No video

Xeer ilaaliyaha " maaha in Abuukaatuhu Xukunkii Maxkamadda ku tilmaamo inuu Diinta kasoo horjeedo"

Xeer ilaaliye Yaxye"Luuqadda Sharciga ah ee Maxkamadaha looga hadlo maaha in Abuukaatuhu Xukunkii Maxkamadda ku tilmaamo inuu Diinta iyo Xeerka kasoo horjeedo"

Пікірлер: 45

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x3 ай бұрын

    Hanoolaado. Yaxye xeer ilaaliye

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen84603 ай бұрын

    Qareen xaq yaqaana oo isbiishala igadhe alle haku xafido adduun iyo aakhiraba

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y3 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @natsu_kun
    @natsu_kun3 ай бұрын

    Guuul inshallah abukade yahyeh luul cadaalad

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x3 ай бұрын

    ALLE KU SOO QABAY GACAN KU DHIIGLE

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool23533 ай бұрын

    Allah yacisak wa runtaa uhiili xaqa iyo qoyska marxumada la dulmiyay

  • @user-eb7op3gr7c
    @user-eb7op3gr7c3 ай бұрын

    ماشا ءالله جزاك الله خير اللهم احفظ بلادن وبلاد المسلمين ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanihersi9977
    @hanihersi99772 ай бұрын

    Xeer ilaaliye Yaxye Allaha kukuguuleyo cadalada Luul ad uradisay

  • @user-eo8ev8kk8t
    @user-eo8ev8kk8t3 ай бұрын

    Ilaahey xaqa ha U hiiliyo

  • @umuahmed4812
    @umuahmed48123 ай бұрын

    Maanta hadey beneyaan malinta qimaa yaa ku badbadiindoona ilahay hortis

  • @jdjsjdjdj2244
    @jdjsjdjdj22443 ай бұрын

    Horta hadii ladilo qadarta alle. Ayuu kudhintay haduuse nolaado qaderka alle ayuu kunooladey qof maxkamed lakeenay oo naftaa lugudhafinaa ladhahay amse dadkiisa oo wiilkooda difacanayo amase qareen u doodayo cadaalad majirto hadey dheheen dee sidey ayaga ulamuqatey kahadleen ee maxkamadu dhaliil iyo amaan intaba ha utaagnato waayo shacabkaan u adeegaa idinkaa dhahay lacag fara badana kuqaata Nabi aan qaldamin oo kalana matihidiin nabiga qalad allaa kadhowray lkn bini aadamka waa qalad u joog darajaduudono hajooge

  • @QadroMxamed
    @QadroMxamed3 ай бұрын

    Guul qareen yaxye

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya3 ай бұрын

    Allaha inoo xafdiyo abuu kaate yaxya codkameed masha allah

  • @OubaxRobleh
    @OubaxRobleh3 ай бұрын

    Xaqa aya kuulaysan installed allah

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x3 ай бұрын

    GUDOOMIYE ALLE HAKU GARANSIIYO CADAALADA GACAN KU DHIIGLAHA DIL KU XUKUN ALAA KUU DANBI DHAAFI

  • @AichaAbdillahiMoussa
    @AichaAbdillahiMoussa3 ай бұрын

    ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AwcaqilHotel
    @AwcaqilHotel3 ай бұрын

    Cadaaldu ha waarto ninkan waa cadaan inuu kas wax walba u sameeyay ee qisaasta roon koleyba waa dhimanayaa ha dhereeto ama habdhawaato kuli nafsi daaiqtul mowt

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x3 ай бұрын

    HADAAD KAA CAFIDAAN WAA LAYDIN ROGAYAA KU TALO GALA

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre41013 ай бұрын

    ❤INAFOLDUUR ❤

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj3 ай бұрын

    Bojada uma ka daaya ee hadadey dowlada somali muslim tahay ninkas d8l naag uur ah ayuu gubay ee tiirka soo saara wiliba wijigiisa oo furan wayoo

  • @xaliyeahmed7231
    @xaliyeahmed72313 ай бұрын

    Waxan ka yabey kii yodhi maba dhimanba luul allah u naxariiste

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h3 ай бұрын

    Dastuurka Qooomaluuudka Kufriga Iyo Ridada Ah Eee Dagsadeen Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Halagu Kufriyo ayaga Iyo Asnamtoooda Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan Bari Baaanu Idinka Nahay ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Waxba Ma Wadaaagno

