No video

Gudoomiyaha Maxkamadda oo Sayid-Cali weydiiyay su'aalo ku saabsan muranka dhexmaray isaga & Luul

Пікірлер: 160

  • @arafad5842
    @arafad58423 ай бұрын

    Waxaa isk cad inay Isla qolka uu gubay ay kujity mrkuu gubayna ay gacmaha ay qabsatay oo ay kudhgty sidasna uu kugubty isga lkn uu qasb iskaga fujiyy qolka kale markuu galayna documentskiisa uuso qaatay kadibna sidas Guriga uga baxy iyadoo gubaneyso ayaa igu raacsan

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein73823 ай бұрын

    Ninkan asga qiral ah wixi alle iyo kitabkiisu ku xukumaan ha lagu xukumo nin gubaya guri dad ku jiraan hadana si barer ah shidal u radsaday waa uu qiratay danbigiisa waxba yaan laga war wareegin kitabka alle iyo shareecada ha lagu xukumo alle xaqiida og

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed3 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kz8pc3xt1r

    @user-kz8pc3xt1r

    3 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @HiyaayoElmi

    @HiyaayoElmi

    3 ай бұрын

    5:15

  • @khadroabdiihakim1073

    @khadroabdiihakim1073

    2 ай бұрын

    KHADRO

  • @khadroabdiihakim1073

    @khadroabdiihakim1073

    2 ай бұрын

    KHADRO

  • @khadroabdiihakim1073

    @khadroabdiihakim1073

    2 ай бұрын

    ​@user-khaDrokz8pc3xt1r

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi55953 ай бұрын

    Mashallah dawladu ha shaqeyso mooryaanta ha la qabto ninkaan waa indha adag yahay maxuu caawiya asagba cararay been badan

  • @shukrishacni4407

    @shukrishacni4407

    3 ай бұрын

    Wax walbo wey cad yihiin xukun unbaan sugnaa

  • @ahmedjose2747
    @ahmedjose27473 ай бұрын

    Xaqa luul o sobaxaya insha allah

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad54633 ай бұрын

    Waa cadyahay hadalka in aanu gubayiin Alaab ee uu gabadha gubay

  • @abdirisaqmohamed7715
    @abdirisaqmohamed77153 ай бұрын

    Marba hadii uu qol aya gubay leyahay cadeyn kale miya laradinaya gabadha dabka uun ayey kudhimatay allaha unaxariisto

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u3 ай бұрын

    Yaahuuuu malageedii Bay gursaty luul alaha unaxaristo

  • @ramlamohamedq9051

    @ramlamohamedq9051

    3 ай бұрын

    Amiiiin

  • @ayaancadey1660

    @ayaancadey1660

    3 ай бұрын

    Alow ha nookeynin nin nadili rabo yaarabii

  • @legendalwayslegend

    @legendalwayslegend

    3 ай бұрын

    Aamiin yarabi 😢❤🤲🥺

  • @AnimaSaida

    @AnimaSaida

    2 ай бұрын

    Malakulmawtku qofkbu sibu ugu imadaa😢😢

  • @abshiramohamed8687

    @abshiramohamed8687

    2 ай бұрын

    Wa runta Ina ader

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed20613 ай бұрын

    Waa in laguba hadi cadaalad jirto

  • @user-kp2zg1qq7q
    @user-kp2zg1qq7q3 ай бұрын

    Yaaab anaga aragnay tolow marxumadi hadey nolan lehed mexey shegi leheed😢

  • @omarjamaabdikarim2808
    @omarjamaabdikarim28083 ай бұрын

    Caqliga saliimka ah wuxuu kuu sheegayaah hooyo gurigeeda la gubay oo dab ka dhex shidan yahay ilmihiina ku dhex jiraan waxa ugu horeeyo oo ay samayso wuxuu ahaan lahaa inay ilmaheeda ka saarto guriga lkn qol yara oo gaas lagu bilbilay ma ayna isku halaag teen Allh cadaalada ha uhiiyo

