag a rabay in uu sidaa hadlo

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa323 жыл бұрын

    Ciidagale u sheega kuwaa mooge kor u qaaday waa sacad muuse kkkkkkk oo u sheega liibaan keeshali kkkkkkkkk

  • @ifraaxqalanjo9282

    @ifraaxqalanjo9282

    3 жыл бұрын

    Ha wlhi waa runtaa special nuux ismaaciil

  • @abdifatahnor1338

    @abdifatahnor1338

    3 жыл бұрын

    Masha Allah reeer hargeisa be United we will bee winners

  • @mohammedBille
    @mohammedBille3 жыл бұрын

    Hargeisa kuma suntana qayaaled oo aan dedkayga lkn hogaamiyihii dhabtahaa ayey waayen way ka nayed jabsanyihiin runtoodii beentoodii ayey garanlaayihiin markaas Abdikareena la doortey taye 26K gaadhaye isagey hada sugaysaa inuu Erdogaankii hargeisa noqdo iyo inuu midkale noqdo Alleh hala qabtee Wado fiican ayaa uu marey

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv30173 жыл бұрын

    *QOF WALOOW OGSOONOW MAALINTA AAKHIRO SU,AAL BAA KAAGA TAALA LAGUNA WAYDIIN DOONAA MAXAAD UGU CODAYSAY HEBEL? MARKAA JAWAAB DIYAARSO QOF WALOOW HADII KALE QOF WALOOW DANTAADA MAANTA QABSO*

  • @khadraabdi5382
    @khadraabdi53823 жыл бұрын

    Waanku duuceye guulguulguulaayso codkan adiga lehy

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed21093 жыл бұрын

    I am abroad but I was so surprised about the speech of mr cirro when he was criticising the parliament aren't he was the parliament speaker for long long period sorry mr cirro why didn't you do what you were suppose to do for your own country for u no more chance y r already failer leader

  • @moegreenback6854

    @moegreenback6854

    3 жыл бұрын

    The fact you asked such silly question tells us you’re nothing but a local heego representative. Cirro was the speaker of the house not the president. He simply puts forth bills the representatives being to the floor and they vote, he a gatekeeper can’t change the outcome but successive corrupt kulmiye governments paid parliamentarians bribes to pass illegal laws.

  • @suho7712
    @suho77123 жыл бұрын

    Intiina aan garanayn daruuraha sacad muusaa ka buuxa gaaranahaan soltelco jilibkooda....ina Moogow kuwaa codkooda???? Ayaa saaran

  • @ayanbilanmohamed2561

    @ayanbilanmohamed2561

    3 жыл бұрын

    Sacad muuse haday ka buuxan sow casimada kama mida aha mida kale ninkan qabiil uma sharaxne reer hargeisa o dhan bu u sharaxan yahay

  • @saadsuleiman3750

    @saadsuleiman3750

    3 жыл бұрын

    Haka yaabin inay cod siiyaan, way u reer magaalaynayaan

  • @vr7643

    @vr7643

    3 жыл бұрын

    @@saadsuleiman3750 anaga ucodeynayna o ka ilbaxnay qabillki iyo qudhunka casimada dib udhigay adna ka ilbax

  • @laylaismail427

    @laylaismail427

    3 жыл бұрын

    Maansha alah kahor intaand kursiga fadhiisan is quraan saar

Келесі