Waa sidee nolosha pakistan ! ,kirada guryaha, maciishada, lacagta waxbarshada

Ойын-сауық

Waraysigan waxa aan xoog buuxda idinka siin doonaa nolosha pakistan

Пікірлер: 75

  • @abdiwahabmahamed8842
    @abdiwahabmahamed88429 ай бұрын

    Aad umahadsantahay qaabka qiimaha leh aad wax noogu soo gudbisay جزاك الله خير الجزاء

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 Жыл бұрын

    Waa mahadsan tahay wll Sida wanaagsan leh amaanada leh ee aad ugusoo gudbisay maclumaadka ilahay Khayr hakugu Abaal mariyo

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Adaa mudan wll

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    First Person oo somali ah bad tahey aan arko Pakistan jooga😀Thank you macalin warbixin fican kaa faa"idney .

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @raanofficialchannel6889

    @raanofficialchannel6889

    11 ай бұрын

    ustaad xage kala so xidhiidha

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc39774 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @abdirahmansaciidbaanday8525
    @abdirahmansaciidbaanday8525 Жыл бұрын

    Shukran wll

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u8 ай бұрын

    wallaahi naxariistu waa waajib wll ❤❤

  • @user-ux8rahma
    @user-ux8rahma10 ай бұрын

    Mahadsanid qof aan aad ugu xidhanahay ba thy❤🎉

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll u faidaynta dadkeena keepgoing

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Cafwan wll

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын

    Hindia ma isku mid baa masuul❤💚

  • @AxmedIsmaciil-kt1eg
    @AxmedIsmaciil-kt1eg7 ай бұрын

    Wl waad mahadsanid

  • @cafifahareed
    @cafifahareed Жыл бұрын

    thanks walal

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mudanid wll

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 Жыл бұрын

    Salaama, saaxiib Mubaarak Cali Cilmi. Aqoon yahan wax badan baad ii iftiimisay Alle haku barakeeyee.

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb Soo dhawoow

  • @maryamfuad438
    @maryamfuad438 Жыл бұрын

    Mahadzanid wll qli

  • @Wakil478
    @Wakil478 Жыл бұрын

    Masha Allah Allah ha ku xafido

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 Жыл бұрын

    Masha Allah akhi fil'Allah ustaad sheekh Mubarak Dadbadaan ayaad uu fa'iaysay

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mudanid wll

  • @libanalimohamud3709
    @libanalimohamud37097 ай бұрын

    Mash allah walalo magaladee Kajoogtaaa

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur Жыл бұрын

    Waa kan muuqaalkan ugu muhiimsani xaga waxbarashada 👇 kzread.info/dash/bejne/q3dkqrhwmdG3pZs.html

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mudanid wllo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Жыл бұрын

    War niyow legend sanida thank you for information ❤ Wadanku amaan mayahay walaal❤

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Haa wax dhiba kama jirto

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 Жыл бұрын

    Wadmahadsnty sxp

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Mahad sanid Shekh Mubarak

  • @qamaraliaden4029
    @qamaraliaden40296 ай бұрын

    Ilaah ha ku barakeeyo wll Mubarak 🎉🎉 macluumaad badan baa kaa faaidnay

  • @MohamedAbdi-ym6xz

    @MohamedAbdi-ym6xz

    5 ай бұрын

    Wll waxaan ubahanay master neurosurgery

  • @MohamedAbdi-ym6xz

    @MohamedAbdi-ym6xz

    5 ай бұрын

    Qiimaha

  • @MohamedAbdi-ym6xz

    @MohamedAbdi-ym6xz

    5 ай бұрын

    Lacagu baranayo

  • @hassanmoalim3499
    @hassanmoalim349910 ай бұрын

    Sxb mhdsnid master of clinical pharmacy qiimaha lagu barta iso ogow

  • @user-bx9vi7wk2q
    @user-bx9vi7wk2q Жыл бұрын

    Asc

  • @AhmednuurMuhumedabdi-kd7js
    @AhmednuurMuhumedabdi-kd7js7 ай бұрын

    @Mubarak hugur wanku salamay wll ee xagen kalaso xidhidhaa

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    7 ай бұрын

    Instagram @mubarak_hugur

  • @nomorenews
    @nomorenews Жыл бұрын

    What are you talking about🤔 Any translation

  • @Karaamo12
    @Karaamo12 Жыл бұрын

    Wll ma Pakistan baad ku nooshahay

  • @QuenAsma-k1f
    @QuenAsma-k1f12 күн бұрын

    Luuqadee ku hadla pakistanka plzzz ii shega

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    11 күн бұрын

    Urdu

  • @ahmedosman9775
    @ahmedosman9775Ай бұрын

    Pakistan qaxotigaa somalida ma aqbalayaan ugaaas

  • @AbbasHassan-nw2vc
    @AbbasHassan-nw2vc4 ай бұрын

    ustaad waxa ka fican pakistan hindiya

  • @ayaanmohamed6599
    @ayaanmohamed65995 ай бұрын

    Wll plz iso qabo

  • @AbdikaniQambi
    @AbdikaniQambi5 ай бұрын

    Ustaas software engineering waa imisa lacagtiisu waliba jaamacadaha ugu fiican

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    5 ай бұрын

    Way kala duwanyii jaamacaduhu balse kuwa ugu fiican waa illlaa $400-$500 inta u dhaxaysa