  • @user-eo8ev8kk8t

    @user-eo8ev8kk8t

    3 ай бұрын

    Ilaahey ka cabso goormey baybal isticmalen dad Muslim ah ayaad gaalo ku leyahay Astaghfir adiga subxanah

  • @user-xs1yy8ff7h

    @user-xs1yy8ff7h

    3 ай бұрын

    @@user-eo8ev8kk8t Waryaa Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Bari Baaanu Ka Nahay Ayaga Iyo Asnamtoooda Ee Cabudayan Maalinta Shareecada islamka Qaaatan Baaanu Walalo Nahay Hadeer Cadowga Islamka Weyan Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan Dalka Nooga Baxa Shayadhiinta Idinka Nooga Daran

  • @dahirdhiifoz8371
    @dahirdhiifoz83713 ай бұрын

    Haaladilo

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x3 ай бұрын

    GUDOOMIYE ADIGA IYO CARUURTAADUBA WAY BADBAADAYAAN ADUUN IYO AAKHIRABA HADAAD GACAN KU DHIIGLAHA TOOGASHO KU XUKUNTO CADAALADAA SIDAAS AH

  • @xaliyeahmed7231
    @xaliyeahmed72313 ай бұрын

    Xaqa binu adamku ma qarsomo inscha allah guul iyo gobanimo

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan30243 ай бұрын

    Alaha haakalasiyo caadalad

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan96903 ай бұрын

    Qof maxmuusa o saacad sitaa wa i koow haday isku dilaan maxabiistu kawaran inta mid laqabto dhuunta loga mudo

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi3 ай бұрын

    Haa la dilo

  • @KhadarAbdulahi-tk7gz
    @KhadarAbdulahi-tk7gz3 ай бұрын

    Cadaaalada ALLAAH caawin

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel72413 ай бұрын

    Kolay wuu dhimanayaaue miyuu qisaasta qaato

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x3 ай бұрын

    GUDOOMIYE MUXUU UGA CARACARY INTUU AQAL KU XIRAY HADAANU GUBIN MUU LA JOOGO OO BADBAADIYO

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih33983 ай бұрын

    Diin dastuur. Iyo qodobobka shacabka somaaiyeed. Waxba iskaa gelin. Islaam iyo kuwaan ayaa kala g og

  • @user-eo8ev8kk8t
    @user-eo8ev8kk8t3 ай бұрын

    Ninkaas hala qasaaso dilkiisa kutala gal buu ahaa

  • @user-qe9gc6rp1m
    @user-qe9gc6rp1m3 ай бұрын

    Meeshu makitaabka ayaa la isku xukumaa nacnacda. nagala tag dameer yahow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs3 ай бұрын

    edeysanuhu isagaba dulman oo wax cadeyna loma hayo oo in xaq daro loo qisaaso waxa khayra umaleh soomaali ee maxkamadu haso afjarto oo diyo haku xunkunto sidasa cadaalada oo caadifada dadku cadaalad maaha

  • @24hours171

    @24hours171

    3 ай бұрын

    inu baxsaday cadayn ugu filan wll

  • @habonhusein1952

    @habonhusein1952

    3 ай бұрын

    inuu dilay miyaa daahkaasaaran ilaah kusooqabay

  • @user-dz3yq3tz1y
    @user-dz3yq3tz1y3 ай бұрын

    𝐇𝐚𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐲𝐨

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs3 ай бұрын

    hadee gabadha lama xidh xidhin oo way kabaxsan kartay dabka midakale dab meel qofkiciyay hadu qofkale kugubto dee waxa la eega qofku mu baxsan karay ee dhiigisa haku deg degin

  • @24hours171

    @24hours171

    3 ай бұрын

    ninku sababtu u baxsday isheeg wll

  • @abdullahhussein9638

    @abdullahhussein9638

    3 ай бұрын

    Mid baa ku sualayaa hadaan caag basiin ku jiro soo qaato adigoo sariirta jiifa oo taleefankaada ku mshqlsn basiin kugu bil bilo taraqna kugu daaro bal isheeg sidee ugu baxsan laheed.dabku ma aheen mid guriga lagu gubay .markaas waxaa macquul ahaan laheed inay ka baxsato. balse waa mid gabadha lagu gubay.

  • @user-vh3yo6lj9q

    @user-vh3yo6lj9q

    3 ай бұрын

    Micnaha adiga miyaad difaceysaa ninkan gacan kudhigpaha ah

Келесі