No video

"Luul dhacdo fool xun ayaa ku dhacday inta Muslim ah Allah ka koriyo"Marqati Shamuuri

"Luul dhacdo fool xun ayaa ku dhacday inta Muslim ah Allah ka koriyo"Marqati Shamuuri

Пікірлер: 344

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar17955 ай бұрын

    Shamuuri ciyaalkiisa iyo xaaskiisa Allaha xifdiyo

  • @Mohamed-hs3vf

    @Mohamed-hs3vf

    4 ай бұрын

    Ameen

  • @mahdimo6276
    @mahdimo62765 ай бұрын

    Marqaati shamuuri waaa geesi wllhi si sax ah oo wax usheegay iyo waxoo arkay asagoo wax cabsi ah muujin

  • @nasteexo-cj3ot

    @nasteexo-cj3ot

    5 ай бұрын

    Run iyo been makala taqan

  • @mahdimo6276

    @mahdimo6276

    5 ай бұрын

    @@nasteexo-cj3ot Adi makala taqaana waa adiga difaacaayo dilaaygee

  • @fadimasheqmuqtar7182

    @fadimasheqmuqtar7182

    5 ай бұрын

    and ​@@nasteexo-cj3ot

  • @user-iz2gz3zn4r

    @user-iz2gz3zn4r

    3 ай бұрын

    ​@@mahdimo6276Aqqaqqq

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali95085 ай бұрын

    MAASHAALAAH MaashaAlaah Markhaanti shamuuri waa nin Ale ka baqaaya run ayuu sheegay Alaha marxuumada xaqeeda soo ifiyo waa hal jifo oo maxkamad fadhiya ilaaheey waa cadaalad Alaahu Akbar

  • @journalistemuqdisho7604

    @journalistemuqdisho7604

    5 ай бұрын

    Jahil foqol jahil hal jifo marka dhaheso dowlada iyo maxkamada dadaalke hayan ma aragdid miya mise in la dag dago rabta qof la dilay qofkan dilay hala dilo adeer maxkamada cadeen be raadinosa dintena islamka qofka qof dilo oo meshas ama gurikas dhibka ka dhacay waa ine cadeen raadisa wada sax ku socoda maxkamada iyo dadaal ninkas ne cadenta wa loku helay wana la dilaya anaga oo dhan ba rabno cadadala qofki qof muslim dilo in umada laka dhax saaro illahey ha u naxaristo marxum luul hadaa hadalkada u so jeesto?? Hal reer marka dhaheso luul iyo ninka dilay wa isku reer wana dad hiraab isla ah ma fahantay hawiye nimo xata wa iskaga so sokeyan ee adiga qabyalad ku qaday cudur hawiye ku hayo mid kale hawiye iskuma raaco dulmiga wana dadka dulmiga neceb lakin ma aragdid punland wiilka loku kufsaday wana wiil kadib ne la dilay cadalad ma helen cidisa haa ama maya ragi dhibkas gestay magalada punland see donan u maran reerki jarer ahay ne weli wa lo han kabay hada hadashan wa ni dilen la dhahay kow gabarti yareed oo saqiirada ahed rag reer punland kufsaden cadalada ma la mariyay wa maya ragas in maxkamad la kenay aya cadenta loku helay inte ku danbeyen waa la dilaya in la dhahay aya rag aan reer punland ahen la toogtay loku badalay ragi dhibkas gestay turki ayago marayan la arkay waxe raben ine u so tahriiban yurub lakin yurub dad somalia kaga so horeyo balan qaday in loku maxkamadey dono ila hada turki dhumashi ku jogan marka reerka ku heso gurigina ka so bilaab cadaalada reer muqdisho qabyalad iyo cadaalad xumo waa ka koren

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah97345 ай бұрын

    SHAMUURI GEESI GEESI DHALAY XAQA ALLAAH AYAA KUGU JECLAANAYA .

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41985 ай бұрын

    MAASHA ALLAH SHAMUURI IS NOT EASY ILLAAHOW MARXUUMADA XAQEEDA SII YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭 SUBXAANALLAH

  • @user-km1dv2co7j

    @user-km1dv2co7j

    5 ай бұрын

    Amin yarabi 🤲🤲🤲😭😭😢😢

  • @abdiqanicaskaofficial1797
    @abdiqanicaskaofficial17975 ай бұрын

    Insha Allah masha Allah Kabtan shamuuri xaqa sidaad ugu hiilisay Alle hakuugu heeliyo

  • @hasanadem2848
    @hasanadem28485 ай бұрын

    Masha allah ilahay haka abalamariyo wll shuumerii Xaqa walsheen Luulna hasoosaro Kuwa Dambiga geystana ilahay ciiqab aduun iyo akhiraba hasiiyo

  • @abdulqadiradamali

    @abdulqadiradamali

    5 ай бұрын

    Iska sax hadalkaada, ma ahan kuwa danbiga gaystay ee waa kan danbiga gaystay!!!!

