ABWAAN MUSTAFE ''SOMALIDA DILA AQOONTA DILA KULI WADA DILA'

Ойын-сауық

ABWAAN MUSTAFE ''SOMAALIDU WAA BAADI IRMAAN IYO BULSHO DOQON AH''
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv

Пікірлер: 33

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare40642 жыл бұрын

    Another one legend ❤Abdihafiid ❤keep going ❤BRIT SOMALI TV 📺❤🙏

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed23772 жыл бұрын

    Maasha'allah, Allaha ku xafido abwaan, BRIT🇸🇴TV ❤

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden2092 жыл бұрын

    Waa ruunta ilma iga qumanaysa madaxwana badan ilahow naga so gar oo naga kici duliga naa dashaday amiin amiin

  • @mahadelmi9762
    @mahadelmi97622 жыл бұрын

    Alle cimrigaaga ha ku siiyaadiyo abwan

  • @Tasniim1
    @Tasniim12 жыл бұрын

    Abwaan Mustafe X Cilmi ilaahay haku xafido oo cimriga hakuu barakeeyo iyo caqliga Soomaali waad lahadashay Dhegihii hanuusan baa waanada qaata.

  • @saidojama1170
    @saidojama11702 жыл бұрын

    Abwaan mustafe like ti makala baqeeysheen somaliyey mise waanaga maba dhageysataan miyaa Abwaan cimriga iyo caqliga Allaha kuu ziyaadiyo

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji29092 жыл бұрын

    Abwaanka aragtidaas waan la qabaa aniga waligeey madaxweyne ugu yeerin ragga maamul gobaleedyadu ka taliyo

  • @u.j7332

    @u.j7332

    2 жыл бұрын

    Madaxwaynayaal maaha waa badhasaabo tuuga oo dhiigya cabo ah

  • @foos81
    @foos812 жыл бұрын

    Asc c/xaafid iyo asxaabta abwaanka waa runtiisa👍😂

  • @nadiirolaad9134
    @nadiirolaad91342 жыл бұрын

    Waxaan rajaynayaa Brit tv oo calamka dhamaantii ka hawlgala inaan aragno insha allah 🙏✔✔keep going Brit somali Tv📺📺

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80202 жыл бұрын

    LAAXOWLA WALAAQUWATI ILAABILAAH QOF WALBA OO SOMALI AHOW HALKAASBEY ARINTU MAREEYSAA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji29092 жыл бұрын

    Abwaan mustafe cilmi abwaanka reer hiiraan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 жыл бұрын

    Cadowga Allaha Naga qabto

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75412 жыл бұрын

    War bal daya waxaydoonayaan dabargo'weeyaane.

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi2 жыл бұрын

    There only 2 president one is Somalia 🇸🇴 and one is Somaliland 🤙🏽

  • @skyshooter4009

    @skyshooter4009

    2 жыл бұрын

    They are all puppets placed at the helm by their endless greed. Somalia has no real president. Just some interim puppets government that rule over small regions. They work for foreign entities. Somaliland isn't even a recognized country. Not sure how you can call that individual president. There has been peaceful there but still under developed compared to the war torn southern Somalia. The two smaller sub clans in that region are suppressed. The ports have been given to foreign countries. What kind of government does that? It is quite obvious who they work for. Idiots are too blind to see because the leaders hail from their respective sub sub clans. The youth have no jobs, no future. Foreigners can roam freely, but not their brethren from southern Somalia. They are all disgrace!

  • @elmimohamedelmi

    @elmimohamedelmi

    2 жыл бұрын

    @@skyshooter4009 dude 😄 Somaliland's history as a distinct region of Somalia dates back to the late 1800s. The territory was a British protectorate until 1960, when it unified with the rest of present-day Somalia.Somalia is dead long time ago !!!!!

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 жыл бұрын

    Cuqubadii Maxamed Siyaad Bare ayaa ku habsatey

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    Waxaas waa sheeko raqiis ah Afwayne isaga ayaa dalka cuquba ka galay oo dalkii burburiyay kadibna naftiisa la cararay, Nacaskaas amaan ma mudno

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    @@Shdvbwyromnqcapejlfizxk oo aniga nin siyaasi ah oo dalkaan madax ka Soo noqday ayaan qayb xumaantiisa kamid ah sheegaye maxay tahay qabiilka aad igula oraday? maxaa meesha qabiil keenay? Mise waxaad aaminsantahay haddii nin siyaasi wax laga sheegaba in reer ahaan loo caaynaayo ayaad mooddaa? Sababaha ugu badan oo aan loola xisaabtami Karin siyaasiyiinta maanta joogo Waxaa kamid ah mid adoo kale ayaa qoraal kuusoo qoraayo markaas ayuu ku leeyahay reer hebel ayaad u dan leedahay ama aad cadaw ku tahay! Siyaasiga iyo reerka kala reeba ogoowna siyaasi jeeb qabiil ma gali Karo xilkana soomaali ayaa u dhiibatay ama uu u hayay oo reer xil uma haayin

