MAXKAMADA DAHIR CALASOW OO MAANTA LASOO SAARAY NIN XAASKISA GAAJO KUDILAY 5/6/2024🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦

#ilkacase#ck#sharmaboy#marishbeautychanel#ilkacase#marishbeautychanel#arimahena#asadhagio#whizbi

Пікірлер: 15

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6eАй бұрын

    😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hawa8224
    @hawa8224Ай бұрын

    Yahuu

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023Ай бұрын

    Walaalayaalow maxkamadan maa lasoo saaro raga dibada gabdhaha ku guursanayo iyagoo somaliya xaas iyo caruur ujoogto been ka sheego, wallahi anigaa soo bandhigayo qurbahana lagu dhiban yahay xittaa 😭somali ragga waa iney hagaagaan haddey raban iney wax hagaajiyaan, marka hala soo bandhigo si ay wax u hagaagan.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    ASO BARYA CULUSA MAXA KA GALEY SAMA REEB

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    GABDHAHA YAR YAR ON WELIGOID GURSAN ISKA JIRA ODAYASHA LAC LACA O QAAR BALWADA LEYIHIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    NINKAN AWOOWAHA O CUNUGTA SAN U GALEY YA OG INU CARUUR KUFSADEY

  • @IsmaiAbdul
    @IsmaiAbdulАй бұрын

    Hhhh😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    NIN AWOOWE LA EK O KHAIINA O CABTOYA O NAGTU ARKO CUNUG UGA TAGA MAXAAD KA DONTEY

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenanАй бұрын

    Maxad u oyi ubad miyu kugu dayacay shaaqyso ma ninba la baryaa asga haku baryo rabi naguma adiyo kano kale maraxan iyo majeerten midna waxaba uma galin waaa midgaan

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenanАй бұрын

    Naaa iska fur nin xun maherkiisa maxu ku tarayaa dadka nairbi joga waaa walalha waad barn shaqyso abaayo Waaaa nin xun o aqas ah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    SHARCIGA WUXU DHIGA NINKAS IN EY GABADHA KA DACWEYSO SAFARADA KU TAAL KENYA WADANKA U SHARCIGA KA HEYSTO INU ILMAHA AN QANGARIN DHAGRO KUFSADO MAXKAMAD AYA LO SARA 4 SANO KA HOR WEXEY JIRTEY 16 SANO SHARCIGA YURUB MA DHIGAYO IN NIN WEYN GURSADO GABAR AN GARIN 18 SANO NINKA DACWO KU FUR

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    NINKAN AWOOWAHA O CARURTA DHAGRA HA LAGA DACWEYO SAFARADA MAREKANKA O KENYA KU TAAL

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    NINKAN AWOOWAHA WA GANGISTAR WA KUWA DHAGRA CARURTA E KUFSADA WA IN LAGA DACWEYO SAFARADA MAREKANKA O LO SHEGO INU GABADHAN SIREY AYADO QANGARIN OW DHAGREY KUFSADEY

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamedАй бұрын

    Alla maxaad reero isqabo kaladileysaan war reeraha haduminina

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410Ай бұрын

    Waxaa haboon I Ninka lawareesto gabadhaan yar warkeeda uma bogin amey iyada bood boodey

Келесі