😳Nin shegey inu rabo inu gursado 200 gabdho kadibna ufuro 3bil kadib waxujoga canada sidushegey💔😭

Пікірлер: 170

  • @user-ty2qm5gd2f
    @user-ty2qm5gd2fАй бұрын

    Wow woow 💋💋 war inantu qurux weynaa woow 💋 woow war ninku nasiib weyna jah jah war ileen isaaq ama darood gabdho qurxona woow woow 💋 wallah quruxdeeda waan la dhacay abuurista Allah subxaanahu watacaala wallah waa cajiib Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmo5291
    @raxmo5291Ай бұрын

    Kan mid nolosha ka dhacay waaye qof uu qaadi karo malahane ee ilkaha ka maqan ha kashto

  • @sadiasheikh1413

    @sadiasheikh1413

    28 күн бұрын

    Walahi isku mid aan nahay ilkaha iyo timaha ha iska hagaajiyo😂😂

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6bАй бұрын

    Waa Homeless this man, acudu billahi minashaydaan rijim.

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    masha Allah waa gabadh caqli badan oo kasoo jeeda geesiyadii la dal ban jiray waxad rabto rabi haku siiyo codkar runta shar fan oo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813Ай бұрын

    Ha caayina shaydaan ayaa qaatay subxaanalaa

  • @ZeynabAbdullahi-ci2fw
    @ZeynabAbdullahi-ci2fwАй бұрын

    Tuuk waaye kaan oo cabtooy ah ee gabdhaha haku ijafeen duligaan asaaga nolasha kadhacaay ee ilkaahale haiska sosameeyo wa miid xanuun saani

  • @samowsamale3490

    @samowsamale3490

    Ай бұрын

    Waa homeless

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212Ай бұрын

    Walal timaha qarso kolay waad dhimane

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784Ай бұрын

    Maashaalaah fariid iska jir waa hoblos beentii weeye iska jira gabdhow ❤🎉

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6okАй бұрын

    Waa kuwa dadka kalyaha kala baxa wuxuu doonayaa intuu yidhaa waan guursanayaa uu kolba mid kalyaha kala baxo waxaasuu malaha ja vaayac mushtaraa wuu u egyahay Magafe

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Ай бұрын

    ninkan wuxuu u egyahay dadka dadka iibiya oo xubnaha ka ganacsada😅

  • @alisaaram1107

    @alisaaram1107

    Ай бұрын

    Włahy bentaa mahs❤

  • @aliegal4531
    @aliegal4531Ай бұрын

    She mashallah 🥰 and beautiful girl

  • @heerqaran580
    @heerqaran580Ай бұрын

    Waa gabar codkara tanoo kale wiil ragga ayay dhaleysaa

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    walahi gabadh buu helay gadaal lagama tooga nayo wlee

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15Ай бұрын

    😂😂😂😂😂 dhiiquu dhex fariistey waan ka soo saari waayey waan kaga imid. Qof nool ❤❤❤👏👏🎉🎉🥰 cod kar fariid ah

  • @UsamecabdiXashi

    @UsamecabdiXashi

    Ай бұрын

  • @user-vy5iq5hw9x
    @user-vy5iq5hw9xАй бұрын

    Way quruxsantahay gabada balsa qabil baa catey

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    UFF AFQUUSH QUUSHLEH WAA HOMLES MAXUU SOO QAADA

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067Ай бұрын

    Iyaah haddii canada u jooga lacagtaas amuu afka iskaga hagaajiyo beenaale dheh gabadhaas walaahi waa fariid masha Allah

  • @mustafehirsi592

    @mustafehirsi592

    Ай бұрын

    Kkkkkk

  • @itsimaan248
    @itsimaan248Ай бұрын

    Ninkaan nagtisaa iyo caruutisa ayu haan wayee oo dadkaa noloshaa kadaceey wayee canada ayau joogaa wey diiy wadakaa u joogo magaa cisaa wa shariif iis kajiraa pl

  • @samowsamale3490

    @samowsamale3490

    Ай бұрын

    Ma homeless baa waa kan downtown ka ku noole?

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y6 күн бұрын

    waa qof nolasha ka dhacay oo beerta ku jira

  • @aliegal4531
    @aliegal4531Ай бұрын

    She good women

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630Ай бұрын

    She’s cutie ❤❤

  • @wilwaal545
    @wilwaal545Ай бұрын

    Mashallh Gawdan. Cthy mxn

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885Ай бұрын

    She is beautfuly girl

  • @AbdiazizNur-vv3ir

    @AbdiazizNur-vv3ir

    Ай бұрын

    Asc

  • @AbdiazizNur-vv3ir

    @AbdiazizNur-vv3ir

    Ай бұрын

    Isoqabo

  • @haboonadan
    @haboonadanАй бұрын

    Rabbow halkan calaf ha igu darin yaa Rabbi 🙏🙏🙏

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340Ай бұрын

    Midkan sidan uyaalo maa gabar lakuamina

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mqАй бұрын

    Balo

  • @AhmedG36
    @AhmedG36Ай бұрын

    I aamin Tuug weeye😳😳😂😂

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdilleАй бұрын

    Waa kuwa kelyaha dadka kala baxa laakiin wuu Isa sheegay dumarow

  • @Gracias2024
    @Gracias20249 күн бұрын

    Yariistan waxi dhalay away Dadkan lunsan intaysan kasii lumin😭💔 She is younge girl

