Shahiidkii ladilay isagoo diinta faafinaayo waliyu laahi sheekh uweys dheere kabogasho wacan

Пікірлер: 64

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse2 жыл бұрын

    Qisada sheikh Aways allah ha barakeeyo’ boogaag laga qoraay ayaa maktabadaha UK iyo US aan ku arkay; waxuu ahaa sheikh caalim ah; umada badan aan Somali ahayn ayuu diinta gaarsiiyey

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule545611 ай бұрын

    Maasha allaah karamada sheekhnaa sheikh uweys dheere waliyullaah sheeg sheega sheekha alaha noogu danbi dhaafo sh cumar jiilaanii ilaahoow naxariis janaad kusii ka sheekaynta karaamaatul oowliyaa sheekhii ku caan baxay buu ahaa oowliyaa macooda alaha kku yeelo

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame32112 жыл бұрын

    Maashaa Allaha .Ribiyow ajar iyo xasanaad ka sii . Faaafintta dacwada xaqa ah waa taas.

  • @kamaaludiinsheikhabdulkari9489
    @kamaaludiinsheikhabdulkari94893 жыл бұрын

    Masha allaah jazaakal laahu kheyran sheikh jiilani xafidahul laaah

  • @CabdifitaxCabdirashiid-os7zh
    @CabdifitaxCabdirashiid-os7zh Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @user-mz2sh5oe3s
    @user-mz2sh5oe3s9 ай бұрын

    maasha allah

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Жыл бұрын

    Subxanallah ma khuraanka sodonka juz qodkii akhriyo iyo sheikh khurafad uu qorey maa isku mid ah Alle Ayaan idinka magan galay adinkoo dhan

  • @user-yv2md6fo4v
    @user-yv2md6fo4v3 жыл бұрын

    Sheikh cumar jeylane Allaha unaxariisto

  • @umuuswabriina7664
    @umuuswabriina76642 жыл бұрын

    Mash Allah Allow kuu naxriisto

  • @user-wb6ie1dj9j
    @user-wb6ie1dj9j10 ай бұрын

    Allha unaxariisto Sheeqa

  • @sabiriinxeyle3071
    @sabiriinxeyle3071 Жыл бұрын

    Masha alah

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa10 ай бұрын

    Yaaahuuu wlhi inaan somali wada janno gelayn diin saxana wada haysan qaar baa sheeko baraleey ka diin dhigta alla wuxuu sheeko xariiro le diimeeyey badnaaa

  • @safiadahir5978
    @safiadahir5978 Жыл бұрын

    Masha Allah ahlu baadhil unbaa diidan qisadan waa run waan karaamaadka owliyada ❤❤❤❤❤

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan967611 ай бұрын

    Been dadanaa Subxaanallaah

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 Жыл бұрын

    Subxanallah wa quraafaad mushrikiin allaha hanuuniyo

  • @shadaliabdullahi5996
    @shadaliabdullahi5996 Жыл бұрын

    Ilaahay ka baqa shirki waa qarar.

  • @maxameddeeq2124
    @maxameddeeq21243 жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61562 жыл бұрын

    Waa taarikhdii culamada diinta ku faafiyey

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61562 жыл бұрын

    هؤلاء هم أهل التوحيد... قال الشيخ أويس: ما في قلبي غير الله

  • @caaqilka9446

    @caaqilka9446

    2 жыл бұрын

    Waaba dhintay odaygan asaga waxaan diin kadhigtay

  • @sheikhabdirahim4830

    @sheikhabdirahim4830

    Жыл бұрын

    صدقت والله

  • @saciidxasan6052
    @saciidxasan60522 жыл бұрын

    masha.allah

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Жыл бұрын

    Janada ilaahay kaliyaa og

  • @dayaxmacalin7284
    @dayaxmacalin72844 жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @abshirjele6684
    @abshirjele66844 жыл бұрын

    Masha allh Masha allh

  • @Xanfar-fo1nw
    @Xanfar-fo1nw3 жыл бұрын

    Shikh cumar axmad caddaawe allaah u naxriisto.

