No video

Ardayda Somalida America; Waxbarashda Ph.D | Documentary

--------SUBSCRIBE-------------
Instagram: @Abdiaarpodcast
#SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
Camera 2: Sony a7ii
www.amazon.com...
Mic: SM7B
www.amazon.com...
Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
www.amazon.com...
Cloudlifter: sE Dynamite
www.amazon.com...
Insect Trap
www.amazon.com...
School Backpack
www.amazon.com...
Hair Line and Style Fiber
www.amazon.com...
Camera 1: Sony a7iii
www.amazon.com...

Пікірлер: 121

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Жыл бұрын

    channeladaan oo kale waan jeclahay somali youtubers qosol iyo prank ayeey noolashiiba kusoo koobeen keep going bro

  • @naciimacawil2974

    @naciimacawil2974

    Жыл бұрын

    Ma aragtay😢

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Жыл бұрын

    M.a. Three lessons i have learnt from this somali brother, are; 1. Keep in you mind that Allah is with you and one day your prayers will be accepted. 2. Stay motivated by others if not, by yourself. 3. Work hard to be better than who you were yesterday.

  • @ifrahabdullahiashkir6614

    @ifrahabdullahiashkir6614

    Жыл бұрын

    mansha Allaah Allaha ku anfaco asaga iyo umadiisaba

  • @kaysehassan6854

    @kaysehassan6854

    Жыл бұрын

    You have done a great work

  • @kaysehassan6854

    @kaysehassan6854

    Жыл бұрын

    Maansha allaah ilaahay hagu anfaco

  • @SOMALIAIRDROP

    @SOMALIAIRDROP

    Жыл бұрын

    @@ifrahabdullahiashkir6614 amem dhmmtenpa sis

  • @SOMALIAIRDROP

    @SOMALIAIRDROP

    Жыл бұрын

    @@kaysehassan6854 10x wlle

  • @faysalcabdullqaadir6549
    @faysalcabdullqaadir6549 Жыл бұрын

    Masha alah waa qof aqoontu ka muuqato. Waxuuna igu dhiirigalinayaa ama igu xoojinayaa in aan hadafkayga aan ku dhaganaado. Aqoontana mesha ugu sarayso aan ka gaaro

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын

    Wll documitarada noocan aad baan ugu bahanah nay ee noosoo badi masha allah👈👈

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Жыл бұрын

    Masha allah runtii qisadiisu waxey nagu dhiirigalineysaa inaan heerka waxbarasho meesha ugu sareysa ❤

  • @AbdiRahmanHussein-nr2pj
    @AbdiRahmanHussein-nr2pj Жыл бұрын

    waqtigeena iyo maskaxdeenaba waad u faa"iideysay runtii waxaan aad uxiiseeyaa inaan waxbarshada heer sare ka gaaro inkastoo waqtigu iyo dantu ihagayaan lkn marnaba isma dhiibi doono inshaAllah

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Жыл бұрын

    Masha Allah Yar dhalinyaro ah oo wxbrtey aad ban ujclhy Guleyso wll I.allah mustqblka wadanka ugaga faaidey aqoontaada

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 Жыл бұрын

    Masha allah Abdi Aar halkaa kawad shaqadaa hayso, I leaned a lot knowledge from your programs, MAHADSANID

  • @maguled
    @maguled Жыл бұрын

    Bright minded person, maasha Allah. Hore u soco.

  • @abdiazizmursalfandhaal8860
    @abdiazizmursalfandhaal8860 Жыл бұрын

    he is actually took the red bill you motivate me to have passion and do every time something you good at

  • @madaliyow
    @madaliyow Жыл бұрын

    Masha Allah Waa Arin Farxad Leh Muuqaal Nuucaan ah waa mid Ina anfacaya waa Dhiira Galin

  • @AhmedBarwaan6
    @AhmedBarwaan6 Жыл бұрын

    May God bless you, move forward in Somalia, the PhD student is the best

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon Жыл бұрын

    Masha Allah. Don’t get distracted Abdirashiid. I’m sure your passion will inspire many.

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 Жыл бұрын

    Climate change phd ima baahnin we need real scientific knowledge. Real science is important. Somalida social sciences bay kuwaasheen iyo accounting. Useless knowledge. Waxaan rabnaa real scientists. Like physics astronomy chemists and Engineers

  • @noahD1636
    @noahD1636 Жыл бұрын

    Well done. Proud of you my fellow country man. MASHA ALLAH

  • @mohamednouh3409
    @mohamednouh3409 Жыл бұрын

    Glad to see such Somali intellect and I am proud of you for the sake of somalism.

  • @huzeinbile
    @huzeinbile Жыл бұрын

    Masha Allah eng. Abdi Rashid is a very good example for young generations and all academic people and how we developed our lives and environment from education wise and i am proud of him very strong human being keep doing and hope you achieve magnificent research

  • @geosom25
    @geosom25 Жыл бұрын

    GIS waxa tools melo badan logu isticmali karo runti wa shaqoyinka futurka wa shaqo aad iyo aad lo radiyo.

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Maaasha Allah 💯💯 congratulations

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Жыл бұрын

    Dadaala wa gaara Guul youg somali boy thanks for allah Alhamdulillah .

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad I hope inaad jadwalkeyga nololeed inaad badasho ❤️✊

  • @DEMOCRACY_NOW891
    @DEMOCRACY_NOW891 Жыл бұрын

    MAASHA ALLAH THIS IS SUPERB CRITICAL THING I HAVE BEEN TALKING ABOUT 😢

  • @Mr-Garissa
    @Mr-Garissa Жыл бұрын

    Mashallah bro 👏🏾👍. You have a remarkable depth of topic knowledge, and I respect your dedication to pursuing your doctorate. Your commitment is admirable. I'm hoping that people like you will forge a path and encourage other Somali kids to follow their aspirations. Furthermore, compliments to the interviewer for his ability to design an easy-to-follow and structured interview.

  • @mohamedahmedq6709
    @mohamedahmedq6709 Жыл бұрын

    Mashaa Allah ilaheey ha ku barakeeyo waxaad tahay dahab somaliyeed mashaa Allah

  • @sihaamabshir2099
    @sihaamabshir2099 Жыл бұрын

    Waxaan maqli jiray qofna hawl uusan ku dhex jirin kuguma dhiira galin karo my boy abdi we always support your opinion ♥

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 Жыл бұрын

    Ninkan da'da yar oo kale waddanka ayaa u baahan, masha allah.

  • @mohamedabdiazizmuse6336
    @mohamedabdiazizmuse6336 Жыл бұрын

    Boowe Horay usoco! Abdirashed all the way from Qardho

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Жыл бұрын

    Manshalh intaan dad PHD heesto wiilkanoo kale ma arg kuwo PHD heesto oo FB ka qeyliyo baan argnaa waxan dhihi lahaa wll Somaliya adigoo kale bay u baahan tahay wiil yarna waad tahay Madaxweyne isku soo sharah Alh macak

  • @deeqaxasan5297
    @deeqaxasan5297 Жыл бұрын

    Masha Allah waan ka helay video gan ilaahaw Ii fududeey waxabarshada America waa la wada jooga lakiin sida looga faidaysto lama wada oga

  • @osmanjama
    @osmanjama Жыл бұрын

    Well done Brother Abdirishiid . Very proud of you

  • @ABDIRHMANMOHAMED2053
    @ABDIRHMANMOHAMED2053 Жыл бұрын

    masha allah wll wuxuu ahaa wareysi aad io aad cajiiba oo qiimo badan BY the way i like it inoo soo badi wareysiga sidaan oo kle aad ku wareysaneysid dadka waxa baratay ee ku nool dalka mareykanka

  • @omarahmedali7266
    @omarahmedali72664 ай бұрын

    Thanks!

  • @axmeddahir702
    @axmeddahir702 Жыл бұрын

    Please Abdi aar we need full video, I think Abdirashid we are same industry as research, wish you succeed saaxib !

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    Жыл бұрын

    Markaa waa halkee dakhasus kaagu, illeen dakhasuskasta wuxuu ku salaysanyay baadhitaan amma "research", laakiin "research" maaha takhasus.

  • @osamaelmimohmoud1024

    @osamaelmimohmoud1024

    Жыл бұрын

    ​@@NewsFusion24Abdirashid shekadisa Marka dhgyste taqasuskisa wa Economics isleeyahy

  • @axmeddahir702

    @axmeddahir702

    Жыл бұрын

    Absolutely

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Жыл бұрын

    Masha allah tabarkallah waa wax lagu farxo ❤❤

  • @rithwashire8793
    @rithwashire8793 Жыл бұрын

    Masha allaah tabarakalaah adoo kale baa waddanka looga baahanyahay

  • @fatal2340
    @fatal2340 Жыл бұрын

    MaanshaAlah

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Жыл бұрын

    Masha'allah thanks. Barnaamijyadaan camal soo badi.

  • @fatimamohamed8366
    @fatimamohamed8366 Жыл бұрын

    Manshallh tabarakallh thanks abdi aar inspirational vedio

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 Жыл бұрын

    Mashaallah ilahey ha ku xifdiyo amiin yaa rabi soomaali ayaakuubaahan iyoislaamka oo dhan

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Жыл бұрын

    Great video Abdi Aar well done bro

  • @farhiadahir5428
    @farhiadahir5428 Жыл бұрын

    Mashallaah ❤❤❤ilahey haku xifdiyo

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Жыл бұрын

    Mansha allaha habalyo wllo illahaye haku anfaco cilmigad barto

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын

    Keep goin pro thank you👍👍

  • @user-jx7dh6gq7q
    @user-jx7dh6gq7q Жыл бұрын

    Mansha Allah, nin adag oo kudayasho mudan.✍

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Жыл бұрын

    Absolutely 💯 true Innovation

  • @berwayn
    @berwayn Жыл бұрын

    MashaAllah, aad baa umahadsantahay

  • @naciimacawil2974
    @naciimacawil2974 Жыл бұрын

    Mash Allh 😊

  • @MohamedHussein-211
    @MohamedHussein-211 Жыл бұрын

    Bro m.a good job 🎉thanks 😊 lkn background oo muuqalada iska fiiri bal firina uu gudbinaayo neh si ficn iskaga fiiri

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын

    Great man wlaahi

  • @abdirahmanomer1645
    @abdirahmanomer1645 Жыл бұрын

    PHD is a creation new knowledge ❤

  • @abdirahmanmahamud2833

    @abdirahmanmahamud2833

    Жыл бұрын

    No

  • @cabdulaahicalinuurshyuusuf

    @cabdulaahicalinuurshyuusuf

    Жыл бұрын

    ​@@abdirahmanmahamud2833😂😂😂

  • @omarsheikhsharif6911

    @omarsheikhsharif6911

    Жыл бұрын

    PhD not PHD

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын

    Masha allah qabyaalad uun ka fogoow sida odayaashii hore PhD da haystay

  • @Sacdiyah
    @Sacdiyah Жыл бұрын

    Barnaamijka caadi masha alaah very important.

  • @maher.5

    @maher.5

    Жыл бұрын

    Qurxe maxa barate adi

  • @abdullahibotan
    @abdullahibotan Жыл бұрын

    Masha allah 💯💯

  • @Khalid-qw5bt
    @Khalid-qw5bt Жыл бұрын

    Masha Allah hormar wacan

  • @abdifatahyusuf6241
    @abdifatahyusuf6241 Жыл бұрын

    Waxa daremaya inu hergeisa badali rabo lkn wan kufarXsanahay hormarkisa✅✅

  • @hashihersi
    @hashihersi Жыл бұрын

    Marsha Allah

  • @cabadallahahmad7442
    @cabadallahahmad7442 Жыл бұрын

    Mansha Allaah

  • @Alimoallimahmed
    @Alimoallimahmed Жыл бұрын

    Mshlh

  • @muddassirbari
    @muddassirbari Жыл бұрын

    Please put english subtitles! @Abdi

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Жыл бұрын

    Mahadsanid wlaalka

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Жыл бұрын

    Music backgroundka madaxuu na xanuujiyay Hadii aan talo kugu darsado barnaamijku waa heer sare dib usoo hagaaji wuxuu noqon doonaa dhaxal gal qofwalba dhagaysan karo

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Жыл бұрын

    MANZHA ALLAH

  • @fadumoyasin1335
    @fadumoyasin1335 Жыл бұрын

    M.allh wiilkan kartida io aqonta way ka muqata❤

  • @guledkassimabdi1103
    @guledkassimabdi1103 Жыл бұрын

    Sxbow waxaan ubahanahey In aan helo visa wax barasho ee faaf fahin ayaan kaga bahanahey xagee kaala soo xiriiraa

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Жыл бұрын

    Walaalahey dhibka cimilada was waxa iguana xun aduunka gaar ahaan babuurta hada sida London gabar yar oo London degan 8 jir aheyd Ayaa iyadoo school u socato ku dhimatey. Marka cimiladu waa dhibaato 😎

  • @mustafacano6208
    @mustafacano6208 Жыл бұрын

    pH.d is just another paper

  • @BashirMohamedBashir-is7oc
    @BashirMohamedBashir-is7oc Жыл бұрын

    Barnaamijkaan ma intaas ayuu ku egyahayy mise weli qeybo kale ayaa dhiman Walaal.

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz Жыл бұрын

    Masha Allah pHD holder

  • @alisharif1997
    @alisharif19972 ай бұрын

    Allahumaziid🏫

  • @qalmirooble3484
    @qalmirooble3484 Жыл бұрын

    Research it is a achievement

  • @eidmohamed2878
    @eidmohamed2878 Жыл бұрын

    Wa dadka ay somali ay ubahantay

  • @s35hassan94
    @s35hassan94 Жыл бұрын

    Real Matrix weye lkn keep Going❤️

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Жыл бұрын

    M.a aqonta allaha no ziyaadiyo kuligeena

  • @ahmedfarah8665
    @ahmedfarah8665 Жыл бұрын

    Security Alert 🔔 Argis Pro marka uu user ka iyo Password ka uu galinayo waa lo jedaa typing ka.

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    Жыл бұрын

    Waan ka jabsanayaaye haw sheegin 😄

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 Жыл бұрын

    Love you msr php❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @kassimharuun
    @kassimharuun Жыл бұрын

    Annaga paper uma baahnine waxan ubaahanahay wax muuqdo oo practical ah

  • @mohamednasri7759
    @mohamednasri7759 Жыл бұрын

    Keep going bro You tube kalakici niyaw oo documentary badan soo diyaari

  • @awiljama5234
    @awiljama5234 Жыл бұрын

    su'aalaha hoose marka hore weydii: Magaca, maadada 1aad, maadada shahaadada 2aad. Ilaa hadda ma fahmin waxa majorkiisu yahay iyo waxa uu dhigo. cover the basics first.

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi Жыл бұрын

    Does he has a KZread channel

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Жыл бұрын

    Wax Barasho her saro ah allah no kaso

  • @somali3234
    @somali3234 Жыл бұрын

    Statustician baan ahay data analytic

  • @cmd3705
    @cmd3705 Жыл бұрын

    Somalida qurbaha tagoo wiilkan halagu daydo ,cilmi io technology ba calamka ku tartameysa ,inana shaqoyin yaryar io caydha nagu filaantay

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 Жыл бұрын

    Sxb drka xageen kala xariiraa

  • @user-ni2ul7re5f
    @user-ni2ul7re5f Жыл бұрын

    new prof xaji ingiriis on the way lol

  • @safanabafana6519
    @safanabafana6519 Жыл бұрын

    *Advice* *This is reason I don't wanna college in USA they create good workers like him. The world need good thingers/Employer like me not good worker/Employee like. As business owner in USA dont go to college yall finna waste yo money and time. Build your own business and run it. If you failed do it again try different things. Don't be a good worker*

  • @dhaa42warsame76
    @dhaa42warsame76 Жыл бұрын

    Anigo uxiiso qabo ayu dhamaday taasi waxay kutuseysaa sida wanagsan e ad wax noogu sogudbisay

  • @abdiqanimaxamedaxmed3149
    @abdiqanimaxamedaxmed3149 Жыл бұрын

    🎉

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Жыл бұрын

    Waan kugu hampalyeynayaa dedaalkaaga dedaalku waa furaha guusha lkn aqoonyahan mid baa ku leeyahay af somaliga adeegso marka aad hadlayso

  • @keykey2594
    @keykey2594 Жыл бұрын

    Yarku waa qoloma?

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk ninka aqontan leh somaliya waxa lagayabaa in aw wazir kuwayo ama madaxwene qabiilkisa dartiis badalkisa waxaa lakenaa nin aqontisa liidato madama aw lan dheere yahy

  • @zakmukhtar8672
    @zakmukhtar8672 Жыл бұрын

    Waa sheekadii cajiibka ahayd ee Farah Bille, oo muddo 20 sano ah ku noolaa xeryaha qorootiga ee Dhadhaab, balse maanta haysta laba shahaado oo masters iyo PhD. Wuxuu ka sheekeynayaa wakhtigiisii iyo waayihii adkaa ee qoxootiga iyo sida uu maanta halkan kusoo gaaray. kzread.info/dash/bejne/eGdotbGvoNm0kpM.html

  • @MUssaMohammed-32yrs
    @MUssaMohammed-32yrs Жыл бұрын

    My hobbies is to join Harvard University in Masters of business administration inshallah if allah say's hobbies may be changed to reality. Never give up

  • @engmustafahassan3945

    @engmustafahassan3945

    Жыл бұрын

    I will join MIT. The best university in the world is MIT.

  • @binucowf
    @binucowf Жыл бұрын

    Runti waa shaqsi aqoon leh, una baahan nahay energy giisa

  • @abdimalikahmed9709
    @abdimalikahmed9709 Жыл бұрын

    Waxbarashada waa furaha noolasha

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp975511 ай бұрын

    Abdi Wll Marka Hore Salaaman 🙌🏼❤ Marka Xigta Waxaan Kaa Codsan Lahaa inaad Markaasi Wllkaa A|najeb abdi aar aad interveiw nogala soo duubto markaasi qaabka Uu Scolershipka Uu Markaasi Uu Kaga Helay Collageka Abaarso 🏫. SBBta aan Kuu Wayd¡nayaana Waxa Waaye an¡ga iyo asxaab bdn oo markaasi jeclaan lahyn inaan collage-ka kusoo biirno haddanah! Waxaa Kolba Naga Hor ¡maanaYa Caqabado Yar-yr ayaa aan lakulanaa markaasi haddaY noqoto qaabka imtixaanada u qaadan oo kaduwan colleg Yada magaalada ku Yaalla ¡Yo Dhaqanka S¡da Macal¡minta IYo Qaabka Collage-ku U ShaqeeYo 🤍😊 I like it my brother ☺

  • @abdikadirahmed9425
    @abdikadirahmed9425 Жыл бұрын

    M.a

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Жыл бұрын

    Nokalaye markad sobarto aad nabartide

  • @AbdulaahiAbdirashiid-qv8fd
    @AbdulaahiAbdirashiid-qv8fd Жыл бұрын

    War asxaabay linkigaa ha la booqdo Waxbaad ka faa'idaysaa kzread.info/dash/bejne/g62b1MmcddKcl9Y.html

  • @bariyowhajji7458
    @bariyowhajji7458 Жыл бұрын

    Some people like me don't understand all Somali language add English subtitles

  • @CaynansheMuse
    @CaynansheMuse Жыл бұрын

    yahuda maogala qof muslina oo aqon leh way duran wuna isdilay by dhahan

Келесі