No video

Barn Diinta iyo Nolosha Maxamed Cabdi Daa uud Mawduci Labad part 2

Пікірлер: 26

  • @myuwati6367
    @myuwati63674 жыл бұрын

    Sheekh Maxamed Dauud waad mahadsantahay, umaddu wax badan bay hadda fahantay. Dacwadda wad sheekh. Si aan uga takhalusno wadaada argagixisada ah iyo wahaabiyada.

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf47594 жыл бұрын

    Dr mohamed ilaahay ha kaa abaalmariyo taariikhda iyo aqoonta aad diinta u leedahay ee aad noo soo gudbisay

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia6724 жыл бұрын

    Masha allah, sheik Dr.mohamed abdi da'ud, allah haku xafido.

  • @ahashi7828
    @ahashi78284 жыл бұрын

    Dr Mohamed Cabdi Daud Illaahay Ha ku xafido Aamiin

  • @ahmedmohamoudaden4754
    @ahmedmohamoudaden47544 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo sheekh Mohamed Abdi daud

  • @shabeel7467
    @shabeel74672 жыл бұрын

    Dr.Mohamed Daud taariikh dhab ah oo run ah ayuu ka sheekaynayaa.

  • @abdif1256
    @abdif12564 жыл бұрын

    Subxaanallaah ninkaani wuxuu ka xunyahay in umadda soomaaliyeed ay fahmaan oo ku dhagaan caqiidada salafka wuxuuna u xiisa qabaa caqiidada ashcariyada.

  • @cabdicasiisjaamac6156

    @cabdicasiisjaamac6156

    4 жыл бұрын

    Wuu ku saxan yahy... Culamada ugu waaweyn islaamka baa Ashcariya ah, sida: الإمام النووي، والشيخ تقي الدين السبكي، وتاج الدين السبكي، وابن حجر العسقلاني، والحافظ السيوطي، والحافظ العراقي، والحافظ ابن الجزري، وغيرهم كثير...

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o6 ай бұрын

    Xagee islaam ku aragteen ilaahey iyo nabigii suubanaa iyo diintaad caaysaan .

  • @Mahfuudabdi
    @Mahfuudabdi3 жыл бұрын

    Ninkan waa nin aqoontu kudhantahay rijaal

  • @xarfo
    @xarfo3 жыл бұрын

    Ninkaan waa nahaab saxwadidi islaamiga aheyd buu tuubo qabyaalad soo dhex galinaya taarikhdaam dhaman si isaga jaceylkisa ah buy inoogu shekenaya kwrn

  • @jamacxasan3777
    @jamacxasan37774 жыл бұрын

    Asc sheekha waan tageera

  • @ayanfarah5843
    @ayanfarah58434 жыл бұрын

    Masha alah waa aqnyahan diinta iyo madiga

  • @modernwar5240
    @modernwar52404 жыл бұрын

    Runtii waa nin wax la socda ururada dambe oo dadka waalay baa dadka kharibay oo sucuudiga nagu soo afuufay

  • @Somalitravel
    @Somalitravel4 жыл бұрын

    Shk. Aweys makes jokes on him for not changing much.

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad56354 жыл бұрын

    Alle diinta Haynagu sugo

  • @Ahmed-li4bw
    @Ahmed-li4bw3 жыл бұрын

    ninkani waa nin caqiido khaldan lagu guuraya ha la iska ilaaliya dadkuu u soo libisanayaa oo aqoonyahan isaga dhigaya mar uu ashcariyada ammaano mar uu suufiyada amaano oo yidhaahdo ha la soo celiyo sharkiyadii iyo qubaaro ku wareegi

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    alla i lehe la waa isaaq wax xadaarad diin tu ilbaxnimo iyo tu miyi wax ku gaadha la waa cajab.

  • @amiincox6206

    @amiincox6206

    4 жыл бұрын

    waar hedhe diintina dadka mad ka xigtaysaten

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    4 жыл бұрын

    @@amiincox6206 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mayee kamaanu xigtaysan

  • @maxamuudaxmed7616
    @maxamuudaxmed76164 жыл бұрын

    Diinta lagu ciyaarayaa Ina cabdi daauudbaa diin lawaydiinaya baadibuu ku suganyahay allaah ha ku hanuuniyo

  • @ahmedmohamoudaden4754

    @ahmedmohamoudaden4754

    4 жыл бұрын

    Dadkuu ka sheekaynayo ee la duufsaday baad tahay walal.

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Wahaabiya aad tahay miyaa waad ka dhuntay dariiq mustaqiimki ee alaha ku soo hanuunsho

  • @Ahmed-li4bw

    @Ahmed-li4bw

    3 жыл бұрын

    @@jaamackaasimkaasim7696 waar adeer wahaabiyadu iyadaa dariqii saxsaneyd haysta malaha kuwan suufiyadaad ka mid tahay loo diiday qubuuro ku wareega wahaabiyadu waa ragii kaga oohiyey suufyada ee u diiday inay qubuuraha ku wareegan

  • @ogaansho7953

    @ogaansho7953

    3 жыл бұрын

    @@Ahmed-li4bw lkn ayagana dan American ayey wadeen waxana ugu Wayne 1:-la dagaalanka ruushka 2:-buun buuninta reer magaalnimada iyo hantidda suuqyada taala 3:-takoorka culimada cibaadada u go'ay iyo kuso kaloo bdn

  • @Ahmed-li4bw

    @Ahmed-li4bw

    3 жыл бұрын

    @@ogaansho7953 waxaa xagd Ka Soo akhristay ma daacayadaha shiikha laga fidiyey iyo kutubta sharftiisa lagu durayo ??? Teeda kale cadeyn u keen inuu fikir reer galbeed wadey iyo inuu dad gaalaysiiyey, iwx proof cad ma heysaa