Barn Diinta iyo Nolosha Maxamed Cabdi Daa uud 1aad

Bilawgii Dhaqdhaqaaqa Islaamiga

Пікірлер: 48

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi48424 жыл бұрын

    Doctorkani cilmi iyo waayo aragnimo xeel dheer baa ka muuqata , Reer waqooyi Gobta Somali weeye run ahaan Somali oo dhan anigoo soo arkay taas ana u qiray.

  • @Akhfashtube
    @Akhfashtube9 жыл бұрын

    maasha allaah waa barnaamij aad u qiimo badan oo ka hadla taariikh fog oo wacan loona baahan yahay in meel kasta laga daawado tv kastane laga soo daayo , ilaah waxaan ka baryeenaa in wadankeena oo u sahlo mas uuliyiin daacad ah oo ku xiran culumadii hore oo saxda eheed oo islaamka nabad galyada ku dhisan ku sifees naay , oo aan caqiido qaldan lagu aqoonin . DR AAD AYAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA BARNAAMIJKAAN TAARIIKHIGA AH OO AAD NOO SOO GUDBISAY

  • @sayid02abdullahi45
    @sayid02abdullahi453 жыл бұрын

    Dr Mohamed Abdi Daud aad baan u salaamayaa waa Daaci aad u maskax furan aad baana ugu faraxsanahy inaan maanta arkay qof somali ah oo waliba siyaasi ah waxaan jeclaan lahaa inaan la xidhiidho

  • @ogaansho7953

    @ogaansho7953

    2 жыл бұрын

    BAAYE AaKula thy

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    2 жыл бұрын

    Reer somaliland ninkaan madaxweyne udoorta waa hubaal inuu wadankiinna ka badbaadin doono dabka mudisho iyo kuufur lugu baabi,iyey ee salafiga iyo wahaabiga ah. Khilaaf diin dhib kaweyn ma jiro. Ninkaan waa xog ogaal waa nin og meesha dhibka somaaliya kasoo bilowday. Walaahi waan ogaa waqtigii dhibku nugu bilowday ee mashruucii Raabidatu caalam ladhihi jirey nasoo galay 1985 ayey aheyd. Ardaydii diinta mashruucaas wahaabiyada la baray ee ku qanacday waa kuwa koofurta somaaliya walaaqaya ee umaddii u afduuban tahay. Kan kudilaya iyo kan kutujinaya waa isla iyagii. 45 sano ayaa sucuudigu lacag ku bixinaayey oo lugu soo dadaalayey si ey somaali ubaabi,iyaan dhinac walba. miraheeddii maanta ayaan guraneynaa

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi60464 жыл бұрын

    Maashaallah hargeisa dii hore ayaa hadlaysa denbigiisa Allah ha dhaafo

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi62912 жыл бұрын

    Mohamed daa'ud is one of the most tilented and gift people in Somalia.

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Mahadsanid aqon yahan somali yed aad aad ayan u salamaya dr horay u su co wallale

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын

    تاريخ جميل، جزاك الله خيرا

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Жыл бұрын

    Waa akhwaani ku faanaya suufinimada kursi raadisna ahaa.

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed73762 жыл бұрын

    Maashaa allaah barnaamij qiimo badan oo taariikhi ah islaamnimada somalida

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Wa runta horay usoco dr

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Ad ayan u so dhawownaya hadrato tug ahow Larkin ad ayan ku so dhawow naya horay u soco mahadsanid

  • @abdirahmanmohamedhassan5768
    @abdirahmanmohamedhassan57684 жыл бұрын

    Mashallaha dr wax badan kaa faaidinay

  • @tusaale8945
    @tusaale8945 Жыл бұрын

    Masha allah 🙏

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Wa doli ninka horay usoco dr

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac124 жыл бұрын

    Mohamed Asc adeer. Thanks for sharing this history. Miyaad book ka qortid taarikhdani wadaada iyo waxdada.

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Ok mahadsanid

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden72374 жыл бұрын

    Ilahay Diinta iyo xaqa haynugu sugo

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Wan soo dhawow nayna kkk

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    So dhawow wallale um bahanin carab iyo jin uma bahnin waxad shegayso hsyso adiga jooji wan ku fahay hooji wallale

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    horn cable ka ayaan ka daawaday habeenkii lasii daayey maahe maalintii ku xigtey

  • @ahmedabdi4842

    @ahmedabdi4842

    4 жыл бұрын

    War sxb long time xagee ka dhacday

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Mshadsanid

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Nin fiican dawlada ka qaybgal please

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Meel fiican ayad kahadlaysa soo dhawow ega wa ruux fiican kkk

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Kkkk ninkan wa aqonyahan maxan ka tegara wa idor fiican kafatan wallale

  • @engliban
    @engliban4 жыл бұрын

    13:00

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Wa aqon yagan lakin wa sldr so kama usan hadlb wa lagab iidoor ah wa badhaya aqonyankanka m iidor ayu khahlay mise soomliwayn markale

  • @libanali1626
    @libanali16262 жыл бұрын

    Warkiisu waa dhab loo noqon maayo

  • @Somalitravel
    @Somalitravel3 жыл бұрын

    You need to verify his info with other shks. Sh. Xassan Aweys (ex shabaab) dispute some of his info.

  • @jeenicade

    @jeenicade

    Жыл бұрын

    Most of the information are genuine but there differences in periods of time they happened. Read from books written about the history of Islam in horn of Africa. Thanks

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan69094 жыл бұрын

    Somaliya GUUL kkk

  • @jibriilahmedmahamed1273
    @jibriilahmedmahamed12734 жыл бұрын

    ALLAAH!! Waxaa is weydiin jirey yar yarkan xageey ka heleen baabi inta muslimiibta ileen waxaasaa leesku qasi jirey

  • @jeenicade

    @jeenicade

    Жыл бұрын

    Waa barnaamij aad udheer oo nagu xididdeystay saaxib. Waxay ubaahan tahay shaqo badan si loo suuliyo fikirkan adag

  • @alibaax5346
    @alibaax53462 жыл бұрын

    Salafiba wadanka waalay

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n4 жыл бұрын

    ururka waxdadu waa nuurkii diinta islamka ee nuurku faafiyey hargeysa

  • @abdisamadhussein7663
    @abdisamadhussein76635 жыл бұрын

    Jaahil aan waxba gara nayn

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    4 жыл бұрын

    Doqon cuqdadaysan oo Kacaankii Daaquudkii Afwayne Barre taageero u ah

  • @jeenicade

    @jeenicade

    Жыл бұрын

    Yaa ah? Ma sheekh maxamed cabdi daaud baa?

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    11 ай бұрын

    Adigaa aqoonyahan ah soma ahan😂