barn.fanka iyo suugaanta kooxda xidigaha geeska qaybtii 1aad

Музыка

waraysi xiiso badan

Пікірлер: 85

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo2 жыл бұрын

    23/4/2022 waqtigu dheereye Nimco Reer magaal inanta jeclaaye Miss you wlhi🥺❤

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud52175 жыл бұрын

    Mantay wuxu falay mursal inta ila aragty liketa nin aamin malahan

  • @cremedelacremehassan37

    @cremedelacremehassan37

    2 жыл бұрын

    NOk unuuh

  • @khaalidcasaanyo2820
    @khaalidcasaanyo282011 жыл бұрын

    Halla halla yaa xidigaha sanadka mursal, asma , khadro axmed weli best musician wooooooooooooow

  • @cremedelacremehassan37

    @cremedelacremehassan37

    2 жыл бұрын

    Pp

  • @ayanabdi8985
    @ayanabdi89857 жыл бұрын

    gabadha nimco samriye sidaa u jeclay haday ogtay wey yaabi laheed Waan iska jeclay uuun

  • @niamahassan109
    @niamahassan10911 жыл бұрын

    alla yaa rabi ilahiii idin abuuray ka yaabo is astura inaalilaaha rer somalia haday nimco helilahayee fusuqa siida iyo si ka daranbay noqonlahay ilahay haydin soo hanuun niyo

  • @mustafeburcaawi2779
    @mustafeburcaawi277911 жыл бұрын

    guul iyo gobonimo inshaAllah. . noolaada khadra iyo mursalow

  • @gaabtallo7174
    @gaabtallo717411 жыл бұрын

    masha alaah masha alaah nooladada wall mursal iyo khadra noolada ilahay jecelkiina ha isku kiin daayi ubed khayr qaba haini siiyo aaaaaaaaaamin

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry53295 жыл бұрын

    Shalay saan u hdlesay manta hodan la jirta asma naag sxb ma gasho marka lagu leyahy wa sidan cml

  • @MohamedAli-gh4jz
    @MohamedAli-gh4jz11 жыл бұрын

    FAnaaniinta qaaliga ah , waa in idin salaamay, noolaada.

  • @kafibachir63
    @kafibachir635 жыл бұрын

    Cod dahabley axsan fanaanad khadra qurux noolow wll wlh faan maha wax jiree fananad cod dahaba leh ayaad tahey oo qalbi wanagsan,

  • @shekurg372
    @shekurg37211 жыл бұрын

    ha u joojin bro mursal, asxaabta kale waxaan rayi ahaan qabaa dadkan somalidu malaha xaasidnimada laga abuurayba, qof qof raali ka ah ma jiro noloshiisa 98% somalidu waa xaasdin.

  • @saidsumaya
    @saidsumaya11 жыл бұрын

    Omg Nimco your beautiful, and I really love you... I wish I can do ur makeup for u...

  • @djcatooshproduction5523
    @djcatooshproduction552311 жыл бұрын

    mursal muuse iyo khadra noolaada waligiin'

  • @abdiwalimahamednuur4469

    @abdiwalimahamednuur4469

    5 жыл бұрын

    Awoowe aad Iyo aaad ha nooladan

  • @eega20
    @eega2011 жыл бұрын

    waaw what a songs !

  • @farhiyoa81
    @farhiyoa8111 жыл бұрын

    mashallah mashallah khadra and mursal noolada foreverxxxxx

  • @hibaqmawlid6041
    @hibaqmawlid604111 жыл бұрын

    wwww masha alha ilhay hasku dhafo khader iyo mursel

  • @Moe2776
    @Moe277611 жыл бұрын

    Masha allah isha bin adanka allah nikaqabto guys waaad dadaasheen daliyaro isku dadashay ayaa tihiin cadawkiino woo batay saas ayaa lakukarana hormarka weyn aad karteen keep up guys all the best

