sheekh maxamed macalin wareysi laga qaday 1994

Пікірлер: 227

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 Жыл бұрын

    Labo sano ka hor ayaan dhagaystay, waraysigaan, laakiin maantay waxaan dhagaysanayaa waraysigaan anigoo buug ka qoraya Sheekh Max'ed Macallin. Allaha unaxariisto.

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    3 ай бұрын

    Xagee ka helaa buugaas wll

  • @anwarxaajic.raxmaan5371
    @anwarxaajic.raxmaan53714 жыл бұрын

    Kalimada ugu saameynta badan naftayda ee an Ka maqlay Sh. Maxamed " Daliilka raaaca daliiika aya raaage " " Tacasubka iska dhaafa xaqa raadiya hebal iska dhaafa" 24 Ramadaan 1441 H 17 may 2020 M

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 Жыл бұрын

    Waqtiga wareysiga laga qaday ba dhashay Shiekha! Ilaahay ba mahadleh i kasay in aan dhageystay oo aan u duceyo. Diinka Ilaahay wa sharaf iyo sareyn. Allahu Akbar.

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud47703 ай бұрын

    Allaha u naxariisto sheikh mohamed macalin xasan janatul firdowsa gurigiisa ka yeel sheikheyni aamiin ya Allah

  • @techplanet2007
    @techplanet20077 жыл бұрын

    allow kuu naxariisa kaasi waa shiikhii umadda somaaliyeed waa aabaha ruuxiga ah ee umadeena somaaliyeed allow janadii firdawsa ku keeeey

  • @calcaqiidah
    @calcaqiidah4 жыл бұрын

    Maanta taarikhdu waa 2020/5/14 Waa habeenimo jimce ah 8:21 fiidnimo bisha ramadaana ay tahay 22 taarikhda sheekha alle ha u naxariistee laga qaaday waraysiga 1994kii waxa ka soo wareegay 26 sano Xaalada uu ka waramayo iyo la dagaalanka diinta islaamka iyo culimada maanta ayay ka daran tahay barigaas culimada waala xirijiray lknse maanta waala caayaa waana la aflagaadeeyaa si xumaano loogu yeelo iyaga iyo bulshadana layku diro.. Ilahaay ha inagu xifdiyo diinta Sheekha alle ha u naxariisto رحمه الله رحمة الأبرار واسكنه فسيح جناته

  • @abdibedde7387

    @abdibedde7387

    4 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin insha Allah.

  • @alinornageye3579

    @alinornageye3579

    4 жыл бұрын

    Aamiin runtii hada kadaran saa shegtay waxan arkayay meel kamida baraha Bulshada oo16 calim oosomali eh lesugu kenay sawiradodii kadubna afka xar laga saray oowatuugo laleyahay

  • @cabdilaahi2378

    @cabdilaahi2378

    2 жыл бұрын

    رحمه الله

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 Жыл бұрын

    Nabigaﷺ wuxu "Is ilaalinta oo layska dhowro wa daawo kasto madaxeeda"

  • @saalaxdheere457
    @saalaxdheere457Ай бұрын

    Mujrimkii Maxamed Siyaad Bare iyo dhammaan agoonti kala soo shaqaysay xaga xasuuqa ,dilka ummadda iyo kuwa ilaa aakhiri dunya ku taageersan Maxamed Siyaad Bare afweyne Allaah weyn haku arooriyo cadaabta ugu hooseesa khaalidan fiiha abadaa aamiin aamiin

  • @xayaatxas5559
    @xayaatxas55594 жыл бұрын

    Masha allah malahelaya xiligan dad sidaas uradiya barashada dinta islaamka Wllhi dad wa dadaki hore

  • @Abdukadir1986

    @Abdukadir1986

    4 жыл бұрын

    Aad ayey u adagtahay xayaa

  • @monstersamator5288

    @monstersamator5288

    4 жыл бұрын

    Hada ayee fudhutahay.

