Barbaraawi

Barbaraawi

Пікірлер

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4suСағат бұрын

    Màsha àllah ❤

  • @Warsame44
    @Warsame442 сағат бұрын

    Waa run❤❤❤❤❤

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali27132 сағат бұрын

    جزاكم الله خيرا وبارك فيكم وشكر الله سعيكم شيخنا الفاضل ❤❤❤❤❤❤

  • @user-jp9pc5pu9g
    @user-jp9pc5pu9g6 сағат бұрын

    Qayr alaha ku siyyo angana kuwii ku intifaaco ilahy ha ina gadhigo

  • @hamse3943
    @hamse39436 сағат бұрын

    Allah cilmiga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo macalin

  • @Ahmedisamil-l2i
    @Ahmedisamil-l2i6 сағат бұрын

    Allaah hakaa abaal mariyo sheikh barbaraawi, runtii muxaadirooyinka sheikha iyo khudbadaha quluubta taabanaya ee uu galo waan jecelahay, allaahna ha naga dhigo kuwa ku waana qaata.

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s8 сағат бұрын

    Al xamdu lilaahi rabil caalamiin sheekh waan ku jacelahay qabribayax

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s8 сағат бұрын

    Asal sheekh laa kiin suufiyada qaado

  • @IsmailDek-y6u
    @IsmailDek-y6u9 сағат бұрын

    الله يبارك فيك

  • @LearnTawhid
    @LearnTawhid10 сағат бұрын

    JazakAllah khair, sawirka hore katirtira. أعود بالله من الشيطان الرجيم

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad835810 сағат бұрын

    ASC wall jazakalaah kheyr

  • @user-jm9eh8pj4f
    @user-jm9eh8pj4f10 сағат бұрын

    fadlan sawirka jaldiga ah ee muqaalka looma baahna waxaanan kugula talinayaa inaad iska ilaaliso inaadan . dhigin sawiro noocaan oo kale ah ee fadlan iska ilaali waayo waxaan rabnaa inaan ka dhagaysano sheekha. Fadlan 🙏🙏

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman965910 сағат бұрын

    Maanta sheekhu Anzaar muu joogin waaxay Waa mimbarkii Anzaare !!!!!!

  • @cabdixakim5871
    @cabdixakim587111 сағат бұрын

    بارك الله فيك ونفعنا بعلموك أسد السنة

  • @4Assari
    @4Assari12 сағат бұрын

    بوركتم: شيخنا المربي.

  • @MariaMaria-wx5nt
    @MariaMaria-wx5nt12 сағат бұрын

    Mcnlhh❤ الحمد الله ❤

  • @aishaabdulle4378
    @aishaabdulle437815 сағат бұрын

    Yarabi

  • @user-yq1me9xl9j
    @user-yq1me9xl9j18 сағат бұрын

    ❤❤

  • @SharmakeSuciid
    @SharmakeSuciidКүн бұрын

    مشاءالله الله

  • @____Cumar____
    @____Cumar____Күн бұрын

    Alle ha ku barakeeyo sheekh intaan cilmi kaa faa'iday alle ha kaa abaal mariyo.

  • @Wacdi120
    @Wacdi120Күн бұрын

    Markaad leedahay culumadu lacag idinkamadoonayaan sawdinka markasyo iyo jaamacado ufurtay ee lacagta kaqaada bilwalba maxaad uxoogsanwaydeen sidii saxaabada dadkana ilaahay dardii ugu dhigiwaydeen wax isdhaama ma arko

  • @asmamohamedxasan4030
    @asmamohamedxasan40307 сағат бұрын

    Taasi waa inta islaamku u banayey inta culimo dhigaysa waxy leeyihin caruuro biil baa laga rabaaa sawga inta uu shaqeysanlahaa sawga ag jooga ardeydi iyo markaska markaa inti uun buu xagan ka qasdanayaaaa

  • @Wacdi120
    @Wacdi1205 сағат бұрын

    @@asmamohamedxasan4030 cilmiga lagasoobilaabo nabiga sallalaahu calayhi quraanka baridiisa lacag kuma qaadan jirin sagoo kaajoonaya heerkiisuna bilo dhan aanay dabshidan jirin ayuu ayuu dadka cilmiga barayay culumadii salafka ee wanwanaagsanaa yaguna wayxoogsan jireen cilmigana dadka waybarijireen sh albaani raxmatullaahi calayh ayaa kamida wasallam iyo saxaabadiisii

  • @AllaaleSidci
    @AllaaleSidciКүн бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخي الفاضل الفقيه عبد الله حسن حاشي البربراوي حفظه الله تعالى من كل سوء ومكروه

  • @amineid2373
    @amineid2373Күн бұрын

    Shykhana

  • @amineid2373
    @amineid2373Күн бұрын

    Mashallah

  • @amineid2373
    @amineid2373Күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713Күн бұрын

    الدولة تحت الدولة كالاعتصام والإخوان والتبليغ

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234Күн бұрын

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alle habara keeyo shiikh barbaraawi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacadaxmedSacadaxmed-vk5qf
    @SacadaxmedSacadaxmed-vk5qf2 күн бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخنا الفاضل .

