NAAGTU QABAY BAN KA FURAY 15000$ WAN KA DHACAY OMAR AMERICA 🇺🇸 SOMALIDA SUBAXNALAH

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 53

  • @hawohassan3938
    @hawohassan3938Ай бұрын

    Manta waa aduun bari waa akhiro allaah ka baq oo ninka lacagtisa u celi inta aadan dhiman walaalo waxa uu lacagta kuu siinayo adigaa rajo guur galinayo ee hadu ogaan lahaa in aadku cayaareyso kumuu siiyeen lacagta intaa le,ey Khalad Khalad laguma soxo ee walaalo allaah ka cabsoo xaqiisa sii oo wax dambe haka qaadanin oo akharadaada u baq Wallaal waa iga talo walal nimo 💖

  • @MohamedAli-ew4xb

    @MohamedAli-ew4xb

    29 күн бұрын

    Waa sax hada dad ayaa umaleeyo in ay wax la dhaco ay sax tahay gabar ha ahaato amaba wiil ha ahaado in ay si qaldan wax kuqaataan in ay smart yihiin Waa sax in ay ciliyaan inta la dhiman

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621Ай бұрын

    Subxanallah rabi noo gargaar yaa rabi Arxamu raaximiin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Yaa u baneeyay inay dhacdo lacagtiisa diintee kubanaysatay

  • @miriamfarah2665

    @miriamfarah2665

    Ай бұрын

    Yaa isaga u baneeyey in uu reero kale furo

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079Ай бұрын

    Subxanllah Allah Kaa baqa Ayaan waa qaldan taahy Maxa kuu geey lacgtisa ninka hada Rabin maxa ku dab dhigey ninka telfonkisa☝️🚫🚫🚫

  • @user-fc2lu4jo2n

    @user-fc2lu4jo2n

    Ай бұрын

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664Ай бұрын

    Naagaha somali they are crazy

  • @user-fc2lu4jo2n

    @user-fc2lu4jo2n

    Ай бұрын

    Walahi

  • @AbdulkadirShaam-jr9zk
    @AbdulkadirShaam-jr9zkАй бұрын

    Asc Lacagtaas.xaaraan waaye.hadaycilinkarto Ama cafiss.kadalbo

  • @ismailh6518
    @ismailh6518Ай бұрын

    I'm team Ayaan waa naag cad nool ah caku ruuxaan aarsan😂 Hana akhiro yaa baray saaw taan ogeyn ma ahan baraha bulshada taala.

  • @FarxiyoXasan-jg3mc
    @FarxiyoXasan-jg3mcАй бұрын

    Ayaan wexeey kuqaldaneed guriga eey burburiso cumar asna waxuu kuqaldanaa guri ayuu burburiye

  • @dhuubo.....
    @dhuubo.....Ай бұрын

    Ninkaan & adiguba waxaa tihiin 2 dulmiiayaal balse ninkaan gurikasta waa uu kaaduminaa lasoco

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8tАй бұрын

    Haudhawaan ciil buu kuu khabaaye Yuu kudiline

  • @anab9951
    @anab9951Ай бұрын

    Ayaan waxaan kula talin lahaa ninkaas wuxuu ku faani doonaa way laysku kay haystaa intaas ayuuna cirka isku geyn ninkii ay ilmaadeerka ahaayeen eed wadda joogteena wuu kaagaga xishoon waayey imikana jecayl kaama rabo ee wuu kaa aargoosan rabaa ha aaminin ninkaagii horna inuu bahdilo oo yiraahdo naagtiisii aan ka furey ayaan guursaday ayuu doonayaa hadaad cid guursan kaagii hore ku noqo ninkaas cumar la leeyahay iska ilaali waa qaa’in ha aaminin

  • @SameraWarsame-sc9yu
    @SameraWarsame-sc9yuАй бұрын

    Subxaanaallaah lab filming bay gashay gabadhee😮😮😮😮

  • @fahmaali3542
    @fahmaali35428 күн бұрын

    Tan naag ma ahan. Waa laga goyn doonaaa.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577Ай бұрын

    marka sadex nagood buu guursaday dumarkiii baa noqday cheap ooo qiimo beelay bay itusaysa

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ihАй бұрын

    Nin Abgaal 1 naag kaliya kuma ekaanaayo

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330Ай бұрын

    Ninkaas inuu kaa aarsaduu rabaa iska ilaali

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604Ай бұрын

    Shimbirba shimbirkiisuu la duula adoo lagu qabo inaad ragg kale la sheekayso diintee kuu banaysay ilhaayay halaga baqo oo asturnaada gabdhaha Somaliyeedna ha fidnaynina.

  • @cumarmaxamad2368
    @cumarmaxamad2368Ай бұрын

    Lacagta aad qaadaty was xaaraan

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816Ай бұрын

    WALLAAHI BILAAHI INUU BANSIIN KU GUBO BEEY EHEYD TAN INTEEY LACAGTIISII CUNTAY...