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad333311 ай бұрын

    Sheekh maxamed macalin Allaha u raxmadee 1994 ayuu dhahaayey dadkii akhlaaqdooda ma wanaagsano dadkana diintooda waa baaba😢 hada hadii uu soo gaari lahaa sheekha ka warama murugo ayuuba u dhiman lahaa oo uu dadka fitnada tiktok iyo aaladaha laga dhaxlay ayaa murjin lahaa. SUBXAANALAAH marba marka ka dambeeyso dadka akhlaaqdooda waa sii baaba'aysaa Allahayow qaatumada qayr inoogu qatim Aaaaaaaamiiiiiin. 🤲

  • @mubarakaideed7682
    @mubarakaideed76826 жыл бұрын

    المفسر الفقيه اللغوي الأديب الأب الروحي للصومال الشيخ محمد معلم حسن رحمه الله

  • @asadowmohamoud7586

    @asadowmohamoud7586

    4 жыл бұрын

    روحاني aaaaa

  • @halaalmedia3416

    @halaalmedia3416

    4 жыл бұрын

    @@asadowmohamoud7586 الروحي

  • @caliaadan5712

    @caliaadan5712

    4 жыл бұрын

    @@halaalmedia3416 l0pppp00000p

  • @abdifatah8392

    @abdifatah8392

    4 күн бұрын

    الروحي waxaa laga wadaa qofka dadka ruuxdooda ama naftooda saamayn ku yeesha, ama si kale hadii loo dhigo waa qofka: dadka ku xiran ama maqla raad San ku yeesha oo tarbiyo wacan ka qaata.

  • @cabdirisaaqcabdirashiidcar274
    @cabdirisaaqcabdirashiidcar2744 жыл бұрын

    waa sheekhii oogu horeyay ee tafsiir waaqici ah ka bilaabay xaqane muujiyay allow unaxariiso

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali68304 жыл бұрын

    Waa caalimkii Somaliyed ilahay ha unaxariisto Isaga iyo shahiidkii waynaa we Sheekh Syed qudib

  • @ahmedkhailey927
    @ahmedkhailey9274 ай бұрын

    wallaahi waa cajaaib sheekha waa la dhibay laakiin maanta maxkamada ilaah ayey hortaaganyihiin kuwii dhibaatada iyo xabsiga.

  • @idirisesse5443
    @idirisesse54434 жыл бұрын

    Waxaan kula talinyaa qofkii raba in uu barto tafsiirka qur'aanka kariimka ah in uu dhagaysto fasiraada sh Mohamed macalin hassan waayo waxuu ku dareensiinayaa in qur'aanka in uu adiga kula hadlayo.

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte71024 жыл бұрын

    Raximahullah Shekh maxamed macalin isagoo kale waa dhif ee Alla Hanoo badiyo

  • @saidohassan4729
    @saidohassan47292 жыл бұрын

    Ilahay ha uNaxariisto Sheikh Maxamed Macallin Janno Fardowsa Ilahay ha geeyo

  • @diggalehassan8063
    @diggalehassan80632 жыл бұрын

    عليه رحمة الله عليك يا علم الصومال وفخرها اللهم اجرنا في مصيبتنا هذه والله فقد العلماء خسارة اي خسارة

  • @awalahmed5638
    @awalahmed56384 жыл бұрын

    Allaha naxariisti jano ha siiyo sheekh umada somaaliyeed usoo dadaalay Allaha misaanka xasanaadka haku daro.

  • @shabeel7467
    @shabeel74674 жыл бұрын

    ALLOW U NAXARIISO, Sheikh Mohamed Macalin masaajidka Cabdiqadir ee iskuulka Macalin Jaamac u dhaw, Muqdisho ayuu tafsiirka ka marin jiray

  • @mohamedshireomar9042
    @mohamedshireomar90424 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto sheekh mohamed macalin Hassan wuxuu ahaa caalim dadka muslimiita ah waxbadan kabaray Allah janooyinkiisa ha ugu deeqo

  • @infaymousson7426
    @infaymousson74263 жыл бұрын

    Waa waraysi naftayda qiira badan galiyay ilaahay sheekha janafardowsa ayaan kaaga baryaynaa

  • @abdirahimismail3168
    @abdirahimismail31684 жыл бұрын

    Maasha Allah wariye aqooonyahan ah aya warayste sheekha Allah ha u naxariisto sheekh maxammed macalin

  • @saydcalisujuud7250
    @saydcalisujuud72504 жыл бұрын

    Ilahay ha unaxariisto walle ilahay cilmi waa ku maneystay waa jibkiisiina intuu awooday waa gutay allah ya raxma raaxiniin.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub2 жыл бұрын

