MrRunsheeg1

MrRunsheeg1

waa dhadhamo raace gabay

waa dhadhamo raace gabay

Пікірлер

  • @jeylaanimacalinmaxamed5030
    @jeylaanimacalinmaxamed50308 сағат бұрын

    M.a

  • @yaasirmaxamuud2183
    @yaasirmaxamuud21832 күн бұрын

    Alahunaxariisto sh cumar faaruuq

  • @CabdullahicabdiCusman
    @CabdullahicabdiCusman3 күн бұрын

    Màsh

  • @RidhwanAbdi-m2x
    @RidhwanAbdi-m2x4 күн бұрын

    M.a

  • @abdiqanidalmar1028
    @abdiqanidalmar10286 күн бұрын

    Waxan oo dhan waa harti aduunka cidkale kuma noola miyaa , mr ilahay ka dhigay kurtin… is Wasa nacala idin dhalaye😂😂

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha42917 күн бұрын

    Ilahow U naxariiso sheekh cumar

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi433610 күн бұрын

    Ogaaden gabay laguma gaadho🔥

  • @kobciye79
    @kobciye7910 күн бұрын

    Masha Allah shekh allha ku naxaristo

  • @GaladcaabiAxmed
    @GaladcaabiAxmed12 күн бұрын

    Seefat banaaka

  • @xuseenaxmed8892
    @xuseenaxmed889212 күн бұрын

    Allh unaxristo sheikh omar faruq ❤

  • @xuseenaxmed8892
    @xuseenaxmed889212 күн бұрын

    Good 👍

  • @xuseenaxmed8892
    @xuseenaxmed889212 күн бұрын

    .

  • @SafiyoAbukar-wj4bh
    @SafiyoAbukar-wj4bh15 күн бұрын

    Namaste L

  • @SafiyoAbukar-wj4bh
    @SafiyoAbukar-wj4bh15 күн бұрын

    ,♤♡◇♧

  • @SafiyoAbukar-wj4bh
    @SafiyoAbukar-wj4bh15 күн бұрын

    Shukran

  • @SafiyoAbukar-wj4bh
    @SafiyoAbukar-wj4bh15 күн бұрын

    Shukran

  • @ukshorts6779
    @ukshorts677916 күн бұрын

    Alle ayaa mahad iskale oo is surto galiyay in aan bilaabo 1/1/1446 hijriyada kuna beegan 7/7/2024m allow u naxiiso sheekha iyo qofka so dhigayba allo anagana nagayeel kuwii barta ee ku camal fala ee dadkan waxa siibara amiin yaarabi Allow bilaw geena dhamaystir wangsan nogayeel yaa raxiim

  • @Basill.ff90
    @Basill.ff9019 күн бұрын

    رحمك الله يا شيخنا شيخ الصومال عمر فاروق عبدي سلطان

  • @khalidabdullahi1346
    @khalidabdullahi134623 күн бұрын

    1 July 2024ka ku aadan hijriga 25ka dul hijjah 1445 baan bilaabayaa tafsiirka ilaahay si nabad ah haa iigu gabagabeeyo inshaa allah

  • @mohabox
    @mohabox23 күн бұрын

    Haka caajisin ❤

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q25 күн бұрын

    Allaha unaxariisto khiikh Cumar Faaruuq Aamiin

  • @mowliid-Mohamed
    @mowliid-Mohamed28 күн бұрын

    Qabriga allaha u waasiciyo shiikeena

  • @GaneeyMUUD
    @GaneeyMUUD29 күн бұрын

    Asc abyo is an excellent opportunity for an experienced 8

  • @MohamedisseAli-gr5ng
    @MohamedisseAli-gr5ngАй бұрын

    Alle haku naxriisto sheikh cumar faaruq 22/06/2024

  • @CaliiWadi
    @CaliiWadiАй бұрын

    618188

  • @GaneeyMUUD
    @GaneeyMUUDАй бұрын

    Asc

  • @abdilahiali6677
    @abdilahiali6677Ай бұрын

    2024

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551Ай бұрын

    Alle ha u naxariisto. Waxa uu tusaale u yahay inteena nool. Hadii aan ka tagno khayr ama duubno video khayr leh sidan oo kale ajarku wuu soconaya ilaa yowmu diin. Allah khayr ka na wafaji cimri dheer iyo cafimad iyo barwaaqo nasi inta aan noolnahay. Sheekha iyo musliminta kale iyo walideenteeni dhimatayba allah ha u naxariisto allah inagana ha inooga daba naxariisto ameen ameen ya allah

  • @saabiriincabdullahi3395
    @saabiriincabdullahi3395Ай бұрын

    Jimco, 14-jun-2024, Galab: 4:00pm ayaan bilaabay , illahey swt ha inow wada fududeeyo walalyal