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340Ай бұрын

    Ninkas rufyan ayuu ahaa ninkaga kafuray aadne nagtisa kafurtay lacagne kadactay waa kareysay😂

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    NAAG NINKEDA LAGU DIRAY QAYR MALEH O WALIBA U DIR DIRAY NIN HORE OO RABAY OAY CIISHAY YAAAB CAQLI XUMAA NAAGUHU

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dzАй бұрын

    Wu kuxumeyey adna wad xumaysa inta haudhafin kabsx badooda labada wax khayr badan Allah kugu badalo kana fiirsi guurkaga dambe

  • @shukrihirsi996
    @shukrihirsi996Ай бұрын

    Ayaan horay u Saco

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584Ай бұрын

    Mafiya tahay subxanallh

  • @sabahm.h9399
    @sabahm.h9399Ай бұрын

    Dulmi dulmi dulmi ilaa ubdkaag

  • @Ali-zq4gc
    @Ali-zq4gcАй бұрын

    labo. labadan ku. hadleyso

  • @nnpcat625
    @nnpcat62520 күн бұрын

    Calisoow aawi mxkmda la aantiis manuureso

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25Ай бұрын

    Usa waa meel lagu ba ay naago iyo niman sheydaamo ah ayaa sagan subxnlh 😀

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019Ай бұрын

    H

  • @umusalman7740
    @umusalman7740Ай бұрын

    😂😂😂 ben ku xoog badana nagta

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784Ай бұрын

    Dulmi badanaa dumarka qurbaha jiraa miyeydaan dhimanen horta labo dulmi ayaa jire ka lacagta ay qaadadtay iyo kagabadha isaaq lagu furay waayo iyadu may ogen wax socda markaa dumarow alle kacabsada

  • @halimoa4348
    @halimoa4348Ай бұрын

    Dadkan reer xamar ka daqan xuma social media ceebtodi oo dhan aya so baxdey.

  • @hamdinur9382

    @hamdinur9382

    Ай бұрын

    Hadaadan dhaqan xumeyn maxaa dad magaalo dagan kuwada dhaleceysay adoo marqaansan wax idinka dhaqan xum majiraan ee dadka kadhamaw

  • @halimoa4348

    @halimoa4348

    Ай бұрын

    @@hamdinur9382 marqansan? Waxa adigu sameysid qaxbad yahey dadka aa ku shegin ta kale ina daqan xun tihin social media aya uu macalin aa 🤣🤣🤣 qanis iyo dhilo nimo nikis iyo waxan kale aa mesha so dhiqin sow dadkina maha oyinta kada mesha nacal yahey waxey xamar qanis iyo qarax ka socda adunka dhan aya laga arka ee nacalad yahey afkaga ureya aa ilaso galin

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577Ай бұрын

    maad sixirtay ninka aad lacag ka guranayso ee ku dabo orodayo waaba yabe mise wuu washay haduu ninkeedi iyo iyada kala geeyaay bagay uga dhacday lacagtaa wayo guri buu ka dumiyaay inkasto xaranta ay tahay in culimada la waydiiyo

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    YAAB NINKU MAFAYOBA INU CABTOY YAHAY UBADAN

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072Ай бұрын

    Lacag ayaaha hor caraaratay imaan alahaaha uur buuxiyeehe naagata ninka aad ka furataay adiguna cuquubadaasiy way kugu maqaanataha

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iyАй бұрын

    waxaan uu dahir caansho calaasow wade waa been ariintan waxbo kama jiraan.mida kale ninkan waa Ethiopian maba ahaan somali.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Ninku inuu kaa aarsaduu rabaa is ilaali 15 kii kun uu kasamri la'yahay

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544Ай бұрын

    Waxay sheegayso inay been sheegayso waa muuqataa nin 15000$ ay ka dhacday oo ay u sheegtay inaysan rabin inuu dabasocdo macquul maaha ee ciil ayey u qabtaa waxaa laga yaabaa in ay ninka dartiis uga tagtay oo uu ku booday sidaasna ay rabto inuu guur seego.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375Ай бұрын

    Madax iyo calool maxkamada daahir hala soo saaro waa shaydaan wayn naagaha iyo nimanka ayuu isku diraa

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lqАй бұрын

    Waxas oo kale nin lama yiraahdo.

  • @Roteyaani
    @RoteyaaniАй бұрын

    Nin ka iga cesho aa ?? oo ma neefbaa Ninka la celcelinaayo !😂😂

  • @user-fc2lu4jo2n

    @user-fc2lu4jo2n

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @omarhussein3425
    @omarhussein3425Ай бұрын

    Lacagtaas. Waa Xalaal waa hubaa ha celin Hambalyo Kan kuxigana sidoo kale ku samee

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508Ай бұрын

    ninkii aad ka arsatay inta laguu maceeyo you ku guursan qabkaas ayaad u ektahay malabka lagu mariyo dar teed ninkan hoos tiisa ha tagiin

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508Ай бұрын

    Ayaan ninkan ka arso ayey is dahday laakiin gabadha isaq o waxba kaa galabsan ayaad duul misa taas waa qalad

  • @suldaancaydaruus9352
    @suldaancaydaruus9352Ай бұрын

    Iyadoo la qabo cumar la tumanaysay nala idin dhalay. Ninkeeda naag kale la tumanaayay. Zaani iyo zaaniyad is wada cheating gareeya 😅😅😅 halaag weeye somalidu

Келесі