    28 sano kadib waraysiga sheekha, maanta somali halkii ugu xumayd ayay maraysaa, mudaadsna waxaa gadhwadeen ka ahaa Waddaado

  • @Abdi_Farah
    @Abdi_Farah4 жыл бұрын

    Ilaahey ha unaxariisto sheeikhena weyn Abti dhaxal ayad noo keydosay waana mahadsantahay

  • @adeybolo5491
    @adeybolo54915 жыл бұрын

    Waa shiiq aan jeclahay tafsiirka Qur'anka ee uu duubay

  • @faadumomacalin6011
    @faadumomacalin60114 жыл бұрын

    maash Allah Allow kuunaxariisto Sheekh Maxamed macalin

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare Жыл бұрын

    ILLAAHAY HA UNAXARIISTO SHEKHA WAY DHIBEEN SHEEKHA

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi86805 жыл бұрын

    Sheekha anuu maan arkin isaga oo nool waanse dhagaystay xaqa ayuu umada soomaliyeed ucadeeyey ilaahayna naxariista jano haka waraabiyo

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Allahuma Aamiin ya rabi 😭😭

  • @mahadahmed3012
    @mahadahmed30122 жыл бұрын

    Alle haunaxariisto qabriga allaha uwaasiciyo janatul firdowsa ayan eebe uweydiinaa

  • @Al-furqan123
    @Al-furqan1234 жыл бұрын

    Maaanta wali waxa sheikhu ka hadlay waa taagan yihiin wax walba diinta xal u ah mansha Allah sheikh Allah ha u naxariisto

  • @MrJibril2012
    @MrJibril20123 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto waa shaqsi Alle la doonay kheyr, runtii waxaan jeclayn inuu nala joogo waxaan xasuusta isagoo masjid kuyaal 2 dhagax ka aqriya tafsiirka salaadda subax kadib dadkuna ay ugu kala imaanaayeen meelo fog sida madiino

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34164 жыл бұрын

    Ilaahey ha unaxariisto ah.maxamed macalin ummadiisa wadada saxda buu ku hogaamiyay abaalkiisa jannada allah haka yeelo

  • @hawoali9593
    @hawoali95934 жыл бұрын

    Allah ha'u naxariisto sheekha

  • @mrhamzeabdikadir9766
    @mrhamzeabdikadir97664 жыл бұрын

    رحمه الله شيخ محمد معلم حسن

  • @madeey7162

    @madeey7162

    2 жыл бұрын

    رحمة الله عليك ياسيدي

  • @najmahaji6636
    @najmahaji66365 жыл бұрын

    Allow kuu naxariiso sheikhayna

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur83654 жыл бұрын

    Maasha Allh shekh maxamed caalim Ayuu Ahaa Allha xa unaxariisto

  • @abdulahifarah2415
    @abdulahifarah24154 жыл бұрын

    رحمه الله شيخ محمد معلم حسنilahay ha inaga dhigo sida ow diinta u haleelay

  • @zahrasheikhbashirmahamud5413
    @zahrasheikhbashirmahamud54134 жыл бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة وجزا الله عنا كل خير

  • @abdikarimgedi2773
    @abdikarimgedi27734 жыл бұрын

    Shiikha Allaha unaxariisto waqti aad u adag oo Dalku baadi ku socday ayuu lakulmay.Dhibaato ayuu u maray inuu dadka xaqqa fahamsiiyo Allaha ka abaal mariyo.Gaalkii weynaa ee Afweynane naarta Allaha ku fogeeyo Amin.Waxba nooma dayn Diin iyo Dadba Duli Allaha badeee!

