No video

Kheyrre"Haddii dowladdu ay si hufan oo amaano leh u maareeyso Canahuurta dakhliga ayaa kordhaya "

Пікірлер: 14

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868Ай бұрын

    Kheyre ............❤❤❤............Soo Noqo Adigoo Nabada Soomaali Adiga oo Kale ayey Sugeysaa Nin Nadiif ah Hogaamin Kara Geesi ah Cadowgana ka Celin kara Xoolahooda iyo Naftoodana u Xafida...........

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376Ай бұрын

    Hi all He deserve to be a president❤❤❤❤❤

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868Ай бұрын

    Kheyr waa Wadani Waxqabad leh Soomaali ayaa Marqaati ka ah Halgankiisii Haddana waxan Rajeyneynaa isagoo MW Soomaaliyeed Noqday .........Musuqmaasuq ma Sameyn Mudadiisii uu Xilka Joogay iyo Bililiqo sidi Xassan SH....

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7tАй бұрын

    Tuug waye qabiileyste ah ma ahen inad so dhawaysan manya halkaan asaga dhigay qiyaanadiisa xasana ma helen kursigaan qabiil ahan buu u tageray asago kaso horjeedo madaxwaynahii mamuskaas siiyy qiyanayna

  • @JAMA_BARRE

    @JAMA_BARRE

    Ай бұрын

    Waa Cuqdadeysan tahay

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6mАй бұрын

    This guy has no leadership charisma but he has good heart

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821Ай бұрын

    Khaire waa ninka isagoon prime Minister ah qabyalad aaday😂😂😂

  • @faadumoclaahicabdi8119
    @faadumoclaahicabdi8119Ай бұрын

    Maxwaynaha dharta udhimantahay 2026

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    Ай бұрын

    Farmajo ayuu ku xigaa..

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625Ай бұрын

    War nimanyahow ninkaan hadaan qeyladiisa u,adkeyso la,nahay haduu madax noo noqdo ka warama wuuba na waalayaa walaalayaal

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi2371Ай бұрын

    Nin raisal wasaara wax ku qaban waa ma madaxweyne buu wax ku qabana. Mise wuxuu usoo laabana musuqmasuq baaxadweyn.😅😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821Ай бұрын

    Farmajo iyo Khaire haddaay midoobaan dowladnimo waa diyaar.

  • @mohamudulusow1845
    @mohamudulusow1845Ай бұрын

    Ceeb waye inuu sidi arday cml warqada iska firiyo Salah jama Hada firsanayay halmar warqad fiirin maayo

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi2371Ай бұрын

    Anaga xildhobaan been akhriya waa Ka daalni hadii lagu saarana bartii kasii wade.😂😂😂 Qof xil nosoo qabtay oo dhan Ku noqon Maaya oo isbadal kama sugayna mid aan aragnay isku daygiisa. Wixii aad Naga xadeen ayadvrabtan in olola Ku gashaan kuwa kale hadana aad Naga xadaan. Muslim god laba jeer lagama qaniina dhulka ha idin deeqa shaqa kale raadsada.