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071Ай бұрын

    He mishion it to far😊😊😊.Ladies keep your eyes 👀 wide open 😊

  • @HindaAbdulle-fl2jj

    @HindaAbdulle-fl2jj

    Ай бұрын

    Sax waa in la iska ilaaliyo was a budhcad raba in uu isticmaalo dumarka in la ga bixiyo tigidh iyo waliba in la biiliyo mudada uu la jooga naagta uu waliba kasii rabo in uu kaserxdo naxariis databas ninki ka dib na ka soo baxsado intuu

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7tАй бұрын

    Waa nin waalan diin miyaanu lahay n waar tag subxaaN Allah

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268Ай бұрын

    Waa ma gafe

  • @user-tr6wd1kl9t
    @user-tr6wd1kl9tАй бұрын

    Hi😊

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    Lama aamini karo naciimaay waa cadays tay kani lama hubi karo

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    waxany ka hadal gabadha yuu kasheeg sinaya

  • @AyaanMaxamed-u8y
    @AyaanMaxamed-u8y18 күн бұрын

    Waa majadsantahay

  • @kinseliban6252
    @kinseliban625220 күн бұрын

    Waa magafe

  • @abdirahmanali2730
    @abdirahmanali2730Ай бұрын

    In la gubo bay rabtaa 😂😂😂

  • @PovaNeo-xb6qr
    @PovaNeo-xb6qrАй бұрын

    🌹

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201Ай бұрын

    Gabaryaroo aqli badan waaye

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lpАй бұрын

    Hanwayna ma huuryo ugaasba uf saanu ku raba inu gabadha Somaliyeed safka gaali duf ku bax

  • @user-sq2iv3gn8o
    @user-sq2iv3gn8o23 күн бұрын

    Wa.magafe waceshi ayaa dhashee

  • @hassanwarsame4234
    @hassanwarsame4234Ай бұрын

    Waa darbijiif ee ya Laqdin gabdhaha somaliyed

  • @user-fh5do9ud9p
    @user-fh5do9ud9pАй бұрын

    Asc

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349Ай бұрын

    Yaahuu waa darbi jiif

  • @user-ye2dk6fw8c
    @user-ye2dk6fw8cАй бұрын

    Keliyaha yaan lagaala bixin

  • @maxamedgutale7237
    @maxamedgutale7237Ай бұрын

    Hi

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad138720 күн бұрын

    Ninkaan waa lasoo tarxiillaa waqti aan dheereen

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268Ай бұрын

    80 jir

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630Ай бұрын

    Waa chunky 😂😂😂😂😂

  • @sammie1163
    @sammie1163Ай бұрын

    Alle fool xumo badanaa ninku bismillaah

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669Ай бұрын

    naa is jir kan waa ku iibsanayaa ee uuuhhhh!🤭🤭🤭🤭🤭

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268Ай бұрын

    Waad iiman ladahay

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187Ай бұрын

    Viva galmudug ❤❤❤❤

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSulemanАй бұрын

    War ilkaha samayso intact dad cawinaso foolxumo😂😂😂😂

  • @namelos2963
    @namelos2963Ай бұрын

    Canada ilko laguma xidho miyaa mise wuu soo ilaabay😢😢

  • @JamilaYusuf-jq9dy

    @JamilaYusuf-jq9dy

    Ай бұрын

    Kkkkk aflaawe

  • @namelos2963

    @namelos2963

    Ай бұрын

    @@JamilaYusuf-jq9dy Waan la yaaba qof Afrika joogo ilko gashto qof yurub Amerika ama canada joga See ilkaha u jajabanyiin

  • @JamilaYusuf-jq9dy

    @JamilaYusuf-jq9dy

    Ай бұрын

    @@namelos2963 waxuu u egyahay reero marqaan iyo cabtooy

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Walaahi waa fariid gabadhaasi way garatay inuu yahay hobles

  • @namelos2963
    @namelos2963Ай бұрын

    Kan armuu cudur faafinaya bisinkee😢😮😮

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173Ай бұрын

    Naa waa kuwaan yaa usheegay halja dadnimada soomaaliyeed ay jirto

  • @NurYussuf
    @NurYussufАй бұрын

    ASC...iam..Ahmed..read

  • @marwoali6189
    @marwoali6189Ай бұрын

    Naa ka clearance kan.

