Waraysigii Gaarka Ahaa ee Sh. Maxamed Cabdi Daahir

Duruusta Cusub oo leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaa Kaheli Kartaa webka Sheikha uu leeyahay oo ah www.barbaraawi.com waxaana laga hela Dawrada Cusub iyo Muxaadarooyin Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub. www.barbaraawi.com

Пікірлер: 32

  • @cabdifataax4206
    @cabdifataax42062 жыл бұрын

    Waa Sheekh wayn oo kamid ah culimada soomaalida

  • @akme2d
    @akme2d9 жыл бұрын

    JazakAllahu khayran for uploading this. May Allah protect our sheikh.

  • @user-mb7yt2lm1k
    @user-mb7yt2lm1k6 жыл бұрын

    ماشاء الله بارك الله فيك شيخنا الفاضل وجزاك الله خيرا وأحسن الله إليك

  • @yaelronald2280

    @yaelronald2280

    2 жыл бұрын

    Instablaster.

  • @cabdifataax4206
    @cabdifataax42062 жыл бұрын

    Barakallhu fiika

  • @mohammedhaji5782
    @mohammedhaji57823 жыл бұрын

    Mansha allah shiikh allaha cimrigiisa dheereyo

  • @khuluudabdallah7402
    @khuluudabdallah74027 жыл бұрын

    mashaa Allah ya sheikh Allah yaxfiduka

  • @mustafemohamed8877
    @mustafemohamed88777 жыл бұрын

    جزاك الله

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix7 жыл бұрын

    Jasaakumulaahu qayran shiikh illaahay haku bara keeyo

  • @hmmd8631
    @hmmd86317 жыл бұрын

    walaahi maan arag sheq somali ah oo ka jecel dhalin yarada

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97116 жыл бұрын

    Masha Allah waa sheekh dagan Mida kale jamcaadka wnaagooda sheego iyo xumaantaba

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel9 жыл бұрын

    ilaahay ha ku dhawro sheekhenaw taariikh xooga iga kala daadsanaa kuna saabsan kooxahaan adinkana alle ha idin ka abaal mariyo salafiyiinta soogaliyaw

  • @asiaosmanmohamud6312

    @asiaosmanmohamud6312

    7 жыл бұрын

    Ustaad Faaruuq aamiin

  • @siciidxirsi5072

    @siciidxirsi5072

    6 жыл бұрын

    جزاك الله خير يا شيخنا

  • @hidigsalaat8886
    @hidigsalaat88868 жыл бұрын

    shikha iyo anagaba Allah hana waafajiyo xaqa. firqo maxaan ku faleynaa? maan ku ekaano islaam nimo

  • @ashraxabdallah7314
    @ashraxabdallah73147 жыл бұрын

    khayr allaha siiyo sheekha wacaaqil hadana waayo arag ah

  • @hidigsalaat8886
    @hidigsalaat88868 жыл бұрын

    Suufi Salafi, Shiico Shabaab, Akhwaan Islaax, Takfiir Timaweyn. Tollow maxaa xigidoona??

  • @khmuza8047

    @khmuza8047

    7 жыл бұрын

    wll meesha salafi kareeb waayo koox Maaha waa manhaj

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Waligaa asalka ha moogaan diin waa tii hore ee suufiya nin walba oo boodo xaniinyihiisa kama boodi karo

  • @siciiddhoore1062
    @siciiddhoore10628 жыл бұрын

    su'aal; shiiqu wuxuu leeyahay kuna aamanayaa salafiyada, inaaneey madax lahayn, guddi fulin iyo golo shuuro midna lahayn, soo islaamku kii naffaray maahan 3 sadex qof hadday wada socdaan in mid amiir looga dhigo, goormay wax lagu faano noqotay madax malihin!

  • @QuranPasion

    @QuranPasion

    8 жыл бұрын

    Faham khaldan baad la timid. Nabiga wuxuu amray saxaabadii in haday safar gelaan oo sadax iyo ka badan ku baxaan inay amiir doortaan, ee sidaad moodaysid oo ah in xarako la sameeyo oo amiir loo sameeyo iyo gudi fulin iyo wixii la mid ah maaha. Tan kale, waa runtiis shiikha aaway madaxda iyo gudiga fulinta Salafiyiinta? waxaas wax baatil ay xizbiyiintu ku sheekaystaan.

  • @abdirahmanelmi24

    @abdirahmanelmi24

    7 жыл бұрын

    siciid dhoore Safarka ayuu arrinkaasi u khaas yahay. muslimiintu hadda ma wada musaafur baa?

  • @siciiddhoore1062
    @siciiddhoore10628 жыл бұрын

    waxaa isku kay qaban la' sh hadalkiisa "jamaaco yaan lasamaynin ah," iyo midda uu leeyahay " waxaan wax kasameeyey Jamaaca islaamiyah." oo shiiqoow waxaad leedahay dacwado jamaaco in lasameeyo uma baahna, maxaad adigu mid wax uga samaysay hadday saatahay!

  • @QuranPasion

    @QuranPasion

    8 жыл бұрын

    Mar kale waxaa la timid faham khaldan. Shiikha wuu ka towbad keenay, hadalkiisa waa KA DIGITAAN khaladkii uu asaga sameeyay iyo khaladaadkii horay oo jiray iyo maanta.

  • @togdheerprintingcenter9799

    @togdheerprintingcenter9799

    7 жыл бұрын

    nabigu (nnkh) waxa uu yidhi :(dhamaan dadku way khaldamaan laakiin waxa ugu wacan kuwa ka so laapta khaladkooda ) shiikhu arinkaa waa uu ku khaldamay waa uuna qiray khaladkiisa waxa uu uga digayaa ummada iyo dhalin yaradaba in ay ka dheeraadaan waxaas uu isagu ka jipa keenay soona ogaaday bidcadeeda . adina waxa kula gudbooon in aaad ufahanto diinta sidiii salafka taasina waaa xaq oo waa waajip kii khilaafana cilman wa camalan waaa mubtadic kaa inan man kaaan . allle ha xifdiyo shiikha hana dheereeyo cum rigiisa walaahi maan arag anigu shiikh ka jecel dhalinyarada iyo tudhid badan in ay ku sugnaadaan manhajka ahlusunaha

  • @ismaaciilneero9347
    @ismaaciilneero93477 жыл бұрын

    تفسير ابن عباس في عدم التحكيم لشرع الله فهو خطاء ما بال الناس يتبعون مزلات العلماء وقد حذر العلماء عن تتبع هؤلاء العلماء في مزلاتهم نسال الله سلاما

  • @Abu_Salman_Somali

    @Abu_Salman_Somali

    6 жыл бұрын

    Ismaaciil Neero ومن قال قبلك من العلماء بتخطأت ابن عباس ام الهوي تعمي الابصار

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel17297 жыл бұрын

    sheqaan akhwaanka ayey ugu dhagantahy ma aqaano waxey ka haleyeen lkn waxuu sheeqa is miigeysiinaa in dadku waqtigii waxii ladhaho iska qaadanayeen maahan..waxaa sax ah aqwaanka in aan dagaal xukun inlagu tago aqwaanka mabilwaawin ee waxey dhalayarada ku ta.siireen madhabka sh.maxamad ibnu cabwahaab waxa loo aqriyana waa kutubada rer najdi marka maxawaa beentaan umada loo sheegaayo

Келесі