Barn Fanka & Suugaanta Abwaan Weedhsame PART 2

Музыка

Пікірлер: 24

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53143 жыл бұрын

    Abwaan murti shilis oo aqoon xeel dheer leh xasan weedhsame cimriga iyo cafimaadkaba rabi haku dhereeyo ❤️

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore49037 жыл бұрын

    Abwaan Alle xigmad ku DeeQay alle caafimaadka Iyo cimariga Haku Dheereyo

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade896311 жыл бұрын

    Abwan Weedhsame, Abwaan Weyn Oo Hadana Dhalin Yaro, ah Mutacalim ah, Reer Magaal ah, Bulshadu u Baahan tahay alle Haku dhowro , Weliba dhalinyaro badan Soo Saaray, Sida Mursal, Maxmed Pk, Bakaal, khadra Sinimo, Asma , Iyo qaar kalo badan, Waxan aad u Xiiseya Hesihiisa Iyo weliba Waraysiyadiisa, Waxan leeyahay Hanbalyo abwaan, Kalintaad kaga Jirto Bulshada iyo fanka Iyo Sugaanta , Thanks Nimco Samriye Quruxleey lol

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi303610 ай бұрын

    Abwaan weedhsame wa abwaan jira

  • @sakarie3554
    @sakarie35542 жыл бұрын

    Xasan Daahir Ismaaciil Bookh " Weedhsame" Gaarriye iyo Hadraawiba isaga jiilkan u ah.

  • @maxamedaxmed1506
    @maxamedaxmed15069 жыл бұрын

    abwaan weedhsame, abwaan qaran, waa ninka madaxwaynaha ku yidhi "dadka duubka kuu xidhay, qaar baan dab loo shidin" layaaab nooooooooooooloooooooooooooooow abwaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan

  • @mustafaaadamisack2382
    @mustafaaadamisack23824 жыл бұрын

    Waa qof eebe xigmad kumaneystey xasan daahir warsame

  • @kayseabdullahifarah4506
    @kayseabdullahifarah45069 жыл бұрын

    maasha laah abwaan weedhsame gaariye cusub

  • @abdilahigawlalale2730
    @abdilahigawlalale273011 жыл бұрын

    noloow wedhsaame waxaa weyee abwaan dhalin yaaro aah

  • @abdilahbare2158
    @abdilahbare21583 жыл бұрын

    abwaan qaaliya allaha ku barakeeyo

  • @nimco84
    @nimco8411 жыл бұрын

    Maa Hooyda aya dhashay great one weedhsame

  • @NuurMuuse-mz2cv
    @NuurMuuse-mz2cvАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😮

  • @mowliidmaxamed3374
    @mowliidmaxamed33743 жыл бұрын

    Maansha allaah abwaan weedhsame

  • @sagalfaarahmashaallh3359
    @sagalfaarahmashaallh33598 жыл бұрын

    Masha Allah abwaan xasan daahir ismaciil

  • @khadaraadan3597
    @khadaraadan359711 жыл бұрын

    waaaw waa abwaan xasandaahır wedhsame waa abwaanka qaalıga ah

  • @hassanmohammed4828
    @hassanmohammed482811 жыл бұрын

    plz qeebta sadaxaad inoosoo gali horn caple tv wlhi abwaanka hadaladiisa iyo sugaantiisa caadi ma ahan plz qeebta sadaxaad mahadsanidiin

  • @mustafehassan5236
    @mustafehassan523610 жыл бұрын

    Esha calaa abwaan

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik Жыл бұрын

    Xasan daahir ismacil Wedhsame

  • @sharrabi789
    @sharrabi78911 жыл бұрын

    waw afkaga malab lagu qabty rag nınkana ka ah ama ıska dhıma best

  • @wacannuur6645
    @wacannuur664510 жыл бұрын

    wah wah

  • @dayibtv4017
    @dayibtv401711 жыл бұрын

    abwaan qaaliya xigmada ilaahaa bxiya

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi4174 жыл бұрын

    nin x8kmad badan oo soomaali ay u qirtey aftahamadiisa

  • @mohamedamiin9214
    @mohamedamiin92148 жыл бұрын

    my abtigay aan jecelahy nooooooolow

  • @kayseabdullahifarah4506
    @kayseabdullahifarah45069 жыл бұрын

    maasha laah abwaan weedhsame gaariye cusub

Келесі