  • @MahamoudIbrahim-yn6tw

    @MahamoudIbrahim-yn6tw

    3 ай бұрын

    Pp 😊p L😊 Pp 😊😊p 1:10 😊p 😊ppp P 😊 😊😊😊pp 😊p P Pp 😊 U​@@abdulqadiradamali

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 ай бұрын

    ninkan wa fariid laakin khamri ba dilooday ee ilaayow khamriga iyo daroogada iyo qaadkaba kadhameey soomaaliya yaa rabbi

  • @ahmedabdi1090

    @ahmedabdi1090

    5 ай бұрын

    Amiin amiin 9:57

  • @user-jw7fs3np8y

    @user-jw7fs3np8y

    5 ай бұрын

    Aamin amin amin wllo

  • @ssimanumumustaq7148

    @ssimanumumustaq7148

    5 ай бұрын

    Bisinka kan wareysanaayaa😢 Illaahow noo soo gurmo Wadankii droog iyo fisqi unbaa laga sheegaayaa 😭😭

  • @tj-mi2ix

    @tj-mi2ix

    5 ай бұрын

    See ku ogaatay

  • @fowzia-hy6fc

    @fowzia-hy6fc

    5 ай бұрын

    Wll ma aqoon baad u leedahay

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x5 ай бұрын

    Mashallh jamuuri Alle Haka Abaal mariyo Runta Aad sheegtay

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan90795 ай бұрын

    Allaw maxkamada iyo Qaraabada meesha fadhida waafji sida xaqqa ah!

  • @MahadDhubow-gv4wx

    @MahadDhubow-gv4wx

    4 ай бұрын

    Ffeyhwjj

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow35345 ай бұрын

    Shamuuei ilaahay khayr ha ku siiyo waa ninka ugu markhaati fiican.geessi musli. Ah shaahid sax

  • @NasroMohamed-dx6tw

    @NasroMohamed-dx6tw

    5 ай бұрын

    Aaaad iyo aaaad ❤️

  • @amuun9967
    @amuun99675 ай бұрын

    Odeygan qarenka ah waa xasid xaqna mayaqaan illhy kabaqi mayo lcg buu kuxisabtamayah lknse aaqiro lch maleh😢

  • @abdulqadiradamali

    @abdulqadiradamali

    5 ай бұрын

    Sideed ku ogaatay!!?

  • @hudachanel2495
    @hudachanel24955 ай бұрын

    Shamuri funny waye😂.Xaqa Allaha ifiyo

  • @Siciidbashaash

    @Siciidbashaash

    5 ай бұрын

    wa geesi wllhi funny maha ee wa libaax legendary ah wllhi xaq layskama indha tiro

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn5 ай бұрын

    😢alle ha u naxaristo gabdha subxanalah 😢😢😢

  • @farosiyat3573
    @farosiyat35734 ай бұрын

    Ilahow gabadh xageeda u iftimii Amin ya rabi Maasha A

  • @83587
    @835875 ай бұрын

    Maxkamadu waa is dabaalineysaa in ay cadaalad soowadsne u maleyn maayo ee Ilaahey cadaalad hasiiyo walaasheen

  • @amalina6244

    @amalina6244

    5 ай бұрын

    Taasa been aheyn wlhi waa iska cadahey ilahey ha unaxariisto cadaalada hasiiyo 😢

  • @kaamiloodowa5561

    @kaamiloodowa5561

    5 ай бұрын

    Maskiintaas dhimatay Allah ha u naxariisto meeshaan cadaalad kama soo socotee

  • @user-qt6ng3be7c

    @user-qt6ng3be7c

    5 ай бұрын

    Amiin❤

  • @MaxamedNur-ct8zd

    @MaxamedNur-ct8zd

    5 ай бұрын

    Weliba gaarsorahaa dhilaagu garabsinoya weceelka

  • @MaxamedNur-ct8zd

    @MaxamedNur-ct8zd

    5 ай бұрын

    ​@@kaamiloodowa5561Amiin Amiin ya Rabbi

  • @user-hw5ou3rn3d
    @user-hw5ou3rn3d5 ай бұрын

    Ijiid aankujiidee waa gacmo daali marxuum luul cadaaladeeda illaahey ay hortaalaa

