Suugaanta Abwaan Mustafe Xaaji Cilmi wariye Honest

Пікірлер: 26

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87522 жыл бұрын

    Abwaan Mustafe Xaaji Cimi ilaahay haku xafido adiga iyo inta kulamidka ah

  • @halimaomer625
    @halimaomer6254 жыл бұрын

    Allaha no Xafido Abwaanadeen/Wllhi Runbuu sheegay /Afkaga Caano lagu Qabay....

  • @sayidka6911
    @sayidka69112 жыл бұрын

    Sidaan miyaad wariye ku tahay? waxaan sugayay cabaar dhan heesihii faraha badnaa ee abwaanka iyo riwaayadihiisii Fursad qasaartay iga dheh.

  • @sahafchannel5153

    @sahafchannel5153

    Жыл бұрын

    Weriye waxkama oga waa indha cadeeys warkooba ku celiyey abwaankii

  • @Biotechsom
    @BiotechsomАй бұрын

    Heesaha abwaan mustafa ee Caanka ah 1. Mahiigaan oo ay khadro daahir qaado. 2. Sida Lamalowshaha, sido kale khadro daahir qaado. 3. Sida dhamasta geedaha, khadro daahir iyo cumar rooraaye. 4. Somaliyeed masuul yaan u dooranaa, isaga ayaa qaado. 5. Heesta maxaas iyo muqokori, isla isaga qaado. 6. Heesta baayoy waan ku jeclahay, isaga ayaa qaado. 7. Gobanimada waa geed ka baxa dhiiga geesiga. 8. Calool baahaney cunto waad rabtaa. 9. Ilaahow barakee Burco. Abwaan cimriga allah u siyaadiyo

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 Жыл бұрын

    Yaa salaam abwaan mustafa.allah haku xafido. Xayaakallahu KARIIM

  • @maxamudbagafbagaf6202
    @maxamudbagafbagaf62024 жыл бұрын

    Ilaahay hanoo xafido abwaanka

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Жыл бұрын

    Mashallah caadi ma’ahan

  • @muxamad8022
    @muxamad80222 жыл бұрын

    Mashaa Allah adeer mustafe Hanti qaran

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @mohamedabdi59
    @mohamedabdi594 жыл бұрын

    Best

  • @ikraamkelly8634
    @ikraamkelly86344 жыл бұрын

    best

  • @suudaani1
    @suudaani12 жыл бұрын

    Abwaanka Rabi ha xafido Insha Allah, waxbadan ayuu usoo joogay ee "Waa in la isku tago oo account Xamar laga furo oo gurigii ka burburay loo dhiso inta uu nool yahay oo lagu wareejiyo.

  • @Simanadan1
    @Simanadan13 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @adnanahmedid2859
    @adnanahmedid28593 жыл бұрын

    Kan wariye maaha iskbdaa inuu abwaan waraysto wayo af soomliga ma yaqaan

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman67314 жыл бұрын

    Cimri dheer iyo caafimad dheer allh kusiiyo

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF003 жыл бұрын

    Wariye Ma ahan kan. Balaayo war badan. Asigaaa iska hadlaa hadalba yaa u sheegi karo.

  • @osmanaden2779
    @osmanaden27793 жыл бұрын

    Kani waraysi ma qaadi yaqaano waayo taariikhdii abwaanka wuxuu ka bilaabay 2004kii,muxuu u weydiin waayay heesihii jacaylka ahaa ee abwaanka.Fursad luntay.

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim53908 ай бұрын

    Waxan wariye maaha

  • @ismaelissak5708
    @ismaelissak57084 жыл бұрын

    Abwanka gadashisa mxad Ku arakten

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed66994 жыл бұрын

    Abwaankan waxuu ku jiray Ruwaayadi 15 ki Shumay

  • @mohamedxabeeb9163

    @mohamedxabeeb9163

    4 жыл бұрын

    Asaga iyo jeyte qosolka iga dhamde

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    3 жыл бұрын

    Haa 70 jir iyo tumasho ne waa ku juray

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    Riwaayadihii uu isagu lahaa ayaaba badnaa.

  • @qasinomar4071
    @qasinomar40713 жыл бұрын

    Abwaan qaali ah weriye poor ah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Жыл бұрын

    Abwaaniinta Culculus Waa lala Sheekeystaa Ee Lama Wareysto, Taariikh dhameystiran ayaad Dadka uga Heli kartaa Markaas... Hadalka Waaloo Daayaa Lagama dhex Galo...