Yaxye Cabdiqaadir & Raaliya Cismaan

Музыка

Yaxye Cabdiqaadir & Raaliya Cismaan .
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 11

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    HIDDE MA U LAHAYN - - KOOXDA HALDOOR (Yaxye&Raaliya) ©Erayadii& Codshaxankii : Qumane Cismaan Cabddille ©Haldoor (Yaxye&Raaliya) '' Aabbo dhabar ahoo Dhibta ka hortagoo Dhexdhexaadiye ah Dhaqan ma uhalayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Hooyo dhiirranoo Dhasha korisa oo Dhaqaalayn taqaan Dhaqan ma uhalayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Xeer la dhaafinoo Dhegalay lahoo Isku dheellitiran Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Aqal dhiga lahoo Dhidab loo tumiyo Dheri iyo dhadhaar Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Xeedh dhuur lahoo Dhaqaso loo qoriyo Fidhinkii dhex yare Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Kodhe dhidida oo Dhay lagu luloo Laga dhaliyo subag Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Kabo dhega leh iyo Qolxad dhamac ahoo Aan dhulkaba la dhigin Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Gabdho dhiirranoo Dhexda giijiyoo Laga bixiyo dhaban Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn Dhaqan soo jiroo Lagu dhaato iyo Dhaantiyo wilwile Dhaqan ma u lahayn ? Haa sida dhabta ah Dhaqan waw lahayn '' Hambbalyo kooxda HALDOOR

  • @baagabalaqeey1938

    @baagabalaqeey1938

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid layhrica waxy igu cawiaya inaa fahamo

  • @patrioticfire6488

    @patrioticfire6488

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @xasan.jaamac

    @xasan.jaamac

    4 жыл бұрын

    @@patrioticfire6488 mudanid walaal.

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame2604 жыл бұрын

    Waaw dhaanto la soo xulay ❤❤❤👏👏👏

  • @khalidxuseen9229
    @khalidxuseen92294 жыл бұрын

    Waaaw love djiboutyyyyy

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas4 жыл бұрын

    Waaw ! waa Dhaqankeenii oo lagu dhaadanayo Masha-Allaah !

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88474 жыл бұрын

    😀😃👏👏👏👏👏👏👍👏👏 Well done Jamhuuriyada Jabutay! Wa fan lasoo faaf reebey!👏👏👏

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas4 жыл бұрын

    Hambalyo ! labada fanaan ee heestan qaadaya iyo qoraagii ereyada lahaa iyo JABUUTI TV

  • @hon.abdullahijamadirie2632
    @hon.abdullahijamadirie26324 жыл бұрын

    Waaaaw amazing!!

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    Mahadsanid Xasan.

Келесі