  • @kayfmohamed565

    @kayfmohamed565

    5 ай бұрын

    Haa wallaahi ani iyada waxaa iiga murugo badan caruurtii cidlada dareemaysa aabe la.aan hooyo la.aan 😢

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo4735 ай бұрын

    Shamuuri alaah hafiz adiga iyo qoyskaaga InshaAllah bi.idni laah

  • @ahmedissex8438
    @ahmedissex84385 ай бұрын

    Masha alh shamuuri Hh Legend😂😂

  • @abdihafidyare891
    @abdihafidyare8915 ай бұрын

    Walaahi ninkaan waa geesi aadna waan ubogaadinayaa ❤❤❤❤❤

  • @ayanlehroblehdaher8603

    @ayanlehroblehdaher8603

    5 ай бұрын

    😅

  • @AxbaabAxmad123
    @AxbaabAxmad1235 ай бұрын

    ilahy halaga cabsado😢 gabadhaan xaqeeda haloo dhiciyo😢

  • @user-bd8ps5nk3l
    @user-bd8ps5nk3l5 ай бұрын

    Wr ma anaga walan mise maxkamda walan. Dambiilaha wa qiraal wryna cadahay e sharciga halawaafajiyo naga dhafa garan grmta shiite😮

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf25315 ай бұрын

    Allah xaqa ha ini tuso maxkamada iyo inta fadhidaba😢

  • @ibtisaam4553
    @ibtisaam45535 ай бұрын

    Subxaanal laah .. subxaanallaah.. laaxawla walaa quwwata illaa billaah

  • @NuuraGuureye
    @NuuraGuureye5 ай бұрын

    Manshalah inshalah sax Allahu acalam shamuri waa funny wllahi🤣 waa nin geesiya

  • @luulaadan869
    @luulaadan8695 ай бұрын

    Qofkan waa in shaqadan laga qada subxn allah aqiro marabe😢

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 ай бұрын

    War ilaahay kabaqa oo dadka camsan oo daroogeysan hawareysanina ee edeysanaha gacantu ugeliya gabadha aabaheed ama hadilo ama hacafiyo

  • @FFLD.

    @FFLD.

    5 ай бұрын

    Ninkaan asagoo cabsan meesha ma imaan ruux wlpoo aqli lahaaa dareemi kara ruux cabsan saaas umaba hadli karo xasuustaasna ma yeesho waaalaga yaabaa inuu yhy nin daroogo isticmaalo inuu yhy lkn markuu maxkamada soo aadaayay jirkiisa wax darooga ah kuma jirin ee abukaatayaasha dhanaa eeyo u badan oo isku dayaaya inay warka kaa qaloocshaaan ama meel kale kugu mashquuliyaan

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed89555 ай бұрын

    ilahayow marxuumada xaqeeda uso dhici o cadalad siii una naxariiso 😢😢

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo4735 ай бұрын

    Meesha cadaalad kama socoto gabadha xaqeeda alaha u iftiinsho

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi42675 ай бұрын

    Shamuri Masha Allah illahey ha xafido iyo intake of gawadha marqariga u eh

  • @cabdixuseen8488
    @cabdixuseen84885 ай бұрын

    Shamuuri Allaha xifdiyo

  • @BishaaroBashka-q6b
    @BishaaroBashka-q6b13 күн бұрын

    Maash. Allaah. Inshaa. Allaah. Shamuuri. Waa kadarta

  • @ameeraMuhammad-he4iw
    @ameeraMuhammad-he4iw4 ай бұрын

    Brave man ALLAH Bless you 🙌

  • @AdowHussein-nt7jq

    @AdowHussein-nt7jq

    4 ай бұрын

    Brave

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or5 ай бұрын

    illahow gabadh xageeda u iftimii Amin ya rabi

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel25945 ай бұрын

    Idaacad majoogtide maxkamada joogtaa jawaabta insha allaah😂😂😂😂

  • @shijo2055
    @shijo20555 ай бұрын

    . ( ولو على أنفسكم أو الوالدين والأقربين ) 😢😢😢

  • @yixlegamar6544
    @yixlegamar65445 ай бұрын

    The way they pose questions is absurdly foolish - the first lawyer inquires in a straightforward manner, while the second lawyer's questions are incomprehensible