  • @xaradheereboy652
    @xaradheereboy6524 жыл бұрын

    Masha allah Shiikhu umada Somaliyeyd abaal buu ku leeyahay allaha Unaxariisto

  • @mhussein3136
    @mhussein31364 жыл бұрын

    Ilahaye aw naxariisto sheikh mohamed macalin Hassan

  • @aweysxaaji7803
    @aweysxaaji78034 жыл бұрын

    Allh unaxaristo Jannatul firdowso allha galiyo

  • @axmedshirdoonwarsame9634
    @axmedshirdoonwarsame9634 Жыл бұрын

    Mash.allah mufasirkii waynaa ee muqdisho mash.allah

  • @hah7064
    @hah70644 жыл бұрын

    Waa culimadii hore ee barakaysnayd ee diinta u go'doomay iyagoo camal aduunyo iskaga haajiray. Hadii aanuu Illaahay inaga dhalinna diinteenu maanta dad kale oo waxkale diin u tahay baa inaga mid noqon lahaa. Illaahay culimada maanta ha inoo hagaajiyo iyadoo qaar badan oo kamid ahi ay ganacsi iyo lacag daba ordayaan.

  • @mohamedabdimohamed2992
    @mohamedabdimohamed29924 жыл бұрын

    العالم العلامة الشيخ محمد معلم رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @almazeeddubai3204
    @almazeeddubai32044 жыл бұрын

    ALLAHA UNAXARISTO RAXMATAN WASICA .MACALIN & SHEIKH. MAXAMED MACALIN

  • @user-tb3wm5hr4j
    @user-tb3wm5hr4j8 ай бұрын

    Alle ha unaxariisto

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad42984 жыл бұрын

    ilaahey ha unaxariisto sheekh Maxamed mclin

  • @khalilhussein7563
    @khalilhussein75639 ай бұрын

    العالم العلامة شيخ الإسلام وفريد عصره تاج الأوليآء رحمه الله رحمة واسعة

  • @mohamedademqanciye2105
    @mohamedademqanciye21053 жыл бұрын

    Alle haw naxariisto Sheekha naxariistiisa haka waraabsho

  • @TheSamale
    @TheSamale4 жыл бұрын

    AUN Macalin M Xasan Allah ya raxma

  • @abdinasirjama4464
    @abdinasirjama44644 жыл бұрын

    Tariikhda waa 05/18/2020 Allow ku naxariiso inta uu umarey barashada diinta iyo dhibka kasoo garey markii uu dalkiisii yimid ,,balse asaga waa gutey wajibkii saarna..

  • @Jeylaanijimcale
    @JeylaanijimcaleАй бұрын

    Masha Allah ❤

  • @daudibrahim8559
    @daudibrahim85594 жыл бұрын

    Allahayow unaxariiso sheekh mohamed

  • @abshircraxman9402
    @abshircraxman94023 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto Sh mohamed Moalim,hadalkiisa dhan waa cilmi, Dadka salaf saxda raba waa iney ku daysadaan Sheikh mohamed, intii ay wahaabinimo raaci lahaayeen,

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r6 ай бұрын

    WUXUU SH MOHAMED MACALIN XASAN AHAA ARDAYDII SH Cali Jowhar boorama

  • @Abdukadir1986

    @Abdukadir1986

    6 ай бұрын

    Mahadsanidiin

  • @Abdukadir1986

    @Abdukadir1986

    6 ай бұрын

    @followers

  • @bashman345
    @bashman3454 жыл бұрын

    الله يرحم الشيخ محمد معلم

  • @Madajiye
    @Madajiye4 жыл бұрын

    Illaahow ku naxariiso waanku so barbaray isagoo walidiinteeda dhageysan jireen

  • @k_y07
    @k_y074 жыл бұрын

    Illaah ha u Naxariisto Qabrigiisana illaah Ha u Wasaciyo.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan34824 жыл бұрын

    ilaahow u naxariiso Sh maxamed maclin wakhti badan oo uu u faaiidiin lahaha cidkasta oo Afsoomaliga ku hadasha ayaa Daalinkii Siyaad Barre uu xabisey sabab dadka ayuu diinta Baraya.

