Aadan faarax samatar - Gobanimo

Музыка

Aadan faarax samatar - Gobanimo
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 16

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    🇩🇯GOBANNIMOY ---- Abwaan AADAN FAARAX SAMATAR @Gaaxdii&Codshaxankii&Luuqdii : Ab. Aadan F. S 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 '' Gobannimoy gobannimoy Imisaa nin geesiya God kuu galay oo Aawada u geeriyooday(ey) 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Tii i noo gargaartayee Guulluhu na siiyaay Guushii dadkiyo dalka Gacal iyo xigtoy(ey) Ha na gabin ha gaagixin Hana gudhun gu’ iyo jilaal (ey) 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Gobannimoy Gobannimoy Imisaa gabdha iyo wiil Gaadhiga la saarayoo Oo aawadaa gayigaba la dhaafshay(ey) 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Tii i noo gargaartayee Guulluhu na siiyaay Guushii dadkiyo dalka Gacal iyo xigtooy(ey) Ha na gabin ha gaagixin Hana gudhun gu’ iyo jilaal (ey) 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Gobannimoy gabannimoy Imisuu gumaystuhu Gaadh nagu wareejiyay Uu (aawadaa) nagu riday gantaal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Tii i noo gargaartayee Guulluhu na siiyaay Guushii dadkiyo dalka Gacal iyo xigtooy(ey) Ha na gabin ha gaagixin Hana gudhun gu’ iyo jilaal (ey) '' 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Mahadsanid Xasan.

  • @abdourahmanmohamed8334

    @abdourahmanmohamed8334

    3 жыл бұрын

    Maxad saniid saxib xasan jaaamac 🙏

  • @ahmedtitisamatar7353

    @ahmedtitisamatar7353

    Жыл бұрын

    Naxaristii janoo Amin amin 🤲 🤲 🤲 Yaaa Allaah 🙏 🙏🙏

  • @user-gv2up2mo9k
    @user-gv2up2mo9k Жыл бұрын

    Alaha u naxariisto AdeR Adan samater farah

  • @touristchannel1294
    @touristchannel12942 жыл бұрын

    Djibouti mon pays natal ❤ 🇩🇯

  • @carloscasemiroroberto7487
    @carloscasemiroroberto7487 Жыл бұрын

    Gobonimoyo hees qaliha

  • @abdirashidbouh9919
    @abdirashidbouh99194 жыл бұрын

    Vive Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋👑👑👑👑🎂🎂💝💝♥️♥️♥️💯💯💯💯🎊🎊

  • @yahooniskayahoo43
    @yahooniskayahoo432 жыл бұрын

    Que dieux pardonne leur péché tout le indépendantiste 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 Жыл бұрын

    Allahu naxaristoo il nous a quitté aujourd'hui Allahu naxaristoo

  • @adenabdourazak8511
    @adenabdourazak851117 күн бұрын

  • @cabdifataaxcabdiqaadir3084
    @cabdifataaxcabdiqaadir3084 Жыл бұрын

    Xasuusnow xiligaa cida garabka iyo gaashan kuu ahayd waxay ahayd saraakiishi, dhaqaatiirtii, abwaanadii, idaacadihii iyo askartii somaliyeed 🇸🇴 la'aanteedne maadan Noqoteen dal abaal baa lagaa sugayaa kabadan HIIL WALLAAL

  • @user-wy3mi8ef1v

    @user-wy3mi8ef1v

    18 күн бұрын

    Isaaaq baaa xoreeeye u qira

  • @sadikahmed7369
    @sadikahmed7369 Жыл бұрын

    😢long vie a toi aden farah

  • @fadenak1170
    @fadenak11705 ай бұрын

    😢😢😢

  • @aidaroussaouled1059
    @aidaroussaouled10592 жыл бұрын

    Aidaou

  • @Caliishamamad
    @Caliishamamad Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

Келесі