  • @MOHALUCKY-ns6ck
    @MOHALUCKY-ns6ck22 күн бұрын

    Sido kale hada bilabey 2 July 2024

  • @user-se9nr1qz4n
    @user-se9nr1qz4nАй бұрын

    Ducadiina dhamaan inta qeyka ah aamin baan leeyahay

  • @abdimalikkamil5017
    @abdimalikkamil5017Ай бұрын

    Allah haunaxaristo shekh Cumar faaruuq

  • @MahatbusuuriMahat-mt4rh
    @MahatbusuuriMahat-mt4rhАй бұрын

    اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين ❤❤❤

  • @IssackhusseinGure-bv1go
    @IssackhusseinGure-bv1goАй бұрын

    Allah haunnaxaristo

  • @user-nx5ui4kn1m
    @user-nx5ui4kn1mАй бұрын

    Allah ha unaxriisto

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677Ай бұрын

    WOOOW WOOW WAA 1980 GII.WAA DEELEY DII ABWANADA DAROD IYO KUWII ISAAQ. WIXII KA DHACAY BAA KA DHACAY. WALAHAY QOLADII DAROD GIDAARKA AYAA MADAXA LOO DHACAY. MARKII DAMBE ABWAAN CABDI IIDAN AYAA KABA BOODAY DEELEY DII.OO YIDHI WAAR DEELEY WAY FUDUDATAYE SHIINLEY INOO FURA.OGAADA SHINKUNA WAA ERAY ADAG OO SIDA LOOGA GABYAA ADAG TAHAY.DEE CABDI IDAN ILAHAY HAW NAXARISTO WAA KII BILABAY SHINLEYDA EE ABWAN DHEGNA KADABA QAATAY SHIINLEYDA.MAXAA ILAHAY OGAA IN QOLADII DAROD KA GABYI KARI WAYEN SHIINKII

  • @abdimalikkamil5017
    @abdimalikkamil5017Ай бұрын

    10:11pm Sat, June 1 2024 ayan bilabayaa.. Allah hanofududeyo aniga iyo musliminta dhaman.. Ameen

  • @istahilyussuf593
    @istahilyussuf593Ай бұрын

    Maashaa Allaah jazaka Allahu khayran

  • @sinewavecommunications8158
    @sinewavecommunications8158Ай бұрын

    Sheikh Allah kunaxristo

  • @jijigatube
    @jijigatubeАй бұрын

    Waxan bilabay cawa 30/05/2024

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009Ай бұрын

    Yaa rabi qabrigiisa u qabooji shiiq cumar faaruuq

  • @Filsan2020
    @Filsan2020Ай бұрын

    رحمك الله رحمة واسعة

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4njАй бұрын

    Haddii miin quraan lagu dhigiyo magaca yaasiinka Kalluun miadabka wuu uga egyahay maanso cagaleeye Martina uma bisleeyn karo abees sida majeerteene Malay fuudki waa naga mamnuuc magac ogaadeene Mulacyada baddaa marahayiyo malowgan waynaaday Maskan eebbahay ee biyaha lagu masaariifo Mindi inaan u qaatay ableey maalmo hilibkiisa Anoo magac ogaadeen matali taa i marin maysid Maashaa allaahuye xuntaad meherad moodaane Badda moolka dheer waxa ku jira maayo gabadhiiye Intaad midigta saartaad kitaab mari tidhaahdaane Iyadoo muqaal dumarle baad muufo galisaane Inan madaxa gooyoon haween meelo ka cantuugo Anoo magac Ogaadeen matali taa i marinmaysid Dhirta lama masayn karo hadaad midho ujeedaane Midi waa mariid lagu dhintiyo malag sidiisiiye Midna waa xabkaha miiddaliyo lagama maarmaane Sida madaxda reer khalaf inaan yicib ku meeraysto Marti iyo sokeeyiyo inaan xidid ku maamuuso Marwadaydu geedaha inay maalin wada fuusho Anoo magac Ogaadeen matali taa i marin maysid

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah43562 ай бұрын

    Waa beenlow gabaygu saas ma ahay

  • @AbdimudalibAbdi
    @AbdimudalibAbdi2 ай бұрын

    Allha unaxariisto ❤

  • @AbdimudalibAbdi
    @AbdimudalibAbdi2 ай бұрын

    Allha unaxariisto ❤

  • @AbdimudalibAbdi
    @AbdimudalibAbdi2 ай бұрын

    Allaha unaxariisto ❤

  • @hamsirr6551
    @hamsirr65512 ай бұрын

    Masha allah allah cimriga iyo caafimadlaba ha ino barakeeyo AMeen alle ha u naxariisto waliideentem dhimatay iyo muslimintiiba inagana ha inooga daba naxariisto ameen. Ubadkeena allah haka yeelo kuwi diinta islaamka ku barbaara. Allow maalka noo barakee ameen. Allahuma axfad lana fi dunya wal akhira insha allah

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim90142 ай бұрын

    Walee baroor ba uu dhamatay sayidkii Rabbi naga dhigay Habaryonisow cidna kaga caban mayno soy soy😆😆🤸🏽‍♂️🤸🏽‍♂️🤘🏽🤘🏽✍🏽✍🏽✍🏽💪🏽💪🏽❤❤

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d2 ай бұрын

    جزاك الله خير الجزاء لشيخنا الحبيب

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d2 ай бұрын

    رحمه الله

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje8252 ай бұрын

    walal tafsiirkan maheysaa asoo dhamays eh

  • @user-ev5cl1wm6l
    @user-ev5cl1wm6l2 ай бұрын

    Allaha u naxariisto raxmatan waasicah Allahumma aamiin

  • @asadhassan5502
    @asadhassan55022 ай бұрын

    Asc wll. Jazakalaahu khayran Shiikh Cumar alle ha u naxariisto. FG. Suratul Axzaab iyo Sajda waa is daba marsan yihiin wll ee sax hadii aad awoodid. SC