Abuukaate Xalane"Xukunka aan Rafcaanka kasoo qaadanay wuxuu kasoo horjeedaa Diinta & Xeerarka dalka"

Пікірлер: 10

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x2 ай бұрын

    Ninkaan sookamadhalan sheekh cumar faruuq iyo cabdiqaasin salaad xasan Subxanalah malikal qaduus xasbunalaah WANICMAL waking ilaaahayoow soohadee ninkaan qaainka ah aamiin aamiin aamiin

  • @Istiqaamomedia9690
    @Istiqaamomedia96902 ай бұрын

    Walee اذا الحقيقة التفت عن المخلوق فلن تخافت عن الخالق Ilaahaw sida saxda ee case kan yahy umada ukala cadee Aamin

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan19702 ай бұрын

    Qareekaan ma xuma hadlkiisa , waxaa dhacda dad si fudud danbi uusan gelin loogu toogtay ee dib laga ogaaday geeridiisa kadib inuusan danbi laheyn

  • @Shanuure
    @Shanuure2 ай бұрын

    Sixun udhimo Idin Alle😢

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi2 ай бұрын

    Yabka yabkiis gabadhu sokuma dhiman dabkiisa ushiday

  • @Ninweyn-

    @Ninweyn-

    2 ай бұрын

    Haa Waxay rawaan in loo Khafiifiyo xukunka Oo Sanado Lagu xukumo intii ladili Lahaa

  • @firdowsmusay-ze9gs

    @firdowsmusay-ze9gs

    2 ай бұрын

    haday dabkisa kudhimatay wax kasta axkam bay shareecadu usameysay oo qofku hadi u laxidh xudhin oo u baxsankaro dee qof looma qisaaso laakin diya laga bixiya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын

    edeysanuha cadeyn looma hayo ee dhiigisa yan nacayb lagu baneysan midakale aabaha gabadha isagaba dulmi kuhayay wiilka sida u sheegay mar hore hadalkisa laga fahmayay

  • @Shanuure
    @Shanuure2 ай бұрын

    Sixun udhimo Idin Alle😢

  • @Shanuure
    @Shanuure2 ай бұрын

    Sixun udhimo Idin Alle😢

Келесі