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere25042 жыл бұрын

    Alloow janadaadi Kumarti Qaad waa shiikh umaddu wada jeceshahay

  • @Zamzam_Mohamed
    @Zamzam_Mohamed5 ай бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @elmiaar2295
    @elmiaar22954 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah Allah unaxariista

  • @muzdalifahassan3251
    @muzdalifahassan32515 жыл бұрын

    Alaah u naxariisto

  • @ahmedcumar7620
    @ahmedcumar76204 жыл бұрын

    mashalah .muxuu cilmi bartay oo uu usamray allah hawnaxariisto oo janooyinkiisa haku casuumo

  • @Zamzam_Mohamed
    @Zamzam_Mohamed5 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yahyeabdi538
    @yahyeabdi5385 жыл бұрын

    Allah u naxariisto

  • @salmoahmed5825
    @salmoahmed58255 жыл бұрын

    Allow kuu naxariso

  • @shekhxasanaxmedwehliye2511
    @shekhxasanaxmedwehliye25114 жыл бұрын

    رحمه الله تعالى رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته. إنه علامة نحرير فريد عصره

  • @AbdoKhaireh

    @AbdoKhaireh

    7 ай бұрын

    ❤😊

  • @mohemedhaaji4886
    @mohemedhaaji48867 жыл бұрын

    ilahow u naxariso qabrigisana u wasici nalinka qiyamahana maqam ka shuhadada iyo salixinta ka sosar

  • @sumayaali5382

    @sumayaali5382

    6 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto sheekh m/ed macalin allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @Abdukadir1986

    @Abdukadir1986

    5 жыл бұрын

    Aamiin thanks mohamud haaji

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Allahuma Aamiin ya rabi 😭😭

  • @mashruucasomalinahdaali6440

    @mashruucasomalinahdaali6440

    4 жыл бұрын

    الشيخ محمد معلم حسن مفسر لغوي أصولي، عرف داء المجتمع كما الدواء، صحبته عن قرب وجلست محضرته في تفسير القرآن العظيم، أحبه واستمع دروسه، وجزاه الله خيرا كثيرا عن أمة الإسلام

  • @Zamzam_Mohamed
    @Zamzam_Mohamed5 ай бұрын

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @ahmedfatih1
    @ahmedfatih13 жыл бұрын

    Waxaan filaaa hadii aanan qaldaneeyn waa shiikha kaliya ee PHD kasoo qaatay Diinta Islamka illaaheeey ha u naxariisto

  • @candygirl6646
    @candygirl66464 жыл бұрын

    Ilahey janadiisa u wasici. Diinta Allah dadka Ayutusey

  • @salaadomar2513
    @salaadomar25134 жыл бұрын

    Ilahey ha u naxaristo shekh Maxamad macalin

  • @Zamzam_Mohamed
    @Zamzam_Mohamed5 ай бұрын

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @3rdworld368
    @3rdworld3684 жыл бұрын

    Sh ilaah haunaxaristo cizi sharaf iyo xaq kudhimatay nimanki kibirka badnaana aqiro kuxisabtameysan Inshalah duli kudanbeyen ayaga

  • @Zamzam_Mohamed
    @Zamzam_Mohamed5 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdirisaaqmaxamed2068
    @cabdirisaaqmaxamed20684 жыл бұрын

    Allow unaxariiso Shiikh cilmi bdn laga dhaxley

  • @user-re9gg2io7s
    @user-re9gg2io7s4 жыл бұрын

    1994 madhabeen Allah unaxariisto sheyqeyna sharafta leh

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte71024 жыл бұрын

    Naxariistii jano Alla haka warabiyo shekh maxamed macalin

  • @AAb-ox1pe
    @AAb-ox1pe4 жыл бұрын

    Allah subxaana watacaalaa ha unaxariisto.