  • @CabdiraxmanCali-po3zj
    @CabdiraxmanCali-po3zj3 ай бұрын

    Wixii aan dhihilahay garsooraha iidhahay❤❤

  • @muxubobashiir-zc4im
    @muxubobashiir-zc4im3 ай бұрын

    Horta dadka wax qoro anoo cadaalad rabo waxaan dhihi lahaa hadaqdagina 1 talabaad gabadh ciyaal agooon haysato ooo dardaarankii aytidhi loojeedo ayadu isgubi mysee xaqaa soo bixi aqliga magasho waxan uukusheekaynayo rabiyow xaqa nagaradsiii🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedyasin5530
    @ahmedyasin55303 ай бұрын

    Allaah u naxriisto Marxuunada waxaa heley nin dirba jiif ah ee Jaajuska Shaqaalaha Alshabaab

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah37113 ай бұрын

    Rabiyoow cadaalad agtaday taal miskiinta xaqeeda soo saar xisaabi waa qiyaame

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad13933 ай бұрын

    MUjrimkan waa cadeestay inuuw guriga gubay bansiina usoo gatay ee yaan laga warwareegin caddaaladda ee yaan lagu sii deen gudaha bulshada dhaxdeeda ee tiirka halageeyo kan difaacaya cali xalane Jaxiimadii allaha ku fogeeyo

  • @user-xs1yy8ff7h

    @user-xs1yy8ff7h

    3 ай бұрын

    Calmaniyiiin Dastuurkooda Qooomaluuudka Yahay Gaalada Raacay Ku Darsaday Dumiga Fasahadka Iyo Qeebinta Umada Islamka Marka Kuwaan Wax Rajo Ah Kama Qabo Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaaagno Yaa Dhawaqiiid Asnamta Cabudayo Bari Baaanu Idinka Nahay Idinka Iyo Dastuurkiiina Baybalka ah Aaad Cabudaysan Ku Bisharaysta Baqtigiiina Godka Ayaaa Lagu Ridayaa Yaa Dhawaqiiid

  • @Aniga-qn9iv

    @Aniga-qn9iv

    3 ай бұрын

    Ilaa maalintii kowaad halkaas wuxuu la soo taagan yahay anaa gubay aqalka markaa ma aqaano wax loo qisaasi wayay wali waqtigiisa ayaa dhiman

  • @dahabdaahir2164
    @dahabdaahir21643 ай бұрын

    Waa kadaab allaah haka jaaseeyo xaqeeda waa in latookto abaalkiisu

  • @mahamedhassan5103
    @mahamedhassan51033 ай бұрын

    luul❤❤❤

  • @ahmedyasin5530
    @ahmedyasin55303 ай бұрын

    Garsoore Mujrimkan ee dirba jiifka shaqaalaha Alshabaabka maad isdhaafisid Mar 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad Garsoore isdhaafi dayuuskan ee dirba jiifka ahaa

  • @faisayasin1059
    @faisayasin10593 ай бұрын

    Hooyo ilmeheeda guri qeeb ka gubanaayo ayada galeeso majirto ilmahe ka baxsan laheed guriga waa beentiis

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay10973 ай бұрын

    Maxuu alabta banaanka ugu gubii waaye?? Wey cadahay unu gubo guriiga iyo reerka rabay.. ninkan is guilty….autopsy ficaan Somalia maa sameeyan waayo wadamada hormaray waxey oganlahayeen iin gabdha shiidalka jirkayda lagu shuubey iyo iink kale waxeyna ueegtahay ayado jiifta ayuu shiidalka jirkayda ku daadshay … it’s obvious his guilty…

  • @fatimanor1273
    @fatimanor12733 ай бұрын

    Ninkaan waxa loosii heesto magaran waakan dambiga isaga isku cadeeynaya yaa allaah cadaalada xagaaga bey jirtaaye soo dhawee

  • @user-dw2mv8cr4r

    @user-dw2mv8cr4r

    3 ай бұрын

    Waa yab😢 walhi

  • @ibrahimbare179
    @ibrahimbare1793 ай бұрын

    Subxanalah walah wa adun gadon inte lagu maqlay gurigeyga gubani rawa waxa ega sual ah nag Marwo marka ey no noqoto o wa kalatag imado alabta lo digo aroska ma ninka aya iska leh mise ninka furay aya leh marka fadlaan jawab

  • @YacinMoumina-nt1gb
    @YacinMoumina-nt1gb3 ай бұрын

    Wuxu dhahay iyado cafimad qabta ayan so badbadiyey haye yaaa gubay jini miya dilay

  • @xamdixiis9949

    @xamdixiis9949

    3 ай бұрын

    Hoyo guri gubanaayo madamiso ilmahay kabilaabi laheed walaahi wn hubba ee ninja haladilo xasidka ah

  • @user-ny3sg8bd4c
    @user-ny3sg8bd4c3 ай бұрын

    Laba hadal oo isdabo marin ah ayuu kuhadlayaa hadalkii maalinkii hore uu yidhi iyo hadalkani isma leh waata koowadoo maalinkii hore qolkaayar xaaskaygaa kunasan jirtay oo igusugijirtay ayuu yidhi hadan xaaskaygu ma tagi jirinbuu yidhi ta labaad adigu kudar hadaad sifiican hadalka udhuuxaysay daawade

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida2 ай бұрын

    Ninkan maxkamad uwen racfaanka yuu yahay qabiil ahaan horta

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed84563 ай бұрын

    Rabiyooow aday cadal ku agtalaaa😢

  • @zakirboss143
    @zakirboss1433 ай бұрын

    Ninkan maalintii hore iyo maanta maxa farqi ah ee u dhexeeya 🤔

  • @halimo3956
    @halimo39563 ай бұрын

    Aabo c/casiis xaqiisa allaha siiyo op cadaalada ha u hiiliso

  • @osmanosman2224
    @osmanosman22243 ай бұрын

    Yaa marag ka ah iney tiri allabta jiifka nin kale ayaa igu aroosayo sida la shegey luul ineey eheed gabar cilmi iyo Diin leh eey baratey luul mooryaan sayid cali hor taagan ineey tiraahdo nin kale wax caqli gal.ma aha waa beentis muxu xaaskisa iyo carurta muxu banaanka ugu baxa u dhihi waayey yaa dab u jogayo🔥Sayid cali🔥

  • @xayaadcabdi4347
    @xayaadcabdi43473 ай бұрын

    waxan xayawaanka ah ee hadalkiisa ku sheegaya in aan dab qof bini aadmi ah xamilayn hadana sheegaya marxuumad luul in ay guriga ku gubatay ayada oo aan wax nabara qabin see qof caafimaad qaba uu dab baxaya u gali kara isaga is qar qarintisa maba qarsoona waayo maxbuus dil lo haysto uma eka

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif56933 ай бұрын

    Qof tab isku dhax tuuraayo miyaa jiraa ninkaan ayaa gabadha kubay xaqiiq

  • @hanihersi9977
    @hanihersi99772 ай бұрын

    Afka day waligey qof dumara gacan umaqadin kuye lakin waa gubijirtay miya xoolahatahy was naka horwreej malag haku qade wuba kuqadahe.

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk3 ай бұрын

    War denbiilahaan muunxirneen xageeayuu kumaqnaa xitaa saacad ayaa uxiran

  • @shukrishacni4407
    @shukrishacni44073 ай бұрын

    Waxuu xiiday in ay ku nasan jirtay hadana waxuu leeyahay qolka nasiknada ayaan ka soo billaabay . Hadal run ah wax dhaama ma leh

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed54693 ай бұрын

    ninkan waxaa cadena ugu filan cadeyn inuu gacantiisa kusoogade shidal kuna gubay guri ay dadbadan kunoolyihiin cadeyn taas kaweeyn majirto

  • @ayaancadey1660
    @ayaancadey16603 ай бұрын

    Ninkaan wuuba qiratay in uu gadha dilay ee ma xaqa lamarsiiyo

  • @SanaAbal
    @SanaAbal3 ай бұрын

    WAAQALAD SHARCI AHAAN QOF MARQAATI AH IN UU WAJIGA DABOOSHO

  • @shinaali6574
    @shinaali65743 ай бұрын

    Luul ma qaylisey.?carurta isoo bixi ma dihikartaa?

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame3 ай бұрын

    Ilaahay xagiisa ayeey cadaaladi taala wali gacan ku dhiiglihii arxanka darnaa e xaaskiisa nolasha ku gubay baa nool maxkamadu ninkan dilkisa ha dadajiso hadi cadaaladi jirto

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad22873 ай бұрын

    Waxaaba qalada ah in guri ayaa ilo dhex jiifaan la gubo waaba danbe kan ugu weeyna

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan98593 ай бұрын

    Markii hor hadalkii uu ku hadlay iyo hadalkaan waa labo marka codkiisi hore halakeeno maxkamada

  • @FadxaAbdinuur
    @FadxaAbdinuur3 ай бұрын

    صلی الله علیه وسلم

  • @shukrishacni4407
    @shukrishacni44073 ай бұрын

    Kutub kuma yaalo in wax.la kala Hormariyo in guri la gubo diin ma qabto

  • @MulkiMire
    @MulkiMire3 ай бұрын

    Alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo abaayo

  • @raxmasheekhdeeeqraxmasheek6573
    @raxmasheekhdeeeqraxmasheek65733 ай бұрын

    Ninkan waxa usameyay xaqa yan laiska indha tirin

  • @zakirboss143
    @zakirboss1433 ай бұрын

    Ha loo sheego inay wax qoran tahy in isagana la dilo

  • @nimcoxasan4429
    @nimcoxasan44293 ай бұрын

    Waar qolka wada gubanayey markuu soo saarayay muxuu uguban waayay ilaa qoku wuu wada gubanayay buu yidhee

  • @user-zz9mg2me2u
    @user-zz9mg2me2u3 ай бұрын

    Qof cafimad qabto ayaa dab isku turtay ma surto galeyso hadeyna caruur uga jirin ee asaga ayaa gubay luul sababto ah heday ogan laheed in uu dontay shidal am basiin talefoon ayey diri laheed ama caruurta ayeey la carari laheed mangal maha qoof cafimad qaba oo ilmihisi hurdan in uu dab isku turo

  • @MaryanaCabdulahi
    @MaryanaCabdulahi3 ай бұрын

    Qof xanaaqsan lee ku marmar siiy lkn waxa tahay kii tiirka lageyy

  • @osmanosman2224
    @osmanosman22243 ай бұрын

    🔥SAYID🔥CALI🔥

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66053 ай бұрын

    ale baa wax og horta laakiin baasiin baan doontay waxaan ku shubay guriga waxaan hadana ku dhejiyey kabriid markaa maxaa hadhay sow guban maayaan dad iyo duunyo wixii jooga meeshaa waa yaab iyo lama arag 😮

  • @RukiaAbdi-io5eb
    @RukiaAbdi-io5ebАй бұрын

    Dar wahbakamaoga

  • @dhaqanemahad7082
    @dhaqanemahad70823 ай бұрын

    Allow gacantanada noodhor

  • @hawohasanmohamed1128
    @hawohasanmohamed11283 ай бұрын

    Ninkaan asika cadeyay marne hadi shidalka sogadey

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf70743 ай бұрын

    Timaha maxaa loo ga jaray ninka shuunka iyo timaha haku baxaane dhiig cabaha

  • @huseineidow5714

    @huseineidow5714

    3 ай бұрын

    hhh taasna ma ciqaab baa

  • @abukarsharifhaji3251
    @abukarsharifhaji32513 ай бұрын

    Maxkamada gobalka Banadir wuxu kushegey in alabtiisa u gubanayo hadana wuxu leyahay alabteyda qadanaya ayu leyahay

  • @abdiyare2025
    @abdiyare20253 ай бұрын

    Horta ninkan naagta maiga guursadey mise ayada guursatey hadii uu isaga guursadey isagaa saxan oo magubin balse hadiii ay ayada guursatey isaga gubey oo wax dan ah kamusanlahay

  • @user-cm2lo4et7d
    @user-cm2lo4et7d3 ай бұрын

    hooyada was

  • @khadroabdiihakim1073
    @khadroabdiihakim10732 ай бұрын

    KHADRO20KHADRO

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman3 ай бұрын

    Gurigaan.gubay.guriga.dadbasjoogay.waygubteen.dee.isagaa.hubay.

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb3 ай бұрын

    Ma fahmin musiibadan socoto

  • @MaxamedYare-zn5ze
    @MaxamedYare-zn5ze3 ай бұрын

    Garsoore waxba ha su aalin isagaagubey way cadahay

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko3 ай бұрын

    Ben badhana kan illahe kamabagaya

  • @sahroosman2092
    @sahroosman20923 ай бұрын

    Macquul miyaa in uu qof is gubaayo

  • @dagansh5606
    @dagansh56063 ай бұрын

    Afsomali ma yaalo Muqdisho alaab ayaan Gubaya ka banee wax lagu hadlo ma aha

  • @awalemahad4167
    @awalemahad41673 ай бұрын

    Ninkan gabadha asagaa gubey waayo qof gubanaya see loo soo jiidi ninka gabadha dab ayuu kureebayey

  • @saedothman5934
    @saedothman59343 ай бұрын

    Waxaa soo dhoow luul oo cadaalad heshay i.n

  • @aminsouleiman3238
    @aminsouleiman32383 ай бұрын

    Waaa bentusaa mu oraansita maarkii Hureeeh🫥

  • @abujole3992
    @abujole39923 ай бұрын

    Subaxaana laaah Kan asaga qirtey inuu shidaal soo qaatey guriga dhexdiisa ku gubey gabadha joodari kulaha

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr3 ай бұрын

    Nafey kudoonay kuwaa ninkas waxaa ufiican inuu dambiga iska qirto ehelka luulna cafis weydiistonhaday ogolyihin hadii kale xaqa laga oofiyo

  • @SanaAbal
    @SanaAbal3 ай бұрын

    Waa qalad in uu wajiga daboosho qof marqaati ah

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    3 ай бұрын

    Mooryaanta inay disho miyaa larabaa. Mooryaan Mujrimiin ah oo dhiiga kuqubeysta oo udhaaranaaya qof walba waa in laga ilaaliya inaysan galaafanin dad kale.

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen123 ай бұрын

    Guriga marka uu kusoo laabtay iyaa ka furay?

  • @Savage390
    @Savage3903 ай бұрын

    Naf jacelaa gabadh wuu diley muxuu isku wareerinaa Allah ayaaba u jeeda

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd61933 ай бұрын

    Luul ayaa alasbta koo waad ahayd i Amus

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp3 ай бұрын

    Ninkaan asigaba qiraal ah in uu xaaskiisa gubay ee hala gubo

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh52323 ай бұрын

    Intii marxuumada Ku dhacday ha lagu sameeyo

  • @user-eo2kj3hn9v
    @user-eo2kj3hn9v3 ай бұрын

    Ninki alab gubey qof madafayo

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed31063 ай бұрын

    Ninkan waa nin khabiir ku ah sida dadka loo khaarajiyo Wayna iska cadahay inuu gabadha gubay Sababtoo ah dadka luul gubay maxuu isga ugubiwaayey Waxaa cad in gabadha oo guruda uu gaaska ku shubay kadibna gubay

  • @anabfarah1178
    @anabfarah11783 ай бұрын

    Mana mana alaabti larabay inaad gubto maad gubin inagadaa war wareega

  • @elijah4984
    @elijah49843 ай бұрын

    Sayid caliyo hada allah isku dhibtey khalas sheekadadu wa jig,hada dacad tahayna allah ku hiliin hadi kaleena way ku dhamaan.

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf88813 ай бұрын

    Cadaaladu ha sareyso

  • @BisharIsack-un3ch
    @BisharIsack-un3ch3 ай бұрын

    Pin badanaa

  • @user-xp9hi9ut1v
    @user-xp9hi9ut1v3 ай бұрын

    Haa la toogto dilaga

  • @jowhara1000
    @jowhara10003 ай бұрын

    In uu ka celiyo iska daay Asaga maxaa ka gubey Labda gacmood qaxay taaas cadeyneysaa in uu ku Riiixaayey

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd61933 ай бұрын

    Yaahuu runta muu iska sheego

  • @jowhara1000
    @jowhara10003 ай бұрын

    Alle ka cabsi ma jirto xishood ma jiro meeqa jeer ayaa la wareysanaayaa oo maxkamad la kenaa ai loo helo in yar oo lagi sii daayo Soomaaliyey maxkamadan HAbargedir ay u sjaqeysaa sababta oo ah waa laga Baqaa meeqa jeer ayaa la keeney ninkaan Hadana loo soo qurxiyey si degena loo wareysanaa hadalkan loo soo toosiyey nin shegayao in uu soo gatay Banaiinka gacantiisa ku gubey cararey intaba afkiisa ka sheegaayo loona ogeleyn in geedka la keeyo Iska suga inta xaqqa imaantoono oo HBARGERLa geyndoono GEEDKA

  • @user-zg3tg1lu5r
    @user-zg3tg1lu5r3 ай бұрын

    Balaaya nin reer xamara guursata

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman3 ай бұрын

    Gabadhuu.dadbay.udhimatay.dabka.haa.usobobayninkaa.usomabay.waa.cadaan.ilaahay.ka aw.oodil.dab.lagugu gbo.halagudilo

  • @Iqroabdiqadr
    @Iqroabdiqadr3 ай бұрын

    Kkk😭😭😭😭😭🇸🇴🤲

  • @AbdihassanAdan
    @AbdihassanAdan3 ай бұрын

    Qolka anaga anjifana ayu yiri hadana qolka martida😡😊

  • @kaltun101
    @kaltun1013 ай бұрын

    taasi sax maaha waxaan ahay 10 jir waxaanan leeyahay 5 walaalo ah oo aan waligey dhibin hooyaday waxaan ku dareemayaa ceeb xun

  • @xamdixiis9949

    @xamdixiis9949

    3 ай бұрын

    Ceeb see ah

  • @user-pr6rb6si8u
    @user-pr6rb6si8u3 ай бұрын

    Warninkaan cadaalad usameeya ooxadka ka oofiya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64613 ай бұрын

    Cali Xalane Tuug buu ahaa xamar jajab laga yaqaano waxa uu guri kuyaala 4:57 y school police ayuu duhur cad dhacay waxana laga soo qabtey ceelgaab asagoo turub ku dheelaya 11/3/1988 waxana lagu xirey saldhig kuyaal xamar weyne afarirdoodka kadibna maxkamada ayaa la horkerney July 1988 waxana lagu xukumay 5sano oo xarig ah 🤣 laanta buur ayuu ku xirnaa oo beeraha ayuu falijirey dhaqan celin maantana wakaas sheegtey garyaqaan u doodaya dhiigyocab gabar maskiin ah gubey cajiib cadaaladu xagey taal

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64613 ай бұрын

    Waa in mooryaan dhiigyocab ah nolosha lagu gubaa tuuga dhiigyocab ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64613 ай бұрын

    Cali Xalane waxa uu tubaako ku gedijirey ceelgaab haddana waa qareen maxaad sugeysaa cadaalad meesha haka suganina

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud74163 ай бұрын

    Tuu gubayna waa gabar tuu suuqa xoolaha degan e uu ucararay waa gabar bal ninka gabadh ka maarmoo inuu xumeeyo raba waa qof nocee ah waa bahal

  • @abdijabaarmoalim6283
    @abdijabaarmoalim62833 ай бұрын

    Waywaalayd kasoodhaw

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman3 ай бұрын

    Xaakimkow..alahaaga.kabaq.kiiskani.waacadan.ninksni.isagaa.hubay.gabada.wasyo.ninkani.ama.alaab.hagubo.so.ugumuu.talagalin.inuugubo.guri.caruur.iyo.dadjoogan.war.cadaalad.darada.dadkakadaaya.dadlalena.ha.uhorseedina.cadaalad.daro.indablagugubo.oolayidhaado.guribaan.gubayay

  • @NimcoCali-mj9mz
    @NimcoCali-mj9mz3 ай бұрын

    yaaab 😭😭😭😭😭

Келесі