WIZHBI OGAWAR SNABKA KABARtAY KADIB UXARIRDHAXMARAY KADIBNA U VIDIO KAQABtaY OKUXUJEYAY 3000$.🇸🇴🇨🇦🇨🇦

#ilkacase#sharmaboy#ck#babaji#whizbi#asadhagio#marishbeautychanel#durduriyaa_bhajan#

Пікірлер: 37

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    nin maskiin ah oo afrika joogo oo gaajo ah maxaa kuu geeyey waad is bahdishay

  • @Has-o9d
    @Has-o9dАй бұрын

    Ado gabar ah jaceyl lacag ku raadi waa another level lkn rageena waa la gartay inaan gabar lacag ku raadino

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmarАй бұрын

    Gabar naxariis badan oo tuug jeclaatey khaayin lacagteedii ha u celiyo

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514Ай бұрын

    Mashalah wa gabar add u dacadaaad ah iska dhaaf wax ka qeyr badan add ha leeysa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747Ай бұрын

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778Ай бұрын

    She is ookale great women wallhi Dadka fiican dad fiican mahelaan

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685Ай бұрын

    Whizpi qof lacag dhaco wu kaweynyahay aman nasiyo

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504Ай бұрын

    Nacaskaan mj nacayb ayaa kabadatay wasqaan kaama aha jacayl mj ee waa nacayb qurun haka daa gabadha bahdilka uf walee laydinka nasabsan

  • @JamilaYusuf-jq9dy

    @JamilaYusuf-jq9dy

    Ай бұрын

    Viva mj Boqortooyo ❤❤❤

  • @IsmaiAbdul
    @IsmaiAbdulАй бұрын

    Wow

  • @yahye2797
    @yahye2797Ай бұрын

    Daayeered weyn

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837Ай бұрын

    Gabadhaan waa daacad nin xunbaa helay marka wax xun maba ay samaynin❤❤❤❤❤

  • @yaxyeaadan674
    @yaxyeaadan674Ай бұрын

    Daaya waa walashiin

  • @MohamudSalid
    @MohamudSalidАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437Ай бұрын

    aniga waxaan layaabahanahay somaalida waa xasidiin war gabadha meshaan yaa la keenin hadii loo garqaadaayo sihoose haloo xaliyo waxaan nacay tiktok iyo dadka ku jiro xushmad daradooda

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837Ай бұрын

    Haa❤

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864Ай бұрын

    Caan bixii nicaas noqday nin lacagta kaama xadin adigaaa siisay so maxaay mucno soo kordhinay hadii sheegsheegto

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBEАй бұрын

    Gabadhan ceeb ugama jeedo hadey ninka jeclaatana wa caadi laakiin gabar daacad ah ayey u eg tahay

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    Ай бұрын

    Waa gabsdh qurbo joogto ninka lacagbay rabtay inay isku jeclaysiiso way caqlibadantay fariidweeye

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046Ай бұрын

    Mar walba dadka masakinta waa la lug gooya Gabadhan jaceel bey qof qaldan ka radisay

  • @MrMoe612
    @MrMoe612Ай бұрын

    Waa laandheere mj girls deeqsi ❤❤

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pkАй бұрын

    Ragaan manag ayeey iskubadaleen Wardowladiina taageera oo dalkiina dhista ryfiyaan nimada daaya

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    gabar qurxoon ayaad tahay kahar ninkan wuu ku sixray

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad143Ай бұрын

    Gabar ficn weeyaan 😢

  • @MohamudSalid
    @MohamudSalidАй бұрын

    😅😅😅😅

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2uiАй бұрын

    Sixir beeel min intay jeclaatay ilaa hada ay ka hari la’dahay kkk warkii kow iyo kalla duwan 🤔

  • @Abdiwahabismail-ev6re
    @Abdiwahabismail-ev6reАй бұрын

    Kkkk

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746Ай бұрын

    Baby cash dahir iyo nimanka kale gabadha ka dega naa gabdhaha ka naxaya aad

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072Ай бұрын

    😂marakay lacagata rag siiyaan oo laga taagow ayeey yidhaahadan nin ayaa isixiray 😂 naagatan weyen inaka yar iyaada ku shakaasatay lacagteda 😂😂 ceeb tacaal

  • @lakiabdi
    @lakiabdiАй бұрын

    Filnkan waa wax la laysla ogtahay shuuboyin iyo rufiyaamin ayaa meeshan ka buuxa

  • @cabdifataax4556
    @cabdifataax4556Ай бұрын

    ❤❤🤍🤍💚💚💚💯👈

  • @halimamohamed9074
    @halimamohamed9074Ай бұрын

    gabadhu waxba sika'ah armay learning difficulty tahay iyado quruxda leh maxa ciyal suuq dhoorleh ugeyeh ilmaheda xanunsan may lacagta therapy usamaysa

  • @hawa8224
    @hawa8224Ай бұрын

    Maguisyatahay oomalagugusoodhiftay😂

  • @user-oe6ul9fj6n
    @user-oe6ul9fj6nАй бұрын

    Waxan waxba kama jiraan sababto ah qof suuq laga xirikaro majiro kuwan waaba kala maqan yihiine o laba dal kala jogee hadday isku dal jogan xata suuq lagama xiri karo ee beenta iyo lacag raadia weye dadkan

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694Ай бұрын

    Xagee lagu arkay naag mj ah o bilaaa caqliya caku say wlhi😂😂😂😂

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5Ай бұрын

    NIIN .KKK

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    nin maskiin ah oo afrika joogo oo gaajo ah maxaa kuu geeyey waad is bahdishay

Келесі