  • @shabeel7467
    @shabeel74674 жыл бұрын

    Sheikh Mohamed Macalin allow u naxariiso oo jano firdowsa ka waraabi waa sheekha uu asaasihii Alqaacida Cabdiaziz Bin Baz ku yidhi waa kaafir mar uu ku casuumay Sucuudiga in lagu daweeyo dhakhtar Riyadh ku yaal waxaana warkaa siiyey qaar Wahaabiyiin Somali ah oo kaba qaad u ahaa ayaa shaydanka Bin Baz ku yidhi ninkani Azhar ayuu ka soo baxay waa suufi waa kaafir halkaa ayuu ku joojiyey dhakhtarkii uu markii hore ku casuumay oo loo diiday halka Cabdi Caziz Bin Baz aanu xataa machad ka soo bixin wuxuu wax ku bartay masaajido yar yar oo ku yaal HOWTAT BANI TAMIM ka dib isagoo dhalinyaro ah wuxuu ku biiray casaabadii Mohamed Cabdi Wahab oo Dirciyah deganaa waxaana laga dhigay macalin ka dib qaadi waa halka dawladan manta jirta ee Saudi Arabia laga soo aasaasay, waa sheekooyin dhaadheer laakiin waxaan la yaabay beri dhawayd oon Hargeisa tegay machad la yidhaa Cabdicaziz Bin Baz halka Sucuudiga aanad arkay xataa malcaamad loogu magac daray qoladan manta xukunka haysataana kutubtiisii way gubeen iyagoo ka cararaya berigii Mujaahidiinta Afghanistan la aasaasay ee la caawinayey ninkii fatwada u soo saaray ayuu ahaa markii dambena QAACIDA ayaa ka dhalatay, markaa dawlada Somalialnd waxaan odhan lahaa waar macadkaa Abdiaziz Bin Baz ma argagixisada ayaa lagu bartaa garanay in wahaabiyada lagu barto eh waar magaca ka bedala oo manaahiijta uu ardayda baro baadha mise kii diric Carbeed xidhan gadheerna la leh ee idiin yimaada wax walba waa u furaysaan adeer magac loo bixiyo lama waayin ninka iskuulkaa aasaasayna waa Wahaabi, Wahaabina waa in Qaacida Qaacidana waa hooyadii Daacish. Allah Yarxamo Sheikh Mohamed Macalin Caalin Somali badan wax baray, xataa intaanu Azhar qaban Hargeisa ayuu quraanka ku dhigi jiray.

  • @abdalaaxmed8392

    @abdalaaxmed8392

    4 жыл бұрын

    ilaahay kabaq wll oo sheekhaa dhintayn iskadaa weligiina argagaxiso muu taageerin aakhiradaada ubaq

  • @ismacilabdirashid3243

    @ismacilabdirashid3243

    Жыл бұрын

    Subxanalah jawab malihid

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45534 жыл бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto.

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie69834 жыл бұрын

    Mashallah

  • @ahmeddallapro
    @ahmeddallapro2 жыл бұрын

    alle ha u naxariisto sheekha

  • @laarij682
    @laarij6824 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto janatu fardowsana haka waraabiyo

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo4 жыл бұрын

    Mashaa allah Allaha u naxariisto aaaamiin

  • @bujeetishaga8384
    @bujeetishaga83844 жыл бұрын

    AAD AYAY U ADAGTAHAY IN LA HELO MAANTA CULUMO LA MID AH SHEEKH MAXAMED MACLIN. CULUMADA HADA JOOGTO WAA SIDA KOOXAHA BANOONIKAGA CAMAL.

  • @abdirashiidcali8440

    @abdirashiidcali8440

    4 жыл бұрын

    waa lahelaa waxaa joogo sheikh cismaan xidig oo ah culumada ugu waaweyn ee maanta nool soomaalida qorayna kutub badan oo maanta taal wadama badan

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan4 жыл бұрын

    Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo sheikha

  • @gaabane22
    @gaabane224 жыл бұрын

    ilaahow u naxariiso sheikh mohamed macalim hassan

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi524 жыл бұрын

    Maansha Allah

  • @walihassan7221
    @walihassan72217 жыл бұрын

    alaw kuu naxariiso

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh77532 жыл бұрын

    Sheekha allaha u naxariisto

  • @jamiiloabdiqadir2539
    @jamiiloabdiqadir25394 жыл бұрын

    Allaha U Naxariisto Sheekha😭............... Walaaalayaal Wax Kutuba uu Qoray Sheekha miyay Jirtaaa ????

  • @axmedshirdoonwarsame9634

    @axmedshirdoonwarsame9634

    Жыл бұрын

    Tafsiirkiisa ayaa duuban meel walba yaalo

  • @fuaadkulmiye3340
    @fuaadkulmiye33403 жыл бұрын

    Alle yaa raxma raxiim lakiin maxaad ka fahanteen somaliyeey

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline95854 жыл бұрын

    رحمك الله وأسكنه فسيح جناته

  • @user-yv5oj1qm6z
    @user-yv5oj1qm6z3 күн бұрын

    Alle hawnaxariisto

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi35262 жыл бұрын

    Waa Culimadii Dacwada Tawxiidka aadka Uga Soo Shaqaysay