Wareysi ay BBC Soomaali la yeelatay Sheekh Maxamed Macalin sanadkii 1994.

Пікірлер: 30

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub56207 жыл бұрын

    Allaah naxariistiisa janatul fardowza ha ka waraabiyo sheekh maxamed macalin xasan , sheekh maxamuud axmed dalmarna ha ka abaalmariyo,

  • @luulmacalin8348
    @luulmacalin83485 жыл бұрын

    رحمة الله عليك يا شيخنا الفاضل وجزاك الله جنة الفردوس الأعلى

  • @gmfamily9173
    @gmfamily91736 жыл бұрын

    Alle Ha unaxariisto Sh Maxamed Macalim❤

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal12427 жыл бұрын

    رحمه الله وغفر له

  • @nuurtomaxamedjimcaale8731
    @nuurtomaxamedjimcaale87314 жыл бұрын

    Alaha u naxariisto sh maxmed macalin

  • @abdulzamed5096
    @abdulzamed50963 жыл бұрын

    Allaha unaxaristo

  • @ahmedabdi9867
    @ahmedabdi98678 жыл бұрын

    alle haunaxariisto alsheekh maxamed macalim xassan

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed34518 жыл бұрын

    aaamiin aamiin Yaa rabi ale ha unaxriisto sheekh Maxamed Maclin

  • @xamseazxaabi810

    @xamseazxaabi810

    7 жыл бұрын

    Warsan Axmed mash

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani17726 жыл бұрын

    alle haw naxariisto shiikha

  • @fartunabdi8281
    @fartunabdi82819 жыл бұрын

    Masha Allah shekh

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi48426 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Sheikh Mahamed Macalin in badan ban maqlay

  • @abdirahmanmohamedhussein3474
    @abdirahmanmohamedhussein34744 жыл бұрын

    Illaahey ha unaxariisto amiin yaa rabbi.

  • @timanjilac
    @timanjilac5 жыл бұрын

    ilaahey haunaxariisto sheekha

  • @mohamedaweisshabdirazak8178
    @mohamedaweisshabdirazak81786 жыл бұрын

    Allow u naxriiso Sheekha.

  • @lastgirl2009
    @lastgirl20097 жыл бұрын

    allah u naxariisto sheikh

  • @mahatabdi6495
    @mahatabdi64957 жыл бұрын

    Allaha haunsxiisto sh.mohamed

  • @abdimagan3482
    @abdimagan34826 жыл бұрын

    Illaahaw u naxariiso sheekh maxamed macalin . Waxan la yaaba marka arko dad Muslim sheeganaya o.o weli u duceeya welina ku taageeraya daaquudkii Siyaad Barre o.o leh wuu ficnaa .

  • @himilochannal1547
    @himilochannal15475 жыл бұрын

    ALLAH YARXAMAK ILAHOW JANATUL FIRDOWSA UGU DEEQ DHAMAAN CULIMADA ISLAAMKA EE HOYOTAY INTA NOOLNA ILAHOW XAFID OO SHUBAHAATKA IYO SHAHAWAADKABA KA XIJAAB ALA MAXAA CILMIGA DHIB LOO SOO MARAY IYO HAATAN SIDUU U SAHLANYAHAY IYO SIDUU DHEXDEENA UGU DAYACANYAHAY

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal12427 жыл бұрын

    هاكذا يموت الرجال

  • @luulmacalin8348

    @luulmacalin8348

    5 жыл бұрын

    Mahamed C/wahab نعم والله هكذا يموت الرجال

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    2 жыл бұрын

    😭

  • @abdimagan3482
    @abdimagan34826 жыл бұрын

    رحم الله شيخ محمد

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr6 жыл бұрын

    Illaahoow u naxariiisto janatul firdowsa ka waraaabi

  • @hanadbaari7803
    @hanadbaari7803 Жыл бұрын

    Allah ha u naxaristo, BBC-du waagay noolayd barnaamijyo waxtarle bay soo gudbin jireen.

  • @qarandoonmedia829
    @qarandoonmedia8296 жыл бұрын

    waaalahay waa ooye cilmiga sida loogu soorafaaday iyo sida uu noogu sal lanyahay hadda iyo sidan udacnay

  • @Jubilee-hx9kh
    @Jubilee-hx9kh9 жыл бұрын

    Sheikh Maxamed Macalin xasan waa ningii uku wanaagsanaa ee Somali soo maro

  • @ayanahmed6989

    @ayanahmed6989

    8 жыл бұрын

    allaha kuu naxariisto waa aabo qeeybweenkaqaatay soonooleeynta diinta iyo tarbiyada islaanka soomaaliya

  • @ayanahmed6989

    @ayanahmed6989

    8 жыл бұрын

    +Ayan Ahmed alla asaa illaalsanaayo diinta qofwalbo ha ogaado

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani17726 жыл бұрын

    janatul firdayso haka waraabiyo