  • @nanypaswe2009
    @nanypaswe200911 жыл бұрын

    wowwww waa jacayel an caadye ahayen...love it...all the best

  • @caydiid571
    @caydiid57111 жыл бұрын

    MASHA ALLA ANIGABA LA I QAADAY NOOLAAD

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 Жыл бұрын

    Hada farxadaas iyo jacylkaas oo dhan Hodan abdirixmaan Baa soo kala dhex Gashay Qumayo dheh😂

  • @AbubakarXuseen-or8wl

    @AbubakarXuseen-or8wl

    Жыл бұрын

    Ka dhac nio reerka😂👊

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo11 жыл бұрын

    noolada khadra iyo mursal quruxdii fankad tihiin

  • @shariifyare6762
    @shariifyare676211 жыл бұрын

    viva mursal iyo khadro cadowgiina ha jabo

  • @adilhusseinhassan8772
    @adilhusseinhassan8772 Жыл бұрын

    Aduunyo

  • @yaxyewestwest2893
    @yaxyewestwest289311 жыл бұрын

    khadra iyo mursal dee waayo badan ayay isla soo mareen inkastoy aydu ku soo dartay fanka hadan waxaad moodaa inuu isagu kaga dheereyey lkn anigu marksta khadra is the best ayaan leeyahay waa gabadh dadaal halkaa ku timid iyadoo ka timid dalkeedi una soo noqotay iyadoo fanaanad caan ah mansha allah alle kaaga yar ee aad dhoobdhoobysaa ha kuu daayo isna alle ha garadsiiyo wanaaga aad ku leedahay qolada been abuurka sameynaysana waa nacab lkn unoolaad say mansha allah markaad argtaan

  • @ayaanyusuf5415
    @ayaanyusuf54154 жыл бұрын

    Aduunku markuu samaaa

  • @miskikaise9864
    @miskikaise986411 жыл бұрын

    wooooooooooooow masha alaa a3laa comples illahay hays ku daayo dhamaan lamanayaasha is jecel nimcuunbuu mustafe fashaad ka maqanyahy mooyee lolz

  • @ridwaanabdi8480
    @ridwaanabdi848011 жыл бұрын

    maansha allaa kooxda xidigaha geeska

  • @MrAbdull49
    @MrAbdull4911 жыл бұрын

    wooow it really sends message t those ho talk behind others adawiz congrats !!!!!!!!!!!!!!

  • @arbazciiltire1290
    @arbazciiltire129011 жыл бұрын

    Jaceylka hab oo habee aftayda haga oo i hoo naftaadana ii hibee

  • @user-xe6jd3ij8q
    @user-xe6jd3ij8q2 ай бұрын

    Mursal libiqsi

  • @mkeymanmk6694
    @mkeymanmk669411 жыл бұрын

    waa ay isku sheekeenayaan

  • @hodanhussein5868
    @hodanhussein586811 жыл бұрын

    mashaa laa wllo ilahay haisku kin dayo asma love wllo wankuslmay atikaiyo xajigag mashaa laa wllo makcaku wa hodan hussein takera wll

  • @maxamedqatarooz7328
    @maxamedqatarooz732811 жыл бұрын

    Bogaan kuu xalay dhex seexo .. Gudoon niyad kuu xabiib ah inaba caadi ma ahan Asma Love waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nooloow Asma Cadey

  • @ceyntowcarsim
    @ceyntowcarsim10 жыл бұрын

    she looks like Tyra with hijab

  • @khalidhasan1265
    @khalidhasan126511 жыл бұрын

    walee waa wax laga yaabo qof aan garanayay ayaa dhintay malin dhawyd anigoo kii ka naxsan ayaa qof kale i soo garaacay markaasuu yidhi khadra sinimoo way is gubtoo way dhimatay. daqiiqado ka hor ayaan wada joognay qof ay family yihiin markasan idhi hadaa la ii shegi lahaa haday wax jiraan ee inanta dabka kala weecda.

