ABWAAN. MUSTAFA SH CILMI- GABAYGI CARIISH IYO HABAARKI USC

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 61

  • @ahmedkarama4042
    @ahmedkarama40423 жыл бұрын

    Abwaanka mar waa iga qosliyay marna wuu iga yaabiyay marna wuu i murug galiyay , Run ahaantii waa indheergarad wax badan u soo taagnaa lkn waxaan leeyahay guriga waa dalkee u ducee si uu u dhismo dadka lagu gabdood falay ee aad ka midka tahay inkaartooda ayaa somalia ku dhagan Allaha ku barakeeyo abwaan .

  • @MubYus
    @MubYus3 жыл бұрын

    Abwaan, Mustafe sh cilmi... heesaha af eelayga ugu macaan isagaa sameeyay.

  • @user-ef7yk7by9g
    @user-ef7yk7by9g6 ай бұрын

    Ninkaanu waa abwaan wayn Kaalin wayna ka qaatey Fanka soomaaliyeed Adeer Cimri dher cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan ban ku rajaynayaa

  • @mohamedhussein7046
    @mohamedhussein70463 жыл бұрын

    Abwaan mustafa sh cilmi Inuu ducey habaarkan dib ugu laabo Ducaan kaga fadhina abwaan

  • @vandacaddey1435
    @vandacaddey14353 жыл бұрын

    SOMALIYA WAXEY LA DAGI LA DAHAY WAA HABARKAA ABWAAN MUSTAFE ALLAH KU XAFIIDO BABA

  • @abdiosman4967
    @abdiosman49672 жыл бұрын

    ALLOW ma gabyay! Manshaa ALLAH, haddaadan murti dhaari ahayn ALLAHA kuu naxariisto.

  • @mahadow1
    @mahadow12 жыл бұрын

    Alla adeerow ilaahey ha kaa sabar siiyo dhibta luguu geystey! Waagaas waan yaraa, Baydhaba ayaan kasoo qaxnay. Xamar ayaan nimid anagoo fara maran. Anigu waan yaraaye waxaa iigu darnaay ee aan ka walawali jirey dugsi quraan iyo iskuul. Alxamdu lillah, waxaa la I geeyey dugsi, quraanka oo nus ii marayey ayaan halkii ka amba qaaday. Anigoo aad u faraxsan ayaa Cali & Caydiid is dagaaleen, ka bacdina waa la kala cararay. Anigoo ooynaya ayaan hooyo u tegey; Hooyo aniga quraankeygii goormeen dhameynaa 😭 Hooyo inta ila damqatay ayey igu tiri erayo sabarsiin ah! Ka bacdi afar bilood oo halaag ah ayaan galnay, lkn nasiib wanaag dugsigii dib ayuu u dhismay, quraankiina waan dhameystay! Allahayow Soomaali waa hal qoys ee towfiiqda waafaji adigaa karayee 🤲🏻

  • @ridwaanxuseencabdirxmaan3591
    @ridwaanxuseencabdirxmaan35912 жыл бұрын

    Abwaan mustafa shiiq Elmi Awoowe Allah ha ku siyaadsho xigmadaada

  • @abdirasidh.4565
    @abdirasidh.45653 жыл бұрын

    Abwaan mid ducaa ku badal kii hore Waa codsi ka yimid dhagayste soomaaliya. Mahadsanid

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo7773 жыл бұрын

    Mustafe SH CILMI waa MAKTABAD ka hartay burburkii SOMALIYA...bi'i waayee halloo DHISO GURI halyaygan SOMALIYEED si naftiisu uga XASISHO dhibka & muragada maskaxdiisa mooryaantu u gaysteen... 😭

  • @fnw8688
    @fnw86882 жыл бұрын

    Abwaan Mustaf sheekh Elmi allah haa xifdiyo

  • @f.n6491
    @f.n64913 жыл бұрын

    MashaAllah adeer waa ku salaamay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87523 жыл бұрын

    Ilaahay haku xafido abwaa

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed12543 жыл бұрын

    Waa abwaan laciilay Allaw ukaalmee!

  • @abdiwahidboodaalejournalis9596
    @abdiwahidboodaalejournalis95963 жыл бұрын

    Walee Waa Maanso Cajiiba Oo Nolosha la hadlaysa Abwaan Mustafa Cilmi ilahay ha Xifdiyo

  • @MubYus
    @MubYus3 жыл бұрын

    Abwaan , Mustafe sh cilmi. waa ka nool yahay dhibaatadii.

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur44302 жыл бұрын

    Abwaan Mustafe Allaha xafido.

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye3693 жыл бұрын

    GABAY DURUUFO KUSO BAXAY XAQIIQDI✋

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah39123 жыл бұрын

    Kkkkkk abwaan mustafe sheekh cilmi ilaahay caafimaadka ha udaayo cimrigana ha udheereeyo aamiin aamiin

  • @Sahan12341
    @Sahan123412 жыл бұрын

    Inna lillahi waa inna ilayhi rajicuun wallee wuu habaaray bissinka bissinka. Habaarkii wuu socdaa.wali Aacuudu billaah 🥱

  • @doonmedia6512
    @doonmedia65123 жыл бұрын

    Asc sxb hanolato Waxan ka codsanayaa abwn. Mustafa wa bad, E murtidisi umada ad AYEY ugu bahantahaye pls NAGA haqabtir

  • @adanibrahim111
    @adanibrahim1113 жыл бұрын

    Madiino code abte masdafe sheeq cilmi waan kusalaamay

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman73403 жыл бұрын

    caafimaad allaha siiyo

  • @omaromar-gi6ik
    @omaromar-gi6ik3 жыл бұрын

    Abwaan Mustafa Sh. Cilmi

  • @jomar1509
    @jomar15093 жыл бұрын

    Waxaa hubaal ah in usc habaar qabtey wax habaarayba wa lahaleen

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    USC waa duceysneyd. Waxa inkaarnaa waa kacaankii dal iyo dadba haligay.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын

    Xasbunallah wanicman wakiilan

  • @MubYus
    @MubYus3 жыл бұрын

    Abawaan . Mustefe sh cilmi.. heesaha uu samayeeyay maalin walba ayaan dhagaysanaa.

  • @user-ef7yk7by9g

    @user-ef7yk7by9g

    6 ай бұрын

    Qaarkamida inoseg wll

  • @farahosmaan961
    @farahosmaan9613 жыл бұрын

    Bugaaa mustafa ayaan ubaahanahay halkeen ka helaaa fadlan halaygu caawiyo

  • @xaawoluulaadan6409
    @xaawoluulaadan64093 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣👍👍👍

  • @mohamudwehliye8064
    @mohamudwehliye80643 жыл бұрын

    Dadkii hore waa dad wax gal ah oo diin iyo dhaqan leh

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34113 жыл бұрын

    MUSTAFE ABWAAN QALBI FIICAN

  • @maryanhareed6863
    @maryanhareed68633 жыл бұрын

    Mashlhi abwan Mustafe waa ina laku casuuma Hiraan oo fillo loga dhis. Sorry abkowkey Mustafe

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31243 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @MRALI-pd9ot
    @MRALI-pd9ot3 жыл бұрын

    Ayaaanle lol😂

  • @AhmadAwahab-nl1nu
    @AhmadAwahab-nl1nu3 жыл бұрын

    Buuga xageen laga helaa

  • @DonKako

    @DonKako

    3 жыл бұрын

    Gacantiisa ayaan uuga iib saday,soomaalidiina shaax iyo sheeko wadaan oo cid ka iibsatay jirin. Su’aalo ayaan weydiiyay abwaanka markaa ayaa uu ii gu jawaabay: “buugaad ka heli jawaabahaa oo dhan “. Waana ka helay . Magaciisana wuu iigu saxeexay. Alxamdulillaah.

  • @SM-qx5he

    @SM-qx5he

    3 жыл бұрын

    @@DonKako Duqa caawi oo buuga amazon ugali waalagadanayaa Somalida caalamka kukala nool hagadatee plz me two I need

  • @fadumoxuseen3870
    @fadumoxuseen38703 жыл бұрын

    Subxanallaah muu iska duceyo intu waxharilaha tasa uqayrbadan lahayd

  • @Abdifitahabtidoon

    @Abdifitahabtidoon

    3 жыл бұрын

    Ma nin gurigiisi dhufees laga dhigtay ducowa xasuusan maayo

  • @dayibodowaa8961
    @dayibodowaa8961 Жыл бұрын

    Rabi cimriga, caafimaadka, iyo cibaadaba ha u siyaadiyo Abwaan Mustafe Sheikh Elmi. Waar ragu ha isku tago oo gurigaa Abwaanka haloo dhiso si dhakhso leh oo account bangiyada halaga furo Dahabshiil iyo Salaama Bank.

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    Жыл бұрын

    Siyaad bare ayaa siiyay guri weyn gabaygaan markii loo geeyay.

  • @diriryare4311
    @diriryare43113 жыл бұрын

    War xagee la idinka inkaara isdhahaye illen af ku leebla nagu riday rabiya yasir

  • @OmarHassanyalho-fn7rw
    @OmarHassanyalho-fn7rw9 ай бұрын

    Raali naqo abwaane dalka iyo dadkaba uduceey

  • @ahmeddiiriye4624
    @ahmeddiiriye46243 жыл бұрын

    Waa Abwaan ka kaliya ee Gobolka Hiiraan ka soo jeedo

  • @maryammohamedelmi6417

    @maryammohamedelmi6417

    3 жыл бұрын

    Yaa waxaas kuu sheegey war iska aamus abwaana kalaa jiree hadaadan aqoon ulaheyn

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    10 innagaa naqaan, ee yaan lagula yaabin.

  • @abdifitahiman8165

    @abdifitahiman8165

    2 жыл бұрын

    Yoow yahay saxib qabilkisa

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55023 жыл бұрын

    Asc, waa murti qiimo leh; oo cabireysa duruftii uu ku jirtey ka dibna uu calfan waayey

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын

    USC hanaga habaarin guri muxuu yahay adaa dhisankaro

  • @MudaneSooyaal

    @MudaneSooyaal

    7 ай бұрын

    USC hoog iyo baas kama horeeyn ayadaaba habaar eheeyd

  • @lilchris5767
    @lilchris57673 жыл бұрын

    Cajiip wlhi

  • @sayidsaalim5565
    @sayidsaalim55653 жыл бұрын

    Dadkii hore waa dadka somaliya dumiyay isaguna wuu ku jiraa inta uu sheegayna waxaa kabadan inta uu qarinaayo

  • @bashirmohamed5094

    @bashirmohamed5094

    Жыл бұрын

    Walaal hadalkagu waa qalad. Anaa dadkii hore ah oo aan wax dembi ah dalka iyo dadka ka gelin. Marka dadkii hore qabiil ma aqoon ee kuwa hadu waa inkaar.

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    Жыл бұрын

    Heesihii uu ka sameeyay qabiil iyo wiliba kuwii wadaniga ahaa ee wili xasuusaha aan ka go'eyn dib u dhageyso aqoonaa kuugu dhimane.

  • @user-ef7yk7by9g

    @user-ef7yk7by9g

    6 ай бұрын

    ​@@sayidka6911qaar kamida ino shg wll

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan11593 жыл бұрын

    Bisinka say ka noqotay abwaanka waqtigas wax walbo kugu dhacay wa lagula qabay adiga wax baa ku haraye dad reerki dhan halmar ku bas beleen gurigooda ayagoon waligood qoray qaadan qofna wax u dhimine sow kuwi shalay ba kuu dhisay u ducee saad saad sheegtay waad ka mid tahaye

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien37572 жыл бұрын

    Dhibtaa waxaa hoyo iyo aabe u ahaa waa siyaad bare afweyne 21 saano kadib muxuu raadinayaa dalka waa lala leeyahay muxuu dagaal dadka ugeliyay

  • @umuzaki7515
    @umuzaki75153 жыл бұрын

    Warninkaan aan ka garbaxno Cafisna hala weeydiisto