  • @AbdikaniQambi

    @AbdikaniQambi

    4 ай бұрын

    ​@@mubarak_hugur jaamacadaha bixiya kuwa ugu wanaagsan magacyadooda iisheeg ustaad

  • @khadarmohamoud5405
    @khadarmohamoud54052 ай бұрын

    Milyan iyo laaq waa kala duwan yihiin ustaad

  • @mohamudguled8959
    @mohamudguled8959 Жыл бұрын

    Pakistaninta xaasidnimadooda aan yurub ku nacay allow aanan dal ay leeyihin ugu tagin dadka aduunka ugu xaasisan waa pakistanin iyo hindi

  • @AaminCiise-ke6ng
    @AaminCiise-ke6ng Жыл бұрын

    Mash alhh ustaad

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    👋

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын

    Wll kasoo hadal jamacadaha softwera engineer lagu barto plz👈👈👈🙏🙏🙏

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Insha alllah Wll waayay

  • @abdinaazirmaxamednuure4416

    @abdinaazirmaxamednuure4416

    Жыл бұрын

    @@mubarak_hugur pakistan mabixisaa softwera engineer ama jamacadahee isheeg ee na kasoo hadal

  • @Amiir_Naaji
    @Amiir_Naaji11 ай бұрын

    Marka hore aad ayaad umahad santahay maclumaad ka Qiimaha badan aad nalawadaag tay wxaan rabaa inaad wax iiga sheegto kuliyada IT information technology jamacaha Pakistan ma qaali baa

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    11 ай бұрын

    Maya wll Waa dhexda p

  • @Abdulaziz-lg7hc
    @Abdulaziz-lg7hc Жыл бұрын

    Wll waan ku salaamayaaa waxaad ka soo hadashaa price ka master degree waa immisa semester kii markaad master diyaarinayso

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Insha allah waayay wll

  • @raanofficialchannel6889

    @raanofficialchannel6889

    11 ай бұрын

    @@mubarak_hugur ustaad messengerka ayaan kala so hadlay codna kaga so dubay iga so jawaab ustaad

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын

    WAN KU SALAAMEY MOUBARÌK HUGUR. WAXAN .JOOGA .DALKA DJIBOUTI 🇩🇯 🎉. WAXAN .RABAA WAX BARASHO. JAMAACADEED

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Waan kaa qaaday wll Waa caadi waa fudayd wll ee soo diyaar garow uun insha llah

  • @ayaanmohamed6599
    @ayaanmohamed65995 ай бұрын

    Dhaqatar Ayan uu tagya Pakistan 🇵🇰 ee iso qabo

  • @AbbasHassan-nw2vc

    @AbbasHassan-nw2vc

    4 ай бұрын

    hindiya ayaa imbadan ka ficn

  • @user-ox8cr9ll7j

    @user-ox8cr9ll7j

    4 ай бұрын

    Xbbti majogta hda pls iso jwb

  • @Cilmi_tech
    @Cilmi_tech Жыл бұрын

    Walaalo Faculty IT ma qaali baa, tan kle scholarship ma heli karaa IT ah

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Maya qaali maaha Waa illaa $350 per semester

  • @zakoh406
    @zakoh406 Жыл бұрын

    Muqalka xaga hoose ban dhigaya bad tiri umana jeedo

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Faalada ugu horaysa wll fiiri Link-ga muuqalka yaala raac insha allah

  • @aminaabdulla5854
    @aminaabdulla5854 Жыл бұрын

    x Muslim Channels Shayan Ali (Pakistani Actor Social Media influencer), Babaki (Kerala Teenager Malayalam), Mahendra pal arya (Ex Imam Haji Mulla), ExMuslim Deeni Bhai (Pakistan), Ex-Muslim Hafsa (UP woman), The Jinn and Tonic show (Hyderabadi USA) ,Afif Khaja (Hyderabadi USA), ex Muslim DARASIKOH telugu (Telangana) ,Ex Muslim Sahil Official, Ex Muslim Sameer, Ex Muslim Sachwala, Adam Elmasri (algerian), ex Muslim Adam Seekar (Pakistani),Imroz Alam (Iman Wala Kafir), nanzeen ansari, ExMuslim Sajid Official, Ex-Muslim Zafar Heretic, Ex Muslim Ali (Syrian), apostate prophet(turkish german), ex muslim zeeshan,ExMuslim Syeda Esha, apostate imam, exmuslim little faizu, ExMuslim Shahid, Ex muslim Yasmin Khan, Ex-Muslim Samim, ex Muslim AL-Gaddar,Ex-Muslim Herotic jaffer, Ex Mulsim Uzma Khan. ExMuslim Ahmad, Ex Muslim Ahmed Ali, Ex Muslim Abdulla Sameer, Ex Muslim Pooja parveen Pervaiz Upadyay Ex Muslim Amina Sardar, Ex Muslim Kalidasi, Exmuslim saraswati dasi, Ex muslim GhaliB Kamal, Ex Muslim Harris Sultan. Ex Musim Qureshi, Ex Muslim Christian Prince. Faiz Alam - The Humanist Murtad, Jamitha Teacher Talks (Kerala Woman Malayalam), Nabi asli. Infidel noodle, Urdu free thinker , Rupsa Khan (UP Woman)

  • @ZuthaiziPhaizal
    @ZuthaiziPhaizalАй бұрын

    Can i get you number wxn raBaa warbixin intaa ka badan please

Келесі