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    Gob walee caqligeedsd hadashay gabadh fiican iska hubi kan dadku gataa ban malayn

  • @Jamila-Olow
    @Jamila-OlowАй бұрын

    Amuu cudur faafinooyaa kan

  • @fotballontop
    @fotballontopАй бұрын

    Ha luggoynin inder ninkaa waxba ha u raadinin.

  • @MahamedHusen-jy7un
    @MahamedHusen-jy7unАй бұрын

    KAMARO AYAY KABDHERGEEN

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4vАй бұрын

    Kkk af qashuush tuug ah weeye ciduu dhacuu donayaa kkkk

  • @halimajama1664
    @halimajama1664Ай бұрын

    Akhas waxaan khamriya cabkaah uff

  • @user-yj7pn8de1p

    @user-yj7pn8de1p

    Ай бұрын

    Walaal qaali Soo dhawoow

  • @wilwaal545
    @wilwaal545Ай бұрын

    😂😂😂😂 Diqathaa maxaa ugusotagry

  • @fadumomohamed9295
    @fadumomohamed9295Ай бұрын

    He have hiv

  • @sammie1163
    @sammie1163Ай бұрын

    Waa hommeless man in canada balo fool xumo badanaa

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i10 күн бұрын

    Kkkkkk

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490Ай бұрын

    Ottawa ayuu joogaa downtown keeda waa homeless ka carar

  • @marwoali6189
    @marwoali6189Ай бұрын

    WAA BEENAALE CANADA ANAGAA DEGGAN WAXUU KU XIDHAN YAHAY QOLADII BEERKA IYO KELYAHA HABLAHA HAYS JIRAAN WAA NIN NOLOSHA KA DHACAY.

  • @user-yj7pn8de1p

    @user-yj7pn8de1p

    Ай бұрын

    Asc walaal qaali Soo dhawoow

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256Ай бұрын

    Ilkaha xataa waa jajaban yahiin!

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268Ай бұрын

    Ninku waa burbaceyr waa dhaqankii xumaa oo ka fadeysanaya wakhtiga

  • @Amiinaliiban1780

    @Amiinaliiban1780

    Ай бұрын

    Maaxaad u jeedaa 😮

  • @JamilaYusuf-jq9dy
    @JamilaYusuf-jq9dyАй бұрын

    Tan nin geel jire ah baa ku fiican gar iyo balaayo bey ka hadleeysaah

  • @UsamecabdiXashi
    @UsamecabdiXashiАй бұрын

    5:16 5:18 5:19

  • @umumaidamaida1272
    @umumaidamaida1272Ай бұрын

    yan lagu gubin maleycamal😊

  • @fotballontop
    @fotballontopАй бұрын

    Naa inder inanta ninka sakhraanka ah habku luggoynin.

  • @Mohamedsharif-ef2vk
    @Mohamedsharif-ef2vkАй бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉😮😮🎉😅😢

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987Ай бұрын

    Meel ragii indha laabayaan hana soo marin

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021Ай бұрын

    niciima odaygan dilaalka sheeganaya.hablaha inooga ilaali waa ma gafe.

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    26 waad kawayn tahy

  • @marftoons5249
    @marftoons5249Ай бұрын

    Kani waa magafe 😂😂😂😂😂🎉 😂😂😂😂😂😂

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-QanciyeАй бұрын

    Tani waa qac muranka kahesha oo utaqaan hadal yaqaan

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed2370Ай бұрын

    Odaygaan afka jaban

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    He is hobles

  • @user-fj5tu3sw6q
    @user-fj5tu3sw6q21 күн бұрын

    Kan magafe waye

  • @JamilaYusuf-jq9dy
    @JamilaYusuf-jq9dyАй бұрын

    Naagtaan ma qabiil bey rabtaa mase nin

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gyАй бұрын

    Acuudu bilaa

  • @maryaneymaryaney2134
    @maryaneymaryaney2134Ай бұрын

    Waa nin waalan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835Ай бұрын

    Ninkaani waa nin cudur qaba

  • @MohamoudMariam
    @MohamoudMariamАй бұрын

    Ninkasi wa magafe ee kacarar😢

  • @user-zo3vc2ib9u
    @user-zo3vc2ib9uАй бұрын

    Muxuu ilko u gashan wasyay haduu la ag haysto

  • @wilwaal545
    @wilwaal545Ай бұрын

    Hhhhhh sirtn ka

  • @saynab7503
    @saynab7503Ай бұрын

    kani waa ku kibir bsdan

  • @foosiyaabdi4623
    @foosiyaabdi4623Ай бұрын

    Nin markn kudawakh waban yabay wa dabi jiif

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842Ай бұрын

    Layaabka dunida afka iskaga hagaji wxa sheegesi

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835Ай бұрын

    Ama waakuwa kalyaha dadk kala baxa

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533Ай бұрын

    Guur noocas ah maxay diinta islaanku ka qabta????sumxanalaah

Келесі