  • @mohamedabdinasir3038

    @mohamedabdinasir3038

    5 ай бұрын

    Maybe its illetracy

  • @user-wu1gb4eo5t

    @user-wu1gb4eo5t

    5 ай бұрын

    Bro your English is professional! Keep going and till the end can you help me to learn this amazing language

  • @HODANCali-xk3bh

    @HODANCali-xk3bh

    5 ай бұрын

    Cxx zz

  • @user-dg9rb6ku7s

    @user-dg9rb6ku7s

    5 ай бұрын

    ​​@@user-wu1gb4eo5t WAR WAXAD TAHAY KUFARAXSANOW ....NOTHING IS AMAZING MORE THAN YOUR MOTHER'S LANGUAGE....luqadada mba lamahuran....

  • @MustafshukriTamuuje
    @MustafshukriTamuuje5 ай бұрын

    Xukunku WA dil garsore waliba si dag dag ah waliba ado ageya naxaris tarada ah

  • @saadiaahmed3346
    @saadiaahmed33465 ай бұрын

    Wale xaqa wucadan doona shamuree madaxa kor haaahado ❤❤❤❤❤

  • @madeyedow9404
    @madeyedow94045 ай бұрын

    M.a wallahi cabdi shamuuri nin rag ah ayaad tahay wanku taagersanhy sxp geesinimadaada kugu taageraya

  • @user-he6oz8kg5i
    @user-he6oz8kg5i5 ай бұрын

    Maasha Allah shamuuri Allaha ku xafido

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t5 ай бұрын

    Subxaanallaah Ilaahaya ila ogyahay in aan arkay , Alle maa la nabsanaa haddana .

  • @QaasimiCadde
    @QaasimiCadde3 ай бұрын

    😂❤ shamuuri isnot iisi😂ĥhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😢❤❤❤❤❤ķkkkkwaaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alisharif1997
    @alisharif19975 ай бұрын

    Maaxkamada waa ineey ugaado Guuri si daag daag ah Shamuuri.🏫

  • @user-ly7hf3pu2g
    @user-ly7hf3pu2g5 ай бұрын

    Allah ha u naxaristo ☝️. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan49725 ай бұрын

    Masa alha waani cadlada Lahi marxunada muuni iyo carotida yare wani cadlad Hi Lani

  • @user-he1uq4nj2m
    @user-he1uq4nj2m5 ай бұрын

    Shamure war saxaa wosheke hade cadalad jirto

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed60855 ай бұрын

    Markhatiyada meesha lakewney wax jiraba ma,aha waa markhatiyo jaban, mida kale qof leh daragis leh waan cunayey sidee markhti unoqon, maxkamado liita weeye

  • @hannanhappy4746

    @hannanhappy4746

    5 ай бұрын

    Dadka dhan ba cuna xitaa midka u doda

  • @mustafemaxamed6085

    @mustafemaxamed6085

    5 ай бұрын

    @hannanhappy4746 waa runtaa, waa dad iyo dal ba,ey oo madaxdiisii ayaaba qaad walayaal ah oo keena

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel98975 ай бұрын

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @someditins
    @someditins5 ай бұрын

    Mashalah inshalah😂

  • @user-fh4lg9uk7r
    @user-fh4lg9uk7r5 ай бұрын

    Useless court system

  • @nabadiyocaano144

    @nabadiyocaano144

    5 ай бұрын

    Why?

  • @gabalax1

    @gabalax1

    5 ай бұрын

    ax 😢😢😢😢

  • @fantasyfam126

    @fantasyfam126

    5 ай бұрын

    True

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    5 ай бұрын

    Hawiye Guryo xaraan ah Ku Ilmo dhalay 33 Sanno isbaarona Utaalo miyaa Doowladd Iyo sharci yaqaan. Allow Alle.