  • @abdulkadirfaqi3091

    @abdulkadirfaqi3091

    2 жыл бұрын

    aamiin aamiin allah u naxriisto janaada allah ka waraabiyo

  • @abdirashidmohamedyusuf3771

    @abdirashidmohamedyusuf3771

    Жыл бұрын

    Sheekh cumar geedow goormee ayuu dhintay

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Жыл бұрын

    Khurafaad Alle ka baqa beenta ummada ka daaya qof geerida loo sheego ma jiro

  • @farhanhersimohamed3717
    @farhanhersimohamed37173 жыл бұрын

    masha allah

  • @geeridaxasuuso9536
    @geeridaxasuuso95363 жыл бұрын

    alle haku naxariisto sheikh

  • @khalidabucamaar42
    @khalidabucamaar427 күн бұрын

    23:42 Sowta 3 tawxiid diidi jirteen 7 intee kakeenteen 😂😂😂

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah9912 жыл бұрын

    Maasha alaah

  • @sabiriinxeyle3071

    @sabiriinxeyle3071

    Жыл бұрын

    Masha alah

  • @faadumasahrabashiir4190
    @faadumasahrabashiir41904 жыл бұрын

    masha Allaah tabaarakalaah Jasaakalaahu kheyran sheykhanaa

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac61562 жыл бұрын

    ليس التضادد مناعا لقدرته

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Жыл бұрын

    Baydhabo aa janadii la keenay yaa u shegeysiin shakadaas

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 Жыл бұрын

    Qaaqil buu isku magacaabay mid aan Ku magacaabi lahaa owgeel oo diinlaawe ah oo la yaaban diintiisii oo Siday ahayd uu u sheegayo shiikheennaan caalinmka ah

  • @ahmedyassin7702
    @ahmedyassin77024 жыл бұрын

    Sheqena ilaahay hainookadhoro

  • @bangtangayobts5386

    @bangtangayobts5386

    4 жыл бұрын

    Maba arkeysid suufi aansidaas usheekeyneynin subxaana laah illaahanuuni umadeena shirkibeykujiraane

  • @engmustafahassan9666
    @engmustafahassan96664 жыл бұрын

    Qasiida ayaa soddonka Juz la ajar ah!. Waa wax lala yaabo.

  • @karrinaomar6336
    @karrinaomar63363 жыл бұрын

    Culumada Alaah ha unaxariisto

  • @ahmedismail5731
    @ahmedismail57312 жыл бұрын

    Warbal waxan daya mushrikiinta ah

  • @samowade1300
    @samowade13002 жыл бұрын

    15:19 ar beentaan ka daba taga . 23:39 ar ila arka qurun- ka uu sheegayo.

  • @abdifitahabdullahi4675

    @abdifitahabdullahi4675

    2 жыл бұрын

    Khuraafaatka waalgu yaqaanaa iyo been guurka. Odaygaan been ayuu aqrinayaaa

  • @Turjumaanka

    @Turjumaanka

    2 жыл бұрын

    @@abdifitahabdullahi4675 beenta intaadan ku sheegin ... Wuxuu kahadlayo aan ku fahnsiiyo 😁 Hadii kale hawshaada waddo

  • @Turjumaanka

    @Turjumaanka

    2 жыл бұрын

    Lkn asraartaaz ma fahmin 😂

  • @is-daweechannel916
    @is-daweechannel9164 жыл бұрын

    Maasha ALLAH ILAAHOOW CILMIGIISOO KALE NAWADASII

  • @cabdijibaaraadam9880
    @cabdijibaaraadam98804 жыл бұрын

    Beenta umada kadhaaf

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Жыл бұрын

    Ilaahay ayaa og xaqiiqada

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod16842 жыл бұрын

    Waa sheeķo o iska been ah oo sida ay oo qasiidooyinka sida ay u allifaan ayay u allifaan oo ogaada suufiyadi suufiuadu aay ay u been badanyihiin so saa,id ah beentana waa ay qoraan wayna oski dardarsadaan sida shiicadu u naam badanyihiin dantuna waa wareerin dadwaynaha suufiyadu sida badan ma dhawrsadaan bèntooda ku quusta

  • @Turjumaanka

    @Turjumaanka

    2 жыл бұрын

    Adeer waa ku fogaatay 🤔

  • @abdulkadirfaqi3091

    @abdulkadirfaqi3091

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂 markas jaahil tahay fahanka kugu yar yahay wa iska sidan dad suunineh caalim eh shiica ku tilmameysaa caja iib

  • @maariinahmed7483

    @maariinahmed7483

    2 жыл бұрын

    Nin walba wuxuu yahuu kumoodaa Sufi been masheegaan rabbi hanoo dhowro culimadeena

  • @astrofxastro4794
    @astrofxastro4794 Жыл бұрын

    walee umadan soomaliyeed maskaxdooda waa lagu ciyaaray bal hada waxaan dad maa run mooda 😂😂😂🤗🤦

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Жыл бұрын

    Munaafiq ayaa tahay khuraafiiste been low ma nin talyani dal Muslim ku so duulay lajiray ayA sheekh ku sheeygesan

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    Жыл бұрын

    Cabdisalan sxb لكم دينكم ولي دني waxaa aaminsantahay qofna kugu ma heeysatay qofna ha gaalsiin qof muslim ah oronasyoلاإله الله محمد رسول الله gaal hadii aad tirahdo adigaa gaal ah.

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul4102 жыл бұрын

    Beenale mushrik khuraafi ah ayaa tahay

  • @axmadsaadaq7759
    @axmadsaadaq7759 Жыл бұрын

    Masha alah

  • @maxamedjimcaalecabdi5509
    @maxamedjimcaalecabdi55092 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ciiltire3113
    @ciiltire31134 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamedmohamud438

    @mohamedmohamud438

    4 жыл бұрын

    Inaladiina yaftaruuna calallaahil kadiba laayuflixuun