deeqda waxbarsho ee dalka pakistan

Ойын-сауық

Waraysi xog badan xambaarsan oo aan la yeeshay Dr Axmed zaki oo ah bare wax ka dhiga jaamacadaha dalka pakistan, kuna sugnaa 15-kii sanno ee ugu danbeeyay dalka pakistan
1- guud ahaan waxbarashada dalka pakistan , sida lagu helo scholarshipka dalka , gaar ahaan kuliyadaha caafimaadka iyo engineerinka .
2- ganacsiga wadanka.
3- caafimaad ahaan ma loo iman karaa iwm .
#somalia #pakistan #waxbarasho #caafimaad #quran #somaliland
00:00 bilow
00:2:24 hordhac
2:24- 2:34 inro
2:36- 4:20 soo dhawayn
4:21 - 5:45 waxbarashada pakistan
5:46-7:16 nolosha
7:17- 10:22 shahaadada
10:13 -15:07 maxaa looga baahanyay ardayga ?
15:15- 19:18 kuliyadaha arts-ka ah
19:19 - 21:19 dhamaad

Пікірлер: 31

  • @Zubeercilmi
    @Zubeercilmi Жыл бұрын

    Masha allah Xog badan ayuu xambaarsan waraysigani Mahadsanid ustaad hugur

  • @suhuurmahamed565
    @suhuurmahamed565 Жыл бұрын

    Maasha allaah warasi noo fudaydiyay xog aan inbadan raadinaayay maxadsanid macalin mubarig

  • @M.sacid-ys2ie5zx4t
    @M.sacid-ys2ie5zx4tАй бұрын

    MAHASANID

  • @abdallamansuuri
    @abdallamansuuri Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad mubarik

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid aqoon yahan

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Жыл бұрын

    Maashaa Allah amazing 👏

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Shukram wll

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 Жыл бұрын

    Mahadasanid mubaarak ❤

  • @HusenCabdi
    @HusenCabdi3 ай бұрын

    Thnks pro Language englisshka ayan i bahan side kula xidhidha

  • @hassanahmedhussein3856
    @hassanahmedhussein3856 Жыл бұрын

    Ustaad mubaarak ilaahay haku barakeeyo sxb. Su,aasha iiga soojawaab sxb hadi qoys rabo inuu usoo guuro maxaa looga baahanyahay

  • @haashimmbrk5251
    @haashimmbrk5251 Жыл бұрын

    waraysi wax badan noo iftiimiyay mahadsanid sxb mubarak hugur

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 Жыл бұрын

    Marhaba Allah akhi fil'Allah Xoog arday iyo walidiin badaan anfacaysa weeyi masha Allah

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll xassan abdirahman

  • @hassan2abdourahman451

    @hassan2abdourahman451

    Жыл бұрын

    @@mubarak_hugur Adiga ayaa mudaan wll Mubarak hugur

  • @cabdiraxmanahmedaj1034
    @cabdiraxmanahmedaj1034 Жыл бұрын

    Ragbaa is helay DR AHMED ZAKI AND USTAAD MUBAARIK✌️

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid abdirahman

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 Жыл бұрын

    Masuul qayb labaad kasoo samee adoo raaliya walaal jasaaka lah ❤

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll Kuwa kalena way soo socdaan Lkn dhawr qaybood way jiraan ee bal fiiri

  • @user-uy7fb4ff2p
    @user-uy7fb4ff2p9 ай бұрын

    Meeshaan IT SIDE KUTHY

  • @amiinamiinabdirahman5209
    @amiinamiinabdirahman5209 Жыл бұрын

    Kan maa wax ka waraysanysaa TuuG

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 Жыл бұрын

    illaaa hada masters program kama hadal

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Waan soo wadnaa insha allah wll

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 Жыл бұрын

    Kuliyadaha beeraha kawran

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Waan soo wadnaa wll

  • @user-xs5fe6rs7x
    @user-xs5fe6rs7x Жыл бұрын

    Wll plz iso jawab dalka bakistan inaa wax barasho uso donta ayan rawa qofna xaga igama horeye marka maiga cawinkarta ama qof maigu xerikarta

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Dhib ma leh wll Waxii aan awoodna waan kaa caawin Hadaad diyaar tahay insh aallah

  • @user-xs5fe6rs7x

    @user-xs5fe6rs7x

    Жыл бұрын

    @@mubarak_hugur diyar wan ahay wll

  • @siraajimuse7392
    @siraajimuse7392 Жыл бұрын

    Xog Muhimaad Soo Gudbisay

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Mahadsanid abwaan

  • @tanamzayn3187
    @tanamzayn3187 Жыл бұрын

    Dhalin yaro wax barasho uso jedo maba arag kuwo qaxayo oo tahriib maskaxda ka diloday unban arka

Келесі