Taariikhda Sh Aweys Alqaadiri Professor Mohamed haji ingiriis

Kaga Bogo Taariikhda Sh Uweys Alqaadiri "Professor Mohamed Haji (ingiriis)"
lawadaag Saaxibadaa
WELCOME TO #ZAKI_ISMAIL_LYRICS
HADDII AAD KU CUSUBTAY FADDLAN #SUBSCRIBE GARE CHANNEL KA SI AAD U HESHO SOMALI MUSIC SONGS WITH LYRICS
#HEESO QARAAMI MUSIC WITH LYRICS .
#HEESO UP-TO-NOW MUSIC WITH LYRICS.
FADDLAN KU SOO BIIR CHANNEL KA ZAKI ISMAIL LYRICS
#INSTAGRAM _SAKARIYE_13
#SNAPCHAT_SAKARIYE_13

Пікірлер: 13

  • @halimahaji3816
    @halimahaji3816 Жыл бұрын

    Masha alah alaha ku barakeyo aamin

  • @aliaden8959
    @aliaden89598 ай бұрын

    Maxamed Ingriis Guul, Allaah ha ku barakeeyo, iney wahaabiyo ku qalado ayaan ka baqaayey

  • @abdinur6152
    @abdinur61522 ай бұрын

    ilaah mahad leh oo naga reebay ayakana alaha soo toosiyo

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Жыл бұрын

    Professor Salliga Suubanaha fadlan iska sax.

  • @beksiali6404
    @beksiali6404 Жыл бұрын

    Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama

  • @hamsehassan2170
    @hamsehassan2170 Жыл бұрын

    Way fiican tahay in taarikhda la xuso xitaa haduu wax khalday waa pilaa aadan

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 Жыл бұрын

    Magaca Place Rimbau waxa si rasmi ah loo beddalay 1977kii, oo ah xilligii dalka Jabuuti ka xoroobay gumaysigii Faransiiska. Waxa lagu beddelay oo loo bixiyey magaca geesigii Maxamuud Xarbi.

  • @m44366
    @m44366 Жыл бұрын

    Brofasorka wuu ku mahadsanyahay sida uu u faahfaahiyay Mowduucaasi lakin Qasiidada Waxaa la yiraahda AXAD SHIKI Waxaan haboonayd in Qadiriyadda Ku tixnaa dariikhadda Qaadiriyada iyo Duriyadda Shiekh Awees oo markaasi la heli lahaa WAX SI AAD U WANAAGSAN

  • @menhee7408
    @menhee74086 ай бұрын

    Talyaaniga waa adoonsadaa dadka daga koofurta Somalia

  • @abdinur6152
    @abdinur61522 ай бұрын

    Qaadiriye ma ahan ee waa quraafiya iyo qubuuriya. waa dhumiyen umada diintoda. Welina wadadii qaloocnayd ku sii socdaan

  • @menhee7408
    @menhee74086 ай бұрын

    Talyaani ilaa hada ayoow gumeeystaa

  • @am.b5688
    @am.b5688 Жыл бұрын

    Magaciisa waa Ingiriis, Englishman, Bowtie na waa xirtaa! Bal dadka aduunweynaha ku nool yaan loo tarjumin magaciisa, ceebtaas ma qaadi karnee!

  • @mohamedhusseen8427
    @mohamedhusseen8427 Жыл бұрын

    Bal ninkan u fiirsadaa wuxuu dhohooya Cadeyn lama hayo! Talyaani innuu dilay! Daraawish inay dilayso cadeyn ma u hayaa! qoraalkeeda! 2 ma uu hayo been lee dhurooyaa! Daraawish Xilligaas Koonfur ma joogin! Warasaysigii kalle wuxuu leeyahay Daraawiish ma dilin lama cadeyn karro hadana waa la cadeyn karaa! PLZ dadka ha khaldin masaakiinta