  • @SabrinMohamed-ox5zt

    @SabrinMohamed-ox5zt

    5 ай бұрын

    @@Cici_mimihaku wasan hawiye adi iyo abaha

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q5 ай бұрын

    Yaa. Alaah dadka xamar ku nool madagana maskax doodu qarax iyo rafaad nin kaan madagana maraadiga ah ilaahay luul cadalad ha siiyo amiin 😢😢😢

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc5 ай бұрын

    Ninkaan abukaataha ah mr sowma aha aa la dhahaa adigana been baad difaaceysaa sow ma aha sidaan baad abukaato kutahay sow ma aha marxuumada xaqeeda ayaad duudsineysaa sow ma aha insha allaah wlaasheen xaqeeda Allaha soo ifiyo

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h5 ай бұрын

    Ninkan weyn aakhiro iyo aduun labada lugu kula haayo ma wuxu lacag ku qaatey inu difaaco nin naagtii gubeg ayna cadahay danbiga adu dusha kaa saran yahay ogoow adunkana waad ku guban insha allaah لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمون

  • @nabadiyocaano144

    @nabadiyocaano144

    5 ай бұрын

    In la caddeeyo kiiska waa sax! ✅

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    5 ай бұрын

    @@nabadiyocaano144 Maxeeytahay cadeenta uu Rabbo case kaan Ninkii falka Geeystay Markuu isagiiba qirayo? War dadkaan Maxaa Kaqalddan Horta.

  • @mohamedcali3
    @mohamedcali35 ай бұрын

    War ilahey ka cabsada eedeysanaha waxa uroon maanta wixi jira inow qiro maxaa yeelay waxa iman doonto maalin aanan waxba qarsonadonin oo dhulki gacanti iyo falki ow geestay marqati furidonan taas waxaa ka daran hadi ow falkas gestay qiyamaha wax dacweynayo canugisa o dhahayo ( aabahey wa igubay wana i inkiray) EEDEYSANOW MAANTAA JAANIS HEYSATEE HADI AD FALKA GEYSATAY WALALOW HADA XALAASHO AMA WAA LAGU QASAASAA AMA WA LAGU CAFINAA?!

  • @Beergooye
    @Beergooye5 ай бұрын

    Shamuure wa Legend wlh

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman41535 ай бұрын

    Alla wayn Ruuxii Aamina Awood leh Hambalyo qaraabidii iyo caruur5ii ay ka baxday luul ilaahay waxaan uga baryayaa janadii firdawsa inuu galiyo

  • @dauddahir4170
    @dauddahir41705 ай бұрын

    Allah shamuuri Allah waxsan Allah kusiiyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed44055 ай бұрын

    Waa nin geesi ah laakiin somaliya cadaalad mataal hadii la rabo biri baa loosoo hanjabayaa ninkaas iyo kuwa kale oo markhatiga furayba

  • @NasraOsman-op1pz
    @NasraOsman-op1pz5 ай бұрын

    Nin ragg iga dheh walee kan waa geesi weyn

  • @MaxamedNur-ct8zd

    @MaxamedNur-ct8zd

    5 ай бұрын

    Geesi maku noqda Naz pp3

  • @MawlidCabdilaahi-zj5ge
    @MawlidCabdilaahi-zj5ge2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan5 ай бұрын

    Mashaallah kulaha Legend Lkn kan Will U Doodaya maxa Ka khaldan

  • @user-ks2ob4hb7n
    @user-ks2ob4hb7n5 ай бұрын

    Abuukate kaabbe laaradka flimada. Fifaacayo ayaa. Soo xasuustay😮😮 War somaliyeey abuukatahaan. Xukuma😢😢😢😢

  • @shijo2055
    @shijo20555 ай бұрын

    عن أبي ذر رضي الله عنه قال: قال لي النبي صلى الله عليه وسلم: قل الحق ولو كان مرًّا؛ صححه ابن حبان في حديث طويل

  • @Gayraqaan
    @Gayraqaan5 ай бұрын

    Shamuuri hada waa caan ogaada dadka idaawan doono 2030 ka 😂😂 allah cimri nagu gaarsiyo

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud55965 ай бұрын

    Wiilkan run ayusheegay ma waxaad ledihin waa cabasanaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye20242 ай бұрын

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allah. Xaqa. Uu. Leeyahay. In. Aan. Marnaba. Lagu. Marin. Habaabin. Karin. Qabuuro. Qodis. Waana. Fashil. Kuwa. Soo. Abuubulay. In. Dhagarkasta. Ay. La. Yimaadan. Uu. Ka. Weyn. Yahay. Xilikasta. Dharta. Allah. Taas. War. Kama. Hayaan

  • @alisharif1997
    @alisharif19975 ай бұрын

    Doowlaada Soomaalia waxaa laga raawaa Qaadka ineejoojida si daag daag ah ah Faadlaan🏫

