Gabayada iyo Suugaanta Dhex Martay Yawle iyo Cabdillaahi Hinnig Taxanaha Barnaamijka Sarkadhaban

Пікірлер: 39

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_1010 ай бұрын

    Kani Waa Hj Umalynyaaa Waayo Dadka Wuu Xaqiraaa Libintida Markasta Intii Fican Ee Reerkisa Sheegaaa Dadka Kalana Intooda Xun

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646Ай бұрын

    Habar jeclaad taho reerkaagad isleedahay tariikh u samee ku soco laandheere 😂

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 Жыл бұрын

    Salaan qiimo badan Maxamed dirir Sxb maah maahdu waxay ahayd Afkaago kuxidho kufuri waayey waa alago

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Жыл бұрын

    Hj Reer daahirnimo ❤

  • @user-iu1dl9kr7j
    @user-iu1dl9kr7j6 ай бұрын

    Beerka laga tumaye habrjco😅😅😅😅

  • @abdiqanisaleban4826
    @abdiqanisaleban4826 Жыл бұрын

    Indr gabayadii maxamuud daalin, aadan kacaan iyo caadleef soo geli meesha

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig66211 ай бұрын

    Wiilka rer daahir😂

  • @shaxanmedia6823
    @shaxanmedia6823 Жыл бұрын

    Heer sare.

  • @omarxasan8534
    @omarxasan8534 Жыл бұрын

    Wixi waad reereysaye waxay mee ragii gabayada lahaa ee reer galbeedka ahaa seedoow

  • @qaalihussein1135
    @qaalihussein1135 Жыл бұрын

    ,,,noo 🎉🎉😅

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын

    Reer Cawl.Muuse ismaciil waalida Hyonis qaadey.xirsi cismaan kii Khatarta ahaa wakhtigaasi kayaabeen.

  • @KaltuunyuusufMaxamed
    @KaltuunyuusufMaxamedАй бұрын

    🎉

  • @mustafemohamed2502
    @mustafemohamed2502 Жыл бұрын

    Kkkkk maxmed adiga abwaan noqonaya maistidhi gabay soo tiri kalaguura

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 Жыл бұрын

    U sheeg habaryoonis 😅

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Жыл бұрын

    Khatar ragaas rag kamuu danbayn.

  • @mahdiaxmad5224
    @mahdiaxmad5224 Жыл бұрын

    Warde qabyaladii.uunbaad.hida.iyo.dhaqan.nooga.dhigaysaa

  • @Hanad3

    @Hanad3

    Жыл бұрын

    Doqonimadaada gabay iyo qabiil meykala maarmaan. Gabayadii ugu badnaa ee Daarood tiriyo isaaq unbaa lagu maagaayay Sayidkuba iidiin waa dalbaday waana daahiraye - umadeynin Daarood wuxuu duunya foofsadee - iidoor haduu damacsanyahay inukadeebshaa

  • @CabdinasirAhmed-lw5tf
    @CabdinasirAhmed-lw5tf10 ай бұрын

    Qabyaalada kataa gabayga

  • @user-hl9oz8nd3k
    @user-hl9oz8nd3k11 ай бұрын

    Sarkadhan

  • @user-up9dz9jk5w
    @user-up9dz9jk5w Жыл бұрын

    Yawle😂

  • @mstafeismail8303
    @mstafeismail830310 ай бұрын

    Waar Wixii hore doon

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Жыл бұрын

    Xirsi Cismaan laguma tahanbaabo

  • @muunaahmed9088

    @muunaahmed9088

    Жыл бұрын

    Realty

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Жыл бұрын

    Gabaygaas been baad ka sheegtay waanad badashay. Ma dawaad cabteen sowdinkii, dabacsanaa maaha yowle ayaa lahaa zxp gabayada iyo suugaanta kaddaa badalka

  • @abdallaaliali7284

    @abdallaaliali7284

    Жыл бұрын

    Gabayo beena la bedelay

  • @muztafeaxmed3273
    @muztafeaxmed3273 Жыл бұрын

    Cabdilaahi iyo yawle way kalawaynaayeen Yawle wuxuu ku dhintaytaariikhda 1956dii 46jir cbdilashi waxay isku fil ahaayee maxmed colujoog oo ka caan hahaa wakhtigiisii burco iyo nawaaxigeeda Waxay dhasheen gobaysane Aabihii ayuu leekaa sida lasheego

  • @galbeedqariye

    @galbeedqariye

    Ай бұрын

    Waar yawlaa weynaa nio

  • @sayidaxmed2931
    @sayidaxmed2931 Жыл бұрын

    Waxaan kugula taking lahaa indr inaad iska dayso gavayadan qabyaalada iyo isku dirka ah

  • @omarahmed1621

    @omarahmed1621

    Жыл бұрын

    Noolayta Dhaqankeena iyo afku Ma isku diri yo qayld baa ? Waaa yaabe!!!!!!

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Жыл бұрын

    Yawle iyo ninkaasi way isla jabeen Say waliba carabala iyo ardaayo isula galeeen Barigaa raga maa wax la kala yidhaahdo

  • @Cirjiidhotv

    @Cirjiidhotv

    Жыл бұрын

    Carabakai waa reer daahir waa abokor cumar niman layidgaho

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Жыл бұрын

    Lkn suugaanta siideey ahay umadan tiiriin ee uqadada iska daayo idooroow reer juudaan hooyada was iyo snm juudaan

  • @kaderabdilahihabib1352

    @kaderabdilahihabib1352

    9 ай бұрын

    War dadka kaa sharaf badan calyada

  • @mohamodmohamod3574

    @mohamodmohamod3574

    5 ай бұрын

    Maxaad ka hadlaysaa ey baad tahaye maxaa laga been sheegay? Wax sheeg cuqdad iyo ciil baa kaa buuxa qudhunyohow ma kuwaanu karbaashi jirey baad tahay waaryaa.? Car qolladaada sheeg iyo dhulbahante cidaad ka sii gasho.

  • @user-yj4dz8ri3u
    @user-yj4dz8ri3u Жыл бұрын

    🎉

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19Ай бұрын

    Ma dawaad cabteen yawle ayaa lahaa weligaybaan maqlijiray

Келесі