  • @MAA86.
    @MAA86.2 күн бұрын

    Annaga ku jecel oo ku duceeya allena ka barya inaan ku arko

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila2 күн бұрын

    Qazza oo u dagaalameyso xurnimadeeda baa hada waxy taagan yihiin ma banaano la dagaalanka gumeystaha israa'iil, Dilkii ismaaciil haniyya wey ka duceeyeen maadaamuu alle islaamka uu kaqabtay. Maqal iyo muuqaal buu Leeyahay hadalkayga..

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila2 күн бұрын

    Salafiyada jihaadiya Magaca gudaha shabaab Salafiya Jaamiya Magaca gudaha Jadiidiya Waa 2ba cadaw ee lagu saliday umada islaamka ah.

  • @hasanyusufmohamed2524
    @hasanyusufmohamed25242 күн бұрын

    خاف ربك

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm2 күн бұрын

    قل ماشئت فوالله عند الله تجتمع الخصوم

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila2 күн бұрын

    Bal weydiiya Reer liibiya, iyo Reer ciraaq halaaga Madaakhila iyo Jadiidiya, Gumeystahii ciraaq kusoo duulay ee Ameerikaan inlala dagaalamo waxaa lagu helaa Cara allee bey lahaayeen. Liibiya mujrimka Xaftar bey ciidan u yihiin Madaakhila iyo jadiidiya.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila2 күн бұрын

    Madaakhila iyo JADIIDIYA Waa cadawga alle ilaahay haka qabto muslimiinta

  • @Ismacilmaxaamd
    @Ismacilmaxaamd3 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb
    @abdirahmanabdilahi-sk4wb3 күн бұрын

    Maansha allaah Jasakalaahu Khayarn Sheekhanaa

  • @abdirahman3486
    @abdirahman34863 күн бұрын

    اللهم وفق الطلاب الاداب

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane293 күн бұрын

    Sheekhaygii Mida Muhiimka ah ee keensanaysa in Ardaygu sheekh u khidmeeyo waa marka Sheekhu Ardayga uu wax ku baro qaab Taskiyo ah waana Waa Qaabkii Rasuulku (صلى الله عليه وسلم ) uu asxaabta wax ku baray. Waa Qaab aad ugu yar Culimada Soomaalida ah. Waa Qaabka Macalinku ardayga nollashisa in badan uu la qadanayo isagoo baraya aqoon mida tooska ah iyo mida ku dayashada leh. Markaas ayuu ardyga noqonayaa mid layliga qaatay oo aan kaliya baran Nas iyo cashar ee Akhlaaqda iyo dhaqanka na uu ka toosayaa. Midan se Culimada Soomalida u badan yihiin ee sheekhu intu soo fadhiisto Saacad ilaa saddex saac uu cashar mariyo ka dibna sidas maalinka kale lagu so noqdo waxay dhalaysaa un arday si wacan u haysa Darsiga se akhlaaqDoda waxay ku xidhnaanaysaa guryaha iyo meelaha kale eey ku badan yihiin. Allaah haku barakeeyo Sheekh.

  • @shabeel7467
    @shabeel74673 күн бұрын

    Waa runtaa wuu kugu leeyahay laakiin sheikh Ictisaam ah, ama Wahaabi, ama Akhwaani ama Shabab ixtiraam ma istaahilaan waa shayaadiin damaar qarxis wada waxaana u dambaysay wixii dhawaan Xamar Lido ka dhacay dadkii la moodayey in nuclear bomb lagu dhuftay.

  • @ismailwarabacadeofficialch9290
    @ismailwarabacadeofficialch92902 күн бұрын

    Kuwaasi waa alshabab wll maaha culimda salafiyada

  • @ApdirisaaqIbrahiin
    @ApdirisaaqIbrahiin3 күн бұрын

    اللهم بارك شيخنا الحبيب أعزه الله في الدارين و❤

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed3 күн бұрын

    Wllhi waa wax laga xumaado😢 Shandadii ayaad soo ilowday !!!

  • @amineid2373
    @amineid23733 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @amineid2373
    @amineid23733 күн бұрын

    Mashallah sh barbaraawi

  • @umalkhayrsaleebaan2305
    @umalkhayrsaleebaan23053 күн бұрын

    Msha allah allh ha nookaa daayo sheekhanaa ❤😢

  • @AbdirahmanOmer-ob9tg
    @AbdirahmanOmer-ob9tg3 күн бұрын

    الحمدلله على نعمة الإسلام مع منهج السلف الصالح

  • @AbdirahmanOmer-ob9tg
    @AbdirahmanOmer-ob9tg3 күн бұрын

    ☪️☪️الحمد لله على نعمة الإسلام ☪️ ☪️

  • @AbdirahmanOmer-ob9tg
    @AbdirahmanOmer-ob9tg3 күн бұрын

    Alle haynaga dhigo kuwi ku camal Fala cilmiga aan barano Amiin Amiin Amiin yaarbil caalamin

  • @AbdirahmanOmer-ob9tg
    @AbdirahmanOmer-ob9tg3 күн бұрын

    جزاك الله الله خيرًا يا شيخي عبد الله حسن حاش البربراوي حفظه الله

  • @SamirAhmed-k2s
    @SamirAhmed-k2s3 күн бұрын

    Wllahi qalbiga ayu itabtay

  • @amineid2373
    @amineid23733 күн бұрын

    جزا الله شيخنا الفاضل وجعلها في ميزان حسناته

  • @amineid2373
    @amineid23733 күн бұрын

    ❤❤❤