  • @yuusufcabdiabuukar9188
    @yuusufcabdiabuukar9188Ай бұрын

    Shamuuri iyo xaas kiisa iyo ilmahisa ilaa hey aa xafido😢

  • @Fadimo-59
    @Fadimo-595 ай бұрын

    Waqti dhameys lee mesan cadalada ka masuu cuto 😢cadald malin taa qeyamo is ka sooga 😢

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c5 ай бұрын

    Mansha allaah

  • @MahadMaxmuud-wc2fg
    @MahadMaxmuud-wc2fg4 ай бұрын

    Waakuwataashamuuri guuleeso eenanooolaaw❤❤❤❤

  • @AhmadShugri
    @AhmadShugri3 ай бұрын

    Mansha Allah in sha Allah

  • @fatahhugan8978
    @fatahhugan89785 ай бұрын

    Masha Allah Inshallah

  • @MaxamedCanalow
    @MaxamedCanalow3 ай бұрын

    Maashalh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 ай бұрын

    War qofkastow markad aragtid in ninku ama xaasku isbedelay war iskaga caraar oo iskafur

  • @user-he7ek4ns4s
    @user-he7ek4ns4s5 ай бұрын

    Mazha allah ❤inzha Allah ❤

  • @amaladan5579
    @amaladan55795 ай бұрын

    Caaga macsaro maa ku jirto cajaaib 😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash5 ай бұрын

    Qodobka 7aad farqadisa (d) wuxu shegaya in shamuri islaam dhab ah yahay😂😂

  • @nabadiyocaano144
    @nabadiyocaano1445 ай бұрын

    Abukaatuhu waa legend❤💯✅ niku wixii uu laaqlaaqayeyba wuu kala daadiyey😂😂😂waxa ka soo baxay meesha nin hore iyo gadaal u socday, bes😂wax kale muu arag waxa kale waa samaystay😂😂marag markaa tahay wixii Ilaahay kugu ogyahay lee bes la sheegaa!😂😂😂

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time5 ай бұрын

    Inta goos gooska tiktok kusoo aragtay 😂

  • @Aamin26
    @Aamin265 ай бұрын

    Shamuure is not easy😅

  • @MaxameddaahirDaahir
    @MaxameddaahirDaahir3 ай бұрын

    Shamuuri rutaad kahatay cadaalaad ayuu uhadlay guuleese

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi94165 ай бұрын

    Masha Allah Incha allah Is not easy 😂😂😂😂

  • @carafaadduneed
    @carafaadduneed5 ай бұрын

    mashaa allah❤❤❤❤❤❤❤shamuuri

  • @faarahmaxamed6981
    @faarahmaxamed69814 ай бұрын

    Masha allha

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye1265 ай бұрын

    Wax walpo waxa iga daran odaygan 90 jirka oo dad aa qiima laheyn uhiilinayo

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or5 ай бұрын

    Gesiii

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden30745 ай бұрын

    Marqaati aheyn dadka meesha la keenay waayo Wa dadka masaxdba miyir qaba ma arko gabar dihamna aheyn qof la dhihikaro marxumada sir ku qarsatay waayo siham ea da, yar sheeko lsmawafaagikarto hooyo weyne sir Familie aheyn sida

  • @user-uf6cc9ft9q
    @user-uf6cc9ft9q5 ай бұрын

    🎉❤❤😮😊

  • @deqo5808
    @deqo58085 ай бұрын

    Maansha Allah Insha Alleh Alxamdulilah 😂😂😂

  • @AbdiGh-vf4hj
    @AbdiGh-vf4hj2 ай бұрын

    1:25 shamuuri is not easy

  • @user-st1dq6xn2c
    @user-st1dq6xn2c5 ай бұрын

    M.a in shalaah

  • @FaduumoXuseen
    @FaduumoXuseenАй бұрын

    Alaahu aclam😢

  • @rahmaahmed4563
    @rahmaahmed45635 ай бұрын

    Masha allah

  • @dolmarfarah2396
    @dolmarfarah23965 ай бұрын

    Shamuri ❤

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t5 ай бұрын

    Ninkanu wagesi mashalah lkn ninki hore maskin ilahay buu aha

  • @AnnabhRrrda
    @AnnabhRrrda5 ай бұрын

    Mashalaah cadalaadat ❤😮😊 hajirto

  • @user-xn5hj9yt4r
    @user-xn5hj9yt4r5 ай бұрын

    Geesi geesidhalay shamuuri hadal ninrageed😊 uukyhadlay

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t5 ай бұрын

    Gacan dhawaca maa latirtiri karaa ama wax tirtiri karta yaahuu

Келесі