  • @ridwaanmubaarik7089
    @ridwaanmubaarik708911 жыл бұрын

    alle ha idin dhwro dhamaantiinba,

  • @ahmedcanjeex3276
    @ahmedcanjeex32764 жыл бұрын

    maanta khadro ma furay akhyaareey yaa warka haayo

  • @anisoabdullahi324
    @anisoabdullahi3244 жыл бұрын

    Hada lkn taa rumowday oo waala furay intii og weyba ogthy intii and ogeyna ha ogaato fadlan like dhac igu walayaal

  • @kimyangsang
    @kimyangsang11 жыл бұрын

    waxan waxa faafiyey waa gabdhaha sababtoo ah waxay daba dhigteen khadra iyagoo xaasidaya o leh mursal uma qalmo khadra, hadaba dadka sida xun u fakira waxan odhan laha aaduunka waxa ugu qaalisan oo ugu qiimaha badan wa jaceyl please ha xaasidna lamaanha is jecel oo ha lagu deydo qoys ahaana yo famili ahaan, ninkii jaceyl haysta uun baa fahmaya waxan aan ka hadlayo

  • @anfaccanab6897
    @anfaccanab689711 жыл бұрын

    fanaanka doqiisu waa cajib

  • @abdikhaliqibrahim6075
    @abdikhaliqibrahim607511 жыл бұрын

    waan kaxumahay xasidka xumanta suqa idin galiyay lakiin idinkana ha carurobiana oo wixii ladhahabo e xumana yaysamayn idinku yelan hana isku mashqulinina.

  • @jamalwarsame4773
    @jamalwarsame477311 жыл бұрын

    waahwaah waxaas baah jaceyl ah xazid kiino hajabo hadhinto

  • @djcatooshproduction5523
    @djcatooshproduction552311 жыл бұрын

    kkkkkkkkkk lamaanaha isjecel waligiin noolaada

  • @farahsudi8010
    @farahsudi80102 жыл бұрын

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @farahsudi8010

    @farahsudi8010

    2 жыл бұрын

    Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I LOVE YOU I love you

  • @user-mv1ni1vr5u
    @user-mv1ni1vr5u4 ай бұрын

    2024 yaa ila dawanya😢😢😢😢

  • @zamzamismail485

    @zamzamismail485

    3 ай бұрын

    Aniga 😢

  • @MrMuumin
    @MrMuumin11 жыл бұрын

    Xaqqiiqatan Lamaanaha Isjecel Waa Laga Fiican Yahay In Suuuqa Loo Geliyo Warar Aaanay Waxba Ka Jirin .....

  • @Qabiilkeenu.Somali
    @Qabiilkeenu.Somali11 жыл бұрын

    thnk u

  • @hodoahmed527
    @hodoahmed52711 жыл бұрын

    Lamane is jecel rabaw isku kiin daa. shakhsiyadkii iska dhaafoo website yadii warka been abuurka ah ee caatada ah fulinayey wanaaga bal wakaase ha soo bandhigaan .

  • @2lovesamy
    @2lovesamy11 жыл бұрын

    Ilahay ha isku kiindayo lamanaha ilahayow dadka qaarkood soo hanuuni

  • @cabdicasiismaxamed6770
    @cabdicasiismaxamed677011 жыл бұрын

    mursal dadkaa maxaad heestaadi jacayl xaasid dayn waa ugu qaadi wayday

  • @Djzuhayb
    @Djzuhayb11 жыл бұрын

    Lamaane isjecel xaasid ma waayo ,,, Mursal and khadra xaasidiin baa idin heshay aan jacaylka waxba ka aqoon ,, Farxad ku noolaada sxbayaal

  • @mkeymanmk6694
    @mkeymanmk669411 жыл бұрын

    Ilax war waxan hees ma aha yacnihii wax murti ah ma ku salaysno

  • @nasiib990
    @nasiib99010 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk wabaaan ku marka hura waaa salmiyaa kadaba wxaan liahayaa hasuhaa waaa bani yahaan husaa waxaa uga sheegaa gabye ayaa kugaa soo socdaaa dahaa awbaanka waxaa ku sheegaaa byaaaaaaaaa

  • @leylaleylaluula8362

    @leylaleylaluula8362

    10 жыл бұрын

    Waaayo

  • @cabdicasiismaxamed6770
    @cabdicasiismaxamed677011 жыл бұрын

    nimco samriye meesha cidlaa ku dishay maxay xaajigeedi hore ugu soo kaxeesan wayday hareerahee ka mareen lolz

  • @zacknificent
    @zacknificent11 жыл бұрын

    waligiin yan la idin ka faidaysan mursal iyo khadra nuxnuxlaha war kiisiyo nar afufka is ka ilaliya

  • @omakhsuper2472
    @omakhsuper247211 жыл бұрын

    masha allah lkn kalsonida weyneya

  • @najaadcadeey4554
    @najaadcadeey455411 жыл бұрын

    lamaane sjecel illahy ha isku kiin daayo cadawgiinu na ha jabo iyo inta idinka xuniba

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen231211 жыл бұрын

    kuwani indhahaygay kubateen maxay ka xayaysiinaysaa nimco samriye kuwan

  • @mylife1ization
    @mylife1ization11 жыл бұрын

    warye mad ladhahy gabad sida qadra kale hasid sanida oqoud mursal marwadisa way ouqalmataye

  • @abdeyaya7733
    @abdeyaya773311 жыл бұрын

    War wuxu af xuma max ku tusay gabdha iyo cowrodeyda.

  • @mohaawale5993
    @mohaawale599311 жыл бұрын

    mashalah noolad khadar iyo mursal rest of ur life

  • @nasiresmail1660
    @nasiresmail166011 жыл бұрын

    Indha uroon,huno jacaylku sidaad moday maha cadi iska dhiga ka lamanahani wa ki dhabta ahaa mada fahmayba nacabka jacaylku down down down

  • @umumumtazchannel1853

    @umumumtazchannel1853

    4 жыл бұрын

    Maanta kawaran aduun saasu isu badalaa

  • @harguees
    @harguees11 жыл бұрын

    Welcome Back in Art-Geisa walalayaal Ahmed furinle salaan sare Musigaaga Ilaa London studios lagu duubo. Takaleh Mursal iyo lamaantiisa Khadra Xaal ka gaata walidan gurbajoogta ee wadaan. i think waxaas waxa ka dambeya Gurga Joog. Taas na waxa keentay baryahan BARAFKA YAA NAGU RAAGAY saas darteed dadka gaarkood baa Alergie Jacayl KU dhacaa xasidnimo ka buuxdo.

  • @sumadqaran
    @sumadqaran11 жыл бұрын

    war axaan fanaaniin laguma magacaabi karo iyo saxaafad midna axaan aa privat, waryaa illahay yaqaano, nimco wxaan oo kale dadka lama soo hor fadhiisto.

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones11 жыл бұрын

    Take that you bloody haters, walaahi that was the most outstanding display of Unity and love and affection.......

  • @amindacaad8560
    @amindacaad85608 жыл бұрын

    silimo wey fashilantay hada

  • @MoShineArab
    @MoShineArab11 жыл бұрын

    Mursal muuse cumar iyo khadro cabdi silimo dhoolo tus jacayl ayaad soo bandhigteen oo nacastii xumeed ee youtube iyo tv-yada kaa caashaqday u quusgooysay kkkkkkkkkkk ILLAHAY ha isku kiin daayo lamaane is jecel laydinma soo dhexgalo xasidku waa badanyahee

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics11 жыл бұрын

    Heestu innaba caadi maaha noolaada khadra iyo mursal

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen231211 жыл бұрын

    @Alland Osman malaa sharmuutada siijeedka xun ee aad sii jiif jiifisid baan istijoon saqajaan xun oo naagaha la qasta baad tahay ee ha ila qabsan

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics11 жыл бұрын

    Faruuraw maxaa berbera ku geeyey "dee faduul" hada dadka maxaa dhexgeliyey afaaro laba qof oo yagu isqaba

Келесі