Maraaxiilkii Kala Duwanaa ee uu soo Maray Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Kulmiye

Waa Channel-ka Rasmiga ah ee Kaydka Xasan Shugri, Waxaanan idin kula Wadaagi doonaa Muuqaalo Taariikhi ah, Madaalo, Suugaan,samaynta Filimo Taariikhi ah iyo Barnaamijyo Diini ah.
Fadlan SHARE LIKE And COMMENT.

Пікірлер: 5

  • @hanadolad2061
    @hanadolad206116 күн бұрын

    Maasha alaah

  • @Mustafesulub0
    @Mustafesulub011 ай бұрын

    Maaha 1991 waa 1989 halkaa waxaan filayaa inaan saxay

  • @houseinabdillahiabdi8182
    @houseinabdillahiabdi8182 Жыл бұрын

    Oonl gaala cadaan ah baa ka dhex muuqde iyganu ma SNM bay ahyeen 😂😂

  • @maxamedcumar1101

    @maxamedcumar1101

    2 ай бұрын

    Waxaan u maleynaayaa waa nin Ingiriis ahaa oo weriye ahaa oo aalaaba la socon jirey jabhadda SNM , waxaa la dhihi jirey Hamas Wilson, haddeer ma aqaan inuu nool yahay , llkn dagaallo live ah ayuu xataa duubay.

  • @suberh8985

    @suberh8985

    22 күн бұрын

    @@maxamedcumar1101 haa wuu nool yahay dhawaan ayaaban arkay isagoo jooga dalka.

Келесі