Maxamad Cali furshed - EEDAADAY

Музыка

Maxamad Cali furshed - EEDAADAY
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 11

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 жыл бұрын

    ololayoo aamus diidaayo wey Eedaadayoo Cashaaq baay hayee imaaney Weeydaayo Maa arkayee Haddana Miyeey Hilaac Dogsadeen Waax la'aanteydaan eedayee talow AYaa Maanta eersadaa Waax la'aanteydaan eedayee Ayeey AYaa Maanta eersadaa Naftu Illahay Abuurayoo wey Aduunka joogta kaa Ammiinee hee hee Haddana Miyeey Hilaac Dogsadeen Waax la'aanteydaan eedayee Ayeey AYaa Maanta eersadaa is eedaayo Waan istiikhsadoo wey Caanfacadii Waan ilaawayeey imaaney Weeydaayo Maa arkayee Haddana Miyeey Hilaac Dogsadeen Waax la'aanteydaan eedayee talow AYaa Maanta eersadaa ( dhammad )

  • @SuperAbdul0000

    @SuperAbdul0000

    3 жыл бұрын

    Anfacadii

  • @dirgaxwanaf6605

    @dirgaxwanaf6605

    2 жыл бұрын

    Shugran wall

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac3 жыл бұрын

    Ilaahow kuu naxariiso oo naxariis jannoo ku sii oo Nabiyadii (NNKHA) kula xidhiidhi. In kasta oo aanan ogoyn waxa ay heestani ku timiday, haddana waxaa maragmadoon ah in maqaar saran iyo boog daloosha oo damqanaysa ay dhayayso. Heesaha (Allaha barkhadiyo e’) Abwaan AADAN FAARAX SAMATAR iyo (Allaha janneeyee) FURSHEED waa wada taah miidhan. Waa maansooyin wada eray-yeedhayaal ah iyo laxan ooyaya oo ay ''HOOY-da'' iyo ''AHEEY-du'' gaadh ka hayaan. Mar waa '' Anigaa isku gaystoo - Cidna eersan maayo ! ''. Mar kale waa '' Tolow ayaan eersadaa ? ''. Mar kalena waa '' Aabbow weliidaba ! ''. Marnna waa bulsho iyo Islaan-u-qaylsasho oo waa kii lahaa '' AYAA wanaagsan - Wehel i siiya WALAALAYAAL? ''. Maxaa wacay inuu taahaasi gudhi waayo oo uu gu’yaal socdo ? Ma dadkaan dhug lahayn ? Ma isagaa tala diiday ? Si kasta ooy ahaataba, Fursheed god-aakhiruu galay, annagana baryada Alle ayaa nala gudboon inuu gal xareeddu wadhantahay uu ka waraabiyo. AAMIIN. Mahadsanid Xasan. #MaganAlla

  • @ismaaciilarbache5244

    @ismaaciilarbache5244

    3 жыл бұрын

    #xasan jaamac nin wax baban oog 🙏🙏

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 жыл бұрын

    Allaha kuu naxaristo Maskiin Fursheed

  • @G0_n3
    @G0_n33 жыл бұрын

    merci beaucoup frère

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 жыл бұрын

    Ax yaa kaban

  • @saidabdi9379
    @saidabdi93793 жыл бұрын

    Dagaalka itobiya

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 жыл бұрын

    5:27 Daqiiqoo Gacantu kuma goo'doo Gacan Libaax 😔😞😞

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 жыл бұрын

    💯💯👀👍👍

Келесі