khadra oo cadayn lugu helay beena KA sheegtay ninkii qabay $10kun loo uruuriyayna laga cunay.

Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
@abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
@DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
‎@fatumaburaanburchannel2214
‎@Hodanonline

Пікірлер: 48

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674Ай бұрын

    war hoy naago iyo niman wareersan aydan ogeyn kii gardaran iyo kii kale aysan ogeyn wa inagu denbi iyo ceeb subxanalaah

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875Ай бұрын

    Masha Allah daahir walalo waad mahad santahay

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875Ай бұрын

    Walalo daahir calaso Waa uu sheegay

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan54522 күн бұрын

    Beelo hiraan Qalad inaa hadashid mahaan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12Ай бұрын

    horta ninkii rumeesta naag baraha bulshada kusoo oroday waa naag daalan , nin maqlaana isgaa ka dalaan

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522Ай бұрын

    Hhhhhhhh😂❤🇸🇴soomali war xun lee social media hadii lagu keeno ceeb waaye 😮😮

  • @user-xl7or8fq5w
    @user-xl7or8fq5w26 күн бұрын

    Nin bay RABAA sax

  • @GareenMedia
    @GareenMediaАй бұрын

    Daahir caadi maaha!

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Naagta hadalkeeda uma bagin

  • @khadrayussuf4388
    @khadrayussuf4388Ай бұрын

    Jiido cali waa la yaqaa n waxaydegan. Sh hoose iyaga ubadan

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Daahir waa wax garad waa ku wataa

  • @NeimaOumal
    @NeimaOumal29 күн бұрын

    Nin habaryarted qabi jiray nagta racday damir male ha dhagaysanina

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm29 күн бұрын

    Nombarka daahir calasow fadlan isoo qora

  • @XamdaxamseSumaya
    @XamdaxamseSumayaАй бұрын

    Wayxadidaysa khadra wamiskinby u egthy

  • @user-fh1dj4nb7y
    @user-fh1dj4nb7yАй бұрын

    Dahir calasow nooloow

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12Ай бұрын

    daahir waaa lasoo maal geliyeye seekhadaan waa sheeko fog, kulahaa dhanka dumarkaa nahay ?! aaway cadaaladii

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442Ай бұрын

    CINWANKA BEENTAA IGU DARAN 3000$ LOO URURIYEY 10000$ KULAHAA BUUXIS IGA DHEH BEENALAYAL ILAH IMA BADO waxan u dewersado 😂😂😂

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    Si fiican u dhagayso haday ku dhaafeena kuwo hore kasoo daawo channelKa,dadka hayska xukumin Abaayo.

  • @Amiinaliiban1780

    @Amiinaliiban1780

    Ай бұрын

    Adiga laguma siiyeenbee cadi uso wada bax candhooy

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656Ай бұрын

    JIID ALI WAA DIR

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778Ай бұрын

    Dumarka cadaw beey isku yihiin qaar baa ka xun xoogaada loo iruuriyay

  • @nucmanproductionfilms5813
    @nucmanproductionfilms581315 күн бұрын

    Somali qabyaldha u macana bal arka labada gabdodh sida Lola kala saftay , gabdha hawaryartey iyo ilmahedha wan aqaana eee yatahy lakn gabdha hadal lagama sugaayo.

  • @user-xl7or8fq5w
    @user-xl7or8fq5w26 күн бұрын

    Sax

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Yaa usheegay waxaas oosir ah

  • @user-xl7or8fq5w
    @user-xl7or8fq5w26 күн бұрын

    Ka LeXADA GABADHA

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Yes Daahir waa runtaa

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700Ай бұрын

    Kkkkk wax walba qabyaaladaa kasaraysa!!!!! xataa xaqqah. bal labadaan gabdhood sida tii runta sheegaysayna loodulmiyey tii beenta sheegaysayna loo garab istaagay eega!!!!

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    Ай бұрын

    inadeerow mayla aragtay wlahi, daahir wa mashruuc soo soo qaatay , waan fhamay shaxda

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018Ай бұрын

    Ha cunburin

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9ypАй бұрын

    Khadra.sorry

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2tАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barlin1622
    @barlin1622Ай бұрын

    Qadra hala caawiyo

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    QADRA LACAGTII LAGA URUURIYAY IN LAGA CUNO AYAA LA RABA

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    YAA KA CUNAYA?​@@sagalmedia24k

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207Ай бұрын

    Jiido shabeelaha hoose cida iskale waaye ,wax reer shabeelada hoose idinkuma jiraan miyaa xataa kuwa sheegta

  • @nihaalbiintuilyaas2442

    @nihaalbiintuilyaas2442

    Ай бұрын

    Jiido wll yey galan maantaa igu horeysey maqalka qabiilkaa abayo xagey degaan koley daarood ma galaan yey galaan xumaan igama aha waa iga dhab ii sheeg wll jiido ❤🙏🙏🙏

  • @hyusuf2207

    @hyusuf2207

    Ай бұрын

    Daarood ma aha laakiin jiido waa qabiil aad u wayn dadban ma yaqaanaan waayo dhiiga dadka muslinka ah ma daadiyaan. Aniga ma ahi jiido laakiin gobolka ay degaan ayaan ka imi. Jiido cid ay gasho ma maqal ayaga jiido uun Bay dhahaan

  • @nihaalbiintuilyaas2442

    @nihaalbiintuilyaas2442

    Ай бұрын

    @@hyusuf2207 ok thank you ❤❤

  • @Maria28832

    @Maria28832

    Ай бұрын

    Naa shabeelada hoose qabilo gadisan baa dagan waxa leh hawiyeh oo u badan marka jiide qabilka la dhaho waa raxanweyn baa u maleyn Daarood ayaga dhiig dadiyen somalia Dagalka ayaga geenay diktater ahaa

  • @nihaalbiintuilyaas2442

    @nihaalbiintuilyaas2442

    Ай бұрын

    @@Maria28832 maria miyaa xanusan thy yaa hawshaa ku weydiye teeda kale somali inta badan qolo aan dhiig daadin male isma dhaanto iyo dhasheed oll yaa ka jarimo badan hawiye ilaa hada guryo ayan lahayn ku ilmo dhalan dhiig bina'aadmi ku raxeysanayan darood hadey dhiig daadiyeen oo inta kale fiican yihiin maa degtan mxad la qarxeysaan ood isu cuneysan daarood neceyb baa kaa buuxa ilah cafimad weydiso nayaa darood waa beel weyn sagaro nac bad ugu kaadidey kkkkk baad ka dhigan thy raxan weyn iyo wexey yihiin garan maayo maantaa igu horeysa adna taqtar cuqdada lagu daaweyo raadso naayaa

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24kАй бұрын

    QADRA LACAGTII LOO URUURIYAY IN LAGA CUNO AYAA LA RABA

Келесі