Barashada luuqadaha jaamacada ugu horaysa pakistaan || 18 luuqadood in ka badan ayaa lagu dhigaa

Ойын-сауық

Пікірлер: 46

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Жыл бұрын

    I love languages ❤❤ Yaa kaloo jecel luuqadaha Aniga kow

  • @user-kx1fw7im8h

    @user-kx1fw7im8h

    Жыл бұрын

    Me tooo

  • @AhmedDiiriye-gm6um

    @AhmedDiiriye-gm6um

    Жыл бұрын

    Aniga waxaan ku hadla Somali, English, Germany iyo Hindi

  • @sayid1148
    @sayid1148 Жыл бұрын

    Qaabkaad kutagtay iyo nidaamkeeda oo dhan iyo cidii ubaahan inay barato waxyaabaha looga baahanyahay kusoodar Shukran

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Insha allah Diyaar

  • @Axmedxikam124
    @Axmedxikam1246 ай бұрын

    waar meesha sidaan utagaa mubaarak

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s Жыл бұрын

    Macalin Allaha ku xidiyo waxaan jiraa 17 sano maanta ii bilaabee talo isii intaan 20 gaarin

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Instagramka fariin iiga soo dir @Mubarak hugur

  • @haashimmbrk5251
    @haashimmbrk5251 Жыл бұрын

    MASHA Allah waa jaamacad qurux badan ❤

  • @cabdisalankhadarmaxamed6257
    @cabdisalankhadarmaxamed62577 ай бұрын

    Mubarik addimison keeda mala heli karaa wl

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 Жыл бұрын

    Asw ustaad sheekh Mubarak Hugur Masha Allah

  • @shikhmaxamud
    @shikhmaxamud5 ай бұрын

    Somalidiina saasay khayr keed uga hadhay

  • @user-nu5ql2xs8n
    @user-nu5ql2xs8n Жыл бұрын

    Masha Allah aad u mahad tahay wllo sida wanaagsan eed noola wadaagtay

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah.Mubarak thanks habo.

  • @abeeraqudoos5099
    @abeeraqudoos509911 ай бұрын

    Keep it up.

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    11 ай бұрын

    Thank you abeera

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 Жыл бұрын

    Ardayda o timada jamacada dalka Pakistan miyay ku qasban yihin iney so maran jamacadan luqada ah mar kle iyo fah fahsan noga so same wllo mahadsanid

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Waa maya jawaabtaasu

  • @cabdirisaaqcawaale2234
    @cabdirisaaqcawaale2234 Жыл бұрын

    Maashaa-allah

  • @sadaqahmed2816
    @sadaqahmed2816 Жыл бұрын

    Ustaad 1 sano madhigan karaa luuqada English ka please iisoo jawaab

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Haa laba semester ayaad qaadan kartaa oo 8 hal sano ah

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Жыл бұрын

    Mubaarak Jaamacadu ma leedahay qayb machad 6_10 bilood ladningane karo engelsh ka qofkii shaqaale ah oo waqti intaa kabadan aan awoodin

  • @Abdallahsomali148

    @Abdallahsomali148

    10 ай бұрын

    Haa walal

  • @user-xg4cr9vt5i
    @user-xg4cr9vt5i5 ай бұрын

    Luuqada carabiga noosoogali😊

  • @abdifataahcalimaxamd8366
    @abdifataahcalimaxamd836611 ай бұрын

    Ma.

  • @bahjamaxamuud9592
    @bahjamaxamuud9592 Жыл бұрын

    Wll jaamacada qof jaamacad kle dhigta madhigan karaa ama weekend oo kle xarunse Lahore maku leedahay lacagta lagu bartana kasoo hadal adoo mahadsan

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Haa lahore way ku leeday xarun . Kani waa summer courses balse waad ka helaysaa galinka hore iyo ka danbe kolba kii kuu suurto gal ah

  • @shirdoonofficial

    @shirdoonofficial

    Ай бұрын

    Wll Pakistan miyaa joogtaa

  • @MarwaDahab-ju2yj
    @MarwaDahab-ju2yj Жыл бұрын

    From Fatima muna channel ☺

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Жыл бұрын

    Sida wax looga barto iyo sida apply gareeyo muqaal ka soo samee

  • @MRSOMALI222
    @MRSOMALI222 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @lixleonline8135
    @lixleonline8135 Жыл бұрын

    Zhp hargeisa jooga siden ku iman karya xarshka kugo baxya waa imisa side ku apply garen karysa mubarik Hugur subiskaribar ku ahye

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Qof kuu xareeya raadi wll Oo pakistan jooga

  • @tariqnawaz7646
    @tariqnawaz7646 Жыл бұрын

    Wooow

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Жыл бұрын

    Jaamacadaha Pakistan Scholarship ma lagu helaa Ustaad

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын

    Online maleedahay english ubahnaa

  • @MarwaDahab-ju2yj
    @MarwaDahab-ju2yj Жыл бұрын

    Asc fadlan wll kasoo hadal qaabka nolosha kirooyinka iyo inay ku noolaan karaan families ku gaar ahaan ka imanaya wadankii waliba caruur wata waayo wadankii waad ogtahoo waxbarashada wanaagsani aad bay ugu qaali utahay siiba qofka caruur badan haysta

  • @MarwaDahab-ju2yj

    @MarwaDahab-ju2yj

    Жыл бұрын

    Sorry wll dib ayaan u raacay videos kaagii waanan helay warbixintii aan rabay mahadsànid

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk Жыл бұрын

    Wll pakistan jamacdaheeda iyo nolosheeda iyo jamacada lacag inteeleg aya kubaxysa video kasoosamee❤

  • @muabarakapdi2254
    @muabarakapdi2254 Жыл бұрын

    Online ma la deehay jaamacadu

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 Жыл бұрын

    Luuqada carabiga kasoo hadal

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Жыл бұрын

    Adigu Luuqadee Ka Dhigataaa Jaamacada Marka ?

  • @MRSOMALI222
    @MRSOMALI222 Жыл бұрын

    Ustaad ka soo hadal sida diploma englishka loo xateysto iyo kharashka

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Жыл бұрын

    Waxa jira muuqaal aan kaga waraymay ee bal soo fiiri wll

Келесі