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    @@Shdvbwyromnqcapejlfizxk anigu siyaad Barre wax qabadkiisa ma xaqirin oo wax wuu qabtay lakiin taasi Waxaa ka wayn waxyaabaha uu bi'iyay nidaamkiisii kaligii taliska ahaa oo sababay in ay dib u burburaan waxii uu qabtay taasna weeye anigu midda ku dhaliilo xisbigii kacaanka sababta aan u dhaliilayana ma ahan in aan meyd iyo nin nus qarni ku dhow qabri ku jiro in aan xag xaganayo ee waa in nidaam danbo oo dictator ama kaligii talis ah uusan Soo laabanin Xagga qabiilka hadaa la yiraahdo siyaad Barre ayeeydeey ayey ilmo adeer ahaayeen oo awoowe Buu iigu aaddan yahay Mahadsanid

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    @@Shdvbwyromnqcapejlfizxk waa saxan tahay

  • @fatimaelmi5360
    @fatimaelmi53602 жыл бұрын

    Masiibo ayaa ku dhacday Dalkena iyo Dadkenaba Soomaaliyeed, bal isheega waxaa wanaag ah on ka helay qabiilka oon burbur aheyn. Qabiil maskiin kastow ee faqri ah maxuu kutaray tajirka kula qabiilka? Toosa soomaalaay😢. Waa habsanay oo qabiil iyo dagaal baa sidaa nogalay.

  • @abdirazaqdahirmohamud8517

    @abdirazaqdahirmohamud8517

    2 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    Qabiil ceeb ma laha wuuna fiicanyahay ee ha caayin Qabiil hadduu xun yahay nabi muxamed qabiil qureesh la yiraahdo ilaahay Kama dhaliyeen oo qabiil la'aan baa laga dhigi lahaa

  • @skyshooter4009

    @skyshooter4009

    2 жыл бұрын

    @@maxamuudxaaji2909 Somaali odoon waa hal Qaabil. Jiliib walba iyo reer walba qaabil ey iskumodeen maanta. Qabil wa areey shisheeya nogoyimiid. Qabil=tribe. Somali itself is a tribe. What we have is big sub sub clans led by greedy politicians and clan elders. Uneducated people are clueless siding with the politicians because they hail from their respective sub sub clans.

  • @maxamuudxaaji2909

    @maxamuudxaaji2909

    2 жыл бұрын

    @@skyshooter4009 soomaali waa Hal qabiil waa iska quraafaad aan sal iyo raad lahayn soomaali Hal qabiil ma aha ee waa Hal qoowmiyad, Qabiilka shisheeye ayaa inoo keenay isna waa quraafaad kale soomaali waligeedba qabaailo bay ahayd in ay qabaailo ahayd waxaad ku garan boqortooyooyinkii Soomaalida oo badankooda magacyo qabiil watay Sida boqortooyadii ajuuraan tii hiraab tii majeerteeniya, Qabiilka waa wax wanaagsan oo ilaahay markuu ka hadlayay nicmooyinka uu banii aaddamka ku galladay waxuu raaciyay qabiilka, Qabiilka wuu wanaagsan yahay in la caayana xal uma arko laakiin midda xun oo in laga hadlo u baahan waa habka qaldan oo aan qabiilka u isticmaalno taas oo ah qabyaaladda

  • @skyshooter4009

    @skyshooter4009

    2 жыл бұрын

    @@maxamuudxaaji2909 qomyidad kulaha! Iga raali noqo lakiinse waxaad kahaadleyso mabataaqaniid ba. Areeyga qabil wa afa carabi. Af Somali maahan! Ajuran wa jilib, majeerteen wa jilib. Af ingiiris areeyga qabil wa tribe. Qabil wa soomali, wa oroomo, wa afaar, wa tigreey. Somalida reer walba qabil ayeey uguwacaan. Reer walba qabil bey sheganaay. Qabil af iyo daqan buleehyaay. Ajurran iyo majeerteen af Somali beey kuhadlaan, waa haal dad oh isku diig ah. Maaxa kadhigaay qabila kalaadugaan? Somalida waa daad adunka iskugo doow. Aqoon dari iyo maan gaab nimo aya manta kareebtaay